Saynab Cige - walee aniga caashaqa (LIVE)

  Рет қаралды 1,048,744

Som Con

Som Con

Күн бұрын

Heesti wallee aniga caashaqa ee Saynab Cige

Пікірлер: 253
@alamagannageye1697
@alamagannageye1697 8 жыл бұрын
Dadka heesaha komentiga ka bixiya runtii waan jeclahay sababtoo ah waa dad somalinimadu ku weyn tahay iyagoo fanaaniinta qabiil u eegaya maan arag love ayaan idinku ahay
@lakuulamm6943
@lakuulamm6943 8 жыл бұрын
mncha alhh zaynab cige mohamed eedo noolow
@adnamukhtaar1653
@adnamukhtaar1653 6 жыл бұрын
saynab cige I support fankaaga realy. Heesheeda si gaar ah udhegeystaa,lovekaygana waan uhadiyeeyaa
@OmarHundubey
@OmarHundubey 8 ай бұрын
Mama seynab cige cimri dheer Iyo cibaado suuban rabbi hakku Siiyo aad baan u jeclahay fankaaga Kamana daalo codkaaga macaan.🔥
@hamzamohammed673
@hamzamohammed673 5 жыл бұрын
seynab cige wa fananad an runt dihi karo wa dahab ama luul masha allah afkaga cano laguqabay
@AOH4963
@AOH4963 Жыл бұрын
Lisening 2023 i Don't get tired Her voice Sainab eige👑🥰🧕
@bashiirsaciid8221
@bashiirsaciid8221 4 жыл бұрын
2020 wixii dawanaya ama inta ka dambaysa reply iiso gal si aan u arko like hala ila dhaafina
@caashobashiir648
@caashobashiir648 Ай бұрын
heeee heeeeee wala aniga caashaqu ...........❤❤❤❤❤
@sumayaadan9272
@sumayaadan9272 5 жыл бұрын
07/03/2019 heestan yadawanoyo ama igadanbeyo like ha ila dhafin👍👍👍
@iimaanyusuf9831
@iimaanyusuf9831 3 жыл бұрын
Wllo i soo qabo
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
@@iimaanyusuf9831 🤗
@samatarismail1718
@samatarismail1718 8 жыл бұрын
saynab cige iyo maandeeq wa labada fananadood oo codkoodu dhadig rasmiya yahay alla yacisak cad helalaasiya la doonaya wax buuran yaa raba wooow
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Waan ku khasaaray anuu jacalykii aan qaaday ee dhalinyaranimadaydii waxaan ka xumahay wixii igu dhacay edo Saynab cige Maxamed waxaan maqlay magaceeda anigoo 5jir sanadkii 1981 oo aan dhaboolaq arday ka ahaa imikana hargeisa ayaan ka dhagaysanayaa ilaahay haku xafido edo
@xamdakaldeeqa8694
@xamdakaldeeqa8694 4 жыл бұрын
wooow ilaa 2020ki dhagysanaya kama daaaalo❤ from hargeisa
@mohamedbarre6721
@mohamedbarre6721 4 жыл бұрын
Hadii Aadawanayso 2020 Yaa Daawnaaya Iisaar Wlaaal
@fatuushcabdi3051
@fatuushcabdi3051 4 жыл бұрын
2020 ayaan dhagey sanoyaa seynab cige waa fananad buuxdo 🤴👸🥰❣
@MohedDhere
@MohedDhere Жыл бұрын
Saynab cige iyo saaxiibteed maryam mursal waan salaamayaa gob ayaa meesha isugu timi
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 3 жыл бұрын
11/4/2021 😭😭😭😭 Jeceylkaygi xanaq iga maqantahay Codkeedi iyo farxadeedi wakhtibaa igu danbaysay Alla nasabsanaydeeye
@badeed1523
@badeed1523 3 жыл бұрын
Waydhacda zxp carab iyo labadiisa daan baa isku dhawo way is qaniinaan Marka khilaaf waa iman karaaye Kolba sidii quman u xali nin ragana ilaahay waka dhige
@asmamaxamedmaxamud143
@asmamaxamedmaxamud143 2 жыл бұрын
xasuus maalin ciida weeyi oon cidlo dareemayo heestana ibaxaysa 😍 oo jcylkygi isku xanaqsanay .
