like unbu ku raba wano kama aha@@MawliidAxmed-oj4lf
@MOHAMEDJAMAMUSSEАй бұрын
@@MawliidAxmed-oj4lf Qac😂😂😂
@MariaAbdullahi-s9fАй бұрын
Markaana ilahey hayga saaro insha allh qof dambe si dhaba qof uma jeclan doono ismana siin doono naf io maal midna kamaan hagran wllh wax walbu jecelyhy u sameen jiray sidaan isaga uga farxiyo baan qarashkaa wax ku baranyay wax ugu iibiyay waxaso dhan uu iga mudnaa wllh mar qudhuu xidhiidhka ii jaray mudo dhoor io toban cesho ah waxan dareemayo alle uun baa ii og dhib mlhn isagana nolol qurux badan u rajeynaa sideyda mid u jecel u ilaashato inui helo maalina uu dhibtoonin wuxu jecelyahay alle ha siiyo ana qalbiga allh iiga reebo nafteydaaay quusta baro 😭😭💔💔💔💔
@MoanvJbsjАй бұрын
Qofka ibnu aadamka wax kastaa laga fishaa mcney sorry wad kasoo kabsan dontaa asigaa kaaga danbeyn dhibta Sbbta qofka daacada markasta loo qalpi jabiyo garan la ahay wlh😢
@MariaAbdullahi-s9fАй бұрын
@@MoanvJbsjinsha allh wll wllh illa hadaam rajo ka leyahy armuu din kulaso hadlaa is dhahaa markaan hadaa la bogsadö qof dambe si dhaba uma jeclaado 😭😭😭😭😭
@umaymocabdi8748Ай бұрын
Sorry qalbiyey qof walba marka katashato o kamarantu kuso radin dona abayo go an kaqado hana iska dhigin mid tabtay labo asbuc ka amus ada arkaya su isu badalo😢 bini adamka danayntu waa uga darta qalbiyey nag go an adag leh iska dhig please 🙏❤️🔥😭
@MariaAbdullahi-s9fАй бұрын
@najiipmontana3998sorry wllo qalbiyadeenu way jabeen miyey qiiradu kabtaa wllh isku qiso baynu nhy isku sanad waliba sanaki labad wuxu inso idlaan lahaa 28 bisha 10 balse isagaa iga tagay insha allh wall qalbiga allh kaga reebo mid iyada ka wangsn heleysaa ineysan kheyr ku eheen laga yaabaa adkeyso sabar wll qaali wan kula dareemaya dhibta 😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa galap sacaduna tahay 15:45 malintuna tahay Tuesday, 10 September 2024 wxan ilaway qofkii I dhawacay hada wn fcnhy alx wxn helay qof I boog dhayda alle qof waliba oo dhawacan alle qalpugiisa ha bogsiiyo❤🙌
@nuurtayga438Ай бұрын
Amein pro😢🥺
@HothenAwilАй бұрын
Amein wlo❤😢🤲
@birineyy11Ай бұрын
M.a Ilhy inaguna ha na siyo😢
@NastexoNalka-x9bАй бұрын
Amiin
@ApdirizakyusufАй бұрын
Waxaan dhagaysanaya 2024/9/15 habeen isniin so galayso sacadu tahay 9:15 pm mudo 5+ bilood kabadan farxd jacayl maan helin wali qofkii aa jeclaa uu joòga hadana isma fahmayn wlhi 😢😢 malin aan sidan dhaamo inaan kusoo laabto rabaa hadaad iga dambayso like isaar❤😢
@FaysalmahamudHassen-cz5tkАй бұрын
Caawo waa habeen aan qof aan jeclahay dartiis la ilmeyay wlhi 18/9/2024 Insha Allah wakhti aan qofkaas ilaaway ayaan kusoo noqon Doona 1:45Am habeen meadow ayay I tahay waliga qofkaas saan u jecladey Gabar kale Uma jeclaan doona hadaad comment soo gasho reply isoo please
@MariaHussein-uz9yiАй бұрын
😢😢 mnta waa i madow 19/9/2024💔qof siy dhab u jeclday oo qalbi💔wax rajenaa ina ka bugsado qalbi xanuunkas sad u jecday qof kle waligay ma u jeceylan💔🥺 @@FaysalmahamudHassen-cz5tk
@MariaHussein-uz9yiАй бұрын
Nafteyday quusta baro💔💔😢😢😢
@MocishqiiАй бұрын
Zxp ani an kulaa taliyo adunkaaan aan jogno Mantaa Waa laysku danaystaa Waligaa qof haa siin qalbigag Jcl iyo waxanaa haa samaynin ilaa aad u diyar garowdo inaad gur sato oo iskaa dhafto maweladaa bentaa waxad fahmi waydo Waa lagaa tagaa lomaa jojiyo
@XirsiSulubАй бұрын
Ninkan heesihiisa ya Ila jecel ❤.
@AbuuDiinaariАй бұрын
Aniga Wan jecel hay❤❤
@engjeestoАй бұрын
Aniga waxanad moda xaqiiqtan inaanu aniga toos iga hadlo Wan iska murugoona hesaha qar kisa markan maqalo
@sakariyesanjo4541Ай бұрын
Ghhoi
@sakariyesanjo4541Ай бұрын
Wer 0:21
@sakariyesanjo4541Ай бұрын
Reer Barama namaste
@amalKajaramalkajarАй бұрын
Nafteyday quusta baro❤️🩹🤦♀️
@dj.rocketsАй бұрын
Fankii wad Xoraysatay 🎉❤
@suhaibabdikadir4 күн бұрын
Hees way dhaaftay, waa heeso tani 🎵
@Que3n1Ай бұрын
Nin walba waa malintise hda saalax waa generationkiisa GOAT🐐🔥💙
@Dr_MustafeDaacadАй бұрын
The song 🎵 heart broken 💔 😢 10/09/2024 . 10:26pm ayey isoo gaadhey heestu hadey soo ururayaan dadkii qalbiga sahal looga jabshey waan idin salaamey wiilal iyo gabdhaba 😢👏
@CulumaymaxamedCulumaymaxamed7 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Subayda-jy9ebАй бұрын
Markan is iraa wad bogstyba maxa saalax ka hadashiiya😭
WalHi Aniga qalpigayga maan arag sida aan u jeclaaday iyada qof aaan u jeclaaaday Hada waxy iga maqanthy mudo Hal balse Aniga xanuun wuu ii dhamaday goormaa kashayda xal kasiiin xataaa sapapta laygaga tegy ayaa xanuun igu sii beerta anoo iyada wxaaa u waday jacyl bedelkay isiisay🥺rapow waan cafiyee nolosha xanuunkayga Oo kale Ha tus anigana I guuleeeee 🤲
@ZathamOmerАй бұрын
Heesta qisodayda laga qoray Qlbigayadii so jabayow quusta barta 💔😢 Black year 2024
@ahmedyousuf2379Ай бұрын
Waa Dareen cajiib ah marka qof aad dunida isugu jeclaydeen hadalkiisa daqiiqad maalinta aadan maqlin murugon jirtay aad mustaqbal io meelo fog isla qorshayseen intuu wakhtigu idin kala fogeeyo marka qofkaasi kasoo horbaxo ula dhaqantid si dad aan waligood is aqoonin oo kle ax💔💔😢
@A_ChairmanАй бұрын
QOfkasto iga danbeya like ha isaro si aan uso daawado 2027 insha alah😢
@fardowsafilsan1565Ай бұрын
Hada hadaan kuusaro kwrn
@umaymocabdi8748Ай бұрын
Ilahaw toba dheh wll inta nolanaysid kama war hayside adun ha is racin wax walbo ad dhahayso insha Allah kudar 🙏🥺
@A_ChairmanАй бұрын
Hye wll😊@@umaymocabdi8748
@Ehel_Caashaq1Ай бұрын
The Cumar Dhuule Of This Generation. Saalax Sanaag Is An Icon. ❤🔥
@Mohamed-abdalla24.Ай бұрын
Ayaamaha qaaligaa💎 Xusuusaha qiimo jabay😒 Kadaa qoraan sigoo👀 Nafteydaay quusta baro💔 Dareenka qandhaysanoo😢 Qof nooloo aanan dhiman Qabuuraha ruux ku daray Qaraabaysiga ka daa💏 Ka qayd furo ruux ku nacay Abwaan khaliif farax hayir legendry🫡Saaalax nin uu hibo faneed oo dhamaystiran rabbi siiyey🙏 Henok music 🎹 fire 🔥 Rabiyoow qalbiyada u qabooji intii dhawaacyada daran jaceylka kasoo gaaray🤲
@HanaZalat-j5vАй бұрын
😭💔
@Cajabocudoon1Ай бұрын
NafyahaY qoon lagu ritay U qolxidhanruux ka tagay Quraradu way jabte Miyay kabada qiiradu Qalpiga kali kugu ahaa Haduu qufulkisu lumay Nasiibku kumanuqadin Gayaankuna muu qudhbixin Dareenka qandhaysano qof nool Oon dhiman quburaha ruux ku daray qaraabaysiga ka daa Ka qayd furo ruux ku nacay Qacday ku arkaan indhihii Ilmada kuu qubi jiray Kashada qaboojin jiray Qarar kuu jeediye Ayaamaha qaaliga Xasuusaha qiimo jby Kadaa qooransigoo Naftayday quusto baro Darenka qandhaysanow Qof nool oo aan dhiman Quburaha ruux ku daray Qarabaysiga ka daa ka qayd furo Ruuuux ku nacay😢❤ best song nd best singer 😊🎵 Waliba ereyba erey ka daran 😊💔❤️🔥❤️🩹
@ayanjamma8890Ай бұрын
Calaacalka waxaad moodaa in sonkor lagu daray. Intii qofka ay jeclaatay ku dhibtootay alle qalbiga haw hagaajiyo nasiib wacana haku beego 🤲🏻😢 Inta sidayda qofkii ay is jeclaayeen haysta alle haysku barakeeyo 🧡🫂
@IfraxKhaalidАй бұрын
Aamiin Aamiin 😢😢
@Niza-jАй бұрын
AmiN❤
@Ahmednor7Ай бұрын
Bro, one thing I support u is ur unique unchanging way of singing 🎶 which is the the calm melody, keep up dude🤜
Heestan Waa Hees Aad Looga soo Shaqeeyey Qalbiyda Wax Jeclaaday Ee Isawaaga Addunka ku kala dhacay Aad bay Utaabanaysaa Ani Ahaantayda Way Itaabatay 😭💔 Ayaamaha Qaaliga💔🥲 Xasuusaha qiimo jabay❤️🩹🥹 Kada Qooraansigoo🖤😞 Naftaydaay Quusta Baro💔🤒
@NurasanyarАй бұрын
Haa me isdo kle😢
@nuurkey983Ай бұрын
Qalbigii kali kugu ahaa haduu qufulkiisa lumay😢 what a song by salaax sanaag❤❤❤
The best song 10 sept 2024 😢13:17 Wxn la noolahey waxa ugu xanuunka badan oo ah xasuus aan marnaba ilaaweyn Wax kasta wad ilaawi kartaa lkn ma ilaweysid xasuusaha qaar Nafteydaaay quusta baro😢😢😢
@MarwoSUCDIАй бұрын
Wad ka gudbi wall adkeyso😢
@asmaali-vl5uvАй бұрын
Allah qalbiga ku qabojiyo
@nawalcalinawal2313Ай бұрын
Hees taan anoo xaaladuhu ijeec jeec bay soobaxday Wan soobooqan doona maalintaan kabsado 10/9/2024😢
@KOKO_BUULE_45Ай бұрын
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
Saalax Abdirisaaq fanaan hibo ku darsaday fanaanimada. Inaad doorato mawduuc dadka ka gadmaya kadib aan sideeda uga run sheegto waa fanaanimo + hiboonimo. Saalax waa hiboole dhamaystiran akhlaaq wanaagna ku jooga saaxadda fanka.
@zadka.jr10Ай бұрын
My fanan Congratulations for 500k subscribers 🐐❤️🎉💯
@cabdiraxmaanmaxamed2722Ай бұрын
Inta jecel heesaha saalax sanaag like 👍 saar ❤
@Guest-p8zАй бұрын
Legend🎉
@Caaqil_lyrics18 күн бұрын
Ma lhi dhibane jacayl balse waxaan aad u xiisaya heesaha galbiga tabadka leh alfanaan saalax sanaag wuxu si toosa ula hadla qalbiyada dhibanayaasha !! Alle ha isku soo dhaweeyo lamanayaasha is jecel 🤲🤲🤲
@king_amiidАй бұрын
1 WEEK 1M VIEWS
@hodanhassan3668Ай бұрын
Asc❤
@anassaidali8477Ай бұрын
@@hodanhassan3668hi
@AtomAatom-jm8huАй бұрын
Cks @@hodanhassan3668
@xasaasi6-xo2xnАй бұрын
😂😂😂
@AlikaraamaАй бұрын
19-9-2024 daawanaayaa adne ❤😂
@NimaaAhmed-sz4lnАй бұрын
Raga dagan waan ka helaa❤saalx fanaan ilaahay daganaan kumaneystey❤❤
@UgbaadDahabo-11Ай бұрын
Heestani waxay aad u matalysa qiso aniga igu dhacdey sanadki horr isla bishan, Waxn alle waydianya inaan helo ruux naftayda aad u qimeeyo o i jecel qofkaasna alle qalbigyga ka saaro😭😭
2:32 Heestan waxaan comment ugu bixiyay si aan 2028 ugu soo laabto in ay wax iska kay badaleen is badal wayna waan rajeenya insha allah. Ayaamaha qaaligaa Xusuusaha qiimo jabay Kadaa qoransigoo Naftayday quusto barro💕
Wll inta nola nayso ma ogid ilahay u tobad Ken wax walba ad dhahayso Insha Allah ba lagu dara ma ogid ina daqiqad ka bacdi nolaneso ilahay haku garsiyo ado cafimada ❤
@amiinmohamedhaahi3437Ай бұрын
insha allah wll
@AyaaanaaaaАй бұрын
Nafyahay qool lagu ritee U qoob xidhan ruux ka tagay Quraaradu way jabtee Miyeey qiiradu kabtaa💔 Qalbigiii kali kugu ahaaa Haduu qufulkiisi lumay Nasiibku kumaanu qadin Gayaankuna muu qur bixin😢
@MubashirUpthilahiHachiАй бұрын
20M xita wey DhaFaYsa Heestan 😢😊
@ShucaybmoDauuus30 минут бұрын
Ninkan heesihiisa ya lla jecel ❤❤🎉
@MaxamedCismaan-oz3jjАй бұрын
The Goat Saalah Abdirazak Mohamed ❤
@AHMETT-INDHOАй бұрын
Page 1 Nafyahan qol lagu ritee U qoon xidhan ruux ka tagey Quraaradu way jabtee Miyey qiiradu kabtaa Qalbigii kali kugu ahaa Haduu qufulkiisii lumay Nasiibku Kuma aanu qadin Gayaan kuguma aanu qudh bixin Karoos Dareenka qandhaysanoo Qof nooloo aanan Dhiman Qubuuraha ruux Ku daray Qaraabaysiga ka daa Ka qayd furo ruux ku nacay Page 2 Qacday ku arkaan indhihii Ilamada kuu qubi jirey Kashaada qaboojin jiree Qadaad kuu jeediyee 😢 Ayaamaha qaaliga ah Xusuusaha qiima jabay Ka daaa qooraansigoo Naftaydaay quusta baro 😢 Ax yaa hees
@MunaSicid-j7qАй бұрын
Booogaha markaN dhayaba saalax uuunba hadLa😢❤
@indhobuur-z3zАй бұрын
Qalpi aan in badan dhayay bay heestan mar labaad dhawacday💔😢😢 Xasuusaha qiimo jabay kadaa qoraan sigoo naftayday quusta baro🙏💔😭