Somali american iyo Ali Harare iyo Mustafa wad iga qosliseen walahi thank you so much
@sahradhoolchannel86578 ай бұрын
Alla cali xaraare miyaad ii ogayd inuu dhib nagu hayo sanbuuskasi wllhi waxn ka werweraa marky rabadan soodhowato samayntisa wxn sameeya 50midh 9baa laga cunaa daalka iyo dayaca bad dhacay ilaahay haku daayo caliyoow❤
@mimihawthorne7 ай бұрын
Cali waa funny mashallah 🥰 ❤Cali iyo Martin caadi maaha😂😂😂😂😂😂
@anabali52988 ай бұрын
❤Waa run hadalkas waa II gadan yahay war kas❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@wiilomakaraan50928 ай бұрын
Maash Allaah dallken Nabad Alle noo dhigo
@FaisaAli-d7i8 ай бұрын
Ramadan Mubarik. Waliba aan idinku dare cafimat ahan uma fiicna sabab calooshado manta dhan soomanayd. Basbas. Iyo daqiiq. Misirka iyo babaaya. Iyo timir haloo badalo Inshaalah ❤❤😂😂😂
@hakemaali50558 ай бұрын
😂😂Iminkan 100 midh oo sanbusa ah Labay, hoyaday macan oo 70 jiri iyo Caruurtii ba Sanbuse La aan inay afureen uma hastan, ka Suuqa, ee Waa wayna ma ogola , lakin kaluun iyo Digag Ayaan ku misaa 😂❤ Ramadan mubarag, Wad iga Qoslisene, I'm welcoming holiday after Ramadan
@AhmedHussein-v1q8 ай бұрын
Ramadan Mubarak
@libaax-cq4wk8 ай бұрын
Sambisa is our traditional and most popular ones that we introduced to the world so please be proud
@Soomaaliweyn18 ай бұрын
Masha alah proud to be Gaas😅iyo laab jeex af bilow
@abdisamadmohemad84328 ай бұрын
Sambuse isn't our traditional its Indian traditional food
@ugaskawadanka26238 ай бұрын
Waa run iyadoo la adimay ayay wali shiilayaan. Afur diyaar ah arki maysid wali yuuyaa yuuyaa. Cuntada hala yareeeyo
Sambuuska soomalido ku samayso Minneapolis aad bay sumcadii uga dileen specially kuwa lagu iibiyo maxakhayadaha
@HaronOmar-fo7ji8 ай бұрын
😂😂😂 love this
@ahmedadan79818 ай бұрын
Walalow xasaska hanagu dirin 11 bilod ayan cunin roti iyo is maris ayan cunenay marka bishan wa Ramadanka sanbus iyo mashmash bajiyo iyo nafaqo markan cuno ayan ada tarawixda kadib wa casho walalow kada an ku ducena waxan fila adiga waxad qabta laabjeex sanbuska aya ku dhibayo kkn anaga wan jecelnahay
@HardTalk18 ай бұрын
Waa xaqiiq in Muuska iyo canbahu ay kala macaan yihiin, maaha US oo kaliya meelo kale ayaa la mid ah.
@2daysago_8 ай бұрын
Kenya xitaa....markaan gobolka Nfd joogo qudaarta cambaha iyo babayga waa macaan dhadhan leh....lkn markan Nairobi joogo dhadhan maleh waa un iska cun. Wlhi dhulka somaalida macdan barwaaqo ayaa ka buuxda lkn kama warqabno
@hodanc62558 ай бұрын
Wa runta aniga I Kuli so maray nimco Allah na siyay ba lagu casiyay
@warsamemeesho59498 ай бұрын
allow waaD naga qoslisay
@mukhtarmaxamed53578 ай бұрын
Ramadaantu waa cunto yar iyo cibaado badan
@HassanAhmed-yf7vm8 ай бұрын
Martin waa iga qosliyaa ku lahaa ma waxaad aragtay Sambuus intaa leeg oo baradho ka buuxdo kkkkkkkk
@fatimaelmi10388 ай бұрын
Sambusa iyo bajiya and mash mash La dagaalamayna. Idinkana rabtiin runta.
@hibohussain55058 ай бұрын
manta balan ban laha ninkayga ku yidhi sabuuse & bur ma saynayo walhi intu xanaaqay waba oo yi gaadhay ninki wayna😂😂🤣
Saanbuuska in la joojiyaa wacan wax ka dhib badan oo ka qarash badan oo ka faaiido yar ma jiraan waayo hadaad ku afurto gaaja kaa bi'in maayo cunno dambena ma cuni kartid oo waa wada saliid iyo xanuun Qofku inuu timir iyo biyo ku afuro kadib tukado makhrib kadib cunto caadiya doontaa intaad doontaad cuni kartaa markaa anigu sidaasaan sameeyaa xiligaan saanbuuska joojiyay baa ramadaan iyo cunto xumo biyo mooyee aan wax kaleba kaa dagayn iigu dambaysay
@hodanc62558 ай бұрын
Salida waxay ku xiran tahay sida lo kariyo gaajo wu bi iya wayo hilibka wa barootin
@ahmedcabdirisaaq24028 ай бұрын
@@hodanc6255 hiliba laguma daro hadda baradho iyo basbaas iyo saliid weeye ka suuqa lagu iibiyo kolay ka xaafaduhu wuu yara dhaama ka suuq lkn cuntada uun buu kaa hor istaagayaa dhibtiisa iyo dheeftiisu ismale kuma afuro anigu waana ka raystay intaan joojiyay afkaa cunto ma saari jirin markaan ku afuro biyo mooyee