Salah Bonge / Mohamed Baafoow Ali ( MAAMA )

  Рет қаралды 609

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

Күн бұрын

Love Song ( Maama )
Saxophone Alto - Muse Mohamed Osman
Saxophone Tenor - Abdi Alasow
Corneto - Beerfalr
Guitar - Said Harawo
Fisarmonica - Husen Mabruki
Drums - Awes Gobe
Bongo - Busuri
Bass Guitar - Mohamud Diirshe
Sound Engineer - Abdirahman Hagi(Abdiyow)
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 25
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
Hadiyadda ugu qiimaha badan ee qof loo hibeeyo waa kalmadda "Hooyo ama Aabe" waana hees cajiib ah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Leone Aduunka waxaan ugu jeclaa waa Hooyadeey (A.u.n ) hooyo waa kalmed aad u culus mahadsanid
@cartanmusic9461
@cartanmusic9461 4 ай бұрын
Waaaa😢w caaadi maaha
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Al Ustaad Cartan soo dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
Beteriga maqal 🥁 Awees Goobe aun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Leone Awes waxuu ahaa Rhythm markii la yirahdo macalin oo kuu dheer kamanka mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 4 ай бұрын
Baafow heestisa ugu caansan waa tan ustaad iyadoo original ah ayaad keentey waad ku mahadsantahay codsi heeso aa
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Abdirisaq you're welcome
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
sweet memories ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Yaa heli karo xasuus qalbiga ayeey u roontahay Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
Haddii Mama lagu yiraah Mama marna anigu Baba ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Waa sax hadii ay tahay qof aad jaceshahay waad dhiheysaa maama Leone mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
Yacni, waxuu ula jeeday, ubad aan isku dhalno oo adigana ku dhaho Maama, anigana Aabo
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
@Leone-Di-Guerra waad saxday su'aashii halxiraalah Mar labaad soo dhawoow mahadsanid
@OsmnOmar
@OsmnOmar 4 ай бұрын
SB. Aad baan ugu farax sanahey maqal ka heesihii Walaal key Mohamed Baron Ali (MBA)
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 ай бұрын
osman soo Dhawoow intii dhimatay EEBBE ha u naxariisto mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 ай бұрын
R A D I O M U Q D I S H O 🎵 📻
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Radio Muqdisho yaa heli karo waa halkii aynu wax ku duubi jirnay mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 4 ай бұрын
Ustaad waxaan kaa codsanayaa inaad soo raadisid hees ay qaadi jirtey asli erayadeeda waxaa ka mid wax kalaa la baantaa leyskana bogsiiyaa kalgeyl ma baaba,o barta caashaq uu dego bir hadii an lagu goyn burduhuba ma karayo malahan baxnaaniyo baan laga kacaaye
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Abdirisaq soo dhawoow Asli magaceeda oo dhan ii soo qor fadlan mahadsanid
@abdirisaqmuse7484
@abdirisaqmuse7484 4 ай бұрын
Asli maxamad waxay ka tirsaneyd kooxda horseed waa gabadhi riwaayadi if iyo aakhiro marki ugu horeysay atishada ka aheyd laakiin marki dambe waxay ku biirtey kooxda waaberi aun
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
@abdirisaqmuse7484 waa runtaa ex Horseed kadibna ka mid noqotay waaberi waxaan ka barayaa keedka studioga mahadsanid
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto fanaanki faranle
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 4 ай бұрын
😅😅😅😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 4 ай бұрын
Ilhan soo dhawoow Qosolka aa loo baahan yahay mahadsanid
Salah Bonge  /  Sahra  Ahmed  Jama  (  WUU  I  DAADAHEEYAA  )
5:09
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,1 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 23 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Samatar Ahmed Osman - Huno Djibouti
Рет қаралды 14 М.
Salah Bonge / Bint Omar Ga'al  ( 2 )
7:41
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,5 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 12 М.
Salah Bonge / Mohamed Baafoow Ali  ( DAN  SHEEG )
7:26
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 970
Salah Bonge  /  Habiib  Sharaabi  (  QALAD NINKII GALO  )
5:20
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1 М.
Tubeec heesta Xurnimada ee Dharaartaan waxyeeladii dhaqdhaqee
6:00
xusuusonline
Рет қаралды 954 М.
Salah Bonge /Kooxdii Iftin ( FULOOW  GUULI  KUU  DHAWEYDAA  mp4)
7:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 674
HOBOLADA WAABERI HEES CUSUB BOOLISKA 2020
8:32
SomaliSwiss
Рет қаралды 11 М.
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19