Hogaamiyaha Aan rabno || Khutbah || Sh Bashir Sh Xasan

  Рет қаралды 184,994

Salafmedia

Salafmedia

Күн бұрын

Пікірлер: 280
@Hw15243
@Hw15243 3 жыл бұрын
Masha allah Walaalkaas iyo sheekhaas somaliyeed, you are one of the best sheikh I ever listened to his Khudba Thank you brother
@adenhassan3805
@adenhassan3805 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Sheekhaan sifooyinka wanaagsan ee uu sheegay ee lagarabo inuu lahaado Ninka wadanka masuul kanoqonaaya waxaa 100% kusifoobay FARMAAJO. Farmaajo waa GEESI, AAMIN, DANTA QARANKA KAHORNARIYA TAN GAAR AH, QAB SOOMALINIMO LEH, ARIMAHA QARANKA GO'AAN SHARAFLEH KAQAATA, RABI AYAA CAADIL EHE WAA SHAQSI CAADIL AH, WALEE FARMAAJO WANAAGIISA LAMA SOOKOOBI KARO EE RABIYOOW HADEEY SOOMAALI KHEYR OOGUJIRTO HAGAANKA WADANKA FARMAAJO NOOGU HAAY AAMIIN. Sheekha kuwa uu yiri shisheeye ayeey u adeegaan una kala ordaan, waana kuwa maskaxiyan, nafsiyan iyo damac ahaanba lagumeeysto waxaa kusifoobay Axmed Madoobe iyo Deni. Waa kabada Kenya iyo imaaraadka ukala orda. RABIYOOW HADEEY LABADAAS WADAAN WAX AAN DAN U AHEEN DIINTEENA, DALKEENA IYO UMADEENA NOGA HOR LEEXI IYAGANA XAQA FAHANSII.
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 5 ай бұрын
Laakiin Farmaajo Calmaani buu ahaa
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 26 күн бұрын
SHARDIGA KOOWAAD OO SHEIKHU SHEEGAY OO AH INUU YAHAY QOF DIINTA ISLAAMKA KU TOOSAN AYUUBA KU DHACAY NINKAAD FARMAAJO LEEDAHAY WAA CALMAANI MURXAY OO CAAMI AH OO JAHLI WEYN KAGA SUGAN SHAREECADA ISLAAMKA, WAANA XAARAAM IN QOF SIDAAS AHI HOGGAAMIYO UMMAD MUSLIM AH
@qaalidumaar2764
@qaalidumaar2764 3 жыл бұрын
Masha Allah we need all our sheikhs to speak like you jazakallah khair sheikh 😍
@shiiohersi6924
@shiiohersi6924 3 жыл бұрын
Masha allah shiiqow culamadii ayaa ayaan bulshadii wacyigalin oo kajiifatay
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 9 ай бұрын
Xamse iyo Xadan sheekh dalkan waa u dhammeeyeen.
@mahamedshire652
@mahamedshire652 Ай бұрын
ManshAllah sheikh Allah a ku barakeeyo u soo istaag badbaadinta ummadda kasoo bax masajidka oo soo horkac ragaaga oo ficil ku dar. InshaAllah baaraka Allah .
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 3 жыл бұрын
Sheikh Bashiir xassan ilaahey haku barakeeyo Amiin Amiin Amiin
@Cabdalasuleiman-i5n
@Cabdalasuleiman-i5n 18 күн бұрын
Waa sheekh xaqa sida uu yahay u sheegay.
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 3 жыл бұрын
Sheekhow waan haynaa hoggaamiye fiican ee u duceeya waa Farmaajo.
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
DADKUU SHEIKHU UDIGAYO AYAAD KAMID TAHAY MAXAAYEELAY WAXAAD KU TALINAYSAA IN SHAKHSI CAAMO AH OO AAN DIINTA ISLAAMKA WAX BADAN KALASOCONIN INUU HOGGAAMIYO UMMAD MUSLIM 100% OO AY WAAJIB TAHAY IN SHAREECADA ISLAAMKA LAGU HOGGAAMIYO. NINKAAD KU TALINAYSAA SHARDIGA 1AAD OO SHEIKHU SHEEGAY OO AHAA INUU DIINTA ISLAAMKA KU TOOSAN YAHAY AYUUBA KU DHACAY , MUXUU KU TOOSNAADAA WUXUU KALASOCDAABA ISKAYARE , WUXUUNA KAMID YAHAY KUWA SAFKA HORE KAGA JIRA LADAGAALANKA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA!!!!!!!!
@naom5513
@naom5513 3 жыл бұрын
Allah ha xafido culimada somaliyeed meelkastoy joogaanba. Kuwa qofkastoo wanaagsan aan ogolaynoow Allah ummada idinka qabay. Waxay rabaan kii waxqabta hadla, kii wanaagsan iyo aqoonyahankiu somaliyeed qashay kamayse faa iidin somali waa toostay dhamaan hal iyo milyan dhaaftay somali toostay yar iyo wayn rag iyo dumar. Xadiiskan waa run
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Shacabka Ma Rabaan Nadamka Demuqradiyada Iyo Inta Rabto Ha Dhacacan Baan Leemahay Ragan Dhawaqiiiiida ah Sanamyada Caabudayo Dalka Halaga Qabto Eeyaha Ayaga Ka Xun Waaana Cadow ga Islamka Hala Ogaaado Bari Halaga Noqdo Gaaalada Somalia Qabsatay
@ja-jf5uv
@ja-jf5uv 3 жыл бұрын
Marsha Allah run baad sheektay
@zalmawadani
@zalmawadani Жыл бұрын
Mashallah shiekhow waa runtaa Allah ku xiftiiyo Aamiin Aamiin ❤
@maxamedshariffe2445
@maxamedshariffe2445 3 жыл бұрын
BARAKA ALLAHU FIIKA JEZAAKA ALLAHU KHERY SHEIKH BASHIR HASSAN
@ciiseadenhassan7591
@ciiseadenhassan7591 16 күн бұрын
جزاك الله خيرا الشيخنا العزيز
@SaidAbdishakur
@SaidAbdishakur Ай бұрын
Maashaa,allah,runbaad sheegtay,ader,macaane,
@abomahir3828
@abomahir3828 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh hore u soco arimaha saxda buu kahadley. Jazakumu Allahu kheyr.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Asc SubhanaAllah waano aad iyo aad uqiimo badan oo quruxbadan 💫Allah ha naga dhigo kuwii wax ku qaato Amiin. Jizakallahu kheeyr sheikh Bashir Sh Xasan .🎁🌸🎁
@mohamudmuhumed8361
@mohamudmuhumed8361 3 жыл бұрын
Amiiin wll asc wll mcn
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 3 жыл бұрын
Mnsha Allah waa xaqiiq hadalka sheikhu waana kuu sheegay hogaamiyaha umadu u baahantahay looma baahna daba dhilif gaal ka amar qaata
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD 3 жыл бұрын
JAZAAKALLAAHU KHEYRAN SHEEKHEENA...MAR WALBA KA HADAL SIYAASADA IYO SIYAASIYIINTA ADEEGSANAYA MAANDOORIYAHA QABYAALADA
@DrGaraadMrGaraad
@DrGaraadMrGaraad 17 күн бұрын
Sheeq bashiir. Sh. Xasan
@drmohamudqasim7860
@drmohamudqasim7860 3 жыл бұрын
may Allah gives us a one who leads the right way (ISLAM religion)
@sahroali1967
@sahroali1967 3 жыл бұрын
Amii yaa rabi jazakallahu kheyr
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 жыл бұрын
Illaahay yaa u gargaari umada somaliyeed insh Allaah
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 3 жыл бұрын
Aamiin alow
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 3 жыл бұрын
M.a farmaajo waaaye sheeekh ❤🇸🇴✌
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
FARMAAJO WAABA CAAMADUU KU JIRAA SHEIKHUNA SHARDIGA 1AAD WUXUU KA DHIGAY AQOON DIINEED, MARKA FARMAAJO HALKAASUU KU HARAY , MAXAAYEELAY WAA CAAMO WAANA CALMAANI
@boolocadey4661
@boolocadey4661 7 күн бұрын
​@lilcuzzwhitemoe Adigu maxaad tahay ? Qof islaam ah baad leedahay waa cilmaani subxaanalaah war ilaahaay ka baq oo aflagaadada joiji iyo qalbiga ku xanuunsanaayaad tahay.
@fathima.iloveallah.3853
@fathima.iloveallah.3853 3 жыл бұрын
Asalamu aleykum Everyone May beloved respected brother’s and dear beloved respected sisters in Islam 💝May Allah reward you our beloved respected sheikh Bashir Sh Xasan 💐beautiful reminder
@abdiqadir1144
@abdiqadir1144 3 жыл бұрын
M.a sheqo sida uu shegay wa runtis kuwi qata allaha naga yeelo
@mohamedqoobfaras2758
@mohamedqoobfaras2758 3 жыл бұрын
Sh. Bashir ilaahay haka abaalmariyo aqiro iyo aduunba.
@Mahamed-pc7tw
@Mahamed-pc7tw Ай бұрын
ماشاء الله يا سو مال انظر ماذاتردون شيخ حفظ ه الله
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 3 жыл бұрын
Ale hakubarakeeyo shiiqow adookalena ale hanoobadiyo m.a weligaa diinta uhiili
@sheikabdinasir7616
@sheikabdinasir7616 3 жыл бұрын
Farmaajo Farmaajo Farmaajo Doorta noo doora
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 5 ай бұрын
Maxaan ku dooranaa Diin? Isma dhihin
@sheikabdinasir7616
@sheikabdinasir7616 5 ай бұрын
@@adenmohamed4760 Amaanada wuu xafidaa Musuqmaasuq waa diidaa Sharafta Somalia kor aas u qaadaa. Qabyaalad iyo Qaran. Qaran aas doortay
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
FARMAAJO WAA CAAMI AQOON DIINEED MALAHA , SIDEE UHOGGAAMINAYAA UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED EE LARABO IN LAGU HOGGAAMIYO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA!!!!!!!!!!
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
Inta aan kasugayey mashaikhda ninkan ayan kahelay. Jazakallah akhi. We will never surrender to the kuffaar and thier puppets. In ALLAH we trust. ☝
@easteast5963
@easteast5963 3 жыл бұрын
dadka uu gaalaysiinayo maantoo dhan ayaa kusoo jiitay iyo bahdilaadda dumarka uu xaqiray. xuquuqdooda.
@معهددلاصللنحووالصرف
@معهددلاصللنحووالصرف 3 жыл бұрын
Sxb wan kugu raacsanahay dhibkooda allah nadhaafiyo
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
@@easteast5963 Haa. Runta aya kudhibaysa. Laakiin amxaarada somaliya katalinaysay, iyo wadanka sida dabadhilka kaatifiriinta ushaqaysa ay ubahdishay kuma dhibayso right? Diin iyo damiir qofaan lahayn aniga wax kamaqoro. Shut your stupid ass up.
@easteast5963
@easteast5963 3 жыл бұрын
@@ilyesibrahim787cidna laga aqbali maayo inay isku daydo shar diimeed inay umadda ku qalado ,no more gafarduub diinta ku qaraabata soomali weey diiday uf uf..
