Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.

  Рет қаралды 124,635

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 515
@dulmidiid1445
@dulmidiid1445 2 ай бұрын
Gabdhaha somaliyed wllhi Wax ka sharaf badan wax ka carafa badan wax ka quruxbadan ilaahay majiraan Allah hanoo xifdiyo oo hanoo asturo aamiin
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Waa saas fariid👏🏼
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
hhhhhhhh miskiin maskaxad laga heesto waalaga saraf badanyahay waan laga qurux badanyahay waan laga caraf badanyahay ee waxad tahay jiir haan ku wyanaaday orod eeg meeshay maryaan digaag ayaa lagu guursdaa inta banaaka lagu heesta waa tiro bel war ma adigaab war haya niyhow xoroow war mahside
@OsmanHassan-rm7pi
@OsmanHassan-rm7pi 2 ай бұрын
Ceeb iyo foolxumo ayaad noo soo jiiday hadd​ii aan nahay raggii sharafta leh ee soomaaliyeed. Isku xishoo ninyahow gabdhahee Soomaakuyeed sharaf, qurux iyoo karti cid ku gaartaa ma jirto@@Jaalejaale12
@عائشهعبدلهعبدله
@عائشهعبدلهعبدله 2 ай бұрын
@@Jaalejaale12adaa isku cadeenayo in lagu gumeysto dumarkuna afka nooga leexi
@afsax4694
@afsax4694 2 ай бұрын
​@@عائشهعبدلهعبدلهwallkay madaxaad noo sarantahy qimaha dumarka ayaad wax kagaranaysaa❤
@BALCKMAN13
@BALCKMAN13 2 ай бұрын
Wawa viva gabdha reer hargasa❤❤❤❤❤ walahi waniwata from muqdisho
@WarsanOsmaan
@WarsanOsmaan 2 ай бұрын
Waa runtooda gabdhaha Macalimad Muna waa leeyskugu tagay waana ladulmiyay guuleeysta gabdhaha Hargeysa waa nadaweeyseene👏🏼👏🏼👏🏼🥰🥰🥰🥰
@Khayr120
@Khayr120 2 ай бұрын
Shiikhata waa ladulmiyay waana layskugu tagay hadal waa margi ilaahay kabaq oo daaya hooyo qiimo badan weeye
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 2 ай бұрын
Why waa run wll daaci saalax balkawrn
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 ай бұрын
@@Awoqali-c1y daaci salax hadalo aan sax ahayn wuu yidhaahdaa Lkn dumarka haday hadal dhahaan sariirta loo fadhiyaa oo lagaga jarayaa Kkkkkkk
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 2 ай бұрын
@@AhmedDaariq 😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 ай бұрын
@@Awoqali-c1y kkkkk been miyaa wll
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 2 ай бұрын
@@AhmedDaariq kkkk maya wll hhhh
@maxamudismaciil9325
@maxamudismaciil9325 2 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺ❤ﷺﷺﷺ
@maxamudismaciil9325
@maxamudismaciil9325 2 ай бұрын
ﷺ❤
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@gureyaxmed1914
@gureyaxmed1914 2 ай бұрын
Scw
@faisalabdi8607
@faisalabdi8607 2 ай бұрын
Ragoow waxaad ogaataan dumar la'aan tooda inaanan waxba aheey. Ninkii haweenkeena carafta badan caayay Allah hasoo hadyeeyo. Gabdhaheeyga soomaali yeed ee sharafta badan waxaad ogaataan halkaasi nin anagaa kabadan. WELL DONE ❤
@MohamedAli-n2b
@MohamedAli-n2b 2 ай бұрын
Waa gabar hadal yaqan ah mansha allah nimanka wey nacebyihin naag saan u aqli badan
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 2 ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar gabdhaha somayed wax la arkey mesha somalidu kadhiman weydey wa hooyo yinka ninmanka qaarkood qararbahaya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👏👏👏
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 2 ай бұрын
inanta u horeysay..si quman bey u hadashay..alle ha xifdiye
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 2 ай бұрын
Hablaheena soomaaliyeed waa waa sharafkeena waa cirdigeena waana jecel nahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Viva dumarland hargeysa waa idin taagera keep going from mogadishu ninkaas daba cayuunka ha bixiyo raali galin😂😂
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 2 ай бұрын
😂Legend Aduu nin tahay what’s wrong
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Anigoo nin ah ayaa dulmiga necbahay kkk sheikhadi waa tii raali galin bixisay marka ninkaasna waa inuu bixiyaa raali galin​@@Abdihamid2024
@haboon6195
@haboon6195 2 ай бұрын
❤❤❤fariid Dumarland
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Cayuuna yaa ku baray adoo reer Muqdisho ah ogaadeen baanu isku dacaaya daynaa keliya cagdheer iyo daba cayuun
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
​@@TogdheerBurco-x3p sxbow aniga lahjadaha somalida oo dhan xiririr baa la leeyahay wadamo badana waan tagay dad ka kala yimid jigjiga ,hargeysa, garowe, laascaanood , jabuuti iyo somallida kenya dagta oo hablaha uyaqanan bilcaan 😂 intuba waan afgaranaya waxana ku kala bartay uganda iyo kenya 7 sano aan joogay
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
allahu akbar !!!!!!!!!!!! from saylac city
@askimsah3787
@askimsah3787 2 ай бұрын
Anigu haweenka somalida ayaan kamid ahay runti, Arinkan inkasto suuqa lagashey si fudud " adunkan wan ognahay inu nin raagi fiqirnimo waligi ku rajeen " takale mamoyinka isku dayaya inay raaga is dhinac taagan waxa un sheegi raaba " ALLE wayne u nah sharfay ee halekena hanku ee kano " fiqir iyo tanjir isaga ayey gacantisa ku jiran.❤❤❤
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 2 ай бұрын
Maxay kugu dhaaman ragu waadigan leh rag baa la is dhinac taagayaa waa kuwa habeen iyo dharaar ku qixiya ee ku kufsafa Soomaali rag ma haysato malaha waxaad ka hadlaysaa raga aduunka ka taliya nin soomaaliyeed waa afku xoogleh hooyadii dhashayna ku khasaartay nooca u hiiliya nin soomaaliyeed waa noocay madaxa ka garaacaan
@askimsah3787
@askimsah3787 2 ай бұрын
@@ilhanhassan9813 jazakallahu khair wllo,mida ayaan ku sheegi raba wllo, dumarka somalidu iyaga u sabab ficil kasto xun ay wilasha somaleyd aya u kacan ,sida xadiski dumarka lagu dhex laha "nin fiqira haa guursan" ogow wllo NABI MAXAMAD ( SCW) WAXU KU DAR DARAMEY DHALINTA HADI BAHI DUMAR AY DAREEMAN INAY GUURSADAN IYAGU JEEBKODA EEGEYN..
@askimsah3787
@askimsah3787 2 ай бұрын
@@ilhanhassan9813 wlhi gabadh sideyda oon laa tartamaya majirto wllo ee raaga somaliyeed wan ku haysta geesinimadoda iyo wanagoda, ee hadi aad gabadh somaliyada sheeganeysi haa wada ceebey wilasha. Wa runta oo way jiran raaga xun ee dhamantood ma wada xumo.
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 ай бұрын
Bal gabdhaas quruxdooda eega ,Isham baxarka dheh Maashaaallaah Tabaarakaallaah.
@halimaabdirahman7888
@halimaabdirahman7888 2 ай бұрын
Takbiir gabdhaha sobaxay way mahadsanyihiin
@halimoab1221
@halimoab1221 2 ай бұрын
Daaci saalax hala so xiro
@salmahussein5007
@salmahussein5007 2 ай бұрын
Daaci Saala ha odhane waa Saalax uun bes magiciisa uun hawgu yeedho
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
Mashaa Allah Shakhada Muna Huuno allah ayaa Makhaldame ah waan kaa gudoonay Daaci Saalax waar kayaree Dumarka waxa kale oo aan leeyahay waar Ragu hakabarteen Sheekhada sida khalad looga noqdo oo loo qirto siiba culimada is Radida وزوِّجوا- أيها المؤمنون- مَن لا زوج له من الأحرار والحرائر والصالحين مِن عبيدكم وجواريكم، إن يكن الراغب في الزواج للعفة فقيرًا يغنه الله من واسع رزقه. والله واسع كثير الخير عظيم الفضل، عليم بأحوال عباده.
@dalkaab1436
@dalkaab1436 2 ай бұрын
Masha Allah. Hala Dilo Mama'daas bi'idnillah
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 2 ай бұрын
Muuna axmed weerar weyn ayaa lagu qaaday haweenku waa hooyooyinkayagii
@sakariyecabdalle4804
@sakariyecabdalle4804 2 ай бұрын
Dumarkeenu ciyaar io kaftan magalaan ❤❤
@MohamedOsman-z2p
@MohamedOsman-z2p 2 ай бұрын
Masha Allah hablaha weysaxan yihiin guryaha yaan la qasin
@YacinMoumina-nt1gb
@YacinMoumina-nt1gb 2 ай бұрын
Masha allh gabadha ugu horeysaa waaa dahabad
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 2 ай бұрын
ALLAH YACIZAKI gabadhaan way saxan tahay. Xaq bay rabaan gabdhuhu.
@najmaabdimohamed
@najmaabdimohamed 2 ай бұрын
Yees yees dumarland viva hormar wacan ❤❤❤
@thursdaylover1230
@thursdaylover1230 2 ай бұрын
Viva dumarland guulaysta 🎉🎉🎉 Karbasha duqon saalax😂
@nugaal012
@nugaal012 2 ай бұрын
Anigu waxaan ahay nin guursaday 3 hablood, midna Allah iguma xilin. Waxaan taageersanahay in Habluhu aanay guursan nin faqiir ah oo aan awood u lahayn inuu baahi tiro daruuriyaadkeeda.
@aminajama160
@aminajama160 2 ай бұрын
@nugaal012 Isaaqu ma guursadan dumar badan, aduu yaad tagay
@nugaal012
@nugaal012 2 ай бұрын
@@aminajama160 Kkkkk. Oo waayo. Anigu waxaan ahay Reer Sheekh Isxaaq asal ah. Waxaan guursaday 3 hablood oo 2 Isaaq yihiin midna ay ahayd Harti.
@Hala_yaa
@Hala_yaa 2 ай бұрын
dawladdu haka soo jawaabto hadii kale arinkani meel xunbu gaadhi raga caadeystay dumarka caydooda gacan bira wax halagaga qabto
@jamiilahashi181
@jamiilahashi181 2 ай бұрын
Maanta inan halkaa jooga igu fiicnayd😊
@mohamedmoham7197
@mohamedmoham7197 2 ай бұрын
Inader mxad wada adNa😂
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Maxaad qaban lahed waaba lagu tumi lahaa😂😂
@afsax4694
@afsax4694 2 ай бұрын
Anba hargaysa jooga in ay sii shaciyaan ahyd marhore kagli lahaa safka ugu horeeya😅
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m 2 ай бұрын
Subxanallah ilaahay cidna mabahdilokarto afka saxo
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 2 ай бұрын
Gabadhaha ha is difaacan sharafta ilaashada wasakhda
@farahsaid6913
@farahsaid6913 2 ай бұрын
Subxaanallah ninka dumarka soomaaliyeed caayey waa nin aan waxba ogayn muyuu illaway hooyadii iyo waxaylasoomartay
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 2 ай бұрын
Mnsha alh hawluhu way garnaqsadeen marka koobad ninka haloso qabto
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Ай бұрын
mashaa alah dhalinta kacaanka walahi isaaqa wa dad goba weli tariikhdii kacaanka ayay ku magacaabayaan iyadoo uu kacaanku dhibaateeyey. gob gobi dhashay from darwiish
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 2 ай бұрын
Mashallah 👍🏾👍🏾👏🏾👏🏾👏🏾 Girl power 👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@SacdaQurux-h6m
@SacdaQurux-h6m 2 ай бұрын
Ale haxafido hoyo kasta oo Somaliyed
@ariood
@ariood 2 ай бұрын
Viva gabdhaha Hargaisa
@AboweAdo
@AboweAdo 2 ай бұрын
Masha allah rer hargeysa allah idin xafid from muqdisho
@asmacismaan5280
@asmacismaan5280 2 ай бұрын
Haa hadalkaan waan sugayay waa mahadaanatiin habalo
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp 2 ай бұрын
Mashlah warunted runtee kahadlen
@UhideSloww
@UhideSloww 2 ай бұрын
Allaahu akbar waad karaman santhin
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 2 ай бұрын
Mudaharadka ma ogyn wanu iman lahaye
@cumarxuseen1740
@cumarxuseen1740 2 ай бұрын
Dumarka somaliyeed wax lagu qiimeeyo lama garanayo iyagaa usababa jiritaanka umada somaliyeed Allahna haka abaalmariyo Way ina dhaleen way inala dhasheen way ina dhaqeen way inoodhaleen Halmar qaydkii aykugu xambaarsanayd uu kadabcay naxdinta aynaxday ayaynaan waligeed aynaan gudayn waxkalena hadalkeeda da,aaa Ilaahaw maamooyinka somaaliyeed aduun iyo aakhiroba unaxariiiso aaamiin aaamiin aaamiin
@naiimaipraaahim4079
@naiimaipraaahim4079 2 ай бұрын
War rer somali landow ma sanad garateen subxanallah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Naaguhu guur la'aan ayey ka mudaharaadayaan ee haloo naxariisto oo dhaxalka waalidkood halasiiyo.
@alibarreh1368
@alibarreh1368 2 ай бұрын
Dumarka soomaaliyeed ceeb ma leh , ninka wax ka sheega isagaa dulli ah
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
fikir nin ku hdal mise mobilka waa lagaa heestaa, wax dumar soomaliyeed la dhho ma jirto waxaa jira naago daalan iyo naago qiimo leh, mise hooyada baa digaag jamaykaan ku guursday awoowe ?
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
@@Jaalejaale12 neef maxaad qortay hantaata
@halimoab1221
@halimoab1221 2 ай бұрын
Lkn wasarada logama yeerin wa la daawada
@SakariyeHaanbuge
@SakariyeHaanbuge 2 ай бұрын
​@@Jaalejaale12adeer miyadan nin raga ahayn oo hoyadaaa somali ahayn oo walashaa somali ahayn oo habaryartaa ahayn oo Adan ayada uguri galaydh intaas hadad garanwaydid adeerow halkee usoctaaa kolay ninyarbaa tahay hadaladaa kaa baxayaan ujedayeee yuusan hadal kaatigin aptio mcn
@Abdi-o9h
@Abdi-o9h 2 ай бұрын
@@Jaalejaale12 hooy cafimad majiro dumarkad ku maserte e orad nin raga dumar lama ficil tame wax isku fal
@deeqomaxamednuur4405
@deeqomaxamednuur4405 2 ай бұрын
صلي.الله.عليه.وسلم❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Guur xalaal ah Ilaahay ayaa barwaaqaynaya lkn guur qiyaano iyo kumeelgaar ah gaajo ayuu wataa iyo dulmi.
@amiinabdikariim7568
@amiinabdikariim7568 2 ай бұрын
Mamada waa la dulmiyay walhi
@abuucabdalla2545
@abuucabdalla2545 2 ай бұрын
Dumarka somaaliyeed ceeb malaha culeys badaney haayaan Allah ha u fududeeyee lkn dayuus hadlay yaa ragoo dhan laka dhikin kaasi waa dayuus hadlee
@xamseMahamed-t4n
@xamseMahamed-t4n 2 ай бұрын
Scw
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 2 ай бұрын
Waqalad inay dhahdo sidaas why Nabi maxamed swc wuxuu kuyiri ninki uyimid ee baahnaa guurso hadana wuu uyimid sidii hore waan kafiicanahay hadana wuxu yiri guurso ilaa 4gaarsii guurka oo nolosha uguwacan faqri waxaa ah qofka aan diinta laheyn
@samraabdullahi4779
@samraabdullahi4779 2 ай бұрын
Hush afar guurada saa irsaaqad uheshaan hadaa tiraa waxad ka hor imaanee aayada quraan. Qofka waa loo ogol yhy iniw guursado hal qof hadii ow dadaalay ow wax waayay irsaaqada allah baxsho wowna dadaalaa meel ma fadhiisanayo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Naag mobil haysata ma ninbay rabtaa?
@safiabdilahi
@safiabdilahi 2 ай бұрын
Wasaradu dumarka ha ka deyso eexashada mudaharaadka wada ila daaci saalax laso qabto
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
ceebta kuguu taal noo sheeg ee daaci salaax kugu sheeegey ?
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 2 ай бұрын
​@@Jaalejaale12mela ku duleesho eebe se ima ogaysiyo dalaqdam umadi dhan wa ujawabtay😂. Magacaga runta so qado xaariye
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
@@IsmahanOmar-t9b adigoo naag ah aba wxaad ka ahdlaysaa gus iyo siil islagaya in aad kudaaafad tahay bal eeg , waxa dhiiga idinku karinaya waa ceebtaas ood leedihiin qaashin fooqa qashin weligiin galamo taagnada
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 2 ай бұрын
@@Jaalejaale12 gabar baad ucaraysantahay ee is deji tu aad isfahmi kartan waad heli.
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 ай бұрын
Maamadu iyadaa hadal gaf ah ku hadashay marka hore, ee laguma xad gudbin, faqiir iyo taajir Ilaahay aayadkiisa waaye😢
@prosl11
@prosl11 2 ай бұрын
Waa runtiina iska celiyaa dumarow
@maryambrahim82
@maryambrahim82 2 ай бұрын
Queens 👏👑👑dumarow xuquuqdiina u dagaaltama
@xamseMahamed-t4n
@xamseMahamed-t4n 2 ай бұрын
Scw❤
@sakariyejamaladam9860
@sakariyejamaladam9860 2 ай бұрын
Waa Arin wanaagsan ficilka habluu sameeyeen
@KhatraXamuud
@KhatraXamuud 2 ай бұрын
Guuuul gabdhaha hargeysa maasha alah qurxabada na
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 ай бұрын
Gulaysta .numan ayaa diinta ku shaqaysanaya
@saynabxassanmaxamud5393
@saynabxassanmaxamud5393 2 ай бұрын
Asc gabadhii tiri rasuulku idiinkuu nagaga kiin tagey ragow aad baan uga qiirooday indhahaygana ilmo iska kay soo taagtay,inantii tidhi faqiirka yaan la guursan maxaa hadalkeeda loo wareejinya ee daaci saalax loo arki waayey intaa dumarka caayaya ee fadeexadaynaya kuwuu rasuulku inaga tagay maaha kuwan way madheen ragii lagaaga tagay waa qashine haysku halaynina
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 2 ай бұрын
😢😢😢
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
idinkuna waxaad gaarten in digaag laydinku xareesto , ajanbikaas aada isagaa qiimahina yaqaane ileen bahdli ayaad rabtaan
@UmasalmanUmasalman
@UmasalmanUmasalman 2 ай бұрын
Masha Allah abaayo ❤❤❤❤❤❤
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 2 ай бұрын
Wxaya dafirsan yihin aydae ayde gurnka aheda ee kadalyasay
@cabdirashiidxuseen8042
@cabdirashiidxuseen8042 2 ай бұрын
Dumarku ha diidaan kuwa caleenta ku waashay.
@عائشهعبدلهعبدله
@عائشهعبدلهعبدله 2 ай бұрын
Haaa sax
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 2 ай бұрын
Adigu iska daa
@fathiadjama
@fathiadjama 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Good job 👏 hablos iska celiya.
@adonallah
@adonallah 2 ай бұрын
Waa run saalax wax halaga qabbTo
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
Wasaarada diintu waa munaafaqiin may ka hadlaan meelaha mukhbaaradaha ah ee lagu tunto iyo khamriga sida mukhbaarada sahra halgan may xidhaan intay gabadh miskiinada u hanjabayaan, viva dumarka soomaaliyeed la aa tood waxba maynu noqoneen
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 2 ай бұрын
Ku dar beerta Libaax yada iyo waran cadena ha xidhaan 😂😂😂waa ku ogohoo meelbad ku duulaysaa😂😂
@hassanhussein272
@hassanhussein272 2 ай бұрын
@@nimcojaamc8287 dee beertaasna ku dar haday meel fusuq tahay kkkkkk laakiin wadaadadu iyagaaba qayb ka ah xumaanta, miskiinada yar ee shiikhada ah bay ku soo wada urureen kkkk
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 2 ай бұрын
@@hassanhussein272 haa saas weeye wadaadadu dhinacbay ka raran yihiin
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 2 ай бұрын
Rageedi gabdhahaan warkooda waa sax
@ifraaxmaxamed980
@ifraaxmaxamed980 2 ай бұрын
Subxana lla dadkan was Shay allow ugargar midhiyahan umada halaga kalayareyo
@SaadoMaxamud-nw9vs
@SaadoMaxamud-nw9vs 2 ай бұрын
Hablo geesi dili kara waad mahdsantiin waad ino hiliseen
@MAXAMEDDahir-k5s
@MAXAMEDDahir-k5s 2 ай бұрын
Maashaa.waaqaali.hablaha.soomaaliyeed
@adamcade4698
@adamcade4698 2 ай бұрын
Asc hablaheena somaaliyeed waa idin wada salaamay meel kastoo aduunka ka jogtaan hal arin aaan idin xasuusiyo adinko raali ah marka hore kala saara diinta islamka danta shaqsiga wey kala duwan yihiin Nabigeena muxxamed csw waligii naftiisa uma caroon lkn markay diinta islaamka noqoto in lagu gafo wuu caroon jiray Ee kala saara danta shaqsiga ah iyo tan islaamka ah insha allah....
@gureyaxmed1914
@gureyaxmed1914 2 ай бұрын
Scw
@zidraizra
@zidraizra 2 ай бұрын
Daaci dhilay ilaahay ha iga dhaafe dhagax ku arjumayna halkan ku aragNo wllhi 😂❤
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 congratulation ku socda ragga
@Sooyalka
@Sooyalka 2 ай бұрын
Walahay somali badana waxan qolyaha reer-galbeedka ka maqlaa somalia waa wadan bur-buray siyaasad ahaan dhaqaala ahaan iyo sooyal ahaan ba, Waa xaqiiq dhab ah Bal kawaran manta waxa laga hadlayo, Wixii umada seeska u ahaa ayaa la lafa gurayaa,
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
Soomaali si kasta waa loogu soo duulay waana looga burburiyey, Haday , Siyaasad, Dhaqaale, Qabiil, waxa keliya oo 30 kaas sano u harsnaa waa labo sheey waa Qoysaska iyo akhlkaaqada, labdii ayaa dhowaanba weerar lagu hayaa, hadii Qaysasku burburaan akhlaqduna dhimato waa taxtigii ugu danbeeyey ee umad lagu Halaago, waan shaqada ugu danbeesa ee Reer galbeedlku gada ka qabanyaan Soomaali, ...
@Sooyalka
@Sooyalka 2 ай бұрын
@@Jaalejaale12 samaha dumar noogu dhiib, Ragana dumadooda saar, Waxay dumiyeen raboow Hadanay xumanta dayn By hadraawi Nagu soo biir Thanks waan kula qabaa aragtidaas
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 2 ай бұрын
Gabadho ilaahay ka sakow idinkaa aduun ka nakeenay isdajiya ❤
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
waalidkaa aya aduunka ku keeney waan aabaha iyo hooyadaa ee waxba kaam grlin naag kale
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 2 ай бұрын
Kan dumarkoo dhan ba dhalay nio midba habeen 😂😂😂😂😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
@@mohamedahmedqasaali3243 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wlahi waa iga qoslisay saaxiib wa kuwa madax laga heesto oo shaarka laga badlo
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 2 ай бұрын
وزوِّجوا- أيها المؤمنون- مَن لا زوج له من الأحرار والحرائر والصالحين مِن عبيدكم وجواريكم، إن يكن الراغب في الزواج للعفة فقيرًا يغنه الله من واسع رزقه. والله واسع كثير الخير عظيم الفضل، عليم بأحوال عباده.
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 2 ай бұрын
MM TV Hada Mobile Samsung Baa Wax Kusoo duubtaan Video iska Soo Hagaajiya
@xafisoffical2047
@xafisoffical2047 2 ай бұрын
Gabdhaha ayaa laga rabaa in aay raali ku noqdaan Allaah dartiis, ninka aay ka cowdeen waa in laga qabtaa gabdhaha SOMALIYEED
@Osob_5
@Osob_5 2 ай бұрын
Asc Naa iga Aamusa ma waxaad Rabtaan Nimanka faqriga ha guursanina miyaad Rawlings ka tihiiin Bisinka
@NaiyMohamoud
@NaiyMohamoud 2 ай бұрын
Nin masuliyadaaa qadi karayaaa ayaaa kagaa hadlayaaaa we video cadiii u dhamaysooo
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 ай бұрын
Nin faqiira ayay tidhi waana sababta loo qabsaday oo ayad dhan ayay ku dsmbaabtay. Jaahilad weeyaan diinta aan waxba kagaranayn 😂​@@NaiyMohamoud
@NaiyMohamoud
@NaiyMohamoud 2 ай бұрын
@@AhmedDaariq adaaa jahiilaaaa labadeeenaaaa🤌🤌🤌
@NaiyMohamoud
@NaiyMohamoud 2 ай бұрын
@@AhmedDaariq ayadaaa micnaheedaa soooo ogoow markaaa wax iga sheeeg jahiloow🤌🤌🤌
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 2 ай бұрын
@@NaiyMohamoud anigu adiga Kuma jeedo jahiladbaad tahayna Kuma odhan wll gabadha hadalka tidhi Ayaan jeedaa oo diintay jahil katahay Ayaan kaaga jeedaa Haday shaqo kahadlayso iyo masuuliyad maxaa faqiir meesha keenay wll Kkkkk Ayada ilaahay hadanan garanayn kamaba hadleen mowduuca !
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 2 ай бұрын
Dumaraw Alle kacabsada mudaharaadka diintu ma ogola gurigiina jooga si aynu uguulaysano if iyo aakhiro walaal
@bilana289
@bilana289 2 ай бұрын
Dumarka caruurtoda lagu dayacay ee suuqa ka shaqeysanaya gurigoda jooga maxaa loo odhan waayey
@hibaali4311
@hibaali4311 2 ай бұрын
Kan Dumar cayo mada qabateen bananabaxa diinta kuma qorna diinta been hakasheekin
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 2 ай бұрын
Walalayaal hablaha hala xishmeeyo waa hooyada, ayaydaa,inadeerta,habaryartaa,walashaa,iyo wax badan oo la soo kobi Karin markaa halaga xishoodo iyaguna ha ka xishood aan ragooda
@faaizacusmaanaadam7128
@faaizacusmaanaadam7128 2 ай бұрын
Guul ayaa idin rayeeynayaa dumarland waxaa idin leyahay xaqii iyo qaramadini illaah idin soo celiyo
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 2 ай бұрын
Garan waayay anigu waxa aynu ka faaiidney Islaamka...😅..dee Wadaadan laguu sheegayaa sow Tuugo maaha?😂
@ilyaasmiyir7803
@ilyaasmiyir7803 2 ай бұрын
Halaso xiro
@HabibaMoulid-u6h
@HabibaMoulid-u6h 2 ай бұрын
Hoyo machan yawax kasheegikaraa waruunteed
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 2 ай бұрын
Ninkani waa bilaa macalin ee haku daalina
@FardowsInacabdi
@FardowsInacabdi 2 ай бұрын
Hablaha soomaaliyeed sharaf baad leeduhiin ee raali ka ahaada hadalkii ka dhacay wadaadka
@HALCULUS1999CARAB
@HALCULUS1999CARAB Ай бұрын
Maamada kalamad aan saxneen anyway ku hadashay
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he 2 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤aqon
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 2 ай бұрын
Waa run maxaa ninka laga hadliyey
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 2 ай бұрын
Maxay kuwan waasheen kuwan Diin Shqo Kuma lahay waa Shayaadhiin Munaafiqiin Dulli
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 2 ай бұрын
Nimanka maqaaxiyada iska fadhiyo shaah cabayo aan shaqeysaneynin oo shaqada ka faanaya, oo shaxaad ku nool faqiirnimo ma aha ee waa cajisnimo iyo masuuliyad xumo
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 2 ай бұрын
Nagahaanii hooyadi walan Dhagaysanayo hoolka ku jira waa iin la baaro, waa leesibian
@sahraosman6818
@sahraosman6818 2 ай бұрын
Ragga carruurtooda yaryar ka carara oo aan biilaneynin ma la cambaareeyo ? Allah dulmi badanaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 2 ай бұрын
Naagtaa guriga ka cayrisay nin sabab la,aan gurigisa kama tago walal
@Daher-o6g
@Daher-o6g 2 ай бұрын
xurmo iyo xishood baa loo bahan yahay... dumaroow is dajiya
@AbdiHayaan
@AbdiHayaan 2 ай бұрын
maxay afka u xidheen
@Moud-wb6gc
@Moud-wb6gc 2 ай бұрын
❤❤viva dumarland
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 39 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 1,5 МЛН
Xishoodka iyo xijaabka || Muxaadiro Nasiiba Sh Aadan Siiro.
39:21
MM Somali TV
Рет қаралды 84 М.
خادمة تفرغ حليب صدرها لأمر محزن  شاهد القصة المؤثرة⚡️⚡️
31:40
ابو عبد الرحمن المتوكل. الصفحة الرسمية
Рет қаралды 84 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 377 М.
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Subax Wanaagsan || Nolasha Qarsoon.
20:55
MM Somali TV
Рет қаралды 6 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 51 М.
“ Nin faqiir ah ga guursanina Hablow ” Shiikad Muna Axmed
28:06
Galaydh Media
Рет қаралды 79 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН