SAYNAB CIGE - Live NACABKAY HA II JABIN - HABEENKII CIGAAL LONDON

  Рет қаралды 445,676

Abdirahman Somali

Abdirahman Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 226
@aiys11
@aiys11 3 жыл бұрын
Qof ka intu noolyay siiaya ama uqira sharftiisa❤ Saynab Cige Allah ha ku dhowro in badan🙏🏼 she's a legendary from Wabri🙌🏻❤
@aydarusfaysal9817
@aydarusfaysal9817 5 жыл бұрын
Mamo zaynab cige quruxdi fanki hore Hda wxy ku sugantay oo ay nala Jogtaa magaalada hargeisa Alle cimriga iyo cafimadka Haw barakeeyo ameeen 15/10/2019 salaasa
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 жыл бұрын
Zeniab Cige cimri iyo caafimad ilaah haku siiyo waxa tahay legend & Xidigta Somalia mashallah long live
@caydiid15
@caydiid15 5 жыл бұрын
Ha ku mashquulina qof kale rabitaankiisa dhageysta hadii aadan ka helin ka noqo site ka. Saynab Cige waa fanaanad soomaaliyeed. Waxay ka turjumeysaa hidaheena umaddeed.
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Bal nimco dareen ba intay ag istaagto seynab cige oraneesa fanaanad ban ahay cajiiib cajiiib waaberi xaaal qaado 💕😥
@halimajamoindhauroon9077
@halimajamoindhauroon9077 5 жыл бұрын
Ansam Qurux nimco miya gaarta naya af dheerida
@rosemarie6347
@rosemarie6347 6 ай бұрын
😂😂😂
@yuusufcabdibashiir5768
@yuusufcabdibashiir5768 4 ай бұрын
SEYNAB CIGE WAA Ronaldaha fanka Somaliyed❤
@xagaagalbeed9223
@xagaagalbeed9223 5 жыл бұрын
Waa zaynab cige een fanaan aduun ugu jecelahay ALLOW ku soo hanuuni hooyo mcn 💟💟💟💟💟🤲🤲🤲
@ayanabdullahi4599
@ayanabdullahi4599 5 жыл бұрын
Allow sohanuni....waa ayan daro ayado da,adan jirto hadey kugeriyoto
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Saynab cige waabari waxay tahay lambar one adunka fanan an ka jecly ma jiro rabi ha ino dayo ❤️❤️❤️
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@dalmardeeqsimedia1536 Amiin, Allah ha daayo iyadiyo intii hooyo soomaaliyeedba.
@alcazal441
@alcazal441 5 жыл бұрын
Maama QaaliYa Zeynab Cige Cod iYo Qurux An Weli Is Dhalan Rogin Masha Allah👌🏻👌🏻🔥🔥 Tan Kale May Be Ina Ila Daremesaan Abdinor Jaaz Wa Fananka Ugu Xushmada Badan Fananinta Yar Yare Mesha Jooga
@infaymousson7426
@infaymousson7426 5 жыл бұрын
Ilaahow soo hanuuni waa cimri tegaya ee kuwa ugu yeedhaya maamada fasahaadkow ka daaya oo aakhirada xusuusiya ilaahay ha ina wada hanuuniyee
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 жыл бұрын
Saynab cige bila aadankii dahirka ahaa nacabkay hay jabin hees xusuus mudan runtii hees qaliyah 💕💕💕🙏
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 Жыл бұрын
Way cibaadaystaan , SAYNAB CIGE MAXAMED alloow noo daaye ❤️🙏
@amalhersi2038
@amalhersi2038 5 жыл бұрын
Maamo seynab cige cimri dheeer iyo cafimad allha ku siiyo❤💋
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 2 жыл бұрын
8/10/2022 Hargysa ka dhagaysanaya Naca kay ha injabin Waa duhur ,qado aan sugayaa❤❤
@mohamedyuusufhasan3674
@mohamedyuusufhasan3674 Жыл бұрын
Saynab cige walaahi fanaanad qaran bay ahyd axxxx
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 10 ай бұрын
Heestan midheheeda waxaa hal Abuuray Aun Maxamuud C/laahi Sangub Dabayaaqadii Sagaashanaadkii Qarnigii Tegay .
