Saxarla' || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban || HD +Lyrics

  Рет қаралды 601,197

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

4 жыл бұрын

HEESTA: SAXARLA'
EREYADA: ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME "HADRAAWI:
CODKA IYO KABANKA: MAXAMED MOOGE LIIBAAN
WAXAY QAYB KA AHAYD: SILSILADII CAANKA AHAYD E "SIINLAY"
Ereyada Heesta oo qoraal ah;
- Ku sinnaan dharaartii
- La sargooyay dunidee
- rabigay sameeyee
- cirka sare u taagee
- xidigaha siraatiyo
- dayax suudi meeriyo
- lagu sugay cadceedee
- sagalkiyo daruurtiyo
- lagu xidhay sitaacee
- dhulka gogol la seexdiyo
- saba lagu nagaadiyo
- laga dhigay sindadabke
- buurahaa la saaree
- dhirta samayda ciiddiyo
- salkaa loogu jojee
- saddex laab bad iyo webi
- dul sabbeeya lagu yidhi
- dabadeed la saanyaay
- qofba meel la siiyee
- saldhigaygu qaydnaa
- ciddi uma sinnaynoo
- dadku ruux sabooliyo
- saranseer ku raagiyo
- duryo samo nin yaalloo
- sidkaa dhalay ku haystoo
- hela seerma waydoo
- labo kala sed roonbaa
- subax noolba joogee
- waan soo socdaa kow dheh
- waxna waan sidaa labo dheh
- samir yeelo weligaa
- saxarlaay ha fududaan

Пікірлер: 185
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 Ай бұрын
Waa hees wada xikmad ah Waana nuuca heesta aan u baahanahay wax ha laga barto Hana loo duceeyo maxmed mooge Alle ha u naxariisto.
@mhassan0163
@mhassan0163 5 күн бұрын
abwaankii heesta sameeye isna u ducee labadaba
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 Күн бұрын
@@mhassan0163 Alle ha u naxariisto hadii uu noolyahay iyo hadii uu dhintay ba
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Ай бұрын
Subxaanaka yaa Cadiim! Wallaahi, afku waa aayad. Bal baaca, riddada, iyo fogaanta erayadaa, laxankaa, luuqdaa, iyo muusiggaa day! Ilaahoow dhammaantood uga farxi sida ay nooga farxiyeen.
@user-kl5hc9pl8f
@user-kl5hc9pl8f 7 ай бұрын
Sadex lab bad iyo wabi lagu yidhi sabeye ereyo fog Adeero maxamed ibrahim warsame hadrawi ilahoow janee😢😢
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 2 ай бұрын
Allahayow u naxariisto abwaan maxamed ibrahim warsame abwaan hadraawi ❤❤❤
@mkyser64
@mkyser64 Жыл бұрын
Salfudaydku xaawuu Janadii ka saaree Ruuxaad sugaysoo Maqan waa la saadshaa Sahan waa la dhowraa Allah ha u naxariisto mohamed ibrahim warsame haadrawi oo erayada lahaa iyo mohamed mooge liibaan oo luuqda lahaa .
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 5 ай бұрын
Aamin ya rabbi
@amizhafaras1469
@amizhafaras1469 4 ай бұрын
2024 inta dhagaysanaysa😊
@abdishakurmohamed3566
@abdishakurmohamed3566 2 ай бұрын
Yes 😮
@user-zj2cn3oc2q
@user-zj2cn3oc2q 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@ZakiHussen-yx3tl
@ZakiHussen-yx3tl Ай бұрын
❤2024ka ax yaa mooge alle ha unaxriisto
@almisyusuf5908
@almisyusuf5908 Жыл бұрын
Alle haw naxaristo 2 legend Mohamed Ibrahim Warsame Hadraawi Mohamed Mooge Liibaan
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
SNM Viva lsaaqinmo lsaaqi lsaaqi lsaaqinmo SNM 🦁🦁🦁🦁lsaaqi SNM 🔥🔥🔥🔥❤💚❤💚
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 10 ай бұрын
Other Somalis should respect us...
