Salah Bonge / Hiba Mohamed Hudoon ( The Original Rako )

  Рет қаралды 1,122

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

Ай бұрын

Love Song Rako
Saxophone Tenor -Abdi Alasow
Saxophone Alto - Muse Mohamed Osman
Fisarmonica - Husen Mabruki
Clarinet -Ali Roble
Guitar - Said Harawo
Drums - Abdaloni
Bass Guitar - Mohamud Dirshe
Bongo - Busuri
Sound Engineer -Ahmed Hassan
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 41
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Heesaheeda , codkeeda , waduuxa iyo muuqaalkaba waa the best, cimri dheer iyo caafimaad Alaha siiyo fanaanadeena waddaniga ah ee laga jecel yahay soomaaliyoo dhan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone waan kaa gaarsiin du'adaadi mahadsanid
@mulkiosman8459
@mulkiosman8459 Ай бұрын
Waawo waa heeso qarami mashaallah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Mulki soo dhawoow mahadsanid
@alijama103
@alijama103 Ай бұрын
Hibo Maxamed Hudoon cod iyo laxan macaan. Thanks Saalax
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Ali soo Dhawoow mudo dheer baa iigu kaa danbeysay mahadsanid
@altovladdimir9205
@altovladdimir9205 Ай бұрын
Abdikarin jiir baa laha laxanka Alla hawnxariste
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Rafaaaaad noqotay Buurtaad rakadeeda fuushee Adoon soo rogaal celin Raartana ka soo degin Ra'yigeeyga taan qabo Kala raagi doonee 🎵💯
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone Rako waa buurta Cushendall mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Rakadeeda = Dusheeda Rako = waa bahal 🐸
@abdibotan4740
@abdibotan4740 Ай бұрын
Manshalah hibo maxamed ❤❤❤❤❤❤❤❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Abdi soo dhawoow walaal mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Sida 2 rafiiq ahoo Kalgaceeyl is raadshaa Raacadeeyay aniguna Nabad inaan ku raagnee 🎵🌹
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone soo dhawoow jaceyl waa jiraa laakinse qofka u qalanta ayaa hesha ama hela waxaa kaloo jira khiyaali aataa hee jaceyl la yirahdo mahadsanid
@user-zt8nm1be2o
@user-zt8nm1be2o Ай бұрын
Waad ku mahad santahaya Saalax Yare 😢😢😢😢😢😢😢
@user-zt8nm1be2o
@user-zt8nm1be2o Ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖕🙏🙏🙏👋👋🙏🙏🙏🙏🙏SB Tankis
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Barakow soo dhawoow mahadsanid
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 Ай бұрын
Heestan ugu jeclahay heesaha hibo qaado erayadi maxamed Cali kaariye waxay ka mid aheyd heesihii silsilada jaceylki kaariye iyo shankaroon heestan lagama xiiso waa hees iyo bar mahadsanid ustaad boongo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Abdirasaq soo Dhawoow mahadsanid
@feysalcali9337
@feysalcali9337 Ай бұрын
Acww Mrs hibo nooloow
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Faysal soo Dhawoow aamiin mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
HIBA MAXAMED HUDOON 👑💯🌹🎵📻🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone soo dhawoow magac fanaanada waaye mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Inkastoon ku rabayoo Kuu riyaaqay maalmahaan (yacni, aan kaa helay)
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone waad saxsan tahay waan kaa helay waaye mahadsanid
@altovladdimir9205
@altovladdimir9205 Ай бұрын
Dadka afka somaliga waxaan ka codsanaya inay uu duceeyan dhamman faninta dhimatay For example heestan waxa ka nool oo kaliya hibo oo qaaday lk Laxamaystihii wuu dhintay abdikarin faraax qaray cabdikarin jiir Musishankuna waa ay wada Dhinteen weliba waxaan aad uga naxaya muse mohamed osman iyo cabdi calasaw
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Alto soo dhawoow geeri waa mid loo siman yahay mahadsanid
@feysalcali9337
@feysalcali9337 Ай бұрын
Acww cibaado badan iyo dambi dhaaf baan ilaahay kaaga baryey hibooy adiga kooxdaadaba mahadsanidiin. Nooloow inkastoo la is deynayn . Macsalaama.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Faysal soo dhawoow aamiin mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
inkastoo ragoo idil kaa raacay adiga uun rafaad noqotay buurtaad rakadeeda fuushee adoon soo rogaal celin raartana ka soo degin re;yigeeyga taan qabo kala raagi doonee
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Jaceylku ciyaar maahan waayo waa qaali hadaba ilaali Leone mahadsanid
@user-ju8tj4rp5g
@user-ju8tj4rp5g Ай бұрын
Cumar dhule ali idhig waad isidaa asal original noosoo gali pro
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow dalabkaaga waa soo diyaarin soon you're welcome
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow cumar dhuule waan kuu soo daayey dalabkaagi mahadsanid
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 Ай бұрын
Asc waxaan idin ka codsanaa heeskii timadheer heesaa maxamed nur giriig asal original
@nuurmahdi2486
@nuurmahdi2486 Ай бұрын
Salax sidoo waxaad soo galisaa alla meydadaash heesaa tubeec
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Nuur soo dhawoow waan kuu soo daayey heestii aad codsatay mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Ай бұрын
Alla maxay hees tahay! Laakiin ustaad Saalaxow miyuusigga Violin kuma jirto miyaa? Cod violin ayaa iiga dhadhameysa. Mahadi ha kaa gaarto.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
M Cabulle soo dhawoow waad saxsan tahay laakin inta hees la garaacay 1949 ilaa iyo 1990 intii musiga tumeysay oo qof ka maqneen ayaan gacanta ku hayaa kooxaha qarank Soomaaliyeed oo dhan mahadsanid
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Ай бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326ustaadow kayd weyn oo wax kasta ka muhiimsan ayaad heysaa. Fankeenna qaybta miyuusigga waa la hilmaamay oo cid ka hadasha ma jirto. Wixii xog ah ee aad noo heli karo waan kaa sugeynaa.
Salah Bonge / Siteey Qosol Wanaag ( DIRADIRAALE )
4:50
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 2 М.
Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuuri ( JAWAABTII HADRAAWI )
16:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 737
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Salah Bonge / Maryan Mursal / Ahmed Igal /Hibo Mohamed ( GOCASHO)
7:12
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,8 М.
Heestii- Bilan
7:46
Hayaan Media
Рет қаралды 343
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 386 М.
Salah Bonge / Faduma Abdullahi Maandeeq ( HILINKA )
10:18
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1 М.
QAACI SHOW DJIBOUTI | SIMANE BELLA | KHADAR DAHIR |
8:17
Geeska-Production
Рет қаралды 3,9 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 884 М.
Slah Bonge / Zulfa    ( JACEYLKA WAD BAAN LAHAA  )
8:19
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.