Salah Bonge / Yaasiin Ahmed Digfeer ( MAQAL SOOMAALIYEEY )

  Рет қаралды 1,311

Iftin Band - Salah Bonge

Iftin Band - Salah Bonge

Ай бұрын

This song is showing patriotism
Saxophone Alto - Hasan Yare
Saxophone Tenor- Nerfi
Corneto - Hashim
Fisarmonica - Omar Yare
Guitar - Yusuf Aleibi
Bass Guitar - Mohamed Husen
Drums - Gaalo
Bongo -Abukar Bolohubeey
Sound Engineer- Ahmed Hassan
Video Editor-Osman Lugayare
Recorded - Salah Bonge Studio.

Пікірлер: 21
@mohammedh1120
@mohammedh1120 Ай бұрын
waa Hees Caaqibo leh Runtii Music Top ah iyo Laxan cajiiba ayaa saaran
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Mohamed soo dhawoow waa runtaa waa hees shacabka Soomaaliyeed taabaneusa waa wadani mahadsanid
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 Ай бұрын
Laxankii digfeer ereyadii cabdi aadan badey hadaad rabto iyadoo dhameytiran ayaan ku siin karaa iyo heeso badan
@mulkiosman8459
@mulkiosman8459 Ай бұрын
Waa hees cajìn ah mashaallah
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Mulki soo dhawoow waa hees aad u macaan mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Big tuneeeee 🎵 📻
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow Leone meesha laxan iyo music heestan la saaray mahadsanid
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra Ай бұрын
Magac kama horeeynine Mirihii aad beerteen Magoolkii ka soo baxay Ayaa muuqanaayoo Ishaa macalin u ahoo Hadeeydaan ka maageeyn Idinkaa ka marag ahee
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
Ereyo, laxan, muusig iyo cod hees ay u dhan yihiin. Boongaga faraha lagaga dhawaajinayo cajiib.
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
soo dhawoow waa run lagama horeen horomar dowladii Kacaanka mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
Muusig Xusuus Badan. Isma lahayn heestan baad maqlaysaa mar kale. Heestan muusig dhextaal iyo billow oo cajiib ah ah bay leedahay. Horseed 🇸🇴. Qalabka oo dhan sida ay u dhawaaqayaan ❤
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Soo dhawoow mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326Adigaa mudan Saalax. Dad badan maanta heestan wax badan bay xusuusinaysaa. Soomaaliya Ha Noolaato.
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 Ай бұрын
Waa ereyadii cabdi aadan badeey iyo laxankii digfeer
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
Basska meeshuu galay 4:57 kitaarka ka hor 4:54 cajiib. Heestan si yaab leh baa loo dhisay. AUN Yaasiin Axmed (Digfeer).
@iftinband-salahbonge2326
@iftinband-salahbonge2326 Ай бұрын
Music iyo laxanka waa Digfeer kooxda Horseed labo nin oo laxamiista ah musical ay dhisaan oo cajiib ah waa A.u.n bashiir ibrahim iyo yaasiin Digfeer mahadsanid
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
@@iftinband-salahbonge2326Waan ku faraxsanahay inaan ogaaday in Digfeer laxanka heesta sameeyay. Bashiir AUN heesaa weyn buu ahaa sidoo kale.
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 Ай бұрын
Laxanka digfeer qof iga danbeyso ha weydiin ereyadii cabdi aadan badey
@nabadiyonololmuqdisho5474
@nabadiyonololmuqdisho5474 Ай бұрын
Bass guitar 🎸 wuxuu la socdaa codka halka guitar lead waa yaab
@roblemaer4834
@roblemaer4834 Ай бұрын
@@nabadiyonololmuqdisho5474 Mahadsanid.
Salah Bonge / Mohamed Aden Shamuuri ( JAWAABTII HADRAAWI )
16:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 737
Slah Bonge / Zulfa    ( JACEYLKA WAD BAAN LAHAA  )
8:19
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 12 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika
8:20
Xaaji Dirir
Рет қаралды 21 М.
*Yassin Axmed Digfeer | Saxiib
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO@bulshadacusub
6:25
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 15 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 386 М.
Salah Bonge / Maryan Mursal / Ahmed Igal /Hibo Mohamed ( GOCASHO)
7:12
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 1,8 М.
Salah Bonge / Shimaali Ahmed Shimaali (  UURKAA KU   TABAAYE  )
6:21
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 15 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН