See cadow isaga celina idinka Wada Daba dhilifa oo u shaqeeye! Xamze

  Рет қаралды 24,648

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 158
@mrjamac
@mrjamac 12 сағат бұрын
MARXUUMKA WUU WAREERSAN YAHAY WAXA ALLE WXUU KA HADLAYO CID FAHMI KARTA MA JIRTO
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Сағат бұрын
Aaamiin ilaahay kuwaam umada hakaqabto. Waxaan maqlijiray isma ogaa aduunkii laayey. Cajiib balmaxuu umada lahor yimid.
@CabdigaAllah
@CabdigaAllah 6 сағат бұрын
Allah yah diik Shem on you ina cabdow Umada kaxishow Hana'sohoristagin
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 13 сағат бұрын
Xamze. Qof dulli ahi hadduu jiro waa adiga. Dabadhilifna waan ognahoo adaa dabadhilif ah.
@Mirhan777
@Mirhan777 2 сағат бұрын
Irir argigixiso
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 9 сағат бұрын
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah 13 сағат бұрын
NINKAAN WARKIISA DOONIMAYNEE XASSAN HA HADLO WAAYO XAMSE ILAAHAY WAA ABUURAY GARASHO BADAN MA SIIN HADUU NIN WAX KALA OG YAHAY HA IS CASILO WAA FASHILMEENE OO WASIIRKA GAASHAAN DHIGGA HALA CASILO HANA XIRO WALIBA
@hiboali5025
@hiboali5025 4 сағат бұрын
Muxuu iscasilaa janadi ayaa kaga luntay raskaambooni iyo jubaland, inta uu ka helayo wuu soo taagnaan😂😂😂
@AdenAli-b8j
@AdenAli-b8j 12 сағат бұрын
Waa yaab xasan shiikh miyuu sheegaya ninku mawaashay
@FutoXar
@FutoXar 12 сағат бұрын
Hhhh xassan sheikh baa dhuuntay😂😂😂ceebtiisa kanuu isaga dhigay shacabka masaajidkuu koley jimcada kasoo khudbaynayaa shaydaankii xassanahaa
@hiboali5025
@hiboali5025 4 сағат бұрын
Hamze asagaa Hassan munaafuq dabo dhilif u ah, ninka badda somalia Abiye u saxiixay, tuug ayaa tahay hamsow adigaa lacag ku bixiyay duulaanki raaskaambooni, guul jubaland❤❤❤
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w 12 сағат бұрын
Xasan sheekh xumaantiisa waxaa ka mid ah inuu soo helay ninkii ugu nacasaysnaa soomaalida!!!!!!
@aminaahmed6023
@aminaahmed6023 12 сағат бұрын
Xamse isagu muxuu yahay dabidhilif sow xasan uma aha?
@halimahersi8454
@halimahersi8454 12 сағат бұрын
Xamse xasan sheikh buu usheegaya inoodabadhilafyahay asagu waa dabadhifka madaxwaynihiisa hhhhhhhhh dabadhifyo
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 6 сағат бұрын
Ayaan daranaa Dhagaha iyo indhaha Horfadhiya Xamze oo Cidkale dabadhilif kusheegaya!!!!!!!!
@Caaqilka123
@Caaqilka123 13 сағат бұрын
Jubaland guuuuul❤❤❤❤
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 12 сағат бұрын
Isagaa is sheegaya damiirlaawe
@AbdulIsmael-m6k
@AbdulIsmael-m6k 13 сағат бұрын
Jama galad umadeen maha ilmo yaxaasta ku yehe😆
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 10 сағат бұрын
XAMZE MARXUUM ISAGAA DABADHILIF KA XUN WAA DOQON AAN CAQLI LAHAYN. DOQON DOQON DHALEY KAN OO KALE WELIGEY MA ARKIN. WAR IDINKAA DABADHILIF AH ADIGA IYO XASAN TUUG😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahdiosman3249
@mahdiosman3249 8 сағат бұрын
Dabadhilifkuu kahadlayaaa ma isagaaa mise waa mid kale hhhhh sahra axmed alle ha,unaxariistee ayaa waxaa kujirtey riwaayadeedi if iyo aakiro (Tolow Xabaalahana Malaga Hadlaa) haatan ... ... ... buuxso meelaha banaan awoowe
@Easy_way1
@Easy_way1 7 сағат бұрын
Xasan Sh Maxmud ba kow Ka ah daba dhilifkas
@khadarmohamed6911
@khadarmohamed6911 11 сағат бұрын
Adaa hore usoo sameeyay
@mustafamohamud8250
@mustafamohamud8250 13 сағат бұрын
Amiin kuwan iyo kuwa la midka ah shartoda ilahey hanaga xijabo
@Knowmad1010
@Knowmad1010 12 сағат бұрын
Ninkan waa in dhul daarood oo dhan laga mamnuuco. Jubbaland waa in ay dil toogasho ku xukunto waayo Ahmed Madoobe la xiro oo ladilo ayuu raali ka noqday oo ciidan u soo diray.
@user-wv1qm3zx3o
@user-wv1qm3zx3o 12 сағат бұрын
Jaamac runbaad sheegtay thanks
@ahassan3661
@ahassan3661 12 сағат бұрын
Adigu iscasil , adaa ugu daran
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 12 сағат бұрын
Cayda shacabka ma ahan dhaqan dowladnimo iyo Masuuliyad .
@AbdulIsmael-m6k
@AbdulIsmael-m6k 13 сағат бұрын
Isagaa ka koow aha xamse isaga iyo xasan gurguurte badiina wa kuwaa siiyay cadawga itoobiya intay nagu xumaynayeen somalilnd dawlada xamar ka talisaa Ilaahay baa fashilay tuugta😂
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 12 сағат бұрын
Xamsa miyuu ilaway cadow tinimadii uu u gaystay laascanod oo dumarka iyo caruurta madafic lagu garacayo ka daaya waa odhan wayey
@abdiali6334
@abdiali6334 6 сағат бұрын
Wuu ka yidhi tolay reerhebalayda joojiya ayuu dhahay dadkii lagu waxyeeleyayna Muqdisho ayuu diyarado ugu qaday wll waa rasalwasare umada somaliyeed oo dhan ka wax dulma iyo ka ladulmaba waa dadkisii cadal xumada iyo nin jeclaysigu waa ka sas ka dhigay dhulkeni somaliyeed 🇸🇴🤲
@Abdullahi-k4x
@Abdullahi-k4x 11 сағат бұрын
In history waa nin aan la gartameyn xasan sh oo bahaahin ah ma fahmi karo sida uu wax u wado
@HalimaCumar-kk9cw
@HalimaCumar-kk9cw 12 сағат бұрын
Camse dadka uu kahadlayo waaba xukuumadiisa cajiib sheekhoow
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 12 сағат бұрын
war kani waa neef
@khadarmohamed6911
@khadarmohamed6911 11 сағат бұрын
Waa rintaa taas adaa hore usoo sameeyay
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 13 сағат бұрын
Kkkkkk walahi ogaadeen yuu kuwada waxa dabadhilifka ah wuxuu la oo yaayaa gocoshadii raas kambooni dhirbaaxadi kaga dhacday macnaha kumade iyo daarood baa axmed la sftay war hee dhaha macnahaan ninkuu ku la dhashay murug maxaa haysto xamzo guri daarood iyo ku absame walaan xurmo kuu ooline xasan is ka ag joog
@Ahmed-d1f
@Ahmed-d1f 11 сағат бұрын
Ileen hadal oo mayirhaah do
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j 12 сағат бұрын
Xamde hadujiro dabdhilifa wa adiga iyoxasantug
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 12 сағат бұрын
Carankii adeerkey dhaley
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 13 сағат бұрын
Runta ayaad u sheegtay. Xamsa iyo Xasan Xamsa waa maskiin.afka xasan ayuu ku hadla . Xansa. Meeqaanka Prime Ministre ma yaqaano waa makiin
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 13 сағат бұрын
Lacagta wax igasii Dheh Hasan saxib Kaa
@SalahWarfa
@SalahWarfa 13 сағат бұрын
marxuunka inu amus aa u roon.
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 13 сағат бұрын
CID XAMSE KADAMIIR XUNI MAJIRTO
@CaanoodCiise-l4j
@CaanoodCiise-l4j 12 сағат бұрын
Xasan inuu cayriyuu la oonayaa Munaafaq weeye
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 13 сағат бұрын
😂😂😂 HADI ANAGU NAGA BUUXO DABA DHILIF. IDINKANA WAXA NIGA BUUXA 1-- FUTO DHILIF 2-- BADHI DHILIF 3-- KUNTO DHALIF 4-- MATEKO DHILIF 5-- BUTT DHILIF WAXA TIHIIN XAMSO IYO XUKUNKA XASAN MUNAFUQ REERO DHILIF DHILIFYO DHUUNI 😂 WAR IDINKANA AQRISTE KUDARA PLS.
@PuntlandFirst1-q5o
@PuntlandFirst1-q5o 12 сағат бұрын
Isaga dabadhifi Urursamale ah
@Aaliyah-v7d
@Aaliyah-v7d 12 сағат бұрын
Sagaba waa dabadhi ahe ,yuu usheegayaa dabadhif xamse marxuun. Sadex iikeen aan midkalabixyei miyuu iloobay xamse cadaalad daradiisa iyo axmaq minadiisa nabsi ayaa haya Xassan rooraaye iyo xamse maqane.
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 12 сағат бұрын
Beenlow adega maxaa ka sameysay. Adegaa Dule ah beenlow ah diin aad lefahay na ma jirti. Waa beentis isagaa DABA DHILF MAXAAD U LEDAHAY OO AAD UGU CEEB ASTURE. DAYUS WEEYE WAXEE UU JUBALAND KA SAMEYAY. OHINTIISA WAA BEEN MUJRIM WEEYE JANO NA MA GELAAYO. TUUG WEEYE
@museosman8296
@museosman8296 12 сағат бұрын
Adigaa marxuum daba dhilif ah xasan xaraakh u ah xaarwalwaal
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 13 сағат бұрын
Odaygu horta ma cabtooy baa wax sakhraansan buu u egyahy .dalkuu tago ninka ka taliya wuu u rukuucas ama gacantuu ka shumiyaa waana calaamadaha sakhraa la inuu is oohiyo ama qofkuu la joogo ku dhegdhego
@sahroali1196
@sahroali1196 10 сағат бұрын
Marxumak.nool inuu.dhuunta.ayakuhaboon
@ahassan3661
@ahassan3661 12 сағат бұрын
Dabadhilifka koowaad waa xasn Adiguna doqon dabadhilf masjaxdhilif
@rocky4066
@rocky4066 13 сағат бұрын
Jaamac gallad runbaa u sheegtay xamze iwm
@freuhassan8175
@freuhassan8175 10 сағат бұрын
Maxu laqiridoy sow asaga dhalinyarada lugoyey isagaba xasssan ayuu daba dhilif uyahay
@ramaddanabdi1272
@ramaddanabdi1272 5 сағат бұрын
Dastuurkii inta aylaaleen bay rabaan in gurguurte la dabagalo
@cureji7877
@cureji7877 13 сағат бұрын
Absolutely waa sax warbixintaa amiin
@suadmire7450
@suadmire7450 12 сағат бұрын
Asc xamsa isagaa dabadhilif ah waàyo gurigiisii ayuu cadow ku noqday
@Subeyriga
@Subeyriga 12 сағат бұрын
Waa in raysalwasaare laga dhiga mareexan
@janira7480
@janira7480 7 сағат бұрын
😭😭😭😭😭Somali ilah ba umaqan
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Marxuum xamse waa inagu cusub yahay hadii aan ogaden nahay
@abdidiirye
@abdidiirye 8 сағат бұрын
JAAMACOOW WAA SAAD U SHEEGTAY WALAALKEEN HAMZE IS OOHINTIISA WAA ILMADII YAXAASKA.
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Cabdi Illy Tigre ayuu u shsqayin jiray dadmiisa uu u xasuqj jiray
@ambiaismailibrahim561
@ambiaismailibrahim561 Сағат бұрын
😂😂😂 waa uqiroday sorry papa xamsa
@abdisharif8315
@abdisharif8315 11 сағат бұрын
XAMSE AYAA WELI DAD HORTAAGAN OO HADLAYA MIYAA?
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 12 сағат бұрын
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waa cadowga soomaaliya isagaa ka xun cidkasta oo wadankii iibsadey
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 12 сағат бұрын
one love somali Ahmed
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Ilahay ha dhaafiyo marxuum xamse iyo xasan tuug xasan bahane xasan munafaq
@Emi92546
@Emi92546 4 сағат бұрын
daba dhilifka kowaad wa madaxda federaalk somaliyeed uu ugu horeyo xassan
@CabdigaAllah
@CabdigaAllah 6 сағат бұрын
Government is not like this Shame on you
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Marxuum xamse Waxba ma dhaamo cabdi iley
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 13 сағат бұрын
Horta Ciidankii masogareen bal hanoso gudbiyo tirada gud inta ka maqan mid da kele darood Dow xamze wax yabo badan oo qarson buunoo iftimiyey si aan iskugu tashano aa daaya hawato shaqadiisii
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 9 сағат бұрын
Hal xaaraani nirig xalaala waar dhaliwayday mahadal uun baynu wadi
@FartunDirie-h4c
@FartunDirie-h4c 6 сағат бұрын
Murxuumka waxa dhacayo lama socdo cadaw aan Hawiye ahayn malihin cashar baanu dhignay 😂😂😂
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 11 сағат бұрын
Dameer Gurguurte iyo eeyahiisa cid wax ka dhegaysanayso ma jirto Sababtoo ah wax been iyo naxli aheen iyo ummaadda soomaaliyeed in ay isku diraan
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 12 сағат бұрын
Allah akbar
@dekoowabdullahi3028