SAMIIR ZAAM ILAAHAY DARTII IIGU IMOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024 Part 1

  Рет қаралды 1,252,907

Samiir Zaam

Samiir Zaam

Күн бұрын

SAMIIR ZAAM || ILAAHAY DARTII IIGU IMOW || OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
samiir.fanlink...
Lyrics : Nasteexo ali
Melody : Samiir zaam
Music : Mustaf karaama
Acting
Atrishada Laki Abdirahmaan
Odayaasha
Safiya Maxamed
Kabtan Baara
Abaha Jacaylka
Maxamed Jaamac
Cag Madhige
Sheekh Meel Taagan
Director Cimraan
Camera
Production company mali world
PLEASE DONT REUPLOAD THE VIDEO COPYRIGHT PROTECTED

Пікірлер: 761
@samiirzaam
@samiirzaam 2 ай бұрын
Parta 2 Qayb Kale Ayay Lee Dahay Hesstan Lasocod Wanaagsan Saxbyaal🥰🔥🔥🔥
@AmatiPoi-h3q
@AmatiPoi-h3q 2 ай бұрын
❤❤❤
@hassanmohamed9896
@hassanmohamed9896 2 ай бұрын
Sxp dolow Addo ma xasusataaa😇😁
@teamcatooshofficial1237
@teamcatooshofficial1237 2 ай бұрын
Guleyso sxb
@achiveking
@achiveking 2 ай бұрын
Next week hadan soo dhigin xiiso malahaneyso marka soo boobsii si part3 loo sugo👈🙏
@apdirazakalta7090
@apdirazakalta7090 2 ай бұрын
Tan markey 1m xirto soo gali mida kle
@TALIYE___UMAN
@TALIYE___UMAN 2 ай бұрын
Hees walba cusub waxa ka macaan Quraanka kareemka yaa Allah igu raacsan wll likeka ha ila guudbin🕋♥
@NinWeyn-jh6ud
@NinWeyn-jh6ud 2 ай бұрын
Anaakuugu raacsan
@Farxadbile7
@Farxadbile7 Ай бұрын
𝚗𝚊𝚊𝚌𝚊𝚕𝚊 𝚔𝚞𝚐𝚞 𝚝𝚊𝚊𝚕𝚎 𝚖𝚊 𝚑𝚎𝚎𝚜 𝚒𝚘 𝚚𝚞𝚛 𝚊𝚗 𝚊𝚢𝚊𝚍 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚊𝚜𝚝𝚊 𝚒𝚜𝚕𝚊 𝚖𝚎𝚕 𝚍𝚑𝚒𝚐𝚎 𝚒𝚜𝚔𝚞𝚖𝚊𝚋𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚠𝚎 𝚖𝚒𝚜𝚎 𝚚𝚒𝚖𝚊𝚑𝚊 𝚚𝚞𝚛 𝚊𝚗𝚔𝚊 𝚊𝚢𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚊𝚚𝚘𝚗 𝚒𝚗𝚝𝚊 𝚕𝚒𝚔𝚎 𝚛𝚊𝚍𝚒𝚗𝚢𝚜𝚘 𝚑𝚊 𝚍𝚊𝚖𝚋𝚊𝚋𝚒𝚗 𝚢𝚊𝚑𝚞𝚍𝚔𝚊 𝚝𝚊𝚑𝚢 𝚠𝚊𝚜𝚎
@MaariyaCartan
@MaariyaCartan 2 ай бұрын
2017 wiil aan jeclady baan jeclahy 😢2021 buu xabsi galy 3sano codkiisa maa maqal wajigisana ma arg 🥲hadana axaan ujeclahy sidii inuu habeen walbo ila hadlo 🥲💔indhahygu way ooyayan waliba owgaye 🥲💔igu soo duceeya illhy inuu xabsiga iga soo saaro 🥲
@Muuna_MuhuYodiin_15
@Muuna_MuhuYodiin_15 2 ай бұрын
@@MaariyaCartan ilaahay hakaso saaro wlaal hana idinn kulmiyo inchallah🥺🫂
@canuudabdiaziiz9445
@canuudabdiaziiz9445 2 ай бұрын
@@MaariyaCartan abayo insh alaha wu so baxa malin un wadna isku iman dontiin 🥺🥺
@Mohamett___17
@Mohamett___17 2 ай бұрын
i.a wuso bxa abayo qalbiga adkeey💞😊
@saabirmeyma6690
@saabirmeyma6690 2 ай бұрын
Adunyada korkise igu aman gali hana iso laban kaliya qalbigega isi daaa😢❤
@amiishalove8691
@amiishalove8691 2 ай бұрын
ilahy hakasoofurfuro. meshaas wll😓🤲
@mahadabdullahi8118
@mahadabdullahi8118 2 ай бұрын
Heestan xasuuso badan na galisay nagada samiir xasuusaha dib nogu celinesid horey inaa usii socono rabna✌️
@qali20
@qali20 2 ай бұрын
Haa wlhi anoo caadi iska ah xasuus galay🥺
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 ай бұрын