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
@@easteast5963 horta inaad caqli aadan lahayn way iicadahay. Somali diin inaysan lahayn kuligoodna waxa cadaynaysa 4.5 in ay kudaba dhuuntaan. Galada dadka qancinaya bir aya naga dhaxaysa. Gabra iyo amxaaro amison iyo caado qaate ilaa gaalka cad ee qaangaarka ah kuli waan iska kiin dhicinayna in sha ALLAH. Somali hada way israaci. Shareecada islamka aya lagu dhaqi love it it or hate it. Daba dhilif jaajuus ah oo dalkiisa iyo dadkiisa danbi kagalaya maalin walba aya taageerta adiguna lamid aya tahay. Ka toba keen.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Shacabka Ma Rabaan Nadamka Demuqradiyada Iyo Inta Rabto ha Dhacaan WAxan Rabnaa Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Qofka Rabin Waa Gaal Daalim Munafaq Mujrim Mushrik Bari Halaga Noqdo Murtadiin ta Gaakada Ka Xun Dagaalka Kula Jiro Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Hala Laaayo Shayadhiiin ta Dalka Qabsatay
@mohamudmuhumed8361
@mohamudmuhumed8361 3 жыл бұрын
Asc everyone Mnshll Sheikh Bashir Wlhi add ban ujeclahay sheikh gesii aaa oo runtaa kuhadlo ya tehe kuwi qatan allah hanakadigo Wlhi qalbiga aya itabate
@BalaAdibali
@BalaAdibali 11 ай бұрын
Masha allah masha allah Tabaraka
@qumano2836
@qumano2836 3 жыл бұрын
sheekh illaahey ha ku xifdiyo
@ocroafff5527
@ocroafff5527 3 жыл бұрын
Jazaku allahu kheyran
@feysalcaliwarsame5155
@feysalcaliwarsame5155 3 жыл бұрын
masha alaah in cumada ruta usheegaan hogaamiyaasha jesakalaahu jezaa
@mohamedhussein4070
@mohamedhussein4070 3 жыл бұрын
Masha,allah jazakallahu kheyran somali cadaalad ayey ubaahantahay runtii
@qumano2836
@qumano2836 3 жыл бұрын
sheekhani waa qofkii ugu horeeyey ee ka hadley runta kana naxey umadan dhibteysan
@fatumali4500
@fatumali4500 3 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@AminaMohamed-x3z
@AminaMohamed-x3z 12 күн бұрын
Waa ninkii wadaad oo ugu horeye oo xapa ka hadlo
@nourbarrow9036
@nourbarrow9036 Ай бұрын
Sax jasaaka,laah,,shukran,,
@ashahibo7114
@ashahibo7114 9 ай бұрын
Illahay kaad tilmaamtay waa joogae Illahay ummada ha u iftiimiyo.
@sakariaabdi359
@sakariaabdi359 3 жыл бұрын
Sakaria Jazaa kallahu kheyr, Allaha inga qabto munaafiqiinta xakha kaleexda, dhulka muslimiinta.
@mohamedkulmiye8523
@mohamedkulmiye8523 3 жыл бұрын
Maansha Allah somaliyey aanqaadano talada sheekha berri yaa lacabaadin aan doorano dad dalka dadka diinta anfaco
@nasrahayle1437
@nasrahayle1437 3 жыл бұрын
16 kaan oo ubaahan inlaga fiiriyo madaxaweynah so socda sh waa runtah waxa kasta aad kuhadashay Jasaka Allahu khery
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
Run buu sheegay sheekhu xafidahullah.
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 3 жыл бұрын
Runtaa weeye sheekhunaa jasaakalaahu khayr.
@cambrocadey5821
@cambrocadey5821 3 жыл бұрын
Waa sax wlh Kuwo Diinta Ku Hogamiyo Allha keno Anaga islam aya Nahay
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Dhawaqiiiiidan Haliska Dhiciyo Halagu Jihaado ayaga Iyo Kuwa Rabo Hala Laaaayo Baan Leeyahay Macal Gaalada So Xulaaayo Gaaladan Hala Ogaaado Kuwan Bari Halaga Noqdo Hana Liska Dhiciyo
@hana-xm6mq
@hana-xm6mq Жыл бұрын
Maanshaa. Allaah. Allaha. inawadaxafido.
@noorabduwelisalah7804
@noorabduwelisalah7804 16 күн бұрын
الله اكبر 🤲😭
@kadijodaar6432
@kadijodaar6432 20 күн бұрын
Manshallh sheekh
@abukarabdirahman6430
@abukarabdirahman6430 3 жыл бұрын
SCWW! Shanta ku sawiran,waan arag-nay wax qabad-kooda. Samaan iyo Xumaan.. Farmajio waxaan ku aragnay wanaag iyo wax tar Aniga waa dooran lahaa!!!💌💌💌💌💌💌💌
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 3 жыл бұрын
Asc shiq ilahey qer hakusiyo jisakalh qer xaqbad kahadashay nimankan dadkii wey dhameyen s aqiir wala kufsan wil ficn waladily gabar fican waladily qaa in nimo ayey kuheshiyen xaranta ayey isla cunan ilahey hanaga qabto aamin asc
@maxamadibarahinadan4749
@maxamadibarahinadan4749 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@cabdinuurshekhxasan3231
@cabdinuurshekhxasan3231 3 жыл бұрын
Cabdinuurshekhxasan oo jooga muqdisho mash allah waa sax oo waa run shekha mowduuca oo sheku ka hadlaayo maxaa yeelay soomaalida qabyaalad baa la dagay hugaamiya kasta oo la doorto laga soo bilaabo xildhibaan waziir ilaa madaxweene marka xilka loo dhiibo meela khaldan ayeey la aadayan wax walba shekha ayaa kahadlay kheer allah siiyo
@qumano2836
@qumano2836 3 жыл бұрын
asc umada ugu soo duceeya mid kheyra qaba oo kuwan illaahey noogu bedelo
@Ahmed-p6y9f
@Ahmed-p6y9f Ай бұрын
Shikhow Shacabka ayaa xun, oo aan ka dhiidhiyeynin madaxda xun, adunyadu mudaharad ayey kala horyimadaan masulka xun, waxaanu u baahanahay in la soo celiyo Sh. SHARIF OO KARTI KU DARSADA.
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 3 жыл бұрын
Jazaa aka Allah kheyr
@caydaroos
@caydaroos 3 жыл бұрын
🇸🇴 Sheekhoow Hogaamiyaha aan rabno waa kan Sawirkiisa madaxaaga korkiisa ku aadan Hogaamiye Turid Badan plz ha kala bedelin sawirka. Hadii aad Jeceshahay Dalkaaga Hooyo Wanaagiisa like saar bal aan aragno intii u codeysay wanaaga hadeey 100 gaaraan
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 3 жыл бұрын
Shabaka qaladan waxay doranayan nin xuun oo ay qabiil uguhilinayan inatay sidasa yihiin ilahay ma cawinayo somalida 🇸🇴
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
MashaAllaah
@hayadosman7321
@hayadosman7321 3 жыл бұрын
Masha allah she alleh hakubarakeyo
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Sheeqeena Allah kubarakeeyo waxaad gudatay waajib looga baahanyah culumada oodhan in ay ka hadlaan marwalba Si ay ubadbaadiyaan ummad diintooda iyo dalkooda iyo cirqigooda hadii kale Allah baay ug jawaabi doon maalinta qayaamad marka culumad waajibkooda ha gutaano
@abumayowdinalburwaaqi3536
@abumayowdinalburwaaqi3536 3 жыл бұрын
Masha allah shekgeena allah xifdiyo
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 жыл бұрын
Walaah sifaadkaas wanaagsan Farmaajo waa ila leeyahay. Waxaan arki karin maqli karin qof Xaasid ah oo kaliya. Jazakalaah khayr Sheekh.
@khadarcukaashe6056
@khadarcukaashe6056 3 жыл бұрын
Farmaajo waxaba dhici karta haddii la weydiiyo inuu murtad u yaqaan kuwaan lama dhagaysto ujeeddo kale ayay leeyihiin oo ah al-Shabaab kaliya xukumi karto
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
SIFADA 1AAD AYUUBA KU DHACAY , WAA CAAMI AAN AQOON DIINTA ISLAAMKA LAHAYN WUXUUNA UGU HORREEYAA KUWA LADAGAALAMA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA, MAXAAYEELAY JAAHIL AYUU KA YAHAY!!!!!!!!
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
ADIGU MAXAAD UTAQAANAA QOF DIIDDAN OO LADAGAALAMA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA ?
@klm7457
@klm7457 3 жыл бұрын
Assalamu Alaykum wa Rahmatullahi wa Barakatuh, Sheikh jazaka Allahu khayran. Haddii ay madaxda iyo hoggaamiyeyaasha muslimka Ilaah (swt) ka cabsanaayaa oo ay sunnada Rasuulkeena (saw) ku dhaqmaayaa/maamulayaan adduunka maanta sidaan ma ahaadeen. Laakinse waxaa xaqiiqo ah in maalin Ilaah la hor istaagi doono. Rabbi xaqqa ha na wada tuso, Ameen
@Mahamed-pc7tw
@Mahamed-pc7tw Ай бұрын
ماشاء اللهاامين
@sonkoself6780
@sonkoself6780 3 жыл бұрын
JazakaAllah
@AhmedDahir-v9m
@AhmedDahir-v9m Ай бұрын
Maashaallah
@adonallah
@adonallah 3 жыл бұрын
Kitaabka allAh wa Inu taliyaa hadii an tosnaan doneynaa somalay
@nurowehliye4805
@nurowehliye4805 3 жыл бұрын
walahi wadad madaxa waa ubahanahay
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
Waa Dhawaqiiiiid Waaa Gaalo Xarbi Ah Muslimka Cadawad U Haaayo Dagaal Kula Jiro Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Halagu Kufriyo Kufaaar ta Somalia Qabsatay Iyo Inta Rabto aan la Qasbin Wadad Wax Fiiican Kuma Jiro Waa Wada Gaalo Somaliia Gaalo Ayaa Xukunto Waxan Rabnaa Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Qofka Rabo Ragan Ma Rabaaan Ogaada
@burfullgellow8996
@burfullgellow8996 3 жыл бұрын
Wa mawduc muhim ah, qasatan North Eastern madax illah kabaqdo halasodorta, budcada hogamiyasha illah hakaqabto somalida meshey Joganba. Amiin
@habibaabdi7259
@habibaabdi7259 3 жыл бұрын
Maa sha Allah tabarkallah
@abdirizakhassan750
@abdirizakhassan750 3 жыл бұрын
Culumadu waxay ka seexdeen kaalintii wax garadnimada ee xagga siyaasads. . Ha soo baxaan sida sherkh bashiir ha ka hadlaan wadciga bulshada iyo siyaasada ee maanta jitra.
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Asc viva7up shiikh jooji laaaaaakinta af somali umadda wax ugu sheg
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
OO MA ENGLISH AYUU KU HADLAYAA ?
@khankhan-nc6kx
@khankhan-nc6kx 3 жыл бұрын
Amiin
@saharasahara8163
@saharasahara8163 3 жыл бұрын
Ilaah hakuxafido aslibaatahay darwiish
@ashahibo7114
@ashahibo7114 9 ай бұрын
Waa na duleeyeyn.magacii SOMALIA IYO QABKI IYO SHARFTI HOG BAY KURIDEN.ILLAHAY HA KU XAFIDO SHEIKH. IYAGANA IMAANKA HA KUSO CELIYO.
@abdulahidhoore9073
@abdulahidhoore9073 3 жыл бұрын
Sheekhunaa miiskaanka xasanaadka alah kuu saaro
@deeqamursal6857
@deeqamursal6857 3 жыл бұрын
mansha allaah shiikuna
@ahmedgaboow7309
@ahmedgaboow7309 3 жыл бұрын
Asc ikhwaanii iisoo duceeya in allaah caafiyo
@sayidiiful
@sayidiiful 3 жыл бұрын
Allah ha ku caafiyo
@gashaangantaal3684
@gashaangantaal3684 3 жыл бұрын
Ale hakucafiyo
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
ILAAHAY SWT CAAFIMAAD DEG DEG AH HAKUSIIYO
@bazeera5520
@bazeera5520 3 жыл бұрын
Msdha allah
@alihaynof5016
@alihaynof5016 3 жыл бұрын
Daroodka cilmileh sa ii malaynaa
@adana2930
@adana2930 3 жыл бұрын
Sh wexee ilaaha kaa aqabali baa lagu ducasataa adakana dhamaan xaraan àyaya cuneen oo dulasatay ee hasugaan xukunaka ale waayo dadkii cafina lahaa way dhinteen ee adigu haku daalin
@mohamedmuhumed5942
@mohamedmuhumed5942 3 жыл бұрын
Mashallah sheikhqan hagee jooga walalyallow
@Abdullahi-Mohd
@Abdullahi-Mohd 3 жыл бұрын
Garissa
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 3 жыл бұрын
@@Abdullahi-Mohd MashaAllh lkn meshaan wa masaajidka 6ka somas
@Abdullahi-Mohd
@Abdullahi-Mohd 3 жыл бұрын
@@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Haa wll
@khadarabdullahi2900
@khadarabdullahi2900 3 жыл бұрын
𝐖𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐢𝐬𝐬𝐚 𝐍𝐅𝐃
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 3 жыл бұрын
Mashallah
@ziradmanshaallahmahamedali6987
@ziradmanshaallahmahamedali6987 3 жыл бұрын
👍
@abukarabdirahman6430
@abukarabdirahman6430 3 жыл бұрын
Farmajio diinta nagu dhaq! Dowlad Diinta saldhig u ah noo dhis! In Shaa Allh KHEYR
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 25 күн бұрын
HADDEE HORTA MA AAMINSAN YAHAY IN DIINTA ISLAAMKA LAYSKU XUKUMIKARO ?
@nuurmussenuur7382
@nuurmussenuur7382 3 жыл бұрын
Mashalah
@barredoole7695
@barredoole7695 19 күн бұрын
Shiikh illaahay adiga ha ku hanuunyo waa cilmaani waa diin laawe hadana waa muslim adigaan waxba ogayne ilaahay diinta ha ku fahamsiiyo
@muminoMaxamed-v1q
@muminoMaxamed-v1q Ай бұрын
XASBUĶ MAHAD SANID WASHAWIRHUM
@fahmaomar4728
@fahmaomar4728 3 жыл бұрын
Ciimiga waa nooce
@ismaelahmed1561
@ismaelahmed1561 3 жыл бұрын
XAQIIQ
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 3 жыл бұрын
Sheekhaan magaciis yaa ii sheegi kara please
@sharifjanagale3776
@sharifjanagale3776 3 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أحبابي الكرام مساءالخير.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohamedgele8042
@mohamedgele8042 3 жыл бұрын
Good sheikh
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shers
@xamdixaji5959
@xamdixaji5959 3 жыл бұрын
Asc asxaabta jimco wanaagsan sheeqa wuxuu joogaa kenya 🇰🇪 gaar ahaan isli misaajidka 6ka
@sakariamohamed2323
@sakariamohamed2323 3 жыл бұрын
Xaqiqa
@bintiyabaroow6363
@bintiyabaroow6363 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@User2-y6u
@User2-y6u 17 күн бұрын
Shiikhyada ha ka hadlaan Xasan dalka xaraash iyo cerebta mas Ulka ka yahay
DEG DEG || Sheekha oo kahadlay Dhismihii Dumay  ee maanta
4:12
Salafmedia
Рет қаралды 2,2 М.
IL'HAN - Qalqam | Official Music Video
03:17
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 700 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
DEGDEG FAHAD YAASIIN FIQI IYO XASAN SHEEKH AMAR ELLE LAAKIIN
14:55
Tusmo media
Рет қаралды 26 М.
HASSAN SHIIKH IYO FARMAAJO KEBA LIBIINTA SIYASADEED QIRA WA.SUAL
6:50
87 Dumar ah Ayuu guursaday || Sh Abdirazak Jiir
7:34
Salafmedia
Рет қаралды 14 М.
SABABTA JACEYLKA ALLAH LAGU  HELO SHEIKH ABDIRIZAK XASHI
30:20
Jannah our dream
Рет қаралды 84 М.