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
quruxda Iyo Fanku wa U dhalasho Wlahi Bal eeg Hooyo Sayanb Cige allaw cimriga iyo cafimadka u barke
@mohamedfarah1514
@mohamedfarah1514 3 жыл бұрын
Walee Jaceyl ma duqoobo weli codka waa sidiisii Masha'allah Mammy.
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Saynab cige hooyada fanka alla maxay qurux la gabawday ❤️❤️❤️❤️ stil beutyfull
@261alize
@261alize 5 жыл бұрын
Waliged mey dhalin
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Waa Run wlhi Qof ka qurux badan ma arag
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Alize dhasha ilahy ba bixiya waxasha odhan
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
@@261alize Subxaan, wax isku fal dhasha Allah ayaa bixiyee, kuwa dhaleyna xoog kagamey soo qaadane
@Daljir143
@Daljir143 3 жыл бұрын
Heesta aan ugu jeclahay heesaha hooyo Seynab❤👌
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
Somali Lagends mel isugu tagay Fan wa fanki hore
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
sayneb cige waxaa ku dhuftay faalig allah ha caafiyo khaatumada khyr allah haynoogu wada khatimo
@ilhaanhussein3690
@ilhaanhussein3690 5 жыл бұрын
Saan ku jaclahaay ilahay baa oog👌👌❤❤❤❤❤💙❤❤❤❤💚❤💚💟👍
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 5 жыл бұрын
cod iyo quruxba way isku darsatay habryar allah yacizak
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 5 жыл бұрын
70 jiro ka codmacaan kuwa maanta jooga
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Heesaha an ugu jeclahay Saynab wa tan iyo hada ruux is barataan
@hassanabdi4272
@hassanabdi4272 9 ай бұрын
Wlahi iz the best saynab ciga raxamanku ha ku xafido
@asmasabanofficial4141
@asmasabanofficial4141 5 жыл бұрын
Ilhey gafkeena iyo geerideena ma kulmiyo😪😪😪😪
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 жыл бұрын
Mabzuud Thahir aamen amen wll amen 🙏
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 5 жыл бұрын
Aamin😢🤲
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 2 жыл бұрын
Maamø Zyanb Go.forward 🥰❤️Cimri dheer & cafimad Nice Voice
@macab6141
@macab6141 5 жыл бұрын
Love her Ilahay haa udambi dhaafo soona hanuuniyo
@samirosaed2714
@samirosaed2714 5 жыл бұрын
Saynba cige ❤👏👏❤ Nacabkay ha ii jabiin
@cabdilaahihassan
@cabdilaahihassan 5 жыл бұрын
Allaha Yaa Fanaanad Ax Gabowgu xumaa Rabi Ha Noo Ka Daayo 😚😚
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
One of the best somali singers ❤
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 5 жыл бұрын
Playback 😂😂😂 ka dhafa Mama waa Somali Legend ♥️♥️♥️💯
@اسمنعمهعمرهلندييمنيهحضراميهالع
@اسمنعمهعمرهلندييمنيهحضراميهالع 2 жыл бұрын
OMAR MUBARAK AL AKBARE
@jimcaleyare5050
@jimcaleyare5050 5 жыл бұрын
Axyaaa Zaynab cige 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 5 жыл бұрын
Fanku denbi maaha waa hidiyo dhaqankeeni markaa uuma arko ceeb cid walbaana hanuunka eebbe wa u baahanaty long live our legend Saynab Cige
@khadrasharaf7007
@khadrasharaf7007 5 жыл бұрын
Maamo Zeynab cige waxaad ku jirtaaaaaa Cimrigii Toobada Ee Haku Dayicin Wakhti Dambe Camalu Sheydaankan Toobada Allaaaaaaah U DegDeg Cimri Badan Kuuma Hadhine Allaaaaaaah Uga Toobad Keen Samankii Dheeeraaaa Ee Aad ku Dhumisey Fanka Qabrigii Madoobaaa Xasuusnow oo Aad ku Kaliyoobi Doontaan Camalkaaga Uun .
