No video

NACABKAY HA IIJABIN (SAYNAB CIGE) HEES MACAAN HCTV

  Рет қаралды 1,539,024

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Fanaanada Saynab CIge iyo Wacdareheedi Ciida HCTV

Пікірлер: 487
@Queendaha
@Queendaha 4 ай бұрын
Jacayl 😢 iyo safar ayan caawa murug iyo farxad isku darsan iskugu kay daray ❤ 2024/4/19 Hadad iga danbay saan igu tuura like ta😂😂😂
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 3 ай бұрын
Mararka qaar dumar jacel kuma dhaco miyaa is dhahaa sida eey u ad adag yihiin anaga lee jacelka inaa u qaadno umaleyaa❤🥺
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 3 ай бұрын
Am in love too May Allah help LoL 😆😆😆
@SadaamYare-es9vz
@SadaamYare-es9vz 2 ай бұрын
1​@@usaamemaxamuud599
@YaxyEAhmeddaahir
@YaxyEAhmeddaahir 29 күн бұрын
Halkaad tagtaba nabad ku ahaw haddase khayr baan ku rjaynaya murugtana farxad ba ku xigi
@abdisalanabdulahdhaarte8904
@abdisalanabdulahdhaarte8904 2 күн бұрын
K 0:43 0:46
@princesshoodo105
@princesshoodo105 4 жыл бұрын
Juuq dibnaha ka dhaartiyo carabkaygan jalaq gabay naftan lala jiciirtee aan joogin dunidaay kaa joojin waayee sidaad tahay jidhkaygiyo jeex wadnaha ku yaalaa lay kaa jixaasee nacabkay ha ii jabin 😭😭😭❤❤❤❤❤
@abdiqanidahir6121
@abdiqanidahir6121 Жыл бұрын
Maamo Seynab cige iyo magool watigoda hoyadey Alabama dhalatay lkn wa labada fanaanad an fanka hore ugu jecllhy magool waba dhimatay Allah ya raxma maamo seynab ALLAH ha u danbi dhafo noolow inte nolol jirto maamo💜
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 жыл бұрын
"Sida tahay jidhkaygiyo jeex wadnaha ku yaalla lay kaa jaxaase nacabkay hay jabin" axyaa hees heestan waxay ku jirta heesaha aan ugu jecelahay heesaha ay fanaanintu qaado❤❤❤❤
@amaansanfatma1166
@amaansanfatma1166 5 жыл бұрын
yaa ila dawanayo mamo seynab cige 2019 axsaaan heees
@salaadsalaad413
@salaadsalaad413 5 жыл бұрын
Wa fananka kliya andhageyso mama saynab
@xagaagalbeed9223
@xagaagalbeed9223 5 жыл бұрын
☝️
@idirisshire277
@idirisshire277 2 жыл бұрын
Jibaadiyo xanuunkiyo Jaahwareerkan caashaqa Jidhidhicada oogadaa Uurkayga jamashadaa Juuqdi dibnaha ka dhaartee Carabkaygan jalaq gabay Naftan lala jiciirtee aan joogin dunidaay Kaa joojin waayee Sida tahay jidhkaygiyo Jeex wadnaakuyaal Laykaa jaxaase Nacabkay hay jabin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@saddamahmed1959
@saddamahmed1959 Жыл бұрын
Thanks for the lyrics, bro. Much appreciated.
@rushdakhalif2649
@rushdakhalif2649 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@SAIDOHASSAN9117
@SAIDOHASSAN9117 7 ай бұрын
Mahadsanid mudane❤
@zonaabdalla5120
@zonaabdalla5120 4 жыл бұрын
Ya ila jecel o dhagaysanaya ila hda 2020 mama saynab Cige❤
@somalivar679
@somalivar679 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥💯💯💯
@drabdilahiomer5458
@drabdilahiomer5458 4 жыл бұрын
Anigu marwalba waan dhegaysta heesaheeda weliba Isla heestan Ayaan Aad ujecelahy
@abdullahimahdisaaahid9563
@abdullahimahdisaaahid9563 4 жыл бұрын
Siham Media erdxxcxqazaz
@hiboibrahim1735
@hiboibrahim1735 3 жыл бұрын
Aniiiiiiii ad ayan ujeclhy
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 3 жыл бұрын
Me qabrigii jcylkoow ax
@DrCabdirisaaqYousuf
@DrCabdirisaaqYousuf 6 ай бұрын
Hibadda fanku ma gabowdo Yaa dhagaysanaya 2024 ❤
@shukrijamac7843
@shukrijamac7843 4 ай бұрын
Aniga
@user-vy5bo2ou5n
@user-vy5bo2ou5n 3 ай бұрын
Ani 😂
@kundiidahmed7615
@kundiidahmed7615 4 жыл бұрын
2020 may Maama seynab mohamed cige allha kuxafid kuwiin iga dambeyo maxad iga damacsantihiin qoralkeyga wadba aragtan mad ii cimaamadan😠😠
@abdisalammohamed1798
@abdisalammohamed1798 3 жыл бұрын
A
@filsanahmed4689
@filsanahmed4689 3 жыл бұрын
2021 yaan dhageysanayaaa
@claahicadde1729
@claahicadde1729 2 жыл бұрын
2022
@yaazirdejon1570
@yaazirdejon1570 2 жыл бұрын
2022🙄😅
@Apdallehazard
@Apdallehazard Жыл бұрын
04/October/2022 ban dhageysanaya 😂❤
@amalindho8338
@amalindho8338 5 жыл бұрын
Wow wlhy anigu Actionkeedn ka hela zaynab cige maxamed hablaha yar yare hada kacay ka qurux badan say Mazha Allah Iyodo Burco Joogta igu danbaysay maamo long Time .😍
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
Naftan Lala Jiciirte....Woof Mamo Saynab Cige Cimri Dheer iyo Caafimad.
@qurayshaaxmed5700
@qurayshaaxmed5700 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dhgysta heestan mcnka badan
@xamdailkacas2664
@xamdailkacas2664 5 жыл бұрын
m
@xamdailkacas2664
@xamdailkacas2664 5 жыл бұрын
aniga
@awadabdullaahi7843
@awadabdullaahi7843 5 жыл бұрын
Amiga dawanaya
@luulbile8481
@luulbile8481 5 жыл бұрын
Aniga maba ka xiiso dhigo
@user-ht4yg4fd5u
@user-ht4yg4fd5u 2 жыл бұрын
I'm listening 2022/8/10 xasuus bay ii ahaan aan kuso laabto marba🤗
@abdimohamed7425
@abdimohamed7425 Жыл бұрын
Xusuus
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 Жыл бұрын
2023 26 feb
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 9 ай бұрын
2023😅
@shakurahmett6126
@shakurahmett6126 3 жыл бұрын
2021 Ya iLa dhaGeYsan Liketa MaM0 zaYnaB ciGe👍♥️
@yasinabdi3916
@yasinabdi3916 4 жыл бұрын
2020 yaaila dhageysanaya wllhi maama seynab heesaheda waan jeclahay allow xafid
@cosobabdule4695
@cosobabdule4695 4 жыл бұрын
Anigaa kulaa dhageysaan huno
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 2 жыл бұрын
2021 dhagsany😳
@hibaaqdarwiish4652
@hibaaqdarwiish4652 2 жыл бұрын
2021 /11/22 Daawanayaa🥰🤩
@FelisMohamed-h6y
@FelisMohamed-h6y 2 ай бұрын
Nacabkay ha iijabin😢❤ 2024
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 жыл бұрын
Aniga waan jacalhy seynab cige hees heda 2019 /8/ 7 /😍😍😍
@a.rashidmahad6043
@a.rashidmahad6043 8 жыл бұрын
saynab cige cimri dherer iyo caaafimaad alle ha ku siiyo
@manowadan5719
@manowadan5719 6 жыл бұрын
I
@queenzluula573
@queenzluula573 6 ай бұрын
1/3/2024 old is gold ✨️ 👌 ❤
@englaabsalax1577
@englaabsalax1577 3 ай бұрын
Yes ♥️🌷
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
🌷🌷🌷✌💖💖💖 legend adunku wa xasuuso iyo mar ad tagantay aniga heestani xasuuso anan waligay iloobayn bay i tahay beautiful song cod dahab ah nolow edo saynab quruxey
@naimocadey1595
@naimocadey1595 4 жыл бұрын
Mamo saynab cige boqoradii fanka mamo cimriga alle hkuu dheereeyo waankujeclhy heesahaaga qaybaaan waqti ugabaxy mmo.cimriga alle hkuu dheereyo
@shiinemahamed3693
@shiinemahamed3693 3 ай бұрын
Heestaba inta ay gunuunucayso baaba ila macaan 😂🔥🎤 2/5/2024 cajab
@qurxoonsidahooyadeed6676
@qurxoonsidahooyadeed6676 6 жыл бұрын
Alla jecliyaa hooyo saynab cige❤❤❤way daashay illhow cimriga kuu dheeree hooyo mcn
@monalizalovemadrid9594
@monalizalovemadrid9594 6 жыл бұрын
sida tahy jiirkygiyo jeex wadnaha ku yaaasha waah waah hees io baar iga dheh allaha ika daayo hooyo seynab cige nolow inte nolol jiirto
@abukarhappy3000
@abukarhappy3000 8 ай бұрын
Naxariistii janno Alle haka waraabiyee maxay codkeeda noogu raaxeysay Seynab Cige I have never seen such a sweet golden voice and wonderful music
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 8 ай бұрын
Miyey dhimatey wllo man maqlin
@amishaahmed6103
@amishaahmed6103 3 жыл бұрын
Who listening 2020 nov 27 friday 4:58 Galabnimo East Africa Lascanod🥰
@hudoahmed6766
@hudoahmed6766 11 жыл бұрын
Viva saynab cige love my eedo fanaanad qaran.
@nuurbaybookbaybook8483
@nuurbaybookbaybook8483 5 жыл бұрын
Cod jibaad leh wah wah wah calaa hees seynab cge
@ismailfiidow4879
@ismailfiidow4879 7 жыл бұрын
waligey codkaada oo kale maan arag zaynab!!!!!!!!💖💖💖
@unitedsomalis6683
@unitedsomalis6683 7 жыл бұрын
Cd ayaa u daaran because she can't do this up vocal anymore due to her age and second this music was almost 18 yrs ago no one can do it like this beat anymore so CD baa u daaran lip singing waaye. Ogoow sxb
@hiboomar3524
@hiboomar3524 6 жыл бұрын
iidle yare plpk
@hiboomar3524
@hiboomar3524 6 жыл бұрын
iidle yare k
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
United Somalis English mandhow ma quruxaad mooday AF Somali maad noo weyday sbbto ah ninkad u jawaabee waxaa laga yaabaa inuusan Saa id u wada fahmeyn raalina iga noqo hadad dhibsato qoraal keyga bowe✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋
@ajawale9004
@ajawale9004 6 жыл бұрын
United Somalis sxb taas wa la ogyahay, lakin adna mid ha iloowin ama 18 years ago ha ahaato ama hada codka waa keeda bro marke u qira there is no doubt zaynab is one of the greatest somali singer of all time
@mubarakibrahim1468
@mubarakibrahim1468 8 жыл бұрын
fanan qali Ana alle cimriga hakuu dheereyo
@BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl
@BarkhadIbrahimYusuf-fy4nl 2 ай бұрын
Bal eega saynab cige sida u asturan thy old is gold
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
Boqorada codka👌🙏 🕰9:15 pm east africa. Fri 9 August 2019🎧🎤
@user-mw5wh1rv7o
@user-mw5wh1rv7o Жыл бұрын
Masha alaah ilaahay hakugu xafido saynab cige maxmed runti aaad ban ujeclhay iyo siba heestan nacbkay ha ijabin
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 7 жыл бұрын
WaahwaaH ,, ii Tum .inta Madaxu uu furannyay ee Dhagasanysa codka Zaynab ..Like saara?
@caqli_same8270
@caqli_same8270 7 жыл бұрын
Haruun Rashid Hhhhhh
@abdikaafi6178
@abdikaafi6178 6 жыл бұрын
Haruun Rashid hhhhhhhj
@mawlidshafec4571
@mawlidshafec4571 6 жыл бұрын
Haruun Rashid 😂😂😂from hargaysa kusalaamay adiga iyo marwanadaadba😂😂😂
@kinglove4917
@kinglove4917 6 жыл бұрын
hhhhhhhh xagee marin gaariga koley diyaarad baad wadaa baan u malayne
@janogale4011
@janogale4011 6 жыл бұрын
Bro Respect 🙏🖐 🌷 duriyadii hhh my name is halawsho
@apdullahihazazi2889
@apdullahihazazi2889 3 жыл бұрын
30/5/2k21 Haben Axad thy saacada turkey🇹🇷🇹🇷 01:42Am Haben Rer chelsea champion noqden liketa👍👍 saar hdaa thy taageero Blues
@plhamdfsghj.600k9
@plhamdfsghj.600k9 5 жыл бұрын
Nice from algeria 🇩🇿
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 Жыл бұрын
siday uciyaarayso gabar yar baa moodaysaa masha allah❤
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Waxa si dhamanaaya oo dabyaaqo Ah sanadka 2019 ilahow nabad iyo naxariis nasii 2020
@wafdi_alqa6986
@wafdi_alqa6986 4 жыл бұрын
Caawa oo 16 July’ 2020 ahna xamar baan ku daawanaya
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 3 жыл бұрын
Seynab Cajiib ma heeso badna lkn inta ay qaaday wlh waa wada hit...Afkaada caano lagu qabay.
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 4 жыл бұрын
Aduunku markuu samaa Mamo saynab ilahy haku xafido
@suldaancali2563
@suldaancali2563 5 күн бұрын
Alla hakau naxaristo mamo saynab ❤
@roodoarab6684
@roodoarab6684 15 күн бұрын
Ilaa 2024 🎉kama daalo.saynab cige
@cabdizamedmustafe2138
@cabdizamedmustafe2138 2 жыл бұрын
21/4/2022 ramadaN:19 1:25 habeenimo wlahi memories iga lisay heestan 2011 xusuus hore😥💔
@seyidcalimuqtaar77
@seyidcalimuqtaar77 6 жыл бұрын
masha allah wlhi cod mcn aad ayaan jecelahay 😍😍😍😗😗❤❤❤💘💘💘
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 3 ай бұрын
Somali songs hit different oh God am drunk in love 😅😅😅😅
@arafadkadar862
@arafadkadar862 4 жыл бұрын
Seynab cige 2020 hppy new year 2:44am lahysta
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka Heesaha hirgalay Old is gold memories.
@user-cf5vs9pj3c
@user-cf5vs9pj3c 6 ай бұрын
Saynab cige fananad wayn❤❤❤
@amiin666ahmed4
@amiin666ahmed4 5 жыл бұрын
Waligay Waxan O Kalr Ma Arag Walahi Wa Atarisho Weyn Codka Saafiya I Love You Maaamo
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 8 ай бұрын
Who is here last days of A year 2023 December 28? My favorite somali song Ever
@karamaak3166
@karamaak3166 4 жыл бұрын
Waaaw mamo saynab cige alle khatumada khayr hakugu khatimo adbn u jeclhy heseheda
@Cadnanmohan
@Cadnanmohan 5 жыл бұрын
Mama Seynab Cige I miss H. Waaberi ❤
@hodonfaahiye5594
@hodonfaahiye5594 7 ай бұрын
❤❤galab khamiisa 18/1/24/baan imid meeshan xAlado jira awoogeed😢
@amsomali3872
@amsomali3872 4 ай бұрын
Tuesday 2024 (11:00 AM) ❤ My lovely song 💕 wors on fire 🔥 and music is something else Nacabkey ha ii jabin 🎵
@amidnight
@amidnight 2 жыл бұрын
Nice song Saynab cige ramadan mubarak 19-april 2022
@zadia2
@zadia2 Ай бұрын
Nacabkay Ha iijabin 😫💖🤦‍♀️🙌🏻
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
Mid ka mida heesaha saynab cige mida aan ugu jeclhy dhgysigeeda kama daalo ❤❤🥺
@bareyare7781
@bareyare7781 8 жыл бұрын
waaaaah waxaas fan ah ma istiraahdaa muxuu isku ceebeeyay qofkii dabadeed hees isku dayay markii aad dagaysatid fanan sidaan u wayn oo hadana daqiiqado koodan sidii waqtigii aa da' da yareed ma u damaashaadaa! allah ya cizak zanab cage iyo waliba tiirarkii fanka oo dhan
@FarhanAhmed-bb6vo
@FarhanAhmed-bb6vo 5 жыл бұрын
Saynab cige cod faseex ah dhegeysi wacan ilaa 2019
@princesssacdiyo9555
@princesssacdiyo9555 7 жыл бұрын
ilah ha ku so hanuniyo oo inta noshahy ilah u tobad keen dadkan hada ku tagerayan qabrigi makul galayan
@Moha_fiishiiMoha_fiishii
@Moha_fiishiiMoha_fiishii 7 жыл бұрын
princess sacdiyo jazakalah wlal sacdiyo hal kal mad oo qeyr ku jira wa sadaqo allah so hanuniyo mama seynab
@barkhadlefaahiye819
@barkhadlefaahiye819 7 жыл бұрын
aamiin walla waa ayeeyo wareertay
@maxamedkhadar605
@maxamedkhadar605 6 жыл бұрын
Jasa kalaah raliyo allrvhaku cafiyi adna ealshy dadka adiga oo kale yakaa dhiga
@dhagacadeaxmed7656
@dhagacadeaxmed7656 4 жыл бұрын
Musikadu xaraan maaha lkn in wiilal iyo gabdho isku niikiyaan aa qalad ah waa gabay amaan ah heestu weey asturantahay maxaa kaqaldan mamada
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 жыл бұрын
Sax wlhi
@hackerdad3376
@hackerdad3376 4 жыл бұрын
Alle cimriga ha ku dheryo hooyo saynab cigi
@hamdi3831
@hamdi3831 4 жыл бұрын
😭😭😭😢😢😢😢 xasuus time wlhi 😢❤️❤️❤️❤️❤️😭😭
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Ya akhiroooy Akhiroooy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Islaaaaaaaaam dhaqanwanaagsan wadajir muqtshooy Naturally xoriyad
@hamzikperperawi2223
@hamzikperperawi2223 4 жыл бұрын
12/October/2019 Saturday 6:35 pm Yaa ila daawanaYo 2019♥
@khalidcolow6100
@khalidcolow6100 9 жыл бұрын
Saynab Cige masha Allah
@anissahassan804
@anissahassan804 7 жыл бұрын
Seinab you really nice this song it happen to my friend keep going mashallah anissa hassan in barnet
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Hope she recovered well now 🙏😬
@farhiyamahamad3946
@farhiyamahamad3946 4 жыл бұрын
Mansha allah waligaay codkedo kale man arag qof lamida
@najuumoahmed7141
@najuumoahmed7141 9 ай бұрын
Edo you was amazing an talented alahuma barik cimriga kale haku bareyo edo saynab egeh Ali 🫶🏽🫶🏽
@mohamednuur2245
@mohamednuur2245 2 жыл бұрын
Wow masha Allah illahay haku xafido seynab cige
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Maama saynab cimri dheer ilhey ha siiyo reer hargeysow maamada hala booqan hayo koley iney somaliland jogta maqlay
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 3 ай бұрын
Inta la cajabsan musikada like ta ha saarto
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Ab iyo ab fanadii qaaliga ahayd maamadii somaliyeed hoyadii jacaylka saynab cige yaasalam yaasalam
@Deeqagobaad2023
@Deeqagobaad2023 4 жыл бұрын
2020/bilaha ugu danbeya asxabta daawanayo like isara ismuujiya🌹🥀
@abdirahman1833
@abdirahman1833 Жыл бұрын
Gabadh habar jeclo iyo jaamac siyaad iska dhaleen saynab cige
@tacabirahmed9463
@tacabirahmed9463 10 жыл бұрын
i love this song saynab
@salmanbare-bm3sn
@salmanbare-bm3sn Жыл бұрын
Ayeydey saynab cige alle cimriga ha ku dheereyo
@XuseenAxmed-x8d
@XuseenAxmed-x8d 27 күн бұрын
Waxan dawanayaa 3/8/2024❤100 macn
@mukhtaribrahim2150
@mukhtaribrahim2150 4 жыл бұрын
Sayanab cige oo da' ah ayaa wali cod halaasii ha leh wakaase bal hablaha yaryare ee danbe naaag cod gaadhaysa ma jirta??!! No way dhamaantood iska fadhista ayaan odhan lahaa fanka.. ilahauoo nacabka hanoo jabin...
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 5 жыл бұрын
like ha ila dhaafin hadi aad waqti jecel soo martay ama aad ku jirto❤️🇸🇴
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 ай бұрын
Nicmaturabi nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil
@husainwaddani1266
@husainwaddani1266 6 жыл бұрын
Ereyada heesta iyo action_ka qaabka ay u wada socdaaan baa kugu beeraya dareen gaaar ah
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 3 жыл бұрын
2021 hddi aad dhgysnyso like isr
@farxiyocali5864
@farxiyocali5864 4 жыл бұрын
Codkeda aad ayuu macan yahay qalbiga ugu ronyahay
@raxmojacayl1437
@raxmojacayl1437 2 жыл бұрын
Maamo cimri dheer allha ku siiyo Heestan. Mar walba waa dhagaysataa Sababtoo ah waxan mooda inay aniga igu soco. 5/3/2022 Galab Sabti ah 🙈🙈🙈🙈🙈
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 7 жыл бұрын
Moma Saynab Nolow, Somalilandna Heee, Yaah Yaah, Ha Noolaato
@mrs.hanaahmed5394
@mrs.hanaahmed5394 5 жыл бұрын
00
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
meeeel iila joogo ❤❤❤
@apdirahmanmousa7417
@apdirahmanmousa7417 4 жыл бұрын
Ya dawanaYa 2020
@safiyosalah7799
@safiyosalah7799 3 жыл бұрын
1/23/2021 aya ila dhagesanaayo 😭😭😭
@ubaxcabdi2011
@ubaxcabdi2011 9 жыл бұрын
waaaaw saynab cige mamo ilahy cimriga haku dheeryo
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Ar cod mcnaa m.a maami seynab cige .... Saan gabadh u cor mcn gabdhaha danbe laga heli maayo.⁉️ 1987 Bandhigii Dubai heestii ay ka qaaday ee ahayd *Qabrigii Jacaylka* Ayaa wali maskaxdaydaka guuxeyso weliba iyadoo yar oo aaaaaad uqurux bdan Alla ❤👏👏👏👏👏👏 1 / 29 / *2020* baan daawanayaa Tollow yaa iga danbeeya ⁉️ Asc
@xiisxaaji6336
@xiisxaaji6336 3 жыл бұрын
🖕🖕🖕
@hghvg2946
@hghvg2946 2 жыл бұрын
M.A cimriga Alla hakuu barakeeyo... Waxaad tahay waaya arag-fun 2021 December 🥀✌️
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 5 жыл бұрын
waqtiga waa socdaa wlh allow kuu daa mama waxaad aad iskugu egtihiin ayeydeey oo dhimatay
@mohamedmuse2751
@mohamedmuse2751 4 жыл бұрын
wllkey igaa lumay oo abahey dhalay 🤣🤣🤣🤣
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 4 жыл бұрын
isku magac nahay miyaa sxbow
@mohamoudomarasawe5981
@mohamoudomarasawe5981 5 жыл бұрын
War fanaanadan yaaa kacod macaan isheega hablaa iyadaan codka siiyay 100%
@feimoha293
@feimoha293 4 жыл бұрын
I lik her songs mama zeinab ,nolow waligaa. 29.02 .2020 🤣🤣🤣🤣
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 2 жыл бұрын
2022 nacabkay ha ii jabin😁✌💪💪🇩🇯
@realmuniirkp5039
@realmuniirkp5039 8 ай бұрын
My princess ❤❤❤❤
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 5 жыл бұрын
Woo seinab cige I support a lot long life mashallah and good health
@axmeddawlo7729
@axmeddawlo7729 4 жыл бұрын
Haaye saynab
@happymoon6140
@happymoon6140 8 жыл бұрын
my best song ...saynb cige madax sare
@mubarakibrahim1468
@mubarakibrahim1468 8 жыл бұрын
maxa de best song ah wax ka hadal
@user-pm2ok6ru7n
@user-pm2ok6ru7n 5 ай бұрын
Waaw wale eedadey waa romantic
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 2 жыл бұрын
Maaaamo zeynabey illaaaah hakuu danbi dhaafo🤲😍 hesahaaga wadnaheyga qaar dhaxal kuleh baaa jire❤ 3kamida hesahaaga kama daalo dhageysigoda ay tan ugu horeyso🥰🙏
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 2 жыл бұрын
28th/12/2021 December malin talaado ah🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒🤒 Dhamaadka sanadkan yaa ila dhageesanaayo Sida thy jirkygow jeex wadanahy ku yaal laykaa jaxaaf sheey nacab keey ha ii jabin wooooooooooooooooooooooow
SAYNAB CIGE  ( HADII AAN JACAYL JIRIN )  CIIDA HCTV 2016
6:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
Salaad Darbi - "Hirdimaahee" ft Seynab Cige
4:35
Leila Hassan
Рет қаралды 103 М.
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 12 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
NAFTAYDAAN SASABAYAAY LYRICS  |SAYNAB CIGE| |2019|
5:27
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 354 М.
somali music Jooqle iyo Nimco Yaasiin C/ soo dhawoow aan ku dhowrto waligey
10:45
Ciradiyo Jacaylkii (Original)
8:24
ADDE JAMA
Рет қаралды 138 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 4 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
*Saynab Cige | Baxsan Inan Yar oo Mudha' | Boosto | With Lyrics CC Caption
5:29
JOOQLE IYO NIMCO
10:55
Jibrilstudio
Рет қаралды 1,3 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 12 МЛН