@abdulkadirosman6165
@abdulkadirosman6165 2 жыл бұрын
Ciid wnagsan wllo
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 5 жыл бұрын
This song GREATED and written by late Legendry SANGUB who passed away two weeks ago my ALLAH to forgive him
@ahmedroobleahmed2129
@ahmedroobleahmed2129 5 жыл бұрын
AUH
@mariaabdirahmaanmk8313
@mariaabdirahmaanmk8313 5 жыл бұрын
Saynab cige allow khatuma da khayrkuugu khatin
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Alla maxay Qurux lagabowday
@adnanpape7605
@adnanpape7605 3 жыл бұрын
wawa my quen my lengend sayneb cige qofa an tagero ixatirmaa u hayo 🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedjama6882
@mohamedjama6882 5 жыл бұрын
Walee fanaan la iskama noqdo, bal isbarbar dhig fananiintii hore iyo kuwa maanta jooga!
@abdirazakali7144
@abdirazakali7144 3 жыл бұрын
Heestan waxan kabartay barnajka hambalyada aroosyada ee BBC 2019 kii Anigoo jooga somaliya gaar ahaan gobolka buuhodle oo dhaca woqooyiga dalka somaliya
@aminamahamed7340
@aminamahamed7340 11 жыл бұрын
Wowowowoowow walle aniga cashaqa wahelkeygi weyan wiil la iga beriyo wadnaheygi weyaan nice song zeynab cige allaha noka daayo fananad cod lo dayay♥♡♥♡♥♡
@shakaal174
@shakaal174 5 жыл бұрын
mamo saynab cige waa fananad qaali ah nolow mamo saynab cage
@Falisxasan1
@Falisxasan1 9 ай бұрын
22/12/2023 sanad dhamadka ban dhageysana hestan that means inan jecelka aminsanhy❤😂
@boqorkareermaxamudcadeboqo8783
@boqorkareermaxamudcadeboqo8783 8 жыл бұрын
allow adun iyo aqiro kunaxariso masha allah cadkeyda markan maqlo wlhi wan qaboba mamo allaw kunaxariso amiin amiin ya rabi
@hamzemouse9298
@hamzemouse9298 3 жыл бұрын
Way Nooshahaybee bro
@abdulkadirhassanhussein5011
@abdulkadirhassanhussein5011 3 жыл бұрын
2021 hadaad dawanaysid liketa ha ila dhaafi
@abdirizakfarahhussein6922
@abdirizakfarahhussein6922 3 жыл бұрын
Hablo wa kuwi hore Allow cimrigina raaji.. ❤
@axmedcawil1166
@axmedcawil1166 4 жыл бұрын
Who's Listening 2020👂
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 3 жыл бұрын
Waryaa ma Axmed Cawil baa hhh
@cumarmahamuf5601
@cumarmahamuf5601 6 жыл бұрын
Bbbbb fanaantan taageero taariikh wey reebeen
@laylaabdirahman489
@laylaabdirahman489 4 жыл бұрын
nasib bdna qof qofku jcla gursady inksto cashaqu wng i dhiganin hdna ha waaro 2020 9 27 11:39
@qalbinuuraelmi3171
@qalbinuuraelmi3171 Жыл бұрын
Mantaa waxaan Soo af jaraay nolshadaa farxteedaa 2 /10 /2023💔🥺
@heritageinstituteforpolicy8618
@heritageinstituteforpolicy8618 11 жыл бұрын
wooow wax ba ka dhacay aad baan u tageera fananada zaynab cige good song
@djprince1164
@djprince1164 10 жыл бұрын
walee aniga cashaqa wahelkeygi weyaan wiil laiga beriyo wadnaheygi weyaan mama saynab allaha nokadesto
@amalaxmed750
@amalaxmed750 8 жыл бұрын
waaaw mansha allaah wanka hay
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 6 жыл бұрын
Seynab cige cod iyo qurux mashallh alla markaa yared maahaa qurux badnedaa haldha aye ehed vivaa faninti hore
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
saynab cige maxamed waa hobolad ka mida hoboladii ugu caansanaa koox faneedkii waaberi saynab cige aabahed cige maxamed waxa uu ku koray xiis magaalo xeebeed sanaag ku taala waxa la sheegaa in uu cadan uga sii gudbey oo ay isku calmadeen seynab hooyadeed seynab cige waxay ku dhalatey cadan dalka yemen sanadkii 1955 waxa ay ku bar baartey isla cadan 1967 ayey ka soo qaxeen cadan oo waxa ay ahaayeen xabadi keenteydii seynab 1970 ayey ku biirtey hoboladii waa beri oo ay u qaabilsaneyd ciyaar dhaqamedka se waxa ay ku biirtey fanka iyo heesaha iyada oo ka shey riwaayadihii ugu caansanaa somalida sida xoriya qabrigii jaceyl xasuustii jaceylka waxa u badnaa oo sameeyay heesaha ay ku luuqeyso seynab alle hadaayo e abwaan sangub fanaaniinta ugu caansan ee ay heeso darandoori ah wada qadeen waa alfanan salan derbi seynab cige hadda waxa ay ku nooshahay london
@nawaalcali5314
@nawaalcali5314 7 жыл бұрын
dhallaankii SNM maansha Allah alle ha soo hadeeyo waa akhiru cimriye
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Nawaal Cali aamiin wllo nolosha waxa fiican in aan sameyno waxa looyaqaano ( hawlgab ) lkn Somali ahaan manaqaano dhaqankaa waxay ahayd eedo seynab in ay dhalinyarada u deyso waayaheedii so dhameysatey ineyle dhalinta iney uga hadho ayey ahayd iyana tusbax qaadato sida maandeeq oo kale 2008 ayey tidhi fankii hawlgab ayaan ka noqdey oo tusbax ayey hargeysa LA dul fadhidaa waan kugu raacsanahay qli aamiin
@MohamedJaross
@MohamedJaross 5 жыл бұрын
Maxbuub Yare ninyohow taariikhda si fiican baad u haaysaa we ma adigaa reer Xiis ah
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 5 жыл бұрын
Thanks cimrigeeda iyo caafimaadkaba rabbi ha dheereeyo she is realy my fav somali singer Saynabcige maxamed
@ZamzamMohamed-xp3tq
@ZamzamMohamed-xp3tq 4 жыл бұрын
I like her she is good singer on they best she and marian mursal both of them are my favourite from they oldest star
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Walee aniga caashaqu wehelkayga weeyaan. Wixii eed ka sheegtana isku maba wanaagsanin😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 3 жыл бұрын
Walee aniga cashaqu wehelkyga weyaan 🤍😭 Saynab Cige 30, September 2021 malin khamisa ban dhagaysanaya ya ila mida ✌️
@hamzemouse9298
@hamzemouse9298 3 жыл бұрын
Aniga bro wllhi 😔😔😔😭😭
@shaakir0018
@shaakir0018 Жыл бұрын
Ninki seynab cige 2023 daawanaya love kudhooba comentigaan garacyaalow
@previoushistory6124
@previoushistory6124 9 жыл бұрын
walee aniga caashaqu wehelkayga weeyi waxii eed ka sheegtana isku maba wanaagsanin one of the best songs in this century
@abdirahmanfarhan7974
@abdirahmanfarhan7974 8 жыл бұрын
+Previous History saaas iga dhe
@SuheybElmanowlimbo
@SuheybElmanowlimbo 3 жыл бұрын
Heestan waxaan mar wlbe dagesan jiray anigoo ah fasalka dodobaad oo aad uyar xasusus runti.waxaan kadagesan jiray mobilka walashey iga weyn.
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
walee aniga caashaq wehelkayga wayen 😭 6/15/2021 ismuujiya wixii iga danbeeya
@xguluf5105
@xguluf5105 7 жыл бұрын
maansha allah hees iga dheh saynab cige eesh calaa hees
@maryanruuninamaxamedmohame24
@maryanruuninamaxamedmohame24 7 жыл бұрын
x guluf masha alah ha dhihin walal
@mnuur2251
@mnuur2251 5 жыл бұрын
Bbbbb wacdare ayaa kadhacay heestaan waxaan dhagayian jiray 20 14 ani oo jooga gobalada dhexe ee somaliya gobal kamid ah hadana waxaan joogaa magala madaxda somaliya
@mawliidelmihaange7574
@mawliidelmihaange7574 4 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhageysan jirey anigoo yar dugsi quraan dhigta rikoor ey ka baxdo ban uimaan jirey dartiis inaaan dhageysto Gobolka dollo dagamdiisa wardher magalidaiida dilincano ee an ku dhashey ninka dhageysan jirey waxaa la Aran jirey adec mahadi sxb longe live 2000 bey ahyed hadana waa 20 bishii/11 2019 alxmdulhi
@barwaaqomawliid9211
@barwaaqomawliid9211 2 жыл бұрын
Anigana maanta iigu horeesa ano safar dhul fog u tagay ayaa gadhiga laga daaray
@farhannuurabdi3169
@farhannuurabdi3169 Жыл бұрын
@@barwaaqomawliid9211 wlhi aniga caawa Facebook iska fiirinayo ayaan arkay gaari safar ceerigaabo u ah oo ay ka daaran tahay heestaan saynab cige anigoo yar maqli jiray saas ayaan usoo booqday Salaan sare walaashay salute
@abdisalammohamedhassan1487
@abdisalammohamedhassan1487 6 жыл бұрын
Alle ha ku hanuuniyo habo Iska cibaadayso aduunku waa maalmo ee
@fadumohassanhassan879
@fadumohassanhassan879 8 жыл бұрын
wale anigu caashaaq wehlkeyga wayeen edo seynab ciig long life
@maryanruuninamaxamedmohame24
@maryanruuninamaxamedmohame24 7 жыл бұрын
Walee aniga caashaqa wehelkeygiyo weyaan xaqiiq ahaa😍😍😍😍😍😘😘😘
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 10 жыл бұрын
walee anigu caashaqu wehelkeeyga weeyaan wiil leeyga beeriyo wadnaheeyga weeyaan wixii eedka sheegtana iskuma wanaagsan warna nama dhax mari karo ina cige caadimaahan wixii eeedka sheegtana iskuma wanagsannin xayi waba saas caashaqa eed lagama sheegto waalagu ildoogsadaa nasiib waaye ruuxii helaa
@somaliwaryaa8240
@somaliwaryaa8240 9 жыл бұрын
hhh SAYNAB CIGE
@alamagannageye1697
@alamagannageye1697 8 жыл бұрын
Waa dhab ina adeer heesahaan waan ka helaa kkkkkkk
@khadarjama4813
@khadarjama4813 7 жыл бұрын
Istaahil Warsame. cashaqa dhabta cidii hees ka qaada waan taageeraa
@PacificBruva
@PacificBruva 7 жыл бұрын
wa mahadsantahay !!! istaahil long live Zaynab cige
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
KZbin kan dhan wuxu haystaa 2.9k lkn heesta waxa dawatay 500k hhhhhh funny
@azubinhodelaazuba9335
@azubinhodelaazuba9335 6 жыл бұрын
24 June 2018 mom saynab cige wllhi hestan iyo heesta baxsanow iyo jalaley wan jclhy wa fanaanad qdo heeso jcl ah
@issackhusseinwamu4620
@issackhusseinwamu4620 6 жыл бұрын
Azubinho Dela Azuba kk
@hamdaali2843
@hamdaali2843 6 жыл бұрын
wadnahayga weeyen hebel anigana ❤😁
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 6 жыл бұрын
Hamda Ali Kkkkkkk Kkkkkkk kkkkkkkkk saas mii enbay
@yaahoyaab5150
@yaahoyaab5150 11 жыл бұрын
yaaaaaaaaa salaaaaaaaaaaam walee aniga caashaqu wehel keyga weeyaan wil layga beeriyo wadnahayga weeyaan
@omerelmi592
@omerelmi592 7 жыл бұрын
hanoolaato hoyada fanka iyo jacelyka seynab
@kowsarsacid5804
@kowsarsacid5804 8 жыл бұрын
yaah yaaah hestaani waxey ikuleedahay xasuus gaar ah wlhi jclkeyga hanoolaado wlhi waxaan kusoxasuusahaa ruux qaali iku ah
@abdifatah410
@abdifatah410 Жыл бұрын
Zeynab cigee fananad an cadii ehen waxan dagaste hestan Aniko dugsika hose diganaya
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
nolashuba Waa Cashaq ,farxad ,jacayl ,nabad ,cafimaad intaas hadanad mid haysan waxba ka maqan
@ridwaanmaxmuud7890
@ridwaanmaxmuud7890 6 жыл бұрын
Walee aniga caashaqu wehelkayga weeyan ax ax I feel some worry ilaahaw yaanan iswaayin my king Mohamed cade ax ax ax
@abdibaroow463
@abdibaroow463 10 жыл бұрын
marnaba caadi mahan dadkaan waa ku soo raaxaysteeyn doowladnimadii somalida waxayna muddan yahiin karaamo iyo sharaf say ila tahay dadka dad ugu fiican ayaay ka dhashayn waa somali xilgan xuna waa laga bixi
@fartoonabdi6481
@fartoonabdi6481 7 жыл бұрын
.
@fanahahmedahmed2353
@fanahahmedahmed2353 2 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa casar galab 2022 // bishii August 29
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
2023❤️🎵🎧
@cabdrisaqfj6x9did30
@cabdrisaqfj6x9did30 2 жыл бұрын
ilhay hadeye boqorada fankay ah ayd
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 8 жыл бұрын
Waah Waah Saynab Eedo Qaali Nolow
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 5 жыл бұрын
ILAAHOW EEDADAY FANSANAD HA KA DHIGIN
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Walee aniga caashaqa wacad baanu leenahay😉😍
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 5 жыл бұрын
Fanaaniintii hore ee iminka ayeeyooyonka iyo awoowyada ah wax badala waa la la’yahay.
@simanzakariye7182
@simanzakariye7182 3 жыл бұрын
8sano ka hor dhagesan jiray hees mcn
@kylehorn9933
@kylehorn9933 4 жыл бұрын
What a great talent even a later years of her career. Salute you Legend!
@mnnayaanwaaye6306
@mnnayaanwaaye6306 5 жыл бұрын
Dad io murtiyu waa dadki hore yaa igu raacsan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 9 жыл бұрын
waah waah Saynab Cige we all Love Habibiti :)
@abdirahmanfarhan7974
@abdirahmanfarhan7974 8 жыл бұрын
wixi eed ka shegtana iskumaba wanaagsanin.................iga wale ana dhankasan ahay warna nama dhex mari karo
@caliqaasim9744
@caliqaasim9744 3 жыл бұрын
Seynab cige ayaa kuleh
@xafsomohamed761
@xafsomohamed761 9 ай бұрын
Still my fav song 🎧😭❤️
@AbdimajiidHussein
@AbdimajiidHussein 9 ай бұрын
Iska da wa danbiye😂
@hooraaye2
@hooraaye2 7 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey Singub. Riwaayadii "Xuud baa liqey Jacaylki." Saynab inay cod yaab leh leedahay waxaa fahmey oo soo saarey Singub. Heesaha ay qaado oo dhan isagaa sameeyey.
@toghdeer01
@toghdeer01 5 жыл бұрын
hooraaye salaam qaran iga gudoon marka hore, faaladu inteeda badan waa sidaa aad u sheegtay, hase yeeshee ruwaayadii xuud baa liqay jacaylkii kuma jirin heestu, waa hees ay keli qaado,saynab ruwaayada waxay ku lahayd, labo heesood oo ay talantaali ula qaado salad derbi.
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 3 жыл бұрын
Xuskii jaceylka 1979 dheh
@dibikellysacboy533
@dibikellysacboy533 7 жыл бұрын
saynab cige gacan baan u taagay iga waleee
@blackwolfwolf2510
@blackwolfwolf2510 7 жыл бұрын
eedayay saynab cige Mohamed noolow eedo Somaliland for ever eedo
@Naagnool124
@Naagnool124 11 ай бұрын
Wadnahaygii weeyaan 🫀❤
@hamdahfiqi5670
@hamdahfiqi5670 5 жыл бұрын
heestaan kama daalo really Seinab haleyga gaadhsiyo salaan
@qufanjcelahay8753
@qufanjcelahay8753 6 жыл бұрын
axxx yaa hees allow daraq yaan iz wayanin😢❤.
@aaminaismaaciil6273
@aaminaismaaciil6273 Жыл бұрын
2023 ayan dhagaysaneya tarikh
@ducaqabehassanbiid7689
@ducaqabehassanbiid7689 6 жыл бұрын
Sås waye mamo allah ku Danbi dhafo
@siyadmuse3746
@siyadmuse3746 7 жыл бұрын
wale aniga cashaqu wahelkaygi weyan kilayga beray iyo wadnagaygi weyen ax ya fananad qaral sanab cige
@issackhusseinwamu4620
@issackhusseinwamu4620 6 жыл бұрын
Siyad Muse H
@yasmiinabdi9303
@yasmiinabdi9303 5 жыл бұрын
wlhi heestan kama dalo hooyo saynab cige cimri dherer iyo cibaado suuban ku waar wle aniga caashaqu wehelkayga weeyan wiil la iga beeriyo wadnahayga weeyan wixii eed ka sheegtana iskumaba wanaagsanin warna nama dhex mari karo wwww
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 6 жыл бұрын
Walee aniga cashaqu wehelkayga weyeen love you qof aan ogahay 😍😍😘
@MaxkamaddaSocialMedia
@MaxkamaddaSocialMedia 7 ай бұрын
2024 23 feb xasus igalisy hesta❤❤❤
@xaalimo
@xaalimo 12 жыл бұрын
Saynab Cige Maryan Mursan and the legends its about time to graciously step down from the stage. And I say that with full respect.
@afnaanyareey383
@afnaanyareey383 7 жыл бұрын
walee aniga caashaq wehelkygii weeyaan 😍😍😍😍😍😍😍
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 8 жыл бұрын
cimri dheer iyo cafimaad
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
😰😰😰😰😰😰😰🌺🌺🌺🌺🌺🌺walee aniga caaazhaqa wehelkeyga weye😿2019November🤷‍♀️
@hadafkanolosha2383
@hadafkanolosha2383 4 жыл бұрын
Caashaqaagu ha guuleysto
@aasiyamuuseqaalib4334
@aasiyamuuseqaalib4334 6 жыл бұрын
walee Aniga Caashaqu wehelkayga weeyaan
@AB_Hassan
@AB_Hassan Жыл бұрын
2023 and still Listening to this ❤
@filsankaapa2173
@filsankaapa2173 2 жыл бұрын
Wale aniga cashaqa wacadbanu lenahay🥰
@rashidawad5825
@rashidawad5825 3 жыл бұрын
hore u soco eedo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Waa waayo Of Somaliya
@abwancabdiqanixcaynabachen2283
@abwancabdiqanixcaynabachen2283 3 жыл бұрын
Waaaaw saynab ciige xafidalaah
@shucaybhassan6252
@shucaybhassan6252 3 жыл бұрын
Sabti 31-1-2021, hargeisa jumhuuriyadda somaliland ,
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 6 жыл бұрын
2018 xata kamadalo dhegesigeda😍
@abdirahmanhussein939
@abdirahmanhussein939 6 жыл бұрын
hestan waxay i xasusisa sanadka 2003
@qalbitaajirchannel7760
@qalbitaajirchannel7760 8 жыл бұрын
ya salam zeinab cige wayo wayo
@mohammedabdullaabdulla5282
@mohammedabdullaabdulla5282 4 жыл бұрын
Xasus gaar ah
@ahmedlaki3649
@ahmedlaki3649 8 жыл бұрын
tlhi inaad thy real fanaanad
@Madaale1
@Madaale1 8 жыл бұрын
Waaw waan tageraaa saynab
NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV
7:45
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,5 МЛН
NAFTAYDAAN SASABAYAAY LYRICS  |SAYNAB CIGE| |2019|
5:27
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 371 М.
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 47 М.
SAYNAB CIGE - Live NACABKAY HA II JABIN - HABEENKII CIGAAL LONDON
7:02
Abdirahman Somali
Рет қаралды 445 М.
Kaban Macaan | Saynab Cige | Heestii Jirradiyo Xanuunkiyo...
8:41
Madiix Official
Рет қаралды 81 М.
Cumar Shooli (Dawadii Naftay)
4:32
Qatra101
Рет қаралды 3,3 МЛН
*Amina Farax | Heestii Carwo | Qaraami
5:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 389 М.
*Saynab Cige | Baxsan Inan Yar oo Mudha' | Boosto | With Lyrics CC Caption
5:29
Saynab Cige | Heestii Walee Anigu Caashaqa | Kaban
7:16
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 275 М.
SAYNAB CIGE  ( HADII AAN JACAYL JIRIN )  CIIDA HCTV 2016
6:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saynab cige mohamed  Heesteedii Walee aniga caashaqu wahelkaygii weeyan
5:29
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 608 М.