IMTIXAAN WAXAA IGU FILAN ADI LA'AANTAAYEE🥺 ANBADOO SIDII HORE MA IHI LIGAY ITAALKII EE🤦🏽‍♂️ NIYAD JABAY ALLUUN BAA OGOO WAAN INKIRAYAAYEE🙈 NIN RAGI MA OOYEE SI LAYN LA IGA ARAG MAANTEE🙇🏽‍♂️💔😌 AADMIGU WANAAGUU TARAA LAGU AMAANAAYEE🥰🫡 HADII AAD ABAAL II GASHANA KUMA ILAAWEENEE🫶🏽❤️‍🔥 QOF TAADA DOONDOONAYAA KAA AG TAGI WAAYEE❤️‍🩹🫂 ISHA NUGUL DAREEN BAA WATEE FAHAN AMUURTAYDA🥺🙏🏻 ERGO IYO WAXAAN SOO DIRSADAY ODAYO WAAWAYNE👴🏽🧔🏽‍♂️ MA AJIIBIN ARINKAY WADEEN DIIDAY AMARKIIYEE🫠😔 INDHAHAYGU WAY OOYAAYAAN WELIBA AWGAA EE🥹💔 MA INAAN IS DHIIBAA RABTAA WAAD I ARAGTAA E😢🤦🏽‍♂️ IKHTIYAAR MA LIHI OO JACAYL IGA AWOOD WAYNEE😔💗 ISTAREEXII MAAYEE ADAA KUGU AHAA RUUXEE🫂🙄 ADUUNYADA KORKIISAY NAFLUHU ISUGU EEXDAANEE👩🏻‍❤️‍👨🏽🥰 ILLAAHAY DARTII IIGU IMOW WAAN KU SUGAYAAYEE🙏🏻🫶🏽🫴🏼🥺🤦🏽‍♂️🫂❤️‍🩹
@Fowziaabdulkadir
@Fowziaabdulkadir Ай бұрын
1M like uqalantaa Wlhi 🎉
@haniilkacaz7164
@haniilkacaz7164 26 күн бұрын
😢❤
@xananali4420
@xananali4420 2 ай бұрын
😢 wax aan daremya qalbi xanun wlhi wax aan jooga wakhti aaan hadu joogo iyo hadii kale isku mid ii tahay wan ku kalsona qofka dacad ayaan u ahaaa sando badan la socdy lkn isagu uu isheegi jiry darenkisa marku arky ina is dhab u jeclahy ayuu iga fogday oo rajo kasta ku ciyaarya 😢😢😢 hadaa iga danbeyso iso duce ina helo qof aan ku dego ku nazto😢🤲😭😭
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 2 ай бұрын
@@xananali4420 isagaad ku degaysaaye usamir
@Asiya-o2j
@Asiya-o2j 2 ай бұрын
Aamiin aamiin wad heli wllo haniyad jabin wllhi wax kastiba waa qoral
@xananali4420
@xananali4420 2 ай бұрын
Inzha allah 😭😭 imika waxaan usoo galay ina dhegyso heesta niyad si ka ahye😭😭💯lkn alxm​@@Asiya-o2j
@zaaraqueen8844
@zaaraqueen8844 2 ай бұрын
Nasasho iyo daganaasho naftada Ada siin Kara ii i aamin kii ku wacna Wu imaan qofna madaxaga hoos ha ugu dhigin kaso qaad inusan adunkaga jogin nolashada horey uwado ilitada farxad darted ha udadato not qofan ku ogeeen wlshy
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 2 ай бұрын
@@xananali4420 haduu qofkafii yahayna waad heli haduuna ahyna qalbigaaga u ilaali qofkii xaqa ulahaa
@kaynaan3467
@kaynaan3467 2 ай бұрын
Heestan waxay tabtay qalbiyo badan dhagaysan doona, gabaygii cilmi boodhari A.U.N ban xasuustay nin ba tu ka helo hodan ku sheegaya qof walpa qofkiisa hadu heli laha aad uwacan lahyeed lkinse aduunyadu wa qabyo oo ma dhameys tirna 9 mana 10 nawado dhamtin waxan inii rajaynaya badalo khayr qaba xidhiidho aad ku ilawdan wixii hore qof walpa meshu joogo iyo mansabkiisa ku salamaya respect full my big brother samiir saam best artist and musician
@SuldaanFaysal-xo9ro
@SuldaanFaysal-xo9ro 2 ай бұрын
Ilaahey dartii iigu imow wan ku sugayaaye😢❤ qofka marka kula joogo dareemi maysid jcylkiisa ee markuu ka tagaad dareemaysaa boosku kugu jirayy N😢😢❤
@dayesomaliyoutube7108
@dayesomaliyoutube7108 2 ай бұрын
Walhy Mustafa Karaama Musigisa waa Heer sare. Hees Kasta oo Uu mustafa tumay Waa Ku Raxeysta Jiir oo Joog bro Sido kle Nasteho ,macalimu Samiir Iyo Dhaman Inta hesta ka qayb qadaty waa idin salmaya From Jigjiga ❤
@OzilMee
@OzilMee 2 ай бұрын
@@dayesomaliyoutube7108 🔥
@qaalid2020
@qaalid2020 2 ай бұрын
wow heesta waa dab iyo holac muqalkana waa top level habka lo jilay sida actingka gbdha iyo fananka sida mrka u gbdha aabahad dhaho we didy gbdha uu fananka ujilayo scenekas iyo mrka udanpeso ee uu albabka sii xirayo asigo weli rajo ay kusi jirto wax lagu cabiro malhn this is blockbuster song dhan walpa ka dhamestirn ❤🔥🙌
@deeqsivlogs7178
@deeqsivlogs7178 2 ай бұрын
sxb noise aa jiro muqaalka
@Garasho
@Garasho 2 ай бұрын
​@@deeqsivlogs7178 noise maahan waa film grain😊
@ikraamabdisalam-pt8gt
@ikraamabdisalam-pt8gt 2 ай бұрын
Istareexi maayee adaa Kugu ahaa ruuxeee🫂 Aduunyada korkiisay nafluhu Isugu eexadaanee Illahey drdii iigu Imaaw Wnku sugayaayee😢👑
@abdullahimahat6045
@abdullahimahat6045 Ай бұрын
@@ikraamabdisalam-pt8gt 🥲
@Marwaan_Dugsiye
@Marwaan_Dugsiye 2 ай бұрын
Ustaad tan hees lama oran karo qalbi taabad weeye😢 the king of city saamka duula 🫶🏻🎧
@omarfarax559
@omarfarax559 2 ай бұрын
Inta qalbi jab ku jirta wan salamaya 💔
@abdimaalikwardi2465
@abdimaalikwardi2465 2 ай бұрын
maaLin Uuun way Qarxi dooontaa Heestan HEes waa dHafteyy ❤
@Anfac1222
@Anfac1222 2 ай бұрын
Hestan iney ku socoto xaaskisa ey kala Tageen inta ila fahansan Like❤😂
@Cabdijabarshugri
@Cabdijabarshugri 2 ай бұрын
My​@@ismaaciilcaaqil289
@sagalahmed5074
@sagalahmed5074 2 ай бұрын
​@ismaaciilcaaqil289maya huno xirir le lamaroyey😅
@alonegirl8
@alonegirl8 2 ай бұрын
@@sagalahmed5074 😂 xirir Le miyaa sas lesku dhag dhaga
@MalyunnurMalyun
@MalyunnurMalyun 2 ай бұрын
@@Anfac1222 anba waa is dhahay allh isku so celiyo labadooda iyo inta ula midka ah
@zakariyecarrab4608
@zakariyecarrab4608 2 ай бұрын
ilaaheey dartii iigu imoow waan ku sugayaaye😭
@IstaahilCabdulaahi
@IstaahilCabdulaahi 2 ай бұрын
Allah dartiii iigu imow waan ku sugayaaa the best song 2024 samiir zaam
@LuulCabdi-u2r
@LuulCabdi-u2r 2 ай бұрын
Ragga somaliyeed dhaqankoda sax ah weye heestan😢Sabab hestaan asagoo xaasleh oo aroos ubad loo hyn AMA nolol qurxoon kujira ba balayo dhahysaa raadi midkle markasuu dumayaa qasrigii qurxonaa ragga somaliyeed xanun aan yaga ahyn malihin😢😢
@Hidanhuda
@Hidanhuda 2 ай бұрын
Sax waaye wax waalayo fahmi waaye 😂😂xiiso marka hore nagaula qalda ana fahmay quruxey aso dhiman rabo guursado oo meelaha kab kabayo heblayo aaway micnaha jeceylka saaid kunoqday kagasii darane ooynayo 😂😂😂xal kaleh maleh aso saas ah ayuu malinto ku guursado balaayo iska dhiga
@Fartun76
@Fartun76 2 ай бұрын
Wa sidha ani ihysto qofeyg 2 bil wax kayar ayn isqabna hdne WuiqaYAmaya😢 Hada furin dalbaday waudulqadhan wayi ilhw sida kherka igujiro iyel.
@Hidanhuda
@Hidanhuda 2 ай бұрын
@Fartun76 abaayo saas hayeline xal raadi gurigada sifudud haudumin abaayo isku day ina wax usheegto asi oo dhahdo saan wax kabadal walalow wan dulqadan la ehee in badan isku day ina ilaashato rerkada abaayo hafiriirin qalad yar oo laga kudbi karo wey iska dhamane hadu biil kusiinayo waxaad rabtana kaheleso hadal xuna kudhaheyn waxii kaleh wey iska imanayan udulqado xabbti
@sukhranasir
@sukhranasir 2 ай бұрын
Imtixaan waxa igu filan adi la.aantaye Ambadoo sidii hore ma ihi dhigay itaalkiye🥹😔💔
@cqadirmahmoud3302
@cqadirmahmoud3302 2 ай бұрын
Ikhtiyar ma lihi o jacylka iga awod roone wy hes dhafty hadad iga danbyzo love izar
@12-moha1
@12-moha1 2 ай бұрын
Hadaa iga danbeso like 20/7/2024 Malin sabtiya 😢😢
@Ayaanishppe
@Ayaanishppe 2 ай бұрын
@@12-moha1 waan kula socdaa
@XamdiSaciid-yv9ei
@XamdiSaciid-yv9ei 2 ай бұрын
@@12-moha1 🥺🥺
@KhadarBogba
@KhadarBogba 2 ай бұрын
Heesta inta Ila aragta 1m in ay xirayso likta ha Ila dhafina
@nuux-w6j
@nuux-w6j 2 ай бұрын
war waxaan hees maagan 😂 👎🏼
@YusufDubo
@YusufDubo Ай бұрын
Wlh wxaad umaleysa mararka qaar fananinta in ay qalbiyada dadka ogyihiin wxan dib usoxasuste gbr aan isjecleen 7 bilood kahore oo bila sabab ninkale iskaga gursate😢😢😢 wxan ilahey uweydinaya Awlaad qer qabto inshalah
@Ahmednur-12
@Ahmednur-12 2 ай бұрын
Wali qof aad jeceshahay marka qaadatay go'aan ado gudaha ka gubanaya 😢
@nihaaalhassan9856
@nihaaalhassan9856 2 ай бұрын
@@Ahmednur-12 😭💔
@queensaajida4918
@queensaajida4918 Ай бұрын
Haaa waa xaalada hada kujiro.😢
@mohaamiin8312
@mohaamiin8312 2 ай бұрын
Ilaaah ha isku keeno wixii kala maqan 🥺🤲wlhi qof qofkiisa ka maqan ayaa dhibatadan fahmi karo 😢
@Nadiira-m9y
@Nadiira-m9y 2 ай бұрын
Wuu I Nacay Aniguna Janis ayaan siye uu Ku Tago 😢 Ilahay Qalbiga iga reebe 😭❤️
@AmiiraHussein-b2t
@AmiiraHussein-b2t 2 ай бұрын
Aamiin qaallih❤
@mohamedhassan-yc2cw
@mohamedhassan-yc2cw 2 ай бұрын
@@Nadiira-m9y ogow wlshy ilaahay ayaa meel ka wanaagsan kuu wado taas ogow wax walba waaa qoraal maalin un midkaaga waa helee wlshy ha quusan mid waano fcn Ku siinaa waligaa aad Ku guuleysato salaada badi quraanka aqri mar walba wlhi wax waliba waa Ku guuleysanee anaa sameyay ilaahay waa I guuleyay alxamdulilaah
@xasanmahad115
@xasanmahad115 2 ай бұрын
Imtixaan waxa igu filan Adi LA.aantaaye 😢 NolzhYdii ilaahay Ha ika Nabad keeno Gclizo Naimo❤ Xaalad caafimaad ayey Ethiopia 🇪🇹 u AaddaY Rappi haika soo nabad celiyo Mcn❤Naimo Indhahaygu way ooyayaan Walipa awgaaye😢 07:27Am subaxnimo 22/07/2024
@ayanmoallin4848
@ayanmoallin4848 2 ай бұрын
@@xasanmahad115 ilahay haku caafiyo hno mcn🥺 ilahay na nabad hakugu soo celiyo🥺
@ibtizaamqurux2412
@ibtizaamqurux2412 2 ай бұрын
Alle haku so nabad celiyo hno iyado cafimaad qabta ❤
@AmiiraHussein-b2t
@AmiiraHussein-b2t 2 ай бұрын
❤️waw hees boss keeda la dhigay mr zamiir zaam keep going 😢
@Abdikani0225
@Abdikani0225 2 ай бұрын
Al fanaan samiir saam Waa hiboole aad u sareeya abwaan iyo laxamiiste weyn . Heesaha uu lugta kula jiraana waa wada Hit
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 2 ай бұрын
Music ga ilowday waa ka ilmeysiiyaa organka
@AxmedYoungAY429ite
@AxmedYoungAY429ite Ай бұрын
Laxankii nimcaan kadareemaayaa xooogaa Lkn macaan waye heesta good job Samiirow keep going 🎉
@AmaalQueen-b3n
@AmaalQueen-b3n 25 күн бұрын
Ilaahey dartii iigu imaw waan ku sugayaye
@SacdiyaSiman-hi4of
@SacdiyaSiman-hi4of 2 ай бұрын
Waxaa jiray wiil waan is baranay 30/8/2020 waxaa uqaday jecel xad dhaaf wx ugu danbeen waa is mehersanay waana kuwada faras saneen labadena 4sano kadib waa kala tagty runtii waa iska sabray waxaa noqday qof noqosha nacdy waxaa ku sugnaa illlah baa ogaaa waa isoo noqday aaad ayaa ugu farxay taas noloshyda ayaa mar labaad ii iftay aniga qof ayaa nolosha lawadagay ugu danbeen waa ka soo tagay qofkii asagoo qalad laheen ugu danbeen qofkaa islahaa iftiinka nolosha ayaa heshey waa iga tagay sabab tana wexee aheed qofka kle maxaa kuu geyey hada waxaa ahay gabar 21 sano alx qofka nafsiga ka galay ayaa uur uleyahy jecelka yaranty ku qaday inaa hada waaiga bi i la yahay illlahy qalbigeyga waa ogthy ee ii daalaco oo iiqaboji adoontada ahy isaamax 🤲🤲🤲indhahayga ilinta kama ceshan karo cabashaday adigaa ila og alllow ❤ illlahy dartii iigu imow
@faadumomaxamedxasan5003
@faadumomaxamedxasan5003 2 ай бұрын
@@SacdiyaSiman-hi4of ayyyyyy wlhy sixun ayuu kukalay lkn ani imadan shekine 😥😥apao😥😥
@Soonioyaa
@Soonioyaa 2 ай бұрын
Macquul miyaa inaan kula hadlo abyo isku qisa nhy
@SacdiyaSiman-hi4of
@SacdiyaSiman-hi4of 2 ай бұрын
Haaa abyo​@@Soonioyaa
@fartuun_osman
@fartuun_osman 2 ай бұрын
abaayo dhibmalaha sabar illahy samirkaaga buu eegayaa😭😭😭
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 2 ай бұрын
Ergo iyo waxaan soo dirsadey odayo waaweyne 😢😢😢 alle haysu keeno intii kala maqan ee xumaan ku kala maqan iyo intii wakhtigu kala geeyeyba😢😢🥲🤲🤲🤲
@FatushSalax
@FatushSalax 2 ай бұрын
Amiin😢💔
@munasarmuxudinahmet0395
@munasarmuxudinahmet0395 2 ай бұрын
Maalin sabti ah. 13:33 waxaan wada hadleenah gawar la shekesto iyo gawar dumaday Ilaahay ha iza ziiyo dadka is jecel❤
@Khalith_updirahman
@Khalith_updirahman 2 ай бұрын
Aduunyada korkiisayy nafluhu isagU eexdaane❤ Africa maalintan ka tagao ayaan dib uguso noqon heestan
@maxamedstyle8417
@maxamedstyle8417 2 ай бұрын
2024 hees jeceel samiir zaam😅😅😅😅
@daacad1433
@daacad1433 2 ай бұрын
Hees Iyo Bar Wlhi Samiir Zaam Wan Ku Wadanaa Sxb 🤝🤝
@baabaahassan7
@baabaahassan7 2 ай бұрын
ilaahey dartii iigu imow wanku sugaye 🔝
@HibaAbdimajiidSheikh
@HibaAbdimajiidSheikh 2 ай бұрын
Waa ii kan ❤
@sihaaamsiman9060
@sihaaamsiman9060 2 ай бұрын
Indhaheyga wey ooyayaan waliba awgaayee ma inaa isdhiibaa wad i aragtaayee💔💔 iqtiyaar malihi oo jaceyl ika awood weynee istareexi maayee adaa kugu ahaa ruuxee aduunyada korgiisee nafluhu isku eexdaanee illaahee dartii iigu imaaw wan ku sugayaayee ²⁰'⁷'²⁰²⁴
@MaryamMarie-p5p
@MaryamMarie-p5p 22 күн бұрын
Waxan ahaa qof sidhaba wax ujecel lkn qofki wuu igu ciyaaray waxu igaga ciyaaray qalbiga heer aanaco jacal oodhan😢😢
@Mo__Chiesa
@Mo__Chiesa 2 ай бұрын
Heestan Inta Ila aragtay in ay 1M xireyso Like ha iladhafin😂
@ShukriyusufMuse-x3l
@ShukriyusufMuse-x3l Ай бұрын
Samiir heesahiisa saaid ayaan u jeclahay❤😢
@YaasirCabdi-k6e
@YaasirCabdi-k6e 3 күн бұрын
2024 xasuus waaye ayay igu yeelan doontaa 😢😢❤❤❤
@salmacabdilaahi9487
@salmacabdilaahi9487 2 ай бұрын
ugu danbeyn weey soo baxdey heesteydii, niyad jabbay alluunba Ogoo waan inkirayay,😢💔
@mahamedifka
@mahamedifka 2 ай бұрын
Fans from mombasa raha❤❤
@garqaas4926
@garqaas4926 2 ай бұрын
Runti wa he's qiso xanun badan xambarsan waxana daremi Karo qof waqtiga iyo waayaha ay Kala waden xaaski uu jecla 😂😂❤❤❤
@UpdylahiHassan
@UpdylahiHassan 2 ай бұрын
Imtixaan waxa iigu filan adii la.aantaye😢 Anbadoo sidii hore mayihii 😢ligay itaalkiiye Niyad jabay alluunba ogeH😢😢qofka aad jeclad oo sabb la.aan kagaH tagayy ood wali sugeyso jwbtiiH😢😢😢 allow waad I aragtaa waa adoon adoomahaga kamidaH hadday sidan khyr noogu jiro nolol farxad siiH☺️waayo ma jecli dhibkiisaH markasteH wxn ku leyahay guuleysoH labada doorbaH qofkygiiyow ❤❤anaH bedel khyr qabaH💔🤲🤲
@achiveking
@achiveking 2 ай бұрын
From Poland I love somali songs😮😊
@HindaReermagal
@HindaReermagal 2 ай бұрын
❤❤ ❤
@Ayanyusuf-mh8nm
@Ayanyusuf-mh8nm 2 ай бұрын
@@achiveking faraax waku heynaa😭💔😂
@FatumaAbdullahi-k7b
@FatumaAbdullahi-k7b 18 күн бұрын
Ilahy dartii igu imow🥺💔
@fuadabuka7566
@fuadabuka7566 Ай бұрын
Kaliya Hanad oo ay dhahdo ayaa Dunida oga dhigan nafteyda 🌹🥰F+F
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 24 күн бұрын
Hanad qalbi 😫🫂♥️🔐
@SHIINE_YARE
@SHIINE_YARE 2 ай бұрын
My brother we need part Two 🔥 👏👏❤️
@mohamedmuhumed5904
@mohamedmuhumed5904 2 ай бұрын
❤❤imtixaan waxaa igu filan la aanta yee 😆 😮😮😮keep going samiir zaaam
@IsmailHassan-uc8ip
@IsmailHassan-uc8ip 2 ай бұрын
Underrated Artist ❤Samiir Zammm 😮Hadii Abal igisha kuma ilawaya😢❤
@ayancaysane2327
@ayancaysane2327 2 ай бұрын
Imtixam waxa igufilan abo la antayeee 😢😢😢😢😢😢allow kunaxarisoh
@nasriahmed214
@nasriahmed214 2 ай бұрын
Ilaahey dartii iigu imoow waan ku sugayaaye.😭🥹🥺
@SaamirDacaad
@SaamirDacaad 2 ай бұрын
Waxaan aa hees ladhihi karaa keep going abti 👌
@devvishqi179
@devvishqi179 2 ай бұрын
Heesta waa macaan m.a badkeeda maanseedna wa gabay lkn ugu danbayn tuduca ugu danbeeya ahna magaca heesta ayaa jaban ilaahay dartiis iigu imow waan ku sugayaaye. inta ah qafiyada malaha hoorisku sa darted wa jaban tahy sida kle wa macaan erayada iyo macnaha heestu m.a❤
@somalipirates
@somalipirates 2 ай бұрын
Libaax umadu waa iska dhageeysataa suugaanta waxba kama garanayaan
@ShaadiyaCismaan-c4s
@ShaadiyaCismaan-c4s Ай бұрын
Niyad jabay alluunbaa ogo wan inkiriyayaaye 😢😢maxamed deeq khadar cabdi geedi❤😢😢
@ciisecrisaaq3006
@ciisecrisaaq3006 2 ай бұрын
Hestaan zaam waan kaa hayaa macalin sxb wlhi waan qiiroday qalad horay u galay ayaan soo xasustay sxb 🥲🥲
@Caisho_Cuud
@Caisho_Cuud 2 ай бұрын
Cawa Tv geena heestaan Kama dageyso😩❤️
@sakariyecumar7599
@sakariyecumar7599 Ай бұрын
waad i aragtayee😢❤
@abdiwalimohamed7127
@abdiwalimohamed7127 2 ай бұрын
The Golden Boy from Dollo Addo🎉 Keep the spirit
@ahmetali-f2b
@ahmetali-f2b 14 күн бұрын
Sharama BoY waku wataa Ligend Ligend dhalay ayaa tahay Horumar eacan walaal cidna kuma joojin karto😊
@AhmedYarre
@AhmedYarre 2 ай бұрын
Erayada iyo Laxankoo inaba an cadi ehen Big legen mustaf karama❤ Wan ka haynaa pro👍
@daadirishaaq8951
@daadirishaaq8951 2 ай бұрын
Heestan wey iga oysisey. 😢😢😢
@axmedjama889
@axmedjama889 Ай бұрын
Dhilinyaradan wada dhaawacan alle haw boogo dhayo quluuubta bini aadamka ka daaya dhaawaca 😢
@OmarBinuAbdulaziiz
@OmarBinuAbdulaziiz Ай бұрын
Samiira mohammet ali ikhtiyaar malihiyoo jcl iga awood weenee istareexi maaye adaa kugu ahaa ruuxe ❤❤❤❤❤❤ ku jecliyaa mcnei
@NiciimaMahad123
@NiciimaMahad123 Ай бұрын
Hadad abaal i gasha na kuman ilaawen hal mar kama baxdid qalpige 😢😢 ilahy darti igu imow wan ku sugayaaye😢 2025
@sharmaboy8358
@sharmaboy8358 Ай бұрын
Inta aragtay inuuu iscsdeyey like isaaras😂😂😂
@ubaxabdikadir5851
@ubaxabdikadir5851 2 ай бұрын
08/08/2024 Rajadi Burburtay 💔💔 kaa quustay anigo ku jecel Lkn nolosha kuma xumeso wll mcn 😢🤲
@Zaam121
@Zaam121 2 ай бұрын
Ilaahey dartiis iigu imoow Wan ku suagayahy
@AmiirSubeer
@AmiirSubeer 28 күн бұрын
Cawa. Tv geena heestaan kama dageyso😊❤
@NinWeyn-jh6ud
@NinWeyn-jh6ud 20 күн бұрын
Sobadi wll samiir ❤❤❤
@Maahircmarsahal
@Maahircmarsahal 2 ай бұрын
ilahay dartii igu imow waan ku sugiyaaye🥹😭🫂
@Ciilow__rashford10
@Ciilow__rashford10 Ай бұрын
From USA 🇺🇸 ilove somalia 🇸🇴 song 🎵
@Jaakeye_23
@Jaakeye_23 2 ай бұрын
Musiga io ereyda wey isku baxen si wcn ad bey u mcnaty hesta runti samir wn ku taliye🎉🎉🎉🎉🎉
@user-osame-Ahmed
@user-osame-Ahmed 2 ай бұрын
Heesta markay 1M gadho like hayla dhaafina
@Big__Cisto
@Big__Cisto 2 ай бұрын
Heesta waxa I party inan reer Kampala ah oo najma la dhaho waxa rajenyaa zandka zandkiisa inaan xasuus ahaan u soo boqooda I A🥺🥺
@QadrushinaxajigamailMsfaraxzna
@QadrushinaxajigamailMsfaraxzna 2 ай бұрын
Wan ka hayaaa Legend ❤
@AmatiPoi-h3q
@AmatiPoi-h3q 2 ай бұрын
Tan hees wee dhaf thy runtiii😢🎉❤
@Nazlen-Moha
@Nazlen-Moha 2 ай бұрын
Hestan sidaa usugaye😢❤
@Qalbijaban
@Qalbijaban 2 ай бұрын
Ilaahay dartiii iigu imow wan ku sugayaaye😢
@luckyfarah368
@luckyfarah368 2 ай бұрын
Hees Waa dhaaftay Tan 😢 indhahygu way ooyayaan adiga owgaaaye ma inaa isdhiiba rabtaa waaad iaragtaaaaye❤ 🥺
@yare14
@yare14 2 ай бұрын
Heesahaaga Anigey Ila Socdaan Samiirow ,,
@Asadfarahgure
@Asadfarahgure 2 ай бұрын
ILahay dartii iigu imo wan ku sugayaye😢🥺
@AxmedRamadaanxasan
@AxmedRamadaanxasan Ай бұрын
Cabashado maqiilbaa inaad nolosha Ciiliyo cara un lajogtaa ma wax kucudonbaa 2019 simir wan kuwata sxb hory usoco
@khadarhaji8346
@khadarhaji8346 2 күн бұрын
Niyad jabay alluun baa ogoo Wan inkiriyaaye😢
@user-suldaamo
@user-suldaamo 2 ай бұрын
Illahey dartii iigu imaaw wan ku sugayaaye 😢❤
@moustaphezapanle3718
@moustaphezapanle3718 2 ай бұрын
Ala Maxaad Fanaan Dhaaftey Yaa Samiir Saam🔥
@SleepyCat-df7ez
@SleepyCat-df7ez 2 ай бұрын
Isha nugul dareen baa watee fahan umuurtayda😢❤
@monaali5253
@monaali5253 Ай бұрын
Wilkan laxankisa ad Ayan u jeclahay hestana waa 🔥😘
@nimcoaxmed1628
@nimcoaxmed1628 2 ай бұрын
Niyad jabay allunba oge waan inkirayaaye💔🥺
@AbdiKaamil-me2np
@AbdiKaamil-me2np 2 ай бұрын
Boqoradayda Nasteexa, nuxur micno wayn leh dhegtuna ay u bogayso ayeey samaysay. Samiir saaxiib adiguna halkeedi ayaad dhigtay oo waan oggaa inaad heer sare ku heesayso.👏
@abdiwasaakkke3386
@abdiwasaakkke3386 2 ай бұрын
My favourite fanaan ayad sxp qaali tahy horay usoco
@rozinappeh668
@rozinappeh668 2 ай бұрын
Abdirasack 💔😭😭😱😭🔥😪ano jecel ba isku dayi dona Inan iska ilowo 🔥🔥🔥😪😱💔😑
@AMIINFARAH-ee4oo
@AMIINFARAH-ee4oo 2 ай бұрын
Ilahy dartii iigu imo wn ku sugayaayee 😢😢
@zeinabaden37
@zeinabaden37 2 ай бұрын
Legend hore uu soco form Djibouti 🇩🇯
@ShukriWali
@ShukriWali Ай бұрын
❤szb fanaan Keena wn ku jeclanahy
@Al.nasiixa-kheyr
@Al.nasiixa-kheyr 2 ай бұрын
😢Ma ilaawo Intaad ii Tartiyo Abaalkii
@SafwanMxmed
@SafwanMxmed 2 ай бұрын
Wxb khadka kale wadaagi xaaskaygii oo 2 years iga maqan
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 714 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
SCHOOLKA ABDIKARIIN ALI SHAAH HEES OO HEL ABAL MARIN
15:55
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 5 М.
SAMIIR ZAAM || ILAAHAY DARTII IIGU IMOW || HEES CUSUB 2024 ||
4:18
Da'ud official29
Рет қаралды 86 М.
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,6 МЛН
ABDIRISAAQ SICIID - RIYADAN KU QABAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 263 М.
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,8 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
MUSTAFE KANTE - DHAKHTARKAYGII MAAN HELIN - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:13