Lacagta lagu joojiyay la dagaalanka argagixisada Galmudug iyo xog muhiima

  Рет қаралды 27,445

Dahir Alasow

Dahir Alasow

Күн бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @dahir.alasow

Пікірлер: 90
@diiriyedaahir3005
@diiriyedaahir3005 Жыл бұрын
Daahir wllhi enesan galmudug nimo ka ahen e waxad isledahay qorqor lacag bada hakusiyo taas kahelimey did
@sahramohammed4940
@sahramohammed4940 Жыл бұрын
Qoorqoor Waa Nin Fiican waana HAWIYE Xalaal ah ee Dahirow harifin eeIskadaa Xumantiisa
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC Daahirow waxaan xasuustay Afartii mamaah ee Hawiye oo ahayd 1 1. Diric Abgaal ha noqon 2. Deeqsi Habargitir ha noqon 3.Dooddaa Xawaadle ha noqon 4. Doqon Murusade ha noqon. Taasi waxaan ku tuseysa arrinta maanta taagan oo Ninki Hawiye xukun u qabtaba dagaal iyo Doodi Ku furmeyso,waxaan la yaabay (Nin, Nin dilay ee la dilay,dad wax ka sheegaya) runtii Aniga haddii walaalkey ama wiilkegu dembi lagu xukumo ma dheheen lama fulin karo runti, Daahirow dadka Hawiye kala wada ha maqlin oo weiba Somaliweyn sidi aan wax ula qeybsan laheyn ku dadaal Adiga ayaa Afhayeen inoo ah Waa gabar Murusade oo Ku leh gadaal ha u noqon Thanks
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 Жыл бұрын
Daahir calasow Dagaalka alshabaab iyo Dagaalka qoor qoor iskuma xirna
@abdifatah6707
@abdifatah6707 Жыл бұрын
Hawiye tolow halkuu ka so jeedaa wan garan la ahay tolow ma sirilanka
@dadkiihore2109
@dadkiihore2109 Жыл бұрын
Koley carab iyo Yaman ma sheegtaan waa dad madow OO Africaan ah OO Geeska qaarada Africa dago OO ku faano Africaan nimada hadana xakumo Somalia
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
waaaaaaaw waxes laga dhah sheeko cajiib ah shiib iska dhah 🥰♥ ♥ 😢
@DarwiishNL
@DarwiishNL Жыл бұрын
Idinkoo mudug gal guduud to Balcad kasoo yaacay.
@issadihre2066
@issadihre2066 Жыл бұрын
Daahir Wax ciidan Sacad ka dal banaayo majirin.oo hawiye kale ah ma Ceyr baa ismoodey Idinkaa Bah Qumis Heshiiya Ceyr ka leexdo Ceyr Hiiraan Buu jiraa Ciidan kiisa
@saedhussein5381
@saedhussein5381 Жыл бұрын
Thanks
@othman7681
@othman7681 Жыл бұрын
Warkaas waa cadyahay. Ee murusade ha isxureyaan kaalmo haddii ay u baahan yihiin hasoo weysdiistaan lkn xaar farmaajo nama hoggaamin karo.
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
DAAHIR MA SHABAABAA JEEBKA WAX UGU SOO RIDAY MAANTA, MAANTA HAWIYE INUU KALA QAYBIYUU KASHAQYNOOYAA, TAAS SHABAABAA FAA'IIDO UGU JIRTAA
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 Жыл бұрын
Daahirooow kajooji Waxaad wadaa kale Geeyn Qorqor Cid Rabat ma Jirto Laakiin Waxa
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Жыл бұрын
Tacsi wads
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 Жыл бұрын
Waxa layidhi doofaarka hal tin bas xalaslka ah tinkaas buu col la yahay hawiyena halka nin ee fiican buu col la yahay yaahuu argagixiso soocan
@fartacade3708
@fartacade3708 Жыл бұрын
sacad yay qoor qoor isu dhiibin
@aadancalimacalin9245
@aadancalimacalin9245 Жыл бұрын
Dahir calasow waa wilsomaliyed okagabahan shaqo awur
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
XAWADLE CEYR SACAD WA XOR DHULKODA WEY KA SAREEN QAWARIJIINTA AL SHABAAB QABILADA KALE O DHULKODA KU HAYA QAWARIJIINTA O UGA SO DULAN XAWADLE KUWAAS HA IS XOREYAAN AMA WA SHABAABYO AQIRKODANA AYAGA DILAYO
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
daahir daameeroow dayroom haduu uruuris yahay adiga uruur Samuele iisheeg wixi ladhoho maxuu sa yahay
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Жыл бұрын
Dhageey waaw eiilxordage
@maryamadam6932
@maryamadam6932 Жыл бұрын
Illahayoow somali qabiilka katir qalbigooda ayagaa cadaw isu heesto cadawgii ugu weeynaa oo somali tirtiray waa qabiil.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
QORQOR WUXU SO HORKACEY SHABAABYO LO SO DHIBEY WEXEY DAB KU DAREEN SHACABKI GURI CEEL JANAAY WEXEY GUBEEN CARUR WEXEY DILEEN 120 KUN O CEYRA WUXU DHACEY HANTIDODI ASAGA IYO SHABAABKA LO SO DHIIBEY LACAGTI U KA DHACEY WUXU DABAQYO UGA DHISTEY TURKIGA KENYA WA IN DHAGAX LAGU DILO QAWARIJ QORQOR
@geellaqchannel8252
@geellaqchannel8252 Жыл бұрын
War meesha soo dawlad ma jirto Miyaa ? Waa maxay nin dad ka eey ka qeey linaa yaan oo xiligiisii dhamaaday ma la dooran karo midkale ..
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Adaa kamida dadka joojiyey daahiroow
@abdiismailaden7335
@abdiismailaden7335 Жыл бұрын
War damiir malahidino ee dagalka gala ee cadowga UGUS iskadulqaada
@axmedaadanmacalinnuur7308
@axmedaadanmacalinnuur7308 Жыл бұрын
Dahirow adiga naagtaan hadleysa dibadaa kuraaxeysaneyaan markaasaad leedihiin yaan ladagaalamin ee imaada wadanka haad run sheegeysaan
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Жыл бұрын
Farmajo Tagye Magaciisa Udhiga
@deeqawarsame6082
@deeqawarsame6082 Жыл бұрын
qoorqoor waxa lokeney galmudug babinta hg welina lacag kuradinaya hanadhafo inkarqabaha qawarijka ah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ANIGA WAXAN DHIHI LAHA QABIIL KASTO HA XOREYSTO DHULKIISA AYAGA YAQAAN WIXI XUN O DHIB U KENAYA
@khadarxiis2628
@khadarxiis2628 Жыл бұрын
shabaab ayaad lacag kaqaadatay saw maaha farmaajo tag doqonoow
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Жыл бұрын
Salad tacsiwadiin
@fartacade3708
@fartacade3708 Жыл бұрын
duduble qoryo ha gataan way gadan karaan
@yusufahmed1993
@yusufahmed1993 Жыл бұрын
In Kitabaabka Allah iyo Axaadiithta nabiga la iskumaamulo oo la caqiideysta waa fardi/waajib aan la dayici karin Qofkii diidan waa gaal, Kaafir, mushrikiinta ka mid ah oo ka kibray U hogaansamida Allah. Qof saas ah in laga Amar qaato looma ogolo hadii oo madax yahay tusaale ahaan sida dowlada federaalka oo diidan in Kitabaabka Allah iyo Axaadiithta nabiga inay hirgasho dastuur ahaan iyo caqiido ahaan. Dastuurka Muslimiinta waa Qur'anka Iyo axaadiithta nabiga dastuur kale maba loo ogolo. Muslimnimadu kuma xirno dhalasho ama in qofku yahy soomali, muslimnimadu macneheeda waa qof Islaamka caqiideysta, kuna dhaqma. Islaam lama yiraahdo diin laga saaray in oo Kitabaabka Allah iyo Axaadiithta nabiga hirgasho dastuur ahaan iyo caqiido ahaan taasi waa diinul kufr run ahaantii soomali badan ayaa sirman oo kufrigii waxba la aheyn qarkood weyba buunbuuniyaan kuwaasne run ahaantii waa kufaar. Allahu Akbar kabiiran walxamdu lillahi kathiiran wasubxaanallahi bukratan wa aseelan
@aminabarre1727
@aminabarre1727 Жыл бұрын
Daahir sac,waxaan ahayn hooyo irir samaale ah, qoorqoor waa nacas,khaayin Canada qaata ah oo hunguriga uun ka hadla,plse Yuu idin dagin,wuxuu u shaqeeya farmaajo iyo Fahad,dila oo ka erya dalmudug,nin mareexaan oo ku duulimaad ah in ay hawiye muqdusho ka qaadaan u shaqaynaaya waxaba haka qorin.ilaahay irir samaale oo meelka soo wada jeeda Hana tuso.
@AhmedAhmed-zt5xq
@AhmedAhmed-zt5xq Жыл бұрын
Yaad ka tahay shurun shuur samaale
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ANIGA O HAWIYE AH WAXAN DHIHI LAHA AQLIGA HA SHAQEYO SACAD WEXEY XUDUD LA LEYIIN CADAW BADAN O HAWIYE AHEYN MARKA HUBKA SACAD LAMA TABAN KARO SABABTO EH SACAD HADI HUBKA LAGA DHIGO WAXA HALIS GELAYO HAWIYE O DHAN WA IN QORQOR DHAGAX LAGU DILO WUXU U ADEGA AL SHABAABYADA TURKIGA JOGO MAFIA KIRIMINAL GANGISTAR
@shaaficishaaficiabdi0122
@shaaficishaaficiabdi0122 Жыл бұрын
duduble hub iska dhaafe nuclear waa gadan karaan ha gataan
@kastamzeyid
@kastamzeyid Жыл бұрын
Dahirow Waxan jooga dalka kenya waxan Ahay Saxiibka Lilaahi Ah oo Si kal iyo Laab kutagera Wanraba Si Gaar ah mel Ankala Xariro waxan Rajeyna inan Jawaab Kaheelo mahad Sanid Walal Macane
@sahras1946
@sahras1946 Жыл бұрын
Daahir..aad.umahad.santahay
@abdixordage2645
@abdixordage2645 Жыл бұрын
Asc dahir calasow epow wxn kamid ahay taagera dada wxn ahay wiil dudble Maqalsame Ugaas weHeLiYe wxn jeclan lha dooda kusalysan arimaha somaliya inad iso qabato masul Wxn AHaY falanqeye arimaha La xirira siyaasada
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 Жыл бұрын
Suuglaan jeeheesaa
@fatumaahmed6071
@fatumaahmed6071 Жыл бұрын
Asc
@fartacade3708
@fartacade3708 Жыл бұрын
duduble waa xaaraan quutayaal
@farxiyowehliyefarxiyofiska4266
@farxiyowehliyefarxiyofiska4266 Жыл бұрын
Suug cid aan heesan majirto neefoow
@hibaaqhib645
@hibaaqhib645 Жыл бұрын
Salan sare daahir♥️
@MsHinda11
@MsHinda11 Жыл бұрын
Maashaa Alaah sister
@mohameddeeqhalane9420
@mohameddeeqhalane9420 Жыл бұрын
Werheedhe afarta adtaqaano unbaad mocrofonka udhibeysaa qaabi bahalka
@fartacade3708
@fartacade3708 Жыл бұрын
sacad ma ahan looma ooyaan
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 Жыл бұрын
Warka isii saaxiib
@Nourabroone8556
@Nourabroone8556 Жыл бұрын
Reopt Repot
@topmen9337
@topmen9337 Жыл бұрын
OOHINTA DAMEER CALASOOW QAXWAAN U KARSANAY KKKKKKKK VIVA QOOR QOOR
@abditaakow8801
@abditaakow8801 Жыл бұрын
ilmo call kuso arurso dahirow igu sawir kulaha
@sahras1946
@sahras1946 Жыл бұрын
DaHirow..wiilasha.ku.xiean.putland..u.dood..ha.la.soo.daayo
@MsHinda11
@MsHinda11 Жыл бұрын
Qoor qoor hala iska qabto habargideree
@mohamudsharif1288
@mohamudsharif1288 Жыл бұрын
Naasa weyne
@jkak6849
@jkak6849 Жыл бұрын
Afka kumago
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
QORQOR CALI GUUD LAWE LAFTA GAREEN WEXEY U ADEGAN DHIIGA LA CABEEN KABAYASHA QAWARIJIINTA AL SHABAAB KIMINALO MAFIA GANGISTARO TUUGO GACAN KU DHIIGLAYAAL U ADEGEY QAWARIJIINTA AL SHABAAB ARGAGIXISADA XAARMAAJO MINGISTE TUUG GACAN KU DHIIGLE KABAHA SHABAABYADA QARAXYADA DHIGA QAWARIJ FOHAD QAWARIJ KIRIMINAL JIIS MAREXAAN TURKIGA AYEY U CARAREN WA IN KULIGOD TIIRKA la saro
@maryanahmed9538
@maryanahmed9538 Жыл бұрын
Waa saaaaaax
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Жыл бұрын
Soo daa warka wll
@axmedjibriil8614
@axmedjibriil8614 Жыл бұрын
WAR NIMANYAHOW ANIGU TALAAN IDIIN HAYAA HAWIYOOW HADAAD SHABAAB DIIDAAN YAA IDIIN CAQLI NOQON DOONA, SOW IS CUNI MAYSAAN, OO SIDIINII MASAAMIIR MADAXA ISKAGA GURI MAYSAAN, WAR JOOGA.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
DHULKA XAWADLE WAXA LOGA SO DULEY DHUL MURUSADE MEY XOREYSTAAN DHULKODA O CALI DHERE IYO FARCONIYIINTA KIRIMINALADA MAFIYADA U WATO KA SARAAN DHULKA MURUSADE ABGAAL SIDA EY ISKU XOREYEEN XAWADLE HABAR GIDIR
@Nourabroone8556
@Nourabroone8556 Жыл бұрын
Wacaal aan waalid la hayn
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd Жыл бұрын
Dahirow ninkaan codkaweyn ee murusade hada kahor aan arkay asagoo kaqyb qaadanayo barnaanijkaada sidaan ayowna unacnac lahaay asagaaba argagixiso ah ee block saar hada kadib walaalow waa nin cuqdadeysan cali dheere aa adeerkiis ah
@abdijama6388
@abdijama6388 Жыл бұрын
War ilayn belaayo dahir shababbuu ahaa marka uu donayo inuu fashiliyo ladagalanka alshbab wa laba kaarle
@MsHinda11
@MsHinda11 Жыл бұрын
Sax
@Ahmed.252
@Ahmed.252 Жыл бұрын
faan badanaa
@Nourabroone8556
@Nourabroone8556 Жыл бұрын
Repot
@طارق-ع9ج
@طارق-ع9ج Жыл бұрын
Nin.kaan.waa.alshabab.waa.xapiipo
@Ismaqiiq
@Ismaqiiq Жыл бұрын
Ala maxu boto wada war nikaas walhi waa inaga saxan yahay
@muriidichannal1789
@muriidichannal1789 Жыл бұрын
wabyaalada
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 Жыл бұрын
DIGITEEY KU NACAY
@jkak6849
@jkak6849 Жыл бұрын
Kkkkk
Shirqoolka cusub ,shaxda qarsoon  Shabaabka By Dahir Alasow
1:06:09
Dahir Alasow
Рет қаралды 40 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,8 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 22 МЛН
ABGAAL WAY LA DAGAALLAMAYAAN XASAN SHEEKH (4197)
1:12:11
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 20 М.
MW XASAN SHEEKH DIL BUU KU WADA XUKUMAY (4222)
34:43
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
SUUQA BAKAARAHA (4246)
1:13:52
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44