SAYNAB CIGE MAXAMED IYO HEESTII " HAW TUDHIN WAX KAA TAGEY KABAN LIVE

  Рет қаралды 33,559

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

SAYNAB CIGE MAXAMED IYO HEESTII " HAW TUDHIN WAX KAA TAGEY KABAN LIVE
HEESTAN ERAYADEEDA WAXAA HAL-ABUURAY AUN ABWAAN MAXAMED JAAMAC KEYD

Пікірлер: 25
@calimaxamed3842
@calimaxamed3842 3 жыл бұрын
Heesta waxa sameeyey Maxamed Jaamac KAYD (Allaah yarxamoh)
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
Ameen
@NimoDaad
@NimoDaad 6 ай бұрын
Marka ay tabaaladu ama tawstu kugu taal tashigaa adkaadee iyo kii kusaacida wakhtiguna qof taag daran isagaa ku tiigsadaa matilmaamna maalmuhu halkay tuur kuleeyiin kabta looma tolin weli taariikhda mudanta ah tafwareenka caashaqaa kula toosan adigee xidigaha usoo tiri ama dayaxa taageer haw tudhi wax kaa tegay haw tudhin wax kaategay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Maasha allah NimoDaad! Waxaad tahay qof suugaan dhaadhi ah sida aad erayada heesta aad u qortey ee aad isugu taxluujisay eed usoo bandhigtey commentaagan ayeey ka muuqata. Koleey heestan dareen ayaad ku qortey iyo jaceyl aad u qabto heestan iyo erayadeeda qof walba ma fahmi karo halka ay garaaceeyso heestu waa meel fog, waan kaaga mahad celinayaa commentaaga Mahadsanid
@NimoDaad
@NimoDaad 5 ай бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE mahadsanid walaal heesta lafteedaan jecelahay xasuus gaara ayay iileedahay walaalahay oo aanu mar wada joognaybaanu dhegaysan jirnay imika qofba meelbuu kabaxay waa lanoolyay lkn layslama joogo ilaahay hayna ilaaliyo walaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 күн бұрын
Nimco Daad Aamiin aamiin yaa rab walaal
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 3 жыл бұрын
Yasalam sayinab yaa salax
@abdullahijama4683
@abdullahijama4683 3 жыл бұрын
Caadi Ma ahan
@xamsecali6231
@xamsecali6231 Жыл бұрын
Heesta waxa sameyay maxamed jaamac kayd waxa laxanka saaray c/nasir macalin caydiid isagaana Kamanka Tumaya
@NimoDaad
@NimoDaad 6 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto c naasir gacan macaane
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@abdikariimadansiciid6414
@abdikariimadansiciid6414 5 ай бұрын
Waa runtaa weliba Tumistani waa 90aadkii dhowaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 күн бұрын
Aamiin aamiin yaa rab
@mustafemacalincaydiidmuuse9147
@mustafemacalincaydiidmuuse9147 4 күн бұрын
Kamanka aynu maqlayno sanqadhiisu iyo ka saaran videogan isma laha gacantan kamanka dhawaqisa aynu maqlayna waxa tumaya AHN walaalkay c.nasi macalin isla heestan laxankeedana isaga le
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Mirihii laxankii iyo musigii Maxamud singub abwaan ki seynab cige soo saaray
@nimcoheegoofficial8846
@nimcoheegoofficial8846 4 жыл бұрын
Muu samayn singub Ku noqo abwaan Maxamed Jamac kayd ayaa sameyay
@zuhurdaud390
@zuhurdaud390 2 жыл бұрын
@@nimcoheegoofficial8846 sidaa weeyaan maxamed kyd weeye
@mohamoudahmed3850
@mohamoudahmed3850 2 жыл бұрын
Waxaa sameeyey maxamed jaamac kayd alle haw naxariisto
@calimaxamed3842
@calimaxamed3842 3 жыл бұрын
Kabanka waxa tumaya CBDI NAASIR MACALLIN maxaa sawirka Saalax Qaasin geliyey ???
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Calimaxamed Muuqaalka ayuun baa lagu qurxiyey sxb ee la soco farsamada
Ha u tudhin wax kaa tagey; Saynab cige
9:00
Maadhiin Tube
Рет қаралды 17 М.
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 47 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 16 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 11 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 21 М.
Saynab Cige | Heestii Walee Anigu Caashaqa | Kaban
7:16
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 275 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 123 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 322 М.
SAYNAB CIGE MAXAMED (#HEESTA #HAW #TUDHIN #WAX #KAA #TEGAY)
9:15
StudioMasalaha
Рет қаралды 19 М.
Heestii:- Waxaan Maanku Dhaaday
6:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 20 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26