Salah Bonge / Abdullahi Zulfa ( SIDA AYRO GEELO )

  Рет қаралды 3,387

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

2 ай бұрын

Baby Camel
Keyboard - Mohamud Abdulla Jerry
Percussion - Salah Bonge
Drums -Abdullahi Zulfa
Lead Guitar - Sheikh Abdi
Rhythm Guitar - Hasan Shariif
Bass Guitar - Abdulqadir Sharkanoole
Sound Engineer - Abukar Sholi(Iftin)
Video Editor - Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio

Пікірлер: 42
@user-hj7ig2un1b
@user-hj7ig2un1b 20 күн бұрын
Wiilasha Iyo gabadhaha heestan ku ciyaaraya walee baadiyo Kama iman siday u ciyaarayaan cajiib, old is gold.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 20 күн бұрын
Gacal soo dhawoow waa runtaa dadkii hore waaye sida aad u sheegtay waaye duqowga waa dahab mahadsanid
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 4 күн бұрын
Ku darso waa 1986 waa shaley
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
@@mukhtaarali2453 soo Dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Oon iyo ka go'ay anfacaan cunee 🎵👍
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 22 күн бұрын
Leone soo dhawoow marka aad gabar caashaqdo oo kii runtaa ahaa ku helo oon iyo wax aad cunto waad ka go'eysaa mahadsanid
@user-zt8nm1be2o
@user-zt8nm1be2o 2 ай бұрын
Thanks May thank you my brother Salax yare👍👍🙏🙏🙏👋👋👋🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Soo dhawoow you're welcome
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 2 ай бұрын
DADKAAN WAQTIGII ZULFA MA JOOGIN EE WAX KALE NOO KEENA
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Waa video la sameeyay@ heesta uun ka raac xasuus ahaan
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 29 күн бұрын
Abdisalaan soo dhawoow mahadsanid
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 2 ай бұрын
Soo badi heesaha zulfa waan sugihaayna
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Abdiasiis waa balan you're welcome
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
Heesahan Zulfa ma laheyn! Copy bey ahaayeen! Alaa yarxamu iyo Osman Gacanlow/Magool iyo abwaanadii reer Somalind ee maskaxdooda ka alifey!😊
@HUSSEINMohamed-ck8dk
@HUSSEINMohamed-ck8dk 9 күн бұрын
Baadiye waaba meesha asalka ah oo umada dhan ka imatay 😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 9 күн бұрын
Hussen soo dhawoow runtii awoowe yaasheen iyo Ayeeyooyinkeen waa meesha ay ku dhasheen qof diidaayo ma jiro ee dadka qaar baa ku dhasheen Magaalo gudcur arkin mahadsanid
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 4 күн бұрын
Asalka
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 3 күн бұрын
@@mukhtaarali2453 soo dhawoow mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
So sweet memories ♥️💯🇸🇴👋
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Leone soo dhawoow xasuus waa sheey qaali ah mahadsanid
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 ай бұрын
Grazie amico xasuusta fanaankii aan heesihiisa kusoo garaadsanay.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Shaarkeey soo dhawoow kaligaa maahin ee dad badan oo ku kala nool dunida dacaladeeda ayaa ila soo xariira oo leh waa xasuus qaali ah mahadsanid
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Thanks sxb. Sulfa fanaaninta wuxuu uga duwanaa Tonka codkiisa ayaa aad u sareeyay. Tusaale ahaan Heesta Gooni-Gooni oo kale Tonka uu ku qaaday fanaan gaari kara ma jiro.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
@Shaarkeey100 aad baad ugu mahadsan tahay sida quruxda leh aad noogu faaleysay waa runtaa lama gaari karo codka sareyeeyo mahadsanid
@Huseinkurdi
@Huseinkurdi 2 ай бұрын
​@@iftinband-salahbonge2326 shareout inaan KZbinkeyga kugu sameyo baan raba halkee baan kala soo xidhiidhaya
@abdiasiis1054
@abdiasiis1054 2 ай бұрын
Mahadsanid saaalax sxb
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Abdiasiis soo dhawoow you're welcome
@IlhanAbdi643
@IlhanAbdi643 2 ай бұрын
Shekadan cadi iska dhig waye 😅😅😅😅😅
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Ilhaaneey caadi iyo nus mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 ай бұрын
Organka 🎹 aad baan u xusuustaa. 🇸🇴
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 29 күн бұрын
Organka see ku xasuusataa soo dhawoow mahadsanid
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 27 күн бұрын
Jawaab fadlan organkaan magaciis ? Waxaad tiri waan xasuustaa?
@roblemaer4834
@roblemaer4834 27 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Haa Saalax, markii aan heesta maqlay aan ka waday, 1984 meelahaas. Organkii Iftin Yamaha sow ma aheyn?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 27 күн бұрын
Sawirka aad ka aqrisay mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 26 күн бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Haa sawirka ayaan ka arkay magaca organka, marna aroos Sala rosa (Curubo) ka dhacay oo Iftin ay tumaysay - 1985.
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
Heesahan Zulfa ma laheyn copy bay ahaayeen! Alaa yarxamu fanaankii Gacanlow/Xaliimo Khalif magool ee qaadey Heestan Zulfa ka hor iyo abwaanadii reer Somaliland ee maskaxdooda ka alifey! Where are the copy rights please?
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 2 ай бұрын
Ahmed Soo Dhawoow marka hore lagama hadlin Koox iyo yaa curiyey marka labaad Zulfa iyo kooxdii Iftin heestii iyo musigii waan casriyeenay oo waxeeynu ka dhignay in lagu ciyaari karo oo music casri ahna waaynu u sameynay hadaba Ahmed Channelkeega waa ka mamnuuc Qabileysi iyo Gobaleysi fadlan ugsoonow waayo Fanaan malaha qabileysi iyo gobaleys mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
Iftin band waa runtaa Fanku malaha gobaleeysi iyo cuqdad
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
@@Leone-Di-Guerra Cuqdad maaha ee waligeen ha tagina in la xuso dadkii heesahan qaadey iyo dadkii erayadan alifey! Copyrights ma taqaanaa horta?
@ahmedugas8495
@ahmedugas8495 2 ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326 Waa runtaa wuu caseiyeeyay laakiin ha iloobin inaad xusto dadkii hore u qaadey iyo maskaxdii erayadani ka yimaadeen! Copyrights and fairness aduunyadan waa wax weyn
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 2 ай бұрын
​@@ahmedugas8495waa runtaa wakhtiga casriga ah markii loo eego @ laakin markeeo noqoto si official ah waa in la magac dhabaa ciddi asal laheeyd iyo fanaankii soo unkay. Mahadsanid and Welcome
Salah Bonge / Awees Qamiis /Siteey Qosol Wanaag ( CROWN ROYAL)
6:10
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 2,9 М.
Salah Bonge / Abdullahi Zulfa  ( MAXAA  KURTA  LOOGU  SHUBAA  )
6:50
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 10 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 31 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Salah Bonge / Luul Jeylaani Ali ( GUURKIISA  MAAN  GARBASAARAHA )
5:05
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.
Slah Bonge / Zulfa    ( JACEYLKA WAD BAAN LAHAA  )
8:19
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.
Salah Bonge / Ahmed Sh.Kileer / Siteey Qosol Wanaag ( NEEBSADEE  )
7:12
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,6 М.
Salah Bonge / Habiib Sharaabi (  LIVE  ON  STAGE ) Gacal Beenaa Igu guuriheysee.
6:13
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 21 М.
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,2 МЛН
Salah Bonge / Ahmed Sh.Kileer/Siteey Qosol Wanaag ( QOONLEEY )
4:34
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,5 М.
HARUN LEEWAAYE HEESTII SOO GUUREE 2020
8:03
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 640 М.
Salah Bonge  /  Abdullahi Zulfa
9:23
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 3,9 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 31 МЛН