No video

Saliid Ayaa Noo Xayeysinesaa Ayaa Kudhahnay Kadibna Saliidi Timaha Gureysay Ayaa Umarinay!!!

  Рет қаралды 137,512

Abdullahi Akanuu

Abdullahi Akanuu

Жыл бұрын

Magacaygu Waa Abdullahi akanuu ..Al Fanaan Socdaal Saliid Ayaa Noo Xayeysinesaa Ayaa Kudhahnay Kadibna Saliidi Timaha Gureysay Ayaa Umarinay!!! | Very Funny Public Prank | Xaraabo Show 7.aad | Kamera Şakasi
Muuqaalka waxaa noo Nashqadeeye Aqii
MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com
Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
facebook :: / akanteam
instagram :: www.instagram....
snapchat:akanuu619
tiktok::akanuu1
email::akantechnology69@gmail.com

Пікірлер: 292
@usaameyuusufoffical1906
@usaameyuusufoffical1906 Жыл бұрын
Qoraalka ugu like badan maxaan kuheli karaa oo hadyada 🤣
@usaameyuusufoffical1906
@usaameyuusufoffical1906 Жыл бұрын
Qoraalkii ugu like badnaa yeeshay marka maxaa hadyd Ahaan la iisiinaa 😂
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
ilaahay Danbigiisa ha dhaafo qofka hal subiskareebe iisaara ee walashey ama wllky ee soomaliyeed ❤️✊️💢
@wllmohayre9950
@wllmohayre9950 Жыл бұрын
ok i.a
@maanka1111
@maanka1111 Жыл бұрын
@@wllmohayre9950 iisaar wll mcn🥺❤️
@user-zk6nl1gg9c
@user-zk6nl1gg9c 9 ай бұрын
Wan kusaray sxb
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤
@khaalidabdullahi
@khaalidabdullahi Жыл бұрын
socdaal maalintii qosolka laqaybinayay kama soo habsaamin siduu masha allah ilyahay iga gadan
@daarulkheeyr2798
@daarulkheeyr2798 Жыл бұрын
Away dadkii kheeyrka jeclaa ❓❓❓ Kheeyrka ayaan sogaliyaa igu tageera kheeyrka waxa ugu wanaagsan in laisku diri galiyo waa kheeyrka ajirna wad kaheleysa hada fafiso insha allaah 👍 Isoo racaa 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️🏃🏼‍♂️ USoo cararaaa kheeyrka 😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Ramadan kariim all Muslim alle hanaga dhigo kuwa ka faaideysta bisha barakeysan ee Ramadan
@cabduwaxidaadan5419
@cabduwaxidaadan5419 Жыл бұрын
Aamiin
@saabirdhaqane216
@saabirdhaqane216 Жыл бұрын
Akanuu prankiyada ima dhafaan lpx I am famous in the world 😂😂😂😂😂
@yuusufcabdi3263
@yuusufcabdi3263 Жыл бұрын
Cabdillahi akanuu sida aad dadka u dhibeyso Ayan ka helay😅😅😅😅😅😅😅😅
@amanmohammed465
@amanmohammed465 Жыл бұрын
11:51 waa raftey walhi 😂😂😂
@Maaher07
@Maaher07 Жыл бұрын
War niyo halaha ugu qosolka badan waaye wlhi 😂😂😂😂😂
@jamileosman4132
@jamileosman4132 Жыл бұрын
Kkkkkk afurk iga mataji gaaray English iga qoslisiyey kkkkk thanks for your pranks ❤❤
@yasinmoon7873
@yasinmoon7873 Жыл бұрын
Wadnaha i xanunay qosol dartiis 😅😅. Socdaal waku wata brother
@axmadkaskeey3388
@axmadkaskeey3388 Жыл бұрын
Masha Allah walaal kusali nabigena suban scw scw scw scw scw
@ladanabdirashid2522
@ladanabdirashid2522 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂😂😂san uqooslaye wanlafuriya prankiga socdal lagusomaye waqatar nin walan iyo socdaal walan maxakalqabsaday😂
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
I like socdaal hadalkiisa waa funny hadal ma dhibaayo 😂😂😂
@Caanka-xaafada
@Caanka-xaafada Жыл бұрын
Nio zxp cabdi Waxayi dad kii ugu waal naa magalada mugdisho ayaa soo qabataye 😂😂😂😂😂😂😂
@yuskaofficial1380
@yuskaofficial1380 Жыл бұрын
Muuqalada aan so daawadey midkan Ayaa iga qosol badan😂
@luuldheyman4077
@luuldheyman4077 Жыл бұрын
Wllahi been masheygin hhhhhhhh calamka dhanaa liga kasaa dheh kulahaa socdaal hhhh
@user-zk6nl1gg9c
@user-zk6nl1gg9c 9 ай бұрын
Hhhh
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Two legends always abdullahi akanu and socdal another's levels pranks 💯💪💪👍⚽️♥️❤😂
@nuuremohamud4311
@nuuremohamud4311 Жыл бұрын
War English kan muxuu ahaa. Maxaa isku kalifee sxb.😁😁😁
@ayaanleapdiqaadir2023
@ayaanleapdiqaadir2023 Жыл бұрын
hadaa dawaty oo aadn qoslin dhakhTar Tag😂
@rahmachannel8619
@rahmachannel8619 Жыл бұрын
Qosol hadan udhinto Adinka idishen wlhi socdal waa very funny
@abdourahman2286
@abdourahman2286 Жыл бұрын
Horey usoco sxb Abdillahi akanuu form Djibouti
@abdimusaali7824
@abdimusaali7824 Жыл бұрын
😂🤣🤣 ok prank waaye ISKA jooga
@ismailmohamedyusufalonepoi3190
@ismailmohamedyusufalonepoi3190 Жыл бұрын
😅😅😅😅socdaal hadii zambia 🇿🇲 xtaa lagu xiray isma badalo myaa😅😅😅
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh
@abdirahmanhassanabdi-mn5bh Жыл бұрын
😂😂qosol iguma harin
@zuperzadiik34
@zuperzadiik34 Жыл бұрын
Like saar inta qosol dartii la ilmaysay hhh
@BoqoryareYare
@BoqoryareYare Жыл бұрын
Salida wangasan waa yee kulahaa 😂😂😂😂😂
@deqoali8160
@deqoali8160 Жыл бұрын
Shisey timaha aya dadanayaan😅gawada qosol ayey igu dishay 😂
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Korkaaga hadaa jacjac kadareento waa marsakartaa kulahaa🤣
@mahamedabdallahussein4483
@mahamedabdallahussein4483 Жыл бұрын
Maa qoosli kaaro. Waa 😁😁😁😁😁fuuraay
@abdirahmanjamac5815
@abdirahmanjamac5815 Жыл бұрын
Hhhhhh kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkk ingaliska ayaa iigu daran suu udhahaayo kkkkkkkkk kusoco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😮
@axmadmaxamad4526
@axmadmaxamad4526 5 ай бұрын
Cabdillahi.akanuu.sida.aad.dadka.u..dhibeso.Ayan.ka.helay.sxb❤❤❤❤❤❤❤❤
@qalbidirie4888
@qalbidirie4888 Жыл бұрын
War qoftan vediowga waa ku cayartay 😂 qeelo leee
@abdirizakmaalim2468
@abdirizakmaalim2468 Жыл бұрын
Socdal wa niki kaliya asago camera ujedo prank lugusamey 😂😂😂
@yahyeabdikaadiradam
@yahyeabdikaadiradam Жыл бұрын
Socdaal is nos easy☝️🤣
@maxamedsaalim-ub6xe
@maxamedsaalim-ub6xe Жыл бұрын
𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐚𝐤𝐚𝐧𝐮𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐮𝐬𝐨𝐜𝐨❤❤
@CabdikaafimaxamedMaxamed-bj2nt
@CabdikaafimaxamedMaxamed-bj2nt Жыл бұрын
Dahir calasow kuso samey 😂😂😂
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 Жыл бұрын
Socdaal is famous in the world😂
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 Жыл бұрын
team kaan subscribe ay haystaan in ka badan bay u qalmaan qatara badan bay umarayaan in ay dadka ka qosol siiyaan
@World_Foot-ball.