@salehbasha5970
@salehbasha5970 10 ай бұрын
Maxamed mooge waa nin isaaq ka balladhan,
@ahmedsakimustafe8054
@ahmedsakimustafe8054 Ай бұрын
August 2023 to January 2024 heestani waxay ii ahayd midaan jidka kusii maro subaxa hore wakhti aad iigu qaali ahaa. Bilawgii macallinimada iyo dugsigii AAYE ISLAMIC SCHOOL.
@AbdisalamNasir-ud7gb
@AbdisalamNasir-ud7gb 6 ай бұрын
Cajiib Maxamed Mooge liiban AHN🥰❤🤲
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Ай бұрын
INAAD SAAMO JIIDIYO SANQADH TIRASHO KALA DAA ILLAAHOW IDIIN NAXARIISO BAL EREAYO COD KABAN 2024 yaa dhegaysanaya☝🏻☝🏻☝🏻☝🏻
@yonisali3879
@yonisali3879 2 жыл бұрын
"Ha Saluugin Qaybaha Qalinbaa Saxeexee. Waxan Saatir Kuu Qorin Ha U Suul Dhabaalayn"
@abdihashi2310
@abdihashi2310 Жыл бұрын
Yaa salaam , soomaali yaa ku haystay suugaan iyo tilmaan qurux badan !
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 2 ай бұрын
Alle ha u Naxariisto Maxamed Mooge Liibaan Aammiin Yaa rabbi
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 2 жыл бұрын
"In salaadu waligeed, Kala tahay sunniyo faral, U ogow sax & maan." Cajiib sida fanku noo xasuusiyo wax aynu horey unaqaanay se isla markaa aad dhagysanyo kuula muuqanaya wax aadan noloshaadiiba maqal/arag. Mucjisada fanka iyo suugaanta ayay kamid tahay. 🎶💙 Mahadi hakaa gaadho walaal.
@nimcaanmuxumed74
@nimcaanmuxumed74 2 жыл бұрын
V9h
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 2 жыл бұрын
Waxan saatit kuqorin haw suuldhabaaleyn...waaw ..from Hadrawi
@yonisali3879
@yonisali3879 2 жыл бұрын
Hadrawi is Savage with the pen. I am surprised that they did not Name the modern library that is being built in Harigesa after him or the countless Great pen slingers through out Somali history they were just as effective as the ones that use to wield the sword just as skillfully..
@sucadabdisalan72
@sucadabdisalan72 2 жыл бұрын
Geesi rag kadanbeyn ilahay haku naxaristo
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 20 күн бұрын
Allah u naxariista janatul fordowsa allah ka waaraabiyo what a legent.we miss a lot.waa fanaan naka baxaye kuligee waan dhimaneyne
@FardowsoBaliil-cw7tp
@FardowsoBaliil-cw7tp 4 ай бұрын
Alla yaraxma maxamed moge fanan weyn o murti usaaxiiba😢❤
@dekawale2324
@dekawale2324 20 сағат бұрын
Sadex laab badiyo wabi lagu yidhi sabeeya ,Dabeed la saanyee qofba meel la siiyayay Saldhigeedu qaydnaa Cidi uma sinaynoo ,Dadka Ruux sabooloo saranseer ku raagayiyo . Gursamo mid yaaloo sidgo ku haysta xilo Seer ma Waydaa , subax noolba joogay
@Oroddheer
@Oroddheer 2 жыл бұрын
Nagu jalbeebi Maxamedow💞
@maxamedaadan8422
@maxamedaadan8422 Жыл бұрын
Scw
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Erayada Mohamed I W Hadraawi Laxanka Hasan Dirie Afrax AHUN Luuqda M Mooge Liibaan AHUN
@FartaBaliil
@FartaBaliil Жыл бұрын
Saxarlaay ha fydudaan Alle ha.unaxriisto cod iyo miraba 💯%
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 3 жыл бұрын
Rabiga haku naxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 2 жыл бұрын
ameen Alle haw nuuro qabriga
@abdifitahmohamed2761
@abdifitahmohamed2761 Жыл бұрын
Fanaan aad u qiimo badan maxamed mooge ilaahay hakuu naxariisto
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 11 ай бұрын
2023/8 yaa dawanayo heestaan sida aniga
@JimcaaleIbrahim-sp1de
@JimcaaleIbrahim-sp1de Ай бұрын
Ruxaad sugaysoo maqan waa la shaadshaa❤❤❤❤❤
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
seddex laab bad io wabbi lagu yiri sabeeyey🙄🙄 yaa waduud juquraafi ahaan dhulka 75% waa biyo, philosophy hadraawi waa ruux uu alle siiyey hibo u gaar ah alle ha siiyo cimri io caafimaad taam ah 🤲🤲🤲 sabti 26/3/2022 ayaan dib u dhegysanaya aniga oo kasii dagaayo shift night aan xalay ku jiray🚶‍♀️ curashada roobkii gu,ga oo xalay inoo da,ay lagama sheekeyn karo jawiga🌫🌧alxm 🤲🤲🤲🤲❤
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 Жыл бұрын
Jᴜǫᴜʀᴀғɪʏᴀʜᴀɴᴀᴅ ᴅʜᴀᴍᴀʏᴛɪʀᴀɴ
@ckaderMOsman
@ckaderMOsman Жыл бұрын
Allah yarxam labadoodaba 😭
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
Amiiiiiin alle hawnaxaristo
@sahroadan8586
@sahroadan8586 Жыл бұрын
ilaahay hakuusiyaadsho maankaaga qof murti dhuuxahaad tahay
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
@@sahroadan8586 aamiin aamiin abyo qaali🥰
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 2 жыл бұрын
Woooow kabanku waa awoowgay maxamuud axmed ismaacil xudeedi
@abdirisaqristaabdirisaqris6698
@abdirisaqristaabdirisaqris6698 Жыл бұрын
Alow u naxariiso maxamed ibtaahim warsame hadraawi
@Princess0798
@Princess0798 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysan jiray 2020kii bishii June iyo July barigaas wiil ban aad u jeclaa isagana wuu I jeclaa markaas F4 baan noqonayey markaan dhameeyo inan is guursano baan rabnay aadna waan isku jeclayn jacaylkeena wuxuu gaaray heer waalidkeen ay yaabaan sidaan iskula hadlayno waqti walba kadib cadow baa nasoo dhex galay isagana wuu igu xumaaday Xataa balwad buu bilaabay aniga waxan isku dayey inaan ka jaro oo dhaho waxbaro aniga xaalad walba kaagama tagayo habeenada qaar intaan salaad tukado baan uducayn jiray in ilaahay ka madoobeeyo Anna ma jeclayn balwad qof leh Kadib haye waan joojin buu I yiri wuu iga qarin jiray wuu is baddalay si xun buu iila dhaqmay Anna waan ka fogaaday hadda jaamacad ban dhigtaa isaga waan illaaway waana cafiyey wixii uu sameeyey oo dhan mana jecli hadda habeenada qaar saan u ooyayo bay dhagaha I dillaaci jireen hadda heestan banku xasuustay waxaan daawanayaa galabta 7 February 2023 galab talaada ah qofkii aan ku qiimayn iskaga tag hadii kale dulqaadka wuu uga darayaa qaladna ma daynayo aniga xiriir danbe ma samayn mana rabo 🙌💔
@mohamudabdirahman1643
@mohamudabdirahman1643 Жыл бұрын
Wanaaggu wuu so daahaa, khayr badan iyo nolol fiican ban kuu rajayn wll
@Princess0798
@Princess0798 Жыл бұрын
@@mohamudabdirahman1643 mahadsanid boqoroow
@mohamudabdirahman1643
@mohamudabdirahman1643 Жыл бұрын
@@Princess0798 adaa mudan wll
@AANOUR1
@AANOUR1 3 жыл бұрын
Walee Halkani waa Meel Qoraalkii Heesaha, ee xarfaha dhawaaqooda lawada khaldayey, lagu saxay, Mahadsanidiin Mahda QARAAMI.
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa mudan sxb. Soo dhowoow.
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Wax qalad anu ma arko
@maxadkaneo3618
@maxadkaneo3618 2 жыл бұрын
Poo9l 70o
@maxadkaneo3618
@maxadkaneo3618 2 жыл бұрын
Yo eku0olmo
@maxadkaneo3618
@maxadkaneo3618 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel to llkg
@niciimaarab1449
@niciimaarab1449 Жыл бұрын
محمد موجي كان أسطورة ❤
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq 9 ай бұрын
AUN curiye Had-raawi iyo the sweet voice of Maxamed Mooge (1973)
@UpdiasiisJama-yz8bo
@UpdiasiisJama-yz8bo 10 ай бұрын
Yaasalaam esh calaa hees hadraawi maxamed mooge
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
iminkad heshay wayahay sheekh
@jamactheo9546
@jamactheo9546 11 ай бұрын
M.mooge liiban adeero alle ha ku naxariisto
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 Жыл бұрын
Allaha Unaxariisto my role model Hadraawi
@najmotahliil6240
@najmotahliil6240 2 жыл бұрын
Allow u naxariisto yaa rabi
@sahmiyahanolosha
@sahmiyahanolosha 2 жыл бұрын
Heestaan waxay ka mid aheeyd silsiladii siinleyda waxaan ka xasuustaa in loogu soon jawaabay ina walanwalow samir sideed nabar adoo qaba waa taa tii sagalaad seedaha Ku goysee siri wey jirtaa kow dheh samo lama hayo labo dheh ninka soo socdoo joog waxad soo wadana celi aniga waan salfududahay.
@wiilkahooyo3653
@wiilkahooyo3653 Жыл бұрын
Yaa ujawaabay wll
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 Жыл бұрын
@@wiilkahooyo3653 Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qays)
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 9 ай бұрын
Long tim song orginal momoti alfnan axmed MoGe LipaN❤❤❤❤❤خشؤظخ🎉
@user-ew8bb8tf8d
@user-ew8bb8tf8d 6 ай бұрын
2023.12.16 sabti maalin xasuus leh aan diyaarinayo casharadi jamacada ilahaw noo danbi dhaaf dhamaantayo.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Nice saaka ayaan hurdo kasoo kacay anoo qaadaya aun legendry.
@ismailmohamoudhassan313
@ismailmohamoudhassan313 2 жыл бұрын
Maxamed mooge allow kuu naxariiso 🤲 Bahda qaraam channel aad baad umahadsantihiin 🙏💪
@JimcaaleIbrahim-sp1de
@JimcaaleIbrahim-sp1de Ай бұрын
I aad salmon jiidhiyo shaqadh tirasho daa❤❤❤❤ sawtu rahma ql fanaan maxamed mooge
@Yusuf-Qays143
@Yusuf-Qays143 Жыл бұрын
Abwaan hadraawi AUN
@Liibaan.maxamadLiibaan
@Liibaan.maxamadLiibaan Ай бұрын
libaan
@mohamoudsead8390
@mohamoudsead8390 7 ай бұрын
12.10.2023 habeen aan kale
@mulkiali4974
@mulkiali4974 2 жыл бұрын
Ha saluugin qaybaha qalin ba saxeexee Waxaan saatir kuu qorin ha u suul dhabaaliyn
@bureeqamohammed4621
@bureeqamohammed4621 Жыл бұрын
2 legend ilaahay ha idin naxariisto ❤🤲
@abdisalamgolden-boy2548
@abdisalamgolden-boy2548 2 жыл бұрын
M mooge Legend
@nimomohamed7188
@nimomohamed7188 8 ай бұрын
Tres belle chanson janat fardows pour Mohamed mogueh et hadraawi
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 2 жыл бұрын
Allaha Jakarta nimco Allah ha kawarabiyo Aamiin Aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ibrahimhaaland7641
@ibrahimhaaland7641 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 sorry
@SbdisalmIsmial
@SbdisalmIsmial Жыл бұрын
Djibouti ayay kusocotay heestan
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
الزلزال الله اعلم حيث يجعل رسالته والى السماء كيف رفعت
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze 4 ай бұрын
2024❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 6 ай бұрын
Ina. AWAL. BEET WODICA LINAAS LILADI BIIBAKATA. MOBARAKa
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 4 ай бұрын
Hala Yaa Maxamed
@guledhamud1567
@guledhamud1567 9 ай бұрын
mahamed mooge liiban oo ku magac dheer mooge baban allaw u naxariiso isaga labadiisi garab mahamed ibraahim warsame hadraawi iyo abdi aadan xaad abdi qays oo isagu hada nool heestan waxay ku jirtaa riwaada aqoon iyo af garad
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse Ай бұрын
Silsiladii Siinleey
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 9 ай бұрын
Awoowyady waan idin jeclhy illhye naxariis waasac idiin way diinayaa😢
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 Жыл бұрын
ilahey ha u naxaristo
@khaalidfuaad2848
@khaalidfuaad2848 3 жыл бұрын
Walaal waxaad soo raacisaa jawaabta saxarla Heesta ninka soo socdow joog Waxaad soo sidana celi Abwaan cabdi qays silsiladii siinley Waa muhiim Iyadoo sidan saxarla ah oo qoraalkoo saxa wadata 10x
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Hagaag walaal, waan soo samayn doonaa insha Allah, qofkii labaad baad tahay oo isla sidaas heestaas oo kale soo codsada. Maadaama ay KZbin-ka aad ugu jirto baan is idhi iska dhaaf markii hore, hase yeeshee waxay u muuqataa oo aan u fahmay in qoraalkeeda la khalday ama aan la soo qorinba. Mahadsanid wll.
@khaalidfuaad2848
@khaalidfuaad2848 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel boqolkiiba boqol adaa mudan
@mahadmahamedibrahim5233
@mahadmahamedibrahim5233 2 жыл бұрын
Marnaba ka ma daalo inaan dhakeesto subixi Aniko ka dhageeysan recor 2 canjalahaay ee soco jirey 2002 ma aadi ijirin schoolka..
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Mashalah wlle wad saxde erayada dadka qaar baa khaldayey lkn jawabti hestan *ninka soo socdow joog waxa so sidana celi anuu wa salfududee* maad soo galiso wlle
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Waan ku jiraa walaal hawsheeda iyo weliba guud ahaanba silsiladdii Siinlay heeseheeda. Mahadsanid.
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
@@qaraamchannel hye wll nosoo gali
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii hadraawi laxankii x.gareyd codka m.mooge liiban
@hgjhfh5483
@hgjhfh5483 3 жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan Alle hukunaxariisto Amiin Amiin Amiin
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 жыл бұрын
Mirihii maaha hadaad u soo worto macno kale ayay qaadanaysaa mir, mirid, mirihii,....yacni cid saq dhexe la weeraray iyadoon iska ogeyn, kelmadda aad adigu u jeeddaa waa Midhihii
@hassanmohamed6488
@hassanmohamed6488 2 жыл бұрын
@@luqmansuleiman7870 🤣🤣🤣
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 4 ай бұрын
Dayax sodimeeei
@user-om3qr3pd5u
@user-om3qr3pd5u 11 ай бұрын
Waf caleek🎉❤😊
@daudbulxan6148
@daudbulxan6148 4 ай бұрын
Mar 2024 qahira masar.
@cabkaar7451
@cabkaar7451 3 ай бұрын
Silsiladiii sinley pilowgeedi
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 11 ай бұрын
Erayadii AHN Hadraawi riwaayadii (aqoon iyo af garad) 1972
@BaarliinQuenbaarlin
@BaarliinQuenbaarlin 9 ай бұрын
Maansadii Siinley waaye
@user-hz5gh8rc9q
@user-hz5gh8rc9q 7 ай бұрын
Waw was dani hestani
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 10 ай бұрын
kusinaan dharaartii lasargooyay dunidee cirka sare utaagee
@abdifatahabdala
@abdifatahabdala 7 ай бұрын
Wayo wayo
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 5 ай бұрын
Xalxalis ma salaxan kkkk mala heberwadegeen mad garan😊
@apdiwalimuuse6957
@apdiwalimuuse6957 6 ай бұрын
Ilaa 31/12/2023 saacadu tahey 10:18 habeenimo ilaa 2024 ...... 1/1 /2024 waan dhagysnyaa
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 5 ай бұрын
Sa fuaad ana
@cumarcallcabdi8413
@cumarcallcabdi8413 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@AhmadHoh
@AhmadHoh Ай бұрын
1968.markanjiray 9sano1977kusabsan iyo kahor calanka wasosocda 1977koowudhe.waxna wasidalabadh4.1980saxarlay hafudan kusodar calanka calan jabutay amarki maxamad siyadbaree Ahmad amir sameyay heska iskabarta
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
wayaha sayidi ma waxad ledahay ma motaysan duca ka saka ahan
@ibrahimhaaland7641
@ibrahimhaaland7641 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ legeend
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Loved
@DaahirsamoowDaahirsamoow
@DaahirsamoowDaahirsamoow 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Woow saxarla heesihi qiimaha lahaa Codkii illahay ha unaxariiste maxamed moge liban Ereyadii abwaan hadraawi Waa hees kamida silsiladii siinley Runtii pagekan waa mid siwacan usaxay dhamaan ereyada mahadsanid wlo Heesti kale cabdiqays na soo raaci wll Saxarlay joog waxad soo sidana celi
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Adigaa mudan walaal. Heestaas kalena waan ku maqnahay waana soo gelin doonaa insha Allah. Soo dhowoow.
@KhalidAlirunsheeg
@KhalidAlirunsheeg Жыл бұрын
Illahay ha ku sicaadiyo caqliga indr. Heestii iyo silsildu maxay ka hadlaysa ka rali noqo jaahilnimadayda kkk
@shaani7
@shaani7 Жыл бұрын
​@@KhalidAlirunsheeg wll kacaankii ayaa lagaga soo horjeeday military gii xiliga dalka haystay ayaa lagu ridyay🎉
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Yaasiin.aburaas watch hargeysa iyo
@yousufhamad1796
@yousufhamad1796 Жыл бұрын
Saxarley ha fududan waan so socdaa kow dheh waxna waa didaa laba dheh
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu Ай бұрын
Miyad aragatay ime more nuux kkkk ihi ciemwn tutkasady
@Arabwaziir
@Arabwaziir 2 ай бұрын
2:39
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac 11 ай бұрын
Fadhi_mahan.xaaalku
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Sal???????=========Sahan...❤❤❤❤❤❤.
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 5 ай бұрын
Kii camay biss
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Kusinaan..dharaartii.🌍🌍🌍✍️✍️✍️qore.yaasiin.aburaas🏜️🏞️🌁🌁🌁..vvvv.kadib.ma.isu.deydey.inaad.wax.fahamyo!!!!!📊🖐️???
@maxamedjoofoow4610
@maxamedjoofoow4610 9 ай бұрын
Heestaan waa cibra
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 5 ай бұрын
Ya
@yahyeahmed637
@yahyeahmed637 2 жыл бұрын
eesh qiyaasan
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Ku.sinaan=naas.un..duni
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 5 ай бұрын
Madad
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu Ай бұрын
Kkk
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
sheekh kebayno uducayna ma hal abuurka mise kodhawaqaha
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Waxi habar doogaag yaryarey waarabahi haaramcadki gadoodanihi dacawadi ayaxi qomal
@ramadaanahmed2059
@ramadaanahmed2059 Жыл бұрын
ʜᴀᴅʀᴀᴀᴡɪ Sᴜɢᴀɴᴛᴜ ᴍᴀ ɪʏᴀᴅᴀ ɪsᴜ sʜᴇᴇɢᴛᴀ ʏᴀʙᴀʏᴇ?
MAXAMED MOOGE HEESTII  ABIDKAYBA WAAN JIRAY  LYRICS 2017 QARAAMI KABAN KICIS
7:37
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 489 М.
Mohamed Mooge Liibaan-Nabsiga Hiisha (Kaban)
6:26
sameysane
Рет қаралды 1,5 МЛН
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 288 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxamed mooge Imisaan ku hor joogayoo
6:18
dhambaal3
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 185 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,2 МЛН
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 119 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 6 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 593 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 47 МЛН