Muxaadaro || Jaahilka oo wax la baro || Sh. Mohamed Abdi Umal

  Рет қаралды 60,272

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 293
@saadiaabdalla9638
@saadiaabdalla9638 29 күн бұрын
Maasha Allah sh umal iyo culimada kale
@adnaanyare4753
@adnaanyare4753 2 ай бұрын
Ilaahey adun iyo aakhiro dambigaga ha dhaafo sheikh umal deganantada iyo sida quruxda bdn aad u hadleso aya marqati kaga ahay in aad xaqa iyo runta aad sheegeso wax aad cilmi u leedahayna aad ku hadleeso soomowna alle haso hanuuniyo
@nimcoabdi2781
@nimcoabdi2781 2 ай бұрын
Sh mahamed abdi umal alaha ku barkeeyo codkaaga iyo cimrigaaga iyo cilmigaaga intaba waan ubaahanahay aloow ku xifti
@axmedpooz9044
@axmedpooz9044 2 ай бұрын
Mashalaah sh maxamed umal muxadaradaan waxa dhakayste saladii jimce kadib waa na dhamaystay xaqiiqdii sh maxamed waa caalim umada soomaliyeed uu Alle siiyey 20 kii sano uku danbaysay shiikhu waxa uu Awooda saarayey inay umada soomaaliyeed Ay caqiidadu uhakaakto Waxa uu doodo lakalay suufiyada xilikaas Ay suufiyada Aad loo Aamisana lakiin sh umal iyo culumadiisa way burburiyeen suufiyadii Doodaa kadib shiikhu waxa uu yeeshay cadow badan oo Ah in shiikha sumcadiisa ladilo balse Alle cisi Ayuu ku siiyey ( dhurwaaku iyo ciyaalku is ma Arkaan balse waa lookala sheekeeyay ) Waxaa uku baqaayaa dhalinyarada suufiyadu inaysan ku dag_degin cayda shiikha Cilmika sifiican ubartaan Cilmiku waa nuur Ay kaqaadan dad caqiido fiican leh . Sh maxamed umal muxadaradaan waxa uu kusoo kabakabeeyay ( وان عدتم عدنا ) Oo macnaheedu Ay dahay hadaad soolaabataan waynu soolaaban Ama hadaad umad been usheegtaan waynu cadeen xaqa Culumada islaamku meel walba Ay jooka Alle khayr hasiiyo Mahadsanadiin.
@buuxmaxamuud1019
@buuxmaxamuud1019 2 ай бұрын
Sheikh Mohammed Abdi Umal Alle ha barakeeyo Aduun Iyo Aakhiro Waa Caalim Soomaaliyeed
@samahaside
@samahaside 2 ай бұрын
Allow caqliga hanaga xidhin oo fahamka hanaga xidhin yaa allaah ,Allow nagu sug kitaabka iyo sunnada rasuulka ee ansaxday , Allow waxaan kaa magan galanay shirki kiisa muuqda iyo midka qarsoon ,Allow cilmi na anfaca ayaan kuwaydiisannay,Allow culimada xaqqa cadaynaya sida shiikhan barakeey cimrigooda Allow xaqa nagu dil (towxiidka iyo caqiidadii salafu saalix) ❤
@aadamosman4641
@aadamosman4641 2 ай бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@aadamosman4641
@aadamosman4641 2 ай бұрын
ALLOW NASUG XAQA NAGU SUG ALLAHUMA THABITNAA BIL QOWLI THAABIT YAAXAYO YAA QAYUUMO
@Abshiroabe
@Abshiroabe 2 ай бұрын
Aamiiiiiin aamiiiiiin 🤲
@DeeqMawliid-p5s
@DeeqMawliid-p5s Ай бұрын
جزاك الله خيرا الشيخ محمد عبد أمل
@FadumaAbdiIsak
@FadumaAbdiIsak 2 ай бұрын
Nin aan xaqa la gamban hadalkana dhihi og, sheikh Mohammed Abdi Umal alle haku barakeeyo 🤲
@fowsiyohurye6165
@fowsiyohurye6165 2 ай бұрын
Masha allah Sheikh mohammed Abdi Umal jazaakallahul kheyr, Allaha cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suuban hakusiiyo.
@AbdalleBule
@AbdalleBule 2 ай бұрын
Cimrigaada iyo cilmigaada Allah hakuu barakeeyo Sh. Umaloow
@SalaxMaxamed-l2v
@SalaxMaxamed-l2v 28 күн бұрын
Alaah haxifdiyo she. Umal
@SonaliAbdi
@SonaliAbdi 2 ай бұрын
Sheikh mohamed umal illahow cafimad uziyadhii
@umcadil5660
@umcadil5660 2 ай бұрын
ما شاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الله يحفظك
@saadiaabdalla9638
@saadiaabdalla9638 29 күн бұрын
❤❤❤
@saadiaabdalla9638
@saadiaabdalla9638 29 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@clrahmaanclnaasir46
@clrahmaanclnaasir46 2 ай бұрын
Sh maxamed cabdi umal seikhul umah madaxaaga allha raajiyo qofkii sharciga daba.mara waala.hadliyaqaanaa❤
@YaasmiinAbdulaahi
@YaasmiinAbdulaahi 2 ай бұрын
Mansha allh Tabaraka allh Sheikh Mohammed umal illhaye haa ku xafido adun iyo akhiraaba bi'idnilaaah 🤲 Cilmiga illhaye haa ku siyadsho 🤲
@wardoonacademy
@wardoonacademy 2 ай бұрын
Masha'Allah, Sheikh Mohamed Abdi Umal, Allah haku dhowro, waa Redin cilmi iyo asluubeeysan wax badana aan ka faa'iidney. Jazakallah kheyran
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 2 ай бұрын
قال ﷺ من قال في مؤمن ما ليس فيه؛ أسكنه الله رَدْغَة الخبال، حتى يخرج مما قال". رواه الإمام أحمد / صححه الإمام الألباني رَدْغَة الخبال: عصارة أهل النار. Ilaahoow nabad baadi waar bal xadiiskaa udhug lahaada nimankiinaa suufiyada sheeganaya ee dadka gaalaysiinayoow
@soccerbest4365
@soccerbest4365 2 ай бұрын
Sheikh Allah dartii ayan kuujeclahay❤
@MaandeeqLadan
@MaandeeqLadan Ай бұрын
M.a, sheikh umal
@yahyeburhan
@yahyeburhan 2 ай бұрын
cilmigu wuu kaa muuqdaa walaal umal. Mashallah
@AbdulkadirDaahir
@AbdulkadirDaahir 2 ай бұрын
Sheekh ilaahay cimrigaaga ha barakeeyo IYO cilmigaaga sh maxamed cabdi umal
@AbduqadirMohamedSalim
@AbduqadirMohamedSalim 2 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء في الدنيا والآخرة
@SalaxMaxamed-l2v
@SalaxMaxamed-l2v 28 күн бұрын
Masha alaah sheekhena ale haxifdiyo
@mahdiali4964
@mahdiali4964 2 ай бұрын
Ilaahow noo xifdi shiikh Mohamed umal
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 ай бұрын
Yaa Rabi Cimriga iyo Caafimaadka u Barakeey Sheekh Maxamed Cabdi Umal
@AsmaMohamed-yb7xx
@AsmaMohamed-yb7xx 2 ай бұрын
Suntan suufiyada sh maxamad umal❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 2 ай бұрын
Allah yaxfadak Sheekhuna
@rahmaomar8398
@rahmaomar8398 2 ай бұрын
Sheikh umal ilaahee ha inoo xafido cimrigiisana ilaahee ha inoo raajiyo dhamaanteen ilaahee xaqa ha inagu wada sugo
@AbdiShoqre
@AbdiShoqre 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 2 ай бұрын
الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي ❤❤
@abdifatahsaladabdulle4171
@abdifatahsaladabdulle4171 2 ай бұрын
Zakalahu kheyr sheikh mohamed abdi umal ❤
@khalifmohamed5059
@khalifmohamed5059 2 ай бұрын
Jazakallah kheyr
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 2 ай бұрын
الله يحفظك و جزاك الله خيرأً شيخنا محمد عبد امل
@Kibrani
@Kibrani 2 ай бұрын
Sheikh umal waa nasiib uu alle siyay somalida hadii ay caqli leyihiin haka faa idaystaan sheikha inta uu nool yahay waa iga talo wlhi allaha xifdiyo
@MaryamaAli-cj1ne
@MaryamaAli-cj1ne 2 ай бұрын
صحيح
@J0L3D
@J0L3D 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 ай бұрын
Sheekh alle ha ku barakeeyo cimrigaaga alle ha raajiyo aamiin, Suufiyo waxaasay umada diin uga dhigayaan khuraafaadka ah ee Sal iyo raad toona laheyn alle ha soo hadeeyo waa mida labaade dadkii wngsanaa ee sheekhyada ahaa waynu qiimeyn lkn xadkooda dhaafin mayno, wax uu iilahay uun bixin karo adoon yar waydiisan maayo.
@HaredDuale
@HaredDuale 2 ай бұрын
SHIIKH UMAL ALLAHA KU BARAKEEYO HHHH CAASIMADII AYUU KA DHIGAY QABRIGII UU CAABUDAAYEY KUWAAS ILAAHAY UMADA HAKA QABTO WAXAY SHIRKI IYO KHURAAFAAD KULUMIYEEN MUSLIMIINTII LAAKIIN IMINKA MAAHA XILIGII AY CAAMADA XOOLEHEEDA BEENTA KU RUUGI JIREEN
@AnhaarAnhaar-pz1bm
@AnhaarAnhaar-pz1bm 2 ай бұрын
ماشا الله تبارك
@ahmedshakirmohamed
@ahmedshakirmohamed 2 ай бұрын
جزاك الله خيرا شيخنا محمد عبده أمل
@NuurtoAbuukar-sg9lp
@NuurtoAbuukar-sg9lp 2 ай бұрын
Allah haku xafido aduun iyo akhiro sheekh mohamed abdi umal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 ай бұрын
Sh waxaan ka codsanaynaa inuu kasoo hadlo arinka baraha bulshada qabsaday maalmahan ee maansuuniyada isaga iyo sh mustafe
@dahamohammed6351
@dahamohammed6351 2 ай бұрын
Waxaan adkeyn lahaa comment-ga walaalkey. waxaan jeclaan laheyn in uu sheikh ka soo hadlo waxaan beriyahaan ka socdo social media ee ah Maansooniyada
@AnwaarCabdi
@AnwaarCabdi 2 ай бұрын
Jazaaka allah yaa sheekhanaa Cimriga iyo cafimadka iyo cilmigaba Allaha kuu barakeeyo
@dahamohammed6351
@dahamohammed6351 2 ай бұрын
Waxaan adkeyn lahaa comment-ga walaalkey. waxaan jeclaan laheyn in uu sheikh ka soo hadlo waxaan beriyahaan ka socdo social media ee ah Maansooniyada
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 2 ай бұрын
Allah ha ku xifdiyo oo ha ku barakeeyo caafimaadkaa alaha kuu daayo cimrigana hakuu barakeeyo
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi 2 ай бұрын
Alle miisaanka xanasaadka hakuugu daro sheikhanaa, anagana hanaga dhigo wuxuu wax ku qaata, soomow waxaan kula talin lahaa inuu waxbarto
@MaryanAadan-v2s
@MaryanAadan-v2s 2 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخ عبد أمل ❤❤
@shahad2629
@shahad2629 2 ай бұрын
sheekh umala alaha noo xafido cilmigiisane alaha usiyaadiyo caafimaadne alaha noo siiyo
@أبوعبدالملكالصومالي
@أبوعبدالملكالصومالي 2 ай бұрын
ماشاء الله بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا شيخنا
@HaajiraAxmaddaahir
@HaajiraAxmaddaahir 2 ай бұрын
ilaahow cimrigaaga kuubarakeeh.oo aduun iyo aakhiraba kuguuleeh.
@AbdirazaaqAlimohamoud
@AbdirazaaqAlimohamoud 2 ай бұрын
جزاه الله خيراورعاه
@sadiqmohamudali934
@sadiqmohamudali934 2 ай бұрын
Allaha barakeeyo sheekha waa ku farayaraystay.
@امعبدالرحمن-ن1ن
@امعبدالرحمن-ن1ن 2 ай бұрын
Mash alh ilaahayow shekhena barakeey alaa yaxfadak
@maanaxmed9868
@maanaxmed9868 2 ай бұрын
Allah ha ku xafido ❤❤❤❤ sh umal
@SihamAbdullahi-p4h
@SihamAbdullahi-p4h Ай бұрын
Masha allah
@shrashiidshomer6552
@shrashiidshomer6552 2 ай бұрын
maashaa allah جزاك الله خيرا
@yaaskayare
@yaaskayare 2 ай бұрын
Jazaakallaahu Qayran Carabkagaaga Allaha ku sugo cimrigaaga Allaha Dheereeyo Allaha Ku Xifdiyo
@AbuukarCllahi
@AbuukarCllahi 2 ай бұрын
الله يحفظك يا شيخناالفاضل
@abdullahiahmedhassan4397
@abdullahiahmedhassan4397 2 ай бұрын
Intaan Allah wax ku fahansiiyo Jazakalh kher
@aftinissack2886
@aftinissack2886 2 ай бұрын
بارك الله فيك ،وسدد خطاك
@user-co1lr1nq3r
@user-co1lr1nq3r 2 ай бұрын
Masha,allah allow barakee sheekha wale waa nin alle siiyay cilmi iyo fasaaxo
@DaadirGeedow-h2n
@DaadirGeedow-h2n 2 ай бұрын
Sh Mohammed abdi umal ❤
@AbassNoor-e9w
@AbassNoor-e9w Ай бұрын
Allahu akbar
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 2 ай бұрын
Sheikh umal cilmi ayuu leyahy Illahey hanoo barakeyo,sheikh somow wax hasoo barto.
@AbdullahiDuqow
@AbdullahiDuqow 2 ай бұрын
Hhhhh waa iga qosliisiisay walaahi
@daahirjanaale6790
@daahirjanaale6790 2 ай бұрын
Mansh allah
@ShucebArab
@ShucebArab 2 ай бұрын
Shekh mohamed cabdi umal Rabyow ku barake❤
@SahracabdiGoox-l6z
@SahracabdiGoox-l6z 2 ай бұрын
Xeer uleeye weye whi sheekhan 🎉
@Booowe
@Booowe 2 ай бұрын
Sheikha ummada somaliyeed
@al-yusramedia719
@al-yusramedia719 2 ай бұрын
Mashaalah sheekhana Allah cimri dheer oo cibaado suuban Allah hakusiiyo
@medomar-w5s
@medomar-w5s 29 күн бұрын
M Allah ❤
@calinuucalimaxamd
@calinuucalimaxamd 2 ай бұрын
بارك الله فيك
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 2 ай бұрын
Illaahay haku xafido sheekh
@KaaariyeAbdulaaj
@KaaariyeAbdulaaj 2 ай бұрын
Maansha ALAAH ALAHA KUXAFIDO sheekhcaafimaadiyo cimridheerahakusiiyo
@HamdaApdulqadir
@HamdaApdulqadir 2 ай бұрын
Jazaakalaahu khayran
@BashirMaclin-so3ps
@BashirMaclin-so3ps 2 ай бұрын
Sheekh maxamed cabdi umal illaahay haku xafido aakharo iyo aduunba
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 ай бұрын
Sheikh umal Allah kubarakeyo❤
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 2 ай бұрын
Mashallah sheikhunaa
@MusabOmar-h2m
@MusabOmar-h2m 2 ай бұрын
ماشاء الله ❤❤❤❤❤❤
@CabdiqaadirAhmed-w1d
@CabdiqaadirAhmed-w1d 2 ай бұрын
Sheekha allh habarakeeyo cimrigiisa iyo caqligiisa
@sucaadcali1069
@sucaadcali1069 2 ай бұрын
Maansha alaah xigmada iyo cilmiga alaha kuu barakeeyo ilaahay madaxaaga hanoo raajiyo
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 2 ай бұрын
Muren wax ma taraye Sheekh dheh Asalka aan u naqano oo ah
@SarahBashe-xy8bk
@SarahBashe-xy8bk 2 ай бұрын
5 Tiir Islamka iyo 6 Imaanka waa asalka.
@juraijkaahmed8540
@juraijkaahmed8540 2 ай бұрын
Alshabaab ayeey nagu mashquuliyeen suufiyada, waa in loo soo laabto oo la karbaasho. Jzklah khayr Sh Umal. Karbaashka noo soo badi
@mohameddhagjar4592
@mohameddhagjar4592 2 ай бұрын
my allah gaurd you sheikh, masha allah
@IbrahimmoussaMoussa-f3k
@IbrahimmoussaMoussa-f3k 2 ай бұрын
.alle.ha.cafiyo
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 2 ай бұрын
Jasaakalaahu qayran walal umal
@abdul-majedismael3856
@abdul-majedismael3856 2 ай бұрын
أحسن الله إليكم فضيلة الشيخ الوالد محمد عبده أمل
@apdywahapali1174
@apdywahapali1174 2 ай бұрын
Sheekheena caalimkeena Alle haku sharfo denbigaagana Alle ha dhaafo cimri dheer iyo caafimaad Alle haku siiyo ❤❤😊
@LuqmaanNuuriyekhayre
@LuqmaanNuuriyekhayre 2 ай бұрын
Sh... muhameth. Upthi umaL ❤ our Leader
@CabdiqaadirAhmed-w1d
@CabdiqaadirAhmed-w1d 2 ай бұрын
Alllah ajar hakasiiyo sheekha miisaankana allh hausaaro
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 ай бұрын
Allaha barakeeyo sheekh umal❤
@RaliyoabukarShuriye
@RaliyoabukarShuriye 2 ай бұрын
M.allah ya sheekhana
@HORMUDSECONDARY
@HORMUDSECONDARY 2 ай бұрын
Sh Mohamed ❤❤❤❤❤ ilahow ku barakee
@AbdirahmanBashir-ii2tc
@AbdirahmanBashir-ii2tc 2 ай бұрын
أللهم اغفر له وسدد أمره
@abdirashidadow3765
@abdirashidadow3765 2 ай бұрын
Cajiib Anukaa Leh !.......JazakalLahu kheiral Jaza
@ahmedabdulahi-n7p
@ahmedabdulahi-n7p 2 ай бұрын
mnsha allh alle haku xafido shiikh
@AbdullahixusenAbdullahixusen
@AbdullahixusenAbdullahixusen 2 ай бұрын
Allow ku xafid shiiq maxamed cabdi umal oo alle hakaa abaal mariyo
@VirshowGht
@VirshowGht 2 ай бұрын
Sheik umal ilhy hakuu dambi dhaafo cumrigaaga alle hanoo dheereeyo.
@SacdiyoMohamed-f3n
@SacdiyoMohamed-f3n 2 ай бұрын
Caalim walbo illahay wax baray dadba salid ku ah ALLAHA ku amansaday shekhul cilmi
@AhmedHassan-im4bm
@AhmedHassan-im4bm 2 ай бұрын
alah dibigaga hadhaafo sheikow❤
@AhmedMohamed-xd9ii
@AhmedMohamed-xd9ii 2 ай бұрын
M.a shekha Allaha barakeyo
Xalqadii 1aad || Su Aalo iyo Jawaabo Sh Maxamed Cabdi Umal
1:21:42
Salafmedia
Рет қаралды 262 М.
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 34 МЛН
Wait for the last one 🤣🤣 #shorts #minecraft
00:28
Cosmo Guy
Рет қаралды 9 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 16 МЛН
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:19:22
Daacad Tv
Рет қаралды 16 М.
37 Su aalood oo wada Nikaax ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
2:15:57
Salafmedia
Рет қаралды 201 М.
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 291 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 || Sh Maxamed Cabdi Umal
55:38