@asmachanel5744
@asmachanel5744 5 жыл бұрын
Hooyo alow kuhanuuni dhamnetenba adna khamuto ku dhimo insha alh
@mascuudcabdiraxman4004
@mascuudcabdiraxman4004 2 жыл бұрын
Sidaa Thy jirkeygiyo jeex wadnaha ku yaal kaa jaxaad shee Nacabkey Ha ii jibin. Wooow Xasus wlhi 2012 iyo Somalia 🇸🇴 Arjatiin maanta iyo Mar kle heskan Iyo South Africa 🇿🇦 Cape Town wlhi Ii xasuus Asxabteyda reer Arjatiin TalaFishanka
@mnnayaanwaaye6306
@mnnayaanwaaye6306 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanooyo like isaar
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 жыл бұрын
Woooooooof caleeeek two thumbs up mmmmmmmm
@bisharoshire4625
@bisharoshire4625 5 жыл бұрын
seynab cige allaa maxad qurux badned allow kuso hanuuni
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Aad iyo aad quruxley bay ahyd
@aaminamahamuudmuuse2596
@aaminamahamuudmuuse2596 5 жыл бұрын
madax maam zynb allah ku daysto dnbigaana hadhaafo viva waberi 😎😎😎😍😍
@omaralwan2735
@omaralwan2735 5 жыл бұрын
Seynab unique voice mashalla love it
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 5 жыл бұрын
Yasalam saynab cige boqorada codka long life❤❤❤
@umuahmedofficial5829
@umuahmedofficial5829 5 жыл бұрын
Kaliged miya hanuun ubahan umada dhan baa ubahan allaha soowada hadeeyo
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
ogaaso xaaji aad iyo Waa runta Inder kuwa kle miyanay arkayn
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
Waa dad aan ka yaabay keligeed ayey modayaan inay hanuun u baahan tahay
@umuahmedofficial5829
@umuahmedofficial5829 5 жыл бұрын
@@dalmardeeqsimedia1536 way iga yabiyen
@umuahmedofficial5829
@umuahmedofficial5829 5 жыл бұрын
@@abdixakiinmohamed5837 garadka inuu kuyar yahy baan ufhmy wll
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
@@umuahmedofficial5829 garaadka Ku yar cuqdadna way haysaa dadka
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
bal fiiri sida uu uqadarinaa abdunuur jeez maamada waataas dad aadan dhalin markaa tabcato
@mohamedcanadi7793
@mohamedcanadi7793 5 жыл бұрын
Ax waayo wayo ninba waagi like igu qabta dadkaygi
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 4 жыл бұрын
Wwwwwww saynab .cige salan sare❤❤❤🙏
@Elmi.451
@Elmi.451 4 жыл бұрын
Hees kan ma aqaan inan horay uga dhiiptay komanti lkn aad ayaan ula dhacay. Waligayna waan dhageesan jiray balse inta ila midka ah farta haytaagto fadlan S’il vous plaît. Plz. 😱😱😱😱🌺🌺🌺🌹🌹🌷🌷🌷
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Seynab Cige wlhi gabadh ka cod Macaan weligey ma arag
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Wiilka Jecel Somaliland Haa Waa legend waaye qurux bu rabi siiyey
@mohamedhersiahmed7531
@mohamedhersiahmed7531 2 жыл бұрын
What a song 🎵!!!! I like her desirable voice.
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 3 жыл бұрын
Halkaan yaa jogo 2021/2/26🤣🤣🤣❤️❌
@saadaali932
@saadaali932 5 жыл бұрын
waaw mashalaah we love you
@bukhariyasinfarah6113
@bukhariyasinfarah6113 5 жыл бұрын
Thanks boss for sharing with us. long life Zeynab
@aljuubeelmi2888
@aljuubeelmi2888 5 жыл бұрын
Wlh 2008 anoo la socda gaari weyn oo xamuul ah ayaa ku dhageysan jiray mombasa ilaa zudan
@sabaaxyuusuf5566
@sabaaxyuusuf5566 5 жыл бұрын
Illahay hasoo hanuuniyo iyada iyo inta halawsan
@foziamohamed6432
@foziamohamed6432 5 жыл бұрын
Xusuus bay galeen fanaaninti hore
@traderchnnel1159
@traderchnnel1159 5 жыл бұрын
We love you mummy❤️❤️
@nawalomar3251
@nawalomar3251 5 жыл бұрын
Illhow soo hanuuuni mamadaan oo khatumao wngsan kudil Illhow gafkayaga iyo geeradayada hkulmin😢😢
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 4 жыл бұрын
Jahwareerkn cashaqa❤🌹🥀
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Sidaasa live logu heesa AMA wa la iska Seexda long live saynab cige
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Mohamed Ayaanle live na daayoo waa CD 💿 Live waa ina daayey
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Wll say u qadaysa Horta eeg midha aqon uma lihid fanke
@doualehosman1390
@doualehosman1390 5 жыл бұрын
war live mahaa llakiin seyneb live wa ay ku heestaa
@queenjasmine7250
@queenjasmine7250 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 live ah
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Inay live u heesayso shaki Kuma jiro ha xaqrina wa legend
@hassanahmedjama321
@hassanahmedjama321 5 жыл бұрын
Eedo maad iska nasatid Oo ilaaahay u Towbad keentid Aduunkan cidi kuma Raagayso. Bal aawey Asaxaabtaadii Sahra Axmed Baa u danbeysay Iyana xagaa iyo Xabaalaha ayaa loo sii qaaday.. Allah ha ku soo hanooniyo eedo
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 Жыл бұрын
iyada iyo sahra axmed AHU wan ku dhimanayna fanka ayay dhahen lakin qaar kalo badani way iska dayen oo khadri kamid ahed UHA
@xamlimaliqadroshire1964
@xamlimaliqadroshire1964 5 жыл бұрын
aanjogi dunidakajojojinwaye i love fanaaaniinti hora kuwa hada nacam kenaujabay
@faras_cadetube2958
@faras_cadetube2958 Жыл бұрын
Child crush 😭
@suadahmed1290
@suadahmed1290 5 жыл бұрын
Subxaanalah ilaahay haa soo hadeeyo
@xayaathussein8099
@xayaathussein8099 5 жыл бұрын
Fanan waaa kuwii hore nacabkeyn ujabay kuwa hada jira
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 5 жыл бұрын
Abdi holand qurux badana asagaba ku maqanahay
@rashkadiini1665
@rashkadiini1665 5 жыл бұрын
Legend saynab cige 😍
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 5 жыл бұрын
Waah waah Saynibe Cige
@abdullahikahin2254
@abdullahikahin2254 5 жыл бұрын
Maasha allah Saynibe cige hoblaaden wabaari rabi hadhoore
@roodaabdilahi3514
@roodaabdilahi3514 5 жыл бұрын
Mamo sanab cige Iyo Mamo maryaln mursal😗😗
@drsuber6587
@drsuber6587 3 жыл бұрын
waa ereyadii sangub codkii dahabigii saynab cige sharaf, karaamo,iyo caafimaad ku waar waligaa
@AbdirahimMohamed-np8je
@AbdirahimMohamed-np8je 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto saynab cige😢😢😢
@AbdinasirKuluc
@AbdinasirKuluc 3 ай бұрын
Way nooshahay
@malikabertan7480
@malikabertan7480 5 жыл бұрын
Shaw dookha iyo stylka lagama gaboobo diraceedaanba ku haystaa
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
SAx sax jecliyaa seynab cige
@hibaakheego4497
@hibaakheego4497 5 жыл бұрын
Ilahoow nooh daa fanantan weyn
@mamasoomaali
@mamasoomaali 5 жыл бұрын
Wallee waa dadkii hore
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 жыл бұрын
Sorry wlh cimrigan inad ku heestid Rabbi haku soo hanuuniyo mamo mcn
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
Zaki Yare xuuralcayn abdi hhh ma haday halawsantahay yaa kugu yidhi heesaha waa xaaran khilaaf baa ka taagan
@nidolzack7052
@nidolzack7052 5 жыл бұрын
@@abdim.m.q3127 heesaha in xaraan yihiin sual kama taagno shakina ma gasho taa ogoow
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Zaki Yare heesaha ilaaha diidan ee in la is qarxiyo ayuu rabaa
@fadumoabdulkadir5079
@fadumoabdulkadir5079 5 жыл бұрын
Nacabkay ha ijabin
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
Waaaaaaw saynab ka hor leexda nacala shaydaan ku yaal an joogin dunida ax jilideda bn ka helay saynab cige
@kaltunwarsame714
@kaltunwarsame714 5 жыл бұрын
SAYANAB CIGEE EDO 😍😘👈
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
waxaan hubaa inay dadkii hore naga nasiib badnaayeen maxaa yeelay waxay kusoo raaxeeysteen wadanka nabada iyo fanaanin aan kala dhicin marmar ayaan waqtiga u ciilooda cala kuli xaal waa samraynaa inta ila midka ah
@shaaficifaarax7607
@shaaficifaarax7607 Жыл бұрын
Waan ku murqaama heesaheda wlhi😀
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta maashaalah kaa joojin waaye
@hannamussa2445
@hannamussa2445 5 жыл бұрын
waxaa la yaaba dadka markay arkaan qof heesaya dhaha Ilahow soo hanuuni adba waa u baahan tahay hanuunka danbiga loo qorayo baa adna laguu qoraya intay heesta dhagaystan bee markay dhamaystan wacdi la soo istagaan
@aanaan6027
@aanaan6027 5 жыл бұрын
Haa wlhi ma ila aragtay maxey mesha ka so doneen ileen hees iney tahay wey ogayeen bisinka
@awoshire9908
@awoshire9908 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 very true runbadanidaa walaalo
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Hanna Mussa heesaha ilaahey hadii uu diidanyahay waa ilaah raba in la is qarxiyo
@Craxmaancirro
@Craxmaancirro 5 жыл бұрын
🤣
@shamsaahmed408
@shamsaahmed408 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@mohzudays6492
@mohzudays6492 5 жыл бұрын
Allh hakuzoo hanuuniyo zayneb cige fanad wayn lkn waxad maraysa xiligaad ilhaay unqonlahayd
@zimannur6943
@zimannur6943 5 жыл бұрын
Wlhi markaan 16 jirka ahaa waxan ilahey ka baryijiray in codka zaynab cige igu soo dago😂 oo laso kaco subaxii jecliyaa ilahow kuday cimrigada iyo cafimadkada Boqorada codka magool edadeya lakin Qofba qofka oow jeclahay u muhimsan
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
Ziman Nur Haa walhi Waa legend mana aha faniinta qabiilku qaaty all Somali o dhan bay jeceshy
@mohamedmursal2020
@mohamedmursal2020 5 жыл бұрын
Amin amir
@mhussein6504
@mhussein6504 5 жыл бұрын
woow
@miskimaanka449
@miskimaanka449 5 жыл бұрын
Jeex wadnaha kuyaal cadi mshan
@hamdihassan1083
@hamdihassan1083 5 жыл бұрын
Amiiin yaarabi
@igranh3371
@igranh3371 5 жыл бұрын
Waxad mudaa hada in xishoodkii gabadha yaryar ku danbeeyay. Dumarkii iyagoo 40 dhafay qawanaanta kama xishoodaan. Cajiib
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 жыл бұрын
Saynab cige fanaanad aan jeclahay amasing fanaanadan wey cimri degdegtey fanaanin badan oo ka weyn bad moda iney ka yar yihiin
@dalmardeeqsimedia1536
@dalmardeeqsimedia1536 5 жыл бұрын
safiya mohamud Haa walhi wllo waxay ka mid ahyd hablihi ugu yar yara Waaberi lkn faalig ba ku dhacay xanuunlaw bay noqoty lkn Waa legend wa gabdhi waaberi ugu quruxda badnayd
@fatumagure5936
@fatumagure5936 5 жыл бұрын
Waxaan so xasustay jacalkayga hore 2004
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Saynab cige😍😍😍😍😍
@nuurasherifali8434
@nuurasherifali8434 5 жыл бұрын
Ilaahay ka cabso
@wiilwanaaagsan6794
@wiilwanaaagsan6794 5 жыл бұрын
Islaanta jacayl baa hayeee u duceee
@xasankaafi854
@xasankaafi854 5 жыл бұрын
Soomaalida dadka kaliya ee is jecel ee ankaladhiman e kalaqabiil aheyn eeiskuqalbi furan waafanaaaniinta
@Nabeelluth
@Nabeelluth 5 жыл бұрын
Zaynab cigeh still singing and dancing strong maasha'Allah
@ayanmuse7487
@ayanmuse7487 5 жыл бұрын
v fs👕👡👢👕👖👖
@suldaansiciid3300
@suldaansiciid3300 5 жыл бұрын
Cimri dheere iyo caafimad san mamo cadawgaag badane
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Caafimad illahay haa siye maalin dhaweyd stroke ayaa kuso bodey dirqi ayay kagaso kacdey
@Nabeelluth
@Nabeelluth 5 жыл бұрын
@@aragsan6552 aamiin walaal, Zaynab waa qof qalbi wanaagsan dadkoo dhan jecayl maasha'Allah
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 3 жыл бұрын
mar hadii aad sumacad kusameeysato bulsho ku jecel cidlo dareemimeeysid maamo noolaw intaa aduunyo jirto
@fowsiyaali3419
@fowsiyaali3419 5 жыл бұрын
😍😍😍🤩🤩
@zayaamad3080
@zayaamad3080 5 жыл бұрын
Ilaahaw na Wada hanuuni. Zaynab cigr heesaha iska daa
@sharifadan5683
@sharifadan5683 5 жыл бұрын
Hees fican
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 47 М.
NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
NIMCO DAREEN - Live AMOORE - HABEENKII CIGAAL IYO HOBOLADA LONDON
3:21
Abdirahman Somali
Рет қаралды 95 М.
Tawaawac
7:45
Release - Topic
Рет қаралды 68 М.
*Saynab Cige | Baxsan Inan Yar oo Mudha' | Boosto | With Lyrics CC Caption
5:29
Saynab Cige - walee aniga caashaqa (LIVE)
4:35
Som Con
Рет қаралды 1 МЛН
Kaban Macaan | Saynab Cige | Heestii Jirradiyo Xanuunkiyo...
8:41
Madiix Official
Рет қаралды 81 М.
SEYNAB CIGE HEES AAN CAADI AHEEN SIDA TAHAY JIRKEYGA 2019
6:56
GorGor Media Production
Рет қаралды 102 М.
Fanaanada Saynab Cige Mohamed LONDON UK LIVE
9:39
Duul Media
Рет қаралды 17 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН