Samafale Macalin Jaamac oo ah Aqoonyahaan Dalka dibadiisa kusoo bartay cilmiga Dabdamiska iyo....

  Рет қаралды 4,633

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Ай бұрын

Samafale Macalin Jaamac oo ah Aqoonyahaan Dalka dibadiisa kusoo bartay cilmiga Dabdamiska iyo Taraafikada ayaa galabta qayba ka mid ah wadooyinka muqdisho ka sameeyay olole loogu magac daray Xiro suunka gaariga oo badbaadi naftaada.

Пікірлер: 24
@fe8445
@fe8445 Ай бұрын
Maashaa Allah. Macalin Jaamac hore u soco walaal. Soomaali dhab ah oo badbaadinaya dadkiisa.
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Guulayso samafale.
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 Ай бұрын
MashaAllah Hore usoco
@kadeeromar8950
@kadeeromar8950 Ай бұрын
Masha taliye noloow ❤
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
somalidah waxan ku nacay qofkah wax u shegah bay ugu necebyihin somalidah waxay ugu jecelyihin kuwah bobah kuwah dilah kuwah dhacah
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Traffic MOORYAN DHIIGYOCAB AH wada noqotey maxaad ka sugeysaa
@keysekeyse494
@keysekeyse494 Ай бұрын
Masha allah
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Ай бұрын
Yaaasalààaaaam
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Ninkani Mafrash ayuu ku heystey London waana soo wareerey oo hadda xamar mooryaan dhiigyocab ah u gacan galey
@user-abtol45
@user-abtol45 Ай бұрын
Dawlada hoes amar haka soosaarto kadib ganaaxa halaga qaado kii aan xiran suunka. Amarka adeecin.
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 Ай бұрын
Wallhi wa run gadiidka wa hub la kaxeysto iska ilaalsha naftiina iyo tan shacabkaba suunka xirta tartiib na u kaxeya wbt
@youngboy5293
@youngboy5293 Ай бұрын
Ninkaan reer Stockholm baan isla ahayn
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Ай бұрын
Waa kuwaan raga loo baahanyahay
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman Ай бұрын
Qaanuun la,aanta waa dhibkaasi Soomaalia kibir ayaa ka batay Waa kibir dadkaasi sharci la,aanta lee waaye Madax wax garad ah allaha keeno Oo sida ninkaasi isku xilqaaamo
@bario1091
@bario1091 Ай бұрын
Tarafika bakoorad wato maxaa waye wallhi waan iska qoslaa somali dhan ayaa wax kaqaldan
@Yedo25254
@Yedo25254 Ай бұрын
Samafale macalin jamac waa Muwadin somalilanders ma aha?
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq Ай бұрын
Waba runtiisa walahi
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c Ай бұрын
Suunka macnahiisa qofkii yaqano ayaa xirta waana muhiim darawalka marka hora in labaro qofka ayaa fiican suunka aniga makaxeyo gari ilaa aan kaxirto suunka waxaan iskaga gooshaa inkabada 2000km waan fahmi karaa fa idadiisa marka dadka aqoonta ayaa ku yar dhibta waa taa dadka waxbartay way garan karaan suunka macnahiisa isbiidka aad kusocoto lagu dhuftay miisankada ayuu noqonayaa culeeskada masalan waxad socotaa speed 50× 70kh oo misankada = 3500kg culeskaada markaa inad daqada kabaxdo way fudutahay ama dhawac culus uu ku garo balse suunka haduu kuu xiranyahay waad ka badbaadesaa haduu shil daco
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c Ай бұрын
Macanaha waa impact imanaya
@GloLeaders
@GloLeaders Ай бұрын
Macnahiisu waa in Aadan dariishada kabixin
@user-nx8rc7de2c
@user-nx8rc7de2c Ай бұрын
@@GloLeaders haa ama murayada hore
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
Bajaajleeydana maxay xiranaayaan, xarig lee igadheh ileen suun malahee.
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Waa isaaq waa kii idin qarxi lahaay hawiye darood iyo isaaq cadaw idinku ah soo aruursada hadhowna baroorta hawiye meeyd site goormaa wax fahantaan hargeysa muu tago waa ciil qabe isaaq
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ALLAAH MIIZAANKA XASANAADKA HAKUUGU BUUXIYO WANAAGGAA AAD SAMAYASAY ILAAHAYNA HAGARAN SIIYO UMADDA SOOMAALIYEED INEY DANTOODA GUUD AHAAN IYO GAAR AHAANBA GARTAAN❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
DEG DEG: XMASS OO KU DHAWAAQDAY QOFKA BEDELAYA ISMAACIIL HANIYA
11:27
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 18 МЛН