Salah Bonge / Mohamed Baafoow Ali ( DAN SHEEG )

  Рет қаралды 709

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

Ай бұрын

Love Songe Your Business
Saxophone Alto - Muse Mohamed Osman
Clarinet - Ali Roble
Fisarmonica -Husen Mubruki
Lead Guitar - Said Harow
Bongo - Salah Bonge
Bass Guitar - Abdulqadir Muse
Sound Engineer - Ahmed Hassan
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 20
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
HQ high quality sound 🎵
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone sound quality waa muhiim in uu codka fasiix yahay keedkeeyga oo dhan aad baa looga shaqeyaa mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Maskiin waa hees quusasho ah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Macalinka wuu iska sabray maxuu sameen karaa Leone soo dhawoow mahadsanid
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 Ай бұрын
Koxdadii miyane 😅😅😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Ilhan soo dhawoow waa kooxdeyda ragii ugu horeyey ee Iftin Band mahadsanid
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 Ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Okei!
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Kanooni waaye codka
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone heesaha collection keega waa si toos ah ayaa loo duubay maahan copy soo dhawoow mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 Ай бұрын
Waa hees qiimo badan erayadii maxamad Cali kaariye baafow iyo cabdinaasir macalin codkooda waa la isku qaldaa hada heestan soomaalida intooda badan waxay u heestan inuu cabdi naasir macalin leetahay
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Abdirasaq soo dhawoow Heestan waxaa qaadayo Mohamed Baafow Ali taas anaa marqaati ka ahaa oo joogay Abdinasir waligiis ma qaadin mahadsanid
@husseinafyare800
@husseinafyare800 Ай бұрын
Waligiis maqaadin hadhihin ugaas heestaan cabdinasir macalin siciid ayaa iskalehe KZbin ka ayay kujirtaa hadaad rabtid karaadi​@@iftinband-salahbonge2326
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 Ай бұрын
Waa ogahay inuu baafow qaaday ee waxaan ku dhahay dadka waxay u maleeyaan inuu cabdi naasir leetahay xataa albunada cabdinaasir macalin iyadoo kaban ah ayaa ku jirta laakiin aniga waa ogahay baafow inuu heestan leeyahay
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
waa runtaa@ waa isu cod eg yihiin 2dooda
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Xariif kaleey ka raacday
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone jaceyl dhibka uu leeyahay waaye maanta adee kuu qoslee bari macalin kale mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Habeen dhaladka? ma ka nasiib badan yahay maalin dhaladka? Fiiq Fiiq
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
EEBBE ogsoon waa murti jirtay waa hore ayaa oraneyso cawo dhalad laakiinse wax la taaban karo maahan Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Hodan ha iga ciilin? maxuu ula jeedaa ? ar muu u qarinooyaa?😀
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Leone soo dhawoow waa nin wax jecel waxuu leeyahay madaama aad la nooshahay jaceylkeega fadlan ha iga dhibin mahadsanid
Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuuri ( JAWAABTII HADRAAWI )
16:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 737
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Salah Bonge  /  Sugule  /  Iftin Band ( OCTOBER  WAA TEE WAA TUMA & CALANKAYAGOW )
11:33
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 25 М.
Tubeec heesta Xurnimada ee Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee
6:00
xusuusonline
Рет қаралды 949 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 8 М.
Salah Bonge / Khadra Daahir Ige ( CAASHAQU  OGEYSIIS  MALEEYAHAY  )
5:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 487
Salah Bonge / Omar Dhuule Ali ( ISKA KAY DHIG )
5:53
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 666
SHADADIISA JACEYLKA AWEYS QAMIIS & AAMINA CAMAARI
6:43
Khalidinho production
Рет қаралды 257 М.
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SABABKALEE HA MOODINEE )
8:16
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН