WAY DHISANTAY MOGADISHU XAFADA SAYIDKA IYO SUUQA SAYIDKA EE DEGMADA HOWLWADAAG 31/1/2022

  Рет қаралды 7,611

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@abdimoha9206
@abdimoha9206 2 жыл бұрын
Mahadsanid sister wadada dabka ilaa isgoyska wadada wadnaha ma inoo soo duubi kartaa weliba kirada iyo iibka guryahana soo raaci fadlan. Thanks
@razvaxultra6333
@razvaxultra6333 2 жыл бұрын
Mashaa allaah thanks information 👍👍👍👍👍👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@ileey-Teens
@ileey-Teens 2 жыл бұрын
Abayo. Allah ha ku dhowro. Walasheey. Juunkal, xaafada ceymiska. Waa la dhisayaa. Ma soo duubi kardaa walal.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 жыл бұрын
Waa wax laga’naxo wadanka oo dhan gaadiid foolxun ayaa meel walba qabsaday ‘bajaaj’ waa waxuu turkigu malaayiinta uga sameeyo somaliya aduunyada kale waa laga mamnuucaa gaadiidkan foosha xun inuu wadanka bilicdeeda xumeeyo turkigana qashinkuu usoo iib geeyay wadankeena😢😢😢waa inay dowladda ka mamnuucdaa wadanka gaadiidkaas mootada ah😤 sida kale walal waad ku mahadsantahay duubidda aad noo soo gudbiso jazaka’allah walaasheen🙏🏼
@somaliking3360
@somaliking3360 2 жыл бұрын
MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin keep going sister guul iyo gobonimo
@aslisayid5411
@aslisayid5411 2 жыл бұрын
Maasha alaaah shuran sis isgoska howlwadag hore jidka bar uwax adayi xaafadaheeda natus
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 2 жыл бұрын
Masha Allah. Jazakalah khayr Aniga waaiga madmadoobe alaa ku yaqaana, meelahaas magac ahaan waan u garanayaa xabadse kama garan 30 sano ma arag wadankii.
@samsamxaashi7825
@samsamxaashi7825 2 жыл бұрын
Maasha allaaah tabaaraka laah abayo muqdisho ayaaba na jecleysiisey wlhi qayr badan alaha ku siiyo Guuleyso
@adannur4755
@adannur4755 2 жыл бұрын
Moqadishu
@aslisayid5411
@aslisayid5411 2 жыл бұрын
Mahadsanid washey
@kamalali79
@kamalali79 2 жыл бұрын
Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan
@yasom1929
@yasom1929 2 жыл бұрын
Masha Allah. Waa waqti wanaagsan
@ahmedosman701
@ahmedosman701 2 жыл бұрын
Masha allhaa waa wax lugu farxo wadankena 🤲🤲💕💕
@abdulkadirshire5915
@abdulkadirshire5915 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@halimahussein2000
@halimahussein2000 2 жыл бұрын
maansha alaah keep going sister
@HonestAbe18
@HonestAbe18 2 жыл бұрын
Aawey schoolkii cisman geedi raage
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Masha Allah walaal jazaaka Allah
@nuroducale7302
@nuroducale7302 2 жыл бұрын
Masha Allah.
@adannur4755
@adannur4755 2 жыл бұрын
Masha allah
@Yaz2687
@Yaz2687 2 жыл бұрын
waddo tuus isku xirto wadada wadanaha ilaa wada maka almkurama wax ka jirta wadada isgooyska bakaaraha oo toos u aado isgooyska dabka aydo meel aan ka xarneen oo laami toos ah waxey dhex marta hodan i howladaag gaar ahaan xafadaha kala ah barmuudo iyo siigale mahadsnid walshey
@anabbarre7660
@anabbarre7660 2 жыл бұрын
S/c/r/b walaall waa mahadsantahay markaa howlwadaag soo duubaysid waa jaclaanlaheem in aa soo duubtid dugsiga sare iyo jidka kamara dhinaca qorax ka soo bax. Oo aada majidka malin biyamaalow kii aa na tustay waa kan hoose waxaa la dhahaa xasan qarandi waa mahadsatahay
@HonestAbe18
@HonestAbe18 2 жыл бұрын
Schoolada markaa mareysid plz noogu qabo
@adontiallah6637
@adontiallah6637 2 жыл бұрын
walalay goorme ka nasataa hadalka badan ma sidanaa reerku dhaqdaa tomash hadalka badan waa xanun is ka yareey hadalka badan plz
@adannur4755
@adannur4755 2 жыл бұрын
Aad iyo aad oo qurxonyahiin wadayiinka
@mmmyare8411
@mmmyare8411 2 жыл бұрын
Asc wll dhaman wan salamaya inta kugu Xiran iyo Adiga inta Ka Dib waxa tahay qof Lagu daydo wadaniyad ah
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 2 жыл бұрын
Wcs sister
@spotluxe1885
@spotluxe1885 2 жыл бұрын
Poor drivers with hazard lights on. No signal to turn right. Still long way for proper with strong laws and regulations for all public transports.
@mmmyare8411
@mmmyare8411 2 жыл бұрын
Mida kle clip yada FB maso dhigtaa xaga Aya lo badan yahay I sheeg Facebook gaaga
@ajmaldagan1119
@ajmaldagan1119 2 жыл бұрын
Cilad yarba iga heysato mar kan xaliyo aniga aya idinso shegaya mhtsnid
@abdisheikh8042
@abdisheikh8042 2 жыл бұрын
Adeer horay waxaa la oranjiray Ceel hindi dhinaca kale ee waddadana waxaa la dhihi jiray daraawiishta ceelhindi waa qadiimi waxaan degganaan jirray waa hore 1967kii
@ajmaldagan1119
@ajmaldagan1119 2 жыл бұрын
Mhtsnid adeer muqalada so kudbintoda ka hor in adi laguso weydiiyo magacyadi hore ayaba mudantahay walhi masha allah mhtsnid
@yusufmohamed9218
@yusufmohamed9218 2 жыл бұрын
Xaafada sayidka lamayiraahdo waxaa ladhahaa CEELHINDI sidaas ugaro teeda kale waa bermuudo ee deris lama aha ilkaa siigaale bermuudo la iskudhahaa
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
SAYIDKA CEELKA CAL CALIYOOW BAR HERMANYO BAR SHANTA SOMALI CEEL HINDI IYO QABUURAHA HINDIDA HOOLWADAG HODAN WABERI IYXAMR JAJAAB WA MATAANO
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
SAYIDKA WA HADA MAGACAAS XAFADAAS WAXA LA DHAHAA WALIYOOW CADE IYO ISKU RARARAN
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdiraxmancabdi6152
@cabdiraxmancabdi6152 2 жыл бұрын
Abayo sacdiyo keep going kaxda masjidka dabaqeynka dhulkisa imisa waye
Barnaamijka tixanaha degmooyinka gobolka Banaadir | Qeybta 2-aad | Degmada Howlwadaag.
19:42
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
xaafada xayi kaafi ceelasha biyaha dhul beec
5:21
Daahir Maneestar
Рет қаралды 1,9 М.
Taalooyinka muqdisho   | historical places in muqdisho 🇸🇴
9:43
XAAFADA SIIGAALE IYO JIDKA DEGMADA HODAN MOGDISHO SOMALIA
10:08
Ajmal Services
Рет қаралды 16 М.
Toos: Dhimasho & Dhaawac ka dhashay Roob Xoogan oo muqdisho ka da'ay
11:00