SABABTII QALINLE LOOGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO

  Рет қаралды 15,882

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Ай бұрын

Пікірлер: 53
@AliHassan-ju8qn
@AliHassan-ju8qn Ай бұрын
Muuse asagoo dugsi quraan kabarto masjidka sheikh cali suufi ayaa ogaa sii fiican ayuu u dhintay lama dilin arday ayuu ahaa ilaahay ha u naxariiso
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Ай бұрын
Asc / muuse ismaaciil qallinle lama dillin wuu xanuunsaday waxaana ku dhacay cudurka hebutatiska sanadkii 1997 kii wuxuuna ku geeriyooday isbitaalka keeysaneey ee waqooyiga muqdisho muuse wuxuu deganaa xaafada kaasa bobolare ee degmada hodan anigan idinla hadlaya ayaa ka mid ahaa dhaqaatiirtii isbitaalka keeysaneey ee muuse ku daweeynayey halkaasi xitaa waxaa jirta oo lagu xasuusan karaa in maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxaa soo booqday fanaanadii weeyneeyd ee farxiya cali markii farxiya aay isbitaalka ku soo booqatay qallinle oo aay u timid daqiiqado yar markii aay la joigtay ayaa farxiya cali xanuun calloosha ah uu ku soo booday dhoowr Mar Mar keey suuliga aaday ka dibna iyadiina la dhigay isbitaalka oo dawooyin lagula tacaalayey ayeey farxiya calina halkaasi ku geeriyootay allaha u naxariistee muuse ismaaciil qalinlena maalmo ka dib ayuu isna isbitaalkaasi keeysaneey ku geeriyooday / marka saaxiib ummaadda beenta & budhuu badhaada aan raadka laheeyn ka daa / wscww.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Ай бұрын
Bal barnaamijka dhageyso intaadan Commentiga u soo ordin,fudeydka intaad iska deysid,dhega laab u daloola ku soo dhageyso
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw Ай бұрын
Beenaale farxiya markay dhimatay anigaaba garanaayee shalaybay ahayd beenta iskadaa
@mukhtarkheyr7158
@mukhtarkheyr7158 Ай бұрын
Thanks bro
@abaadirjecliyaa5114
@abaadirjecliyaa5114 Ай бұрын
@@SamatarNour-gi6nw wax hubso fanaanad farxiya cali bak meesha ay ku dhimatay Au naxariste dadkeda soo weydii
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw Ай бұрын
Fatxiya cali jabuuti ayay noogu timiday aways khamis iyo wariye cabdala nuuradiin markii jabuuti keeneen ruwaayadii 15kii shumeey waxay ku qaaaday heesteedii sida ayro geeloo oomanee kuraagtiyo dhawr iyo sagaashankii ayay ahayd KZbin waad ka heli ee doondoon
@IbraahimDaahir-mn9kd
@IbraahimDaahir-mn9kd Ай бұрын
Qalinle lama dilin si sharaf leh ayuu xamar ugu noolaa
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Duqeyn ku dhintay
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Ай бұрын
​@@farhiaismail1984 beentaa LAANGAAB 😂😂
@ahmedaliabdi6028
@ahmedaliabdi6028 Ай бұрын
Sxb anagaa dugnay walaalkeen cagaarshow ayuu udhintay jira caadiya xabdii marhuruu kakacay
@xuseenaskar4640
@xuseenaskar4640 Ай бұрын
Ninkaasi waxa la ogyahay in hawiye gacantiisa uu ku baxay ama mooryaan ha sheegtaan ama hogaamiye kooxeede waa dhab in ninkaasi hawiye dilay
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen Ай бұрын
Cuqdad u dhimao Asagii dhintayna wax Uma gashid Hawiyana wax kama qabankartid Allah ha u naxariisto walaalkeen muuse ismaaciil qalinle
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Ай бұрын
Aamiin
@user-yf5ks4us3s
@user-yf5ks4us3s Ай бұрын
Muuse ismacil qalinle iskiis ayuu udhintay sidan maqlay
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Habar Gider ayaa dishay!
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf Ай бұрын
​@@Gob_gobonimo dhilaa ku dhashay hg ma disho gobta sida qalinle ee Sharan shuurka adoo kale ayey dilaan qalinle nin dil loo quuro maaha 😂😂😂
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 Ай бұрын
AUN MUUSE UMA DHIMAN XABADI KU DHACDY WUU BOGSOODAY,MUDDO KA DIB BUU KU GEERIYOODAY KAASA BOBOLARI HODAN OO AHAYD HALKI UU DEGANAA.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Sax waye waxu ibin jiray black see duqeyn mareykan ku dhintay dabaqa u hos fadhiyan Diyarad gantal ku dhufatay kaligis kuma dhiman haween badan jadka ibiyo la dhintay lamayeri guriga kaso bibay qorta ka goyay madaxa ka wada go en USC ma dilin tariqda wa la wada og yahay rer black see hala weydin
@Abdibelel
@Abdibelel Ай бұрын
asc warkaa aad inooga hubso ?
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Ай бұрын
sxb waa taariikh qaaldan ninkaniy 1970’s abaa 1980’s ayuu dhintay 1997 isaaq xamar maajogin
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Waar beentu waa Xaaraan! Ilaahay ka baq. Mise kuwii dilaad ka mid ahayd?
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Ай бұрын
1994kii ayuu xamar ugu dhintay joonis
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Ай бұрын
muuse ismaail qalinle gaabadhiisa is naqan lamana dilin blackc xaafada hodan magalada muqdisho ayuu ku dhintay caagaarshow baa ku dhacay😎
@mataanmaalin1812
@mataanmaalin1812 Ай бұрын
Muuse Qalinle wuxuu degganaa Saraha Ruushka 1997 kii ayuu Abitats b ugu dhintay xamar
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 Ай бұрын
Muuse ismaaciil qalinle markii dagaalkadhacay siyaad bare mabaqaxin muqdisho kamabategen 1997dii iyo maxaa iskuxirey iyo ceydiid dhimashadii wuxuudhintey 1996
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Sawirkiisa maaha qalinle kani NIYOW ISKA HUBOYA DASKIIBAM DANBE WAXAAD SOO DHIGAYSAAN
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Ай бұрын
ADIGU ISKA HUBSO WAX NINKANI MAAHA NIN SAWIRKIISA LA GARAN WAAYEE MIQ
@user-zd1zd6ym1u
@user-zd1zd6ym1u Ай бұрын
Jons ayu u dhintay tarabinka lagu aasay xabad hore wa ku dhacday lkn wa ka bogsaday
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 Ай бұрын
Run baad sheegtay Cagaarshow ama Joonis ama hipatets ayuu sabab saday.
@shiilalle
@shiilalle Ай бұрын
Waa sax oo xabbad waa ku dhacday balse waa ka booday dhaawacaas oo waa raystay balse markii dambe xanuun ayuu u dhintay marka dil lama dhihi karo.. Teeda kale QALINLE arrin uu Xamar kaga qaxo meesha ma oolin oo Hawiye iyo ISAAQ colaadi kama dhaxaynin marka sidaas darteed hobolku cabsi la'aan ayuu ku joogay Xamar Allaha u naxariisto'e
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Mushcaarif
@user-zf8xu1ej2g
@user-zf8xu1ej2g Ай бұрын
Muuse xabad umadiman
@abdihassan7842
@abdihassan7842 Ай бұрын
Wuxuu bes oogu dhintay naayroobi
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh Ай бұрын
Qalinle lamadilin iskii buu isaga dhinta
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HARGEISA AAYUU SOO BAXAYE ASAAGO FANANA AAYU XAMAAR UU WAREGYE
@bulshadacusub
@bulshadacusub Ай бұрын
FANKIISA XAMAR AYUU KU HANAQAADAY BAAN IDHI SI FIICAN U DHUUX.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
Waa la dilay... Waxa dishay maleeshiyadii Habar Gider. Dariskanaguu ahaa.
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 Ай бұрын
Beenaale, waad ka been sheegtay.
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto Markeey tahay qiyaamaha Qab riyada la soo faqo Raxmad lagama quustee Qaadir baa xaqii siin...
@MahmedAhmed-oi4md
@MahmedAhmed-oi4md Ай бұрын
Makasaayi
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen Ай бұрын
Hadaadan ka sayn yaad u sheegee?? Ciyaal caana boore way kaa weyntahay Taariikhda laga hadlayo
@KayseaxmedFaaraxguuleed
@KayseaxmedFaaraxguuleed Ай бұрын
geesigi maxamed faarax caydiid o ahaa nin anaga dhintay iyo muuse ismacil qalinle iyo ragkala bada o qimobadnaba waxay nogu qoran yihin besha abgal e dagalka sokeye ka bilwday xamar
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Hawiye isaq ma dilo mana dhaci karan wa leys yaqan hawiye hawiye kale wa dhaci jiray wa kufsan jiren lakin isaq iyo dadka bonta lo yaqan gorgarte hawiye ah ma dhicin mana dilin mana kufsadan hawiye wa xun yihin lakin dadkoda gadal ma tabtan isaq wa ka aqli badan yihin uma dhawan karan labo awod isla ek waye wax ka awod yar dhiban
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 Ай бұрын
Qoraalkaada qeebta damba xun oo isku dir dad walalo ah ah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
MUUSA ISMAACIIL QALINLE WUXUU DHINTAY BILAWGII DHAWR IYO TODDOBAATANKII CAYDIID IYO RAGGA AAD SHEEGAYSID ISMAY SOO GAADHIN❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Kkk goormaad xamar timid 91 wixii ka danbeeyay
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo Ай бұрын
@@MaryanHussein-nu9yd Waa mooryaantii baadiyha ka timid. Taariikhba ma fahmi karo
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Ай бұрын
Umadaani been badanaa muuse ismaaciil qalinle masoo dhawaan 1970th ayuu dhinteey .taariikhda haka been sheeginina beerka caaro idinka ursataye ,umada tarikhda benta kadaaya
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 20 МЛН
KHUDBAD XAAJI MAXAMED CIGAAl ALLAHA U NAXARIISTEE.
9:16
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 81 М.
Xasan Diiriye Faarax Iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DHALANTEED"
6:00
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 2,9 МЛН
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
SABABTII AY U KALA TAGEEN ISUNA FUREEN FANAANIINTAAN@bulshadacusub
12:28
YUFLE || Kinsi Xaaji Aadan || Kaban +Lyrics
4:55
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 321 М.
FANAANIIN KA TIRSAN  QABIILO AAN QABIILKOODA AHAYN@bulshadacusub
7:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 1,7 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН