Sayfudiin Quduz | Qaybtii 2aad | Dagaalkii Caynu Jaaluut

  Рет қаралды 154,979

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Caynu Jaaluud - Maalin aan taariikhda dagaaladdii muslimiinta ka bixi doonin | Qaybtii 2aad - Quduz
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер: 124
@IlyaasRaajaa-ez3pd
@IlyaasRaajaa-ez3pd 8 ай бұрын
nabiga NNKH tee ❤❤ayaa muslimiinta tababaray dhahayna haisdiibina ❤
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 2 жыл бұрын
نرتضي الموت ونابى أن نهون M.a zxp Waxaad dadka ku dhiirigalisaa qisooyinka cajiibkaa♥️🙌
@mahmoudcapass1343
@mahmoudcapass1343 2 жыл бұрын
Wad nagala raagaty ustaad Waad mahadsantahay Ee jeelka weyn ee kontanaama ino so diyari bro
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 2 жыл бұрын
Waad nagala raagtay Waadku mahadsan tahy sida quruxda badan ee aad usoo bandhigto xidigihii islaamka ee la la ilaaway illahy haka abaalmariyo
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
Wll ku soo biir channel keyga subscribe isaar aad mhd san
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 2 жыл бұрын
Seyfuu diin alle hka waraabiyo janadiisaa
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 2 жыл бұрын
Waa jeclahy so badi ustad 🕌🙋‍♂️🇸🇴
@abdirahinamohamed4314
@abdirahinamohamed4314 2 жыл бұрын
Taarikhda tataarka isaga oo sifacan u faah faahsan ka soo daawo sheakh mustafa haruun
@ibramoha8238
@ibramoha8238 2 жыл бұрын
Xog la hubo ugu imow Waaberi media ❤❤
@ducalecisman8953
@ducalecisman8953 2 жыл бұрын
Keep Up The Good Work Wll Abdirahman
@Abdallaroyal
@Abdallaroyal 2 жыл бұрын
Alle hakusharfo
@najmudiin2671
@najmudiin2671 Жыл бұрын
Sayfudiin qudus ninkii tariikhda tatarka qorey
@cilmicusub6458
@cilmicusub6458 2 жыл бұрын
وا اسلاماه
@ramadaanabdeeq3743
@ramadaanabdeeq3743 2 жыл бұрын
Allah hu akbar 🥳💪💪💪💪
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 2 жыл бұрын
Rabi Subxaanahu Watacaallaa Janatul Firdaws Haka Waraabiyo Halyeygii islaamka Ee Zeyfulaahi Qudus Ustaad Abdirahman Omar Kun iyo Kow jeer Waad Ku Mahadsantahay Sidaad inoogu soo Gudbisay History Cajiib Ah
@shaafici8068
@shaafici8068 2 жыл бұрын
Waaberi media♥️♥️♥️♥️
@adanabdulle4477
@adanabdulle4477 Жыл бұрын
Qisaska noo soo celi waan u xiisnee😥
@walalcadho9793
@walalcadho9793 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustad
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy
@AbdirisaqMohamoud-wx3cy 8 ай бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar
@abdihakim391
@abdihakim391 2 жыл бұрын
Allah ayaa hore Usheegay in Uu macooda yahay Kuwa U taagan in ay difaacaan diinta islaamka ayna kor yeelaan . guuldarana marnaba soo waji dooonin Hadey Allah talo saartaan
@nasrihoussein1381
@nasrihoussein1381 2 ай бұрын
Masha allah sxb mahadsanid
@SamsamQueen
@SamsamQueen 6 ай бұрын
Masha allah sayfudin qudus❤❤qurux I
@nuurcade4654
@nuurcade4654 9 ай бұрын
Rabi naxariistii jano hasiiyo halyeeygii muslimiinta seeyfudiin qudus
@luqmnmohamod3940
@luqmnmohamod3940 2 жыл бұрын
masha al laah
@xabiibomohamed7257
@xabiibomohamed7257 2 жыл бұрын
Kusooxiji taarikhada Ayuubiyeenta
@mohammadabdulfatahmohammed938
@mohammadabdulfatahmohammed938 Жыл бұрын
Golden voice
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 2 жыл бұрын
Keep going zxp qaali
@QaasimCabdirashiid
@QaasimCabdirashiid 2 ай бұрын
ALLAHU AKBAR❤
@abdirahmaanhassan9083
@abdirahmaanhassan9083 2 жыл бұрын
Mala is odhan karaa waxa baryahan hoos u dhacay daawashadii channelkan waberi media tan iyo intii la aasaasay waberi news
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Waxaaaan aad ugaxumahy in aad 2sank io dhoorbilod kadib qebta labaad nosoogudbisey 😢😭 Aadbaaa ujiiftaaa zxb
@hashimsuley1644
@hashimsuley1644 2 жыл бұрын
Legend Keep going
@anismohaze1660
@anismohaze1660 2 жыл бұрын
Keep going
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 4 ай бұрын
Masha Allah
@jimcaalejimcaale6914
@jimcaalejimcaale6914 2 жыл бұрын
Bismilaah
@ibrahimmohamed982
@ibrahimmohamed982 2 жыл бұрын
Wll tarikhda hogamiyihi ciidanka qudus bebres ka sugeyna i.a
@mahatazizi3526
@mahatazizi3526 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa inaad noo akhrido jawaabtii sayfudiin quduz ee holaaco ku socotey
@kabiirlaki3903
@kabiirlaki3903 2 жыл бұрын
KEEP GOING SAAXIIB 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 💓
@IsmaaciilMaxamed-fs5xy
@IsmaaciilMaxamed-fs5xy Жыл бұрын
Good Work
@nazrazead
@nazrazead 2 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah keep you
@Khalid-Cilmi
@Khalid-Cilmi 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad.❤
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
Wll ku soo biir channel keyga subscribe isaar adoo mahad San
@hadillaium
@hadillaium 2 жыл бұрын
Saan u sugaaye wn daaley😂aad baad u mhdsnthy wll
@crixmaanshuluqe
@crixmaanshuluqe Жыл бұрын
8 Biloaad kedib ayan aqristy ee manoo shahy ne 🤣
@apdikariimahmedhasan3510
@apdikariimahmedhasan3510 2 жыл бұрын
Abdi rahmaan kep going wll
@Mohamed-xd9oh
@Mohamed-xd9oh Жыл бұрын
Mahadsanid❤
@HabiboJama-co3zg
@HabiboJama-co3zg Жыл бұрын
Asc
@HabiboJama-co3zg
@HabiboJama-co3zg Жыл бұрын
Mansaalah
@MohamedAhmed-ch9mw
@MohamedAhmed-ch9mw 2 жыл бұрын
Legend keep going
@sharmaakemuuse4698
@sharmaakemuuse4698 2 жыл бұрын
Pro haker nimada barnaamij nooga soo diyaari plz
@abdiqaadirnur7792
@abdiqaadirnur7792 2 жыл бұрын
Feeryahan
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
Tolow kii mala dilay halako khan 🙂
@subeerismail4473
@subeerismail4473 2 жыл бұрын
m.a
@axmed556
@axmed556 2 жыл бұрын
Kani waa faahfaahfaahinta video hore oo aad uga soo hadashay Lkn dagaalada kale ksoo hadal
@candybowybowy5955
@candybowybowy5955 2 жыл бұрын
Waqtiguu ahaa tataaraka 1700
@cadaani9450
@cadaani9450 2 жыл бұрын
Waraaqda uu quduz ku jwaabay inaa akhriso bay aheed
@baraarujintaumadda5938
@baraarujintaumadda5938 2 жыл бұрын
Ma jawaabin ergadii buu dilay bas
@axmadcabduqaadir2849
@axmadcabduqaadir2849 2 жыл бұрын
3333
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 2 жыл бұрын
😂😂madaxsomsli ayuu ku fcnaa
@Saidomar-f8j
@Saidomar-f8j 6 ай бұрын
2024😂❤
@fardowsosamatar1918
@fardowsosamatar1918 Жыл бұрын
J
@XasanAxmad-he8by
@XasanAxmad-he8by 8 ай бұрын
🇲🇳🇲🇳🇲🇳🧨☪️☪️
@nimcoosmaan4572
@nimcoosmaan4572 2 жыл бұрын
Walal waxaad kasoo sheekeysaa Cabdiraxmaan Al naasir ninki ugu hore yay ee andulus xukumay
@muxammadcabdiwali
@muxammadcabdiwali 2 жыл бұрын
Muslimiintu xiligaa waxay heshay boqor muslim ah oo wanaagsan lkn maanta majiro hogaan muslim ah oo wanaagsan haduusa jirana cagtaa madaxaa lagasaaraa
@alaalemohamoud7517
@alaalemohamoud7517 2 жыл бұрын
C/raxmaan Halkee laga helayaa buuga gobanimo doonka Somalia manhajkee
@abshirmursal7036
@abshirmursal7036 2 жыл бұрын
Part 3 sidee loogaa xoreeyay dhulkay qabsadeen
@fadumojamacbulalefadumobul2871
@fadumojamacbulalefadumobul2871 2 жыл бұрын
Waan jecalhy inaan barto tarkhad islaamk wllo noo soo badi
@hamsecadaani9156
@hamsecadaani9156 2 жыл бұрын
Allow sooceli Awoodii muslimka iyo Isku tiirsanaantoodii Quluubtoodana midee Ameen Ameen Yaarabi
@axmednuurcumarmaxamuud
@axmednuurcumarmaxamuud Жыл бұрын
m.a
@abbaziconeight
@abbaziconeight 2 жыл бұрын
0:12 waxaanu ka abuuranay caradiisa(ciida), wuxuuna nagu saliday kuwa nagu saliday kuwa ay caradiisu ku dhacday.. xarafka dha' carabkaagu kari maayo miyaa..
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
Jenkez Khan Alle naarta ha ku fogeeyo Wuxuu layay Muslimiin tiro badan ILAAHAY Janatul firdwza ha nagu kulmiyo Dhamaanteeba waa wax lagu cibro qaato xaqiiqdii walhi waa cibro qaadasho wayan Muslimiinta alle ha mideeyo Abdirahman waaberi Alle ha ku sharafo
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Waan sugayay Qaybtan ✌️ mahadsanid bro
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
F3 ayaa lagu qaataa qarkood
@faiidoofficialchannel7553
@faiidoofficialchannel7553 2 жыл бұрын
Maku so cel celine marka wax cusub no keeen sxb waliba tsriiqda dowladihii islaamka🤨
@abdirahmanmadani387
@abdirahmanmadani387 2 жыл бұрын
Waygu socotaa wlhi cidka layaabka lehee craxman waaberi iyo taariikh cajiib ah
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 2 жыл бұрын
Ala maxaan sugaaye qaybtaan thanks
@ruumagaming
@ruumagaming 2 жыл бұрын
First comment pin 📌
@ismailsiyad2216
@ismailsiyad2216 Жыл бұрын
Sxb tataarka luqada ay ku hudlaheen ma aheyn turki ee Hadalkaaga aad duubtay sax L
@mot9wave
@mot9wave 2 жыл бұрын
Masha Allah sifiican ayaa usoo gudbisaa barmaamijyada wllo lkn waxaan kaa codsan lshaa inaad nosoo gudbiso qisadii yajuuj wa majuuj
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 4 ай бұрын
Ka muslimiin ahaan waa inaan ku fanaa inaan taariikh ku leenahay aduunka waliba tariikh fac weyn tataarkii la ogaa in la is hortaago oo lala dagaalamo lana jabiyo qof imaan leh oo ilaahay la jiro ayuun baa midaa samayn karayey.
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 2 жыл бұрын
Waad mhdsn thy
@AyaanMahamud-sf9gz
@AyaanMahamud-sf9gz Жыл бұрын
Mhdsanid uztad
@abdiwelideq3306
@abdiwelideq3306 2 жыл бұрын
Sxb please nosobadhi
@Maxamad8amiin1237
@Maxamad8amiin1237 2 жыл бұрын
Sxb Allah haku xafido noso badi inshallah 🥰
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad.
@HeeganCompany-ye4yu
@HeeganCompany-ye4yu Жыл бұрын
Asc
@suheybcabdullahi4837
@suheybcabdullahi4837 2 жыл бұрын
Dagaalkii nihawaadin soo gali
@abdulxayimohamednuur9364
@abdulxayimohamednuur9364 2 жыл бұрын
Sxp wali waxbaa dhiman adigoomahadsan nosodhameystir
@mohamedmuxiyadin8790
@mohamedmuxiyadin8790 2 жыл бұрын
Sxb macaan qisooyinkaaga waa jclahy fadlan soo badi
@robertoyare7791
@robertoyare7791 2 жыл бұрын
M.a sxp
@abdirashid1900
@abdirashid1900 2 жыл бұрын
Can you talk about Abu Hudhayfa ibn Utba
@abdallanadara5175
@abdallanadara5175 2 жыл бұрын
m.sha
@mohamuudahmed4898
@mohamuudahmed4898 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta Жыл бұрын
Allaahu akbar ❤
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 4 ай бұрын
Sayfuun diin Qudus janatul firdowsa Allaha kugu abaal mariyo.
@hamzaabdullahi463
@hamzaabdullahi463 2 жыл бұрын
M.a wll danbigaaga alle ha dhaafo
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Kèèp going
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 4 ай бұрын
Cid waliba is kibirisa cidbaa alle usoo diraa mangoliyiinta wey is mahadiyiin lkn halaagba ku dhacay wlle
@ibrahimmohamed982
@ibrahimmohamed982 2 жыл бұрын
M.a Mahadsanidin
@yousufclraxmaan9956
@yousufclraxmaan9956 2 жыл бұрын
Waa sugaynaa qaybtii 3aad
@Cismaan112
@Cismaan112 Жыл бұрын
Masha allaah
@saleebaanahmed3795
@saleebaanahmed3795 2 жыл бұрын
Midka mida dagaaladii ugu adkaa ee muslimiintu galeen
@oskayare7750
@oskayare7750 2 жыл бұрын
keep going 🥰🥰
@rugaalmedia3563
@rugaalmedia3563 2 жыл бұрын
Wll ku soo biir channel keyga subscribe isaar doo mhd sn
@cabdaletar202
@cabdaletar202 2 жыл бұрын
Keep goin pro zxp
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 2 жыл бұрын
سيف دين قدس ❤❤❤
@rashidafarah3220
@rashidafarah3220 2 жыл бұрын
Shukran walale
@Ahmed-uu8bw
@Ahmed-uu8bw 5 ай бұрын
Katapqa dheh
@QaliXasan-z3e
@QaliXasan-z3e 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👋👋👋👋👋
@mubarakadem479
@mubarakadem479 6 ай бұрын
❤ 4:56
@xabiibaden7253
@xabiibaden7253 Ай бұрын
Like
Jenkiz khan | Dilaagii ugu naxariista darnaa taariikhda..
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 209 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 12 МЛН
The joker favorite#joker  #shorts
00:15
Untitled Joker
Рет қаралды 30 МЛН
Duulaankii Tataarkii Mongolia | #OGAANSHO
9:26
OGAANSHO
Рет қаралды 140 М.
DAGAALKI CAYN JAALUUT||ciidanki dagaalka aaday midh kama so noqon|
14:39
Viking | Reer yurub oo dhan ka cabsan jirtay
10:01
Waaberi Media
Рет қаралды 113 М.
Seeftii ilaahay ee aan la loodin jirin | Khaalid binu waliid
15:26
Waaberi Media
Рет қаралды 354 М.