@World_Foot-ball. Жыл бұрын
Sxp mcn qosolkii woo iga dhmdy
@fiyore1
@fiyore1 Жыл бұрын
Socdaal is funny wllhi 😂
@user-rf1fm1gk2m
@user-rf1fm1gk2m Жыл бұрын
Kii ctoooh yare lgu sameeyey aaka daran😂😂
@abokorcade5839
@abokorcade5839 Жыл бұрын
Alla sxb walaahi beerkaad i casaysay abdulahi akanuuu. Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@EntertainmentShortENS
@EntertainmentShortENS Жыл бұрын
Famous in the world 😂😂😂 I never heard about him 🤔
@Money-Maker942
@Money-Maker942 Жыл бұрын
ASC Mxd ka ogthy Geesigii Islaamka ahaa Ee Soomaligana Ahaa ee ka Difaacay Qabriga Nabigeena Maxamed SCW Kirishtankii Utashtay Qabriga Nabiga. BALSE WXAA Nasiib daro ah iNaad Waxba ka.ogeyn sharfta usoo houatey islaamka iyo soomalida. امام احمد ابراهيم الغازي(احمد جوري )Axmed Gurey AUN. 😢😢
@aishaismail5626
@aishaismail5626 Жыл бұрын
R.I.P English you have killed it 😂😂😂😂😂😂
@alikerow8264
@alikerow8264 Жыл бұрын
Naclatulahi calal yahudi Please 🙏 let's pray for our brothers and sisters in palatine..... They invaded MASJIDUL AQSA, the first Muslim QIBLA and are humiliating our Muslim brothers and sisters from praying during these holly month of Ramadan 😭 May Allah grant them strength to withstand with that hardship as they continue with their supplication Ameen🤲
@aqooncusubchanelofficial4299
@aqooncusubchanelofficial4299 Жыл бұрын
Kubaro quraanka online
@zuperzadiik34
@zuperzadiik34 Жыл бұрын
Socdaal is funny walhi iam English kulahaa
@mahadtahlil4927
@mahadtahlil4927 Жыл бұрын
Hadalka dhan hadii uu ku dhameyay bee 😂
@sagalsaid3786
@sagalsaid3786 Жыл бұрын
Socdaal family kisa ma soomana miyaa hhhhhhh
@foosmuke6029
@foosmuke6029 Жыл бұрын
Kkkkkko somaliy way walantahay gacata ayaa ka horeso
@AnasJojo27
@AnasJojo27 Жыл бұрын
Englishka xigtaa isku dhibooya muu iska daayo😂😂
@caabishataa6612
@caabishataa6612 Жыл бұрын
The one and only abdullhi akanuu very very fany wllhi all for somali keep going bro lovely
@darishore814
@darishore814 Жыл бұрын
English waa ku tumatay somalidiina waa isku dirtay hhh
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556 Жыл бұрын
Wxn English mia😅😅😅
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Heeey Mr khan tixane maa nooga dhigtey akanuuwow😂see cml wllo😂
@sadamsaid9804
@sadamsaid9804 Жыл бұрын
Keep going bro
@abdisalanabdixamiid696
@abdisalanabdixamiid696 Жыл бұрын
Ar socdala Englishka Wu cewewyey 😂😂😂
@abdifatah1994
@abdifatah1994 Жыл бұрын
Wlh wan fuuurey 😂 A,kanuuu Sooo badi brank ee Catooosh Sooo qabo 😂
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Catoosh wuu kusameeyey 😂
@aliscotish5924
@aliscotish5924 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 sida hindi iskugu ekeysa layaabay
@xaniifaxaajicali1490
@xaniifaxaajicali1490 Жыл бұрын
Alla qosol iguma harin mnta😂😂😂😂
@Cawiyeboyoffice
@Cawiyeboyoffice Жыл бұрын
Nin kan caan waye ku dheh🤣🤣🤣
@KhalidDiiriye-nl9zs
@KhalidDiiriye-nl9zs 10 ай бұрын
Hore usoco wlalkey
@salafusaalixchannel
@salafusaalixchannel Жыл бұрын
Hhhhhhh macaawusley prank kululaa
@aminsuleyman8049
@aminsuleyman8049 5 ай бұрын
Socdaal iyo famous qosal badanaa😂😂😂
@abdirahmanmohamed1260
@abdirahmanmohamed1260 Жыл бұрын
Somali igu sheeg kulahaa anagoo aragnaa noo dhiibtay lkn filin ahaan baan iskaga dawadaa prank somalida
@maxamedcabdiraxmaan6398
@maxamedcabdiraxmaan6398 Жыл бұрын
Cawa qusul aaa u dhintay Tan kale gawarta safiican ayey u jishay wlhi legenad
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Жыл бұрын
😂😂😂😂 socdaal waa madax yare
@adeyabdille5539
@adeyabdille5539 Жыл бұрын
Wlhi this make my night soctal famous in the world
@newsongsworldshorts3454
@newsongsworldshorts3454 Жыл бұрын
Iam famous in the world😂😂😂
@nuuraadan7196
@nuuraadan7196 Жыл бұрын
Abdulahi akanuu horaY Usoco
@isseabdisalanabdullahi8038
@isseabdisalanabdullahi8038 Жыл бұрын
Akanuu legend aya tahy walhi
@user-yl9vu5ty4n
@user-yl9vu5ty4n 10 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh walhi qosol way dhaaftay tani Akanuu is not easy
@darboweynetv252
@darboweynetv252 Жыл бұрын
Aka sxbow tinta badi si qofka u run run ah u maleyo soo badi madax ka buuxi qofka si u maleeyo run run 14:19 14:22
@honestdude70
@honestdude70 Жыл бұрын
Socdaaal waa Caan caan dhalay ila brazil waa lagakasa
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Жыл бұрын
Video gii igu wosolks badna al fanan socdaal wan wataa funy
@CADEMUUSE-me6oq
@CADEMUUSE-me6oq Жыл бұрын
Ninka kalia oo helmer Labada camira fiirinaya 😂😂😂m.a
@KhalidDiiriye-nl9zs
@KhalidDiiriye-nl9zs 10 ай бұрын
Wllo wlhi siniyada iiga qoslisey
@nashaadismciil1552
@nashaadismciil1552 Жыл бұрын
Beerakah😂😂😂😂😂
@user-ju1np3xp3f
@user-ju1np3xp3f Жыл бұрын
Sxb waxagu parank maha wa been wlahi ee waxan is ka da wax laqadan karo dadka ukeen qof aad is taqanan mad naga dha dhicinaysa wu igaran wayay
@mohamedkhadar-lj9xy
@mohamedkhadar-lj9xy Жыл бұрын
Beer ka i castaway wlaahi
@mohamedmahad4892
@mohamedmahad4892 Жыл бұрын
Sxb wxn Kaa codsanaa inad samayso tigaha intad racdo qofka kuLasaran Lacagta igabixi kudheh
@SakariyeUk-yh1vu
@SakariyeUk-yh1vu Жыл бұрын
Waxan walaahi waa lays la ogyahay
@SakariyeUk-yh1vu
@SakariyeUk-yh1vu Жыл бұрын
Haa whhi
@omaradanabdulahiyurqud6078
@omaradanabdulahiyurqud6078 Жыл бұрын
Dad canka ah waxey waxpa ka ogeyn eey no xayasiyan😂
@sadaqabdilahi1938
@sadaqabdilahi1938 Жыл бұрын
tan waa prank oo kalliya
@SALAXUDIIN980
@SALAXUDIIN980 Жыл бұрын
Walhi sanbuuqada ku qarxin😂
@NadrawiSalaax
@NadrawiSalaax 10 ай бұрын
Hhhhhhhh ninkaan caan weeye ku dheeh catoshkii labaad😮😮😮😮
@Qurankareem0114R
@Qurankareem0114R Жыл бұрын
Nio Prankyada Beenta Naga daa walal😂😂😂
@abdirahmanabshir2141
@abdirahmanabshir2141 Жыл бұрын
Gadhku waa la garanayaa in lasaaraybee😂😂
@munazarcade8610
@munazarcade8610 Жыл бұрын
Akanuu apwe waa ku tageraa mnty wax kaa codsanaa bisha ramadan darteed inaa 50 dollar isoo dirtid waan kugu kalsonahay wllhi
@Suweyda_
@Suweyda_ Жыл бұрын
Socdaal😂😂😂 jakada sidu usiibta igu daran
@sayidcalimaxamuudaadan-rb7ew
@sayidcalimaxamuudaadan-rb7ew Жыл бұрын
Wlhi nin iga qosliyey adaan ku arkay😂😂
@abdirahmannuunow7733
@abdirahmannuunow7733 Жыл бұрын
U sheeg Ani caan ahy dheh kulahaa😂😂😂😂😂
@sadaqabdilahi1938
@sadaqabdilahi1938 Жыл бұрын
hhh
@abdallahajji841
@abdallahajji841 Жыл бұрын
In the world 😂😂😂😂😂
@Sky.edit55
@Sky.edit55 Жыл бұрын
Fashil waaye socdaal waa uuqoslay inaad kajartaan bay ahayd laakiin saaxiib baraankiga feega iskadaa😢😢😂😂❤
@user-rf1fm1gk2m
@user-rf1fm1gk2m Жыл бұрын
Yaah😂😂😂
@AliBazi-ch9ct
@AliBazi-ch9ct Жыл бұрын
Walaahi waasoomsnshay waxaan waa lisla ogyahay
@anihalpii3856
@anihalpii3856 Жыл бұрын
Socdaal ma isku donatay kkkk
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 Жыл бұрын
Socdaal..caadi mahan😂😂😂
@suugaanbile
@suugaanbile Жыл бұрын
#0:45_ English igadan😂😂😂
@mohamedmahdi6512
@mohamedmahdi6512 Жыл бұрын
Wll updalla Qoftaan xariifad wye 😄🔥
@Kamalvlogs10
@Kamalvlogs10 Жыл бұрын
Hada ma waxa naga dhadhicinesan socdaal ma fahmaayo abdullahi akanuu nimanyahow caqliga ha shaqeeyo dadka idinku xidhana ixtiraama waxan miuqal maahe
@MustafaAli-hs2qh
@MustafaAli-hs2qh Жыл бұрын
Alfanana is dagi English iga dagana 😂😂
@YusufYusufabukarxasan-lg2bi
@YusufYusufabukarxasan-lg2bi Жыл бұрын
Bas akunoo qoftii horaa jilinka kufiican niyow
@poqorkodi
@poqorkodi Жыл бұрын
Wasakh akaanu😂
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
Socdaal sawirkiisa inta ku qososhay ASC 🤝🕵️😂😂
@queeny3556
@queeny3556 Жыл бұрын
alaa san uquslay ley very funny war somaliyey wilka an 300k garsina
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,2 МЛН
Logo Matching Challenge with Alfredo Larin Family! 👍
00:36
BigSchool
Рет қаралды 8 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Ka Hor | ka Dib || Sirta ka dabamysa shirkada ROLEX ||
14:12
Ismalure-Media
Рет қаралды 1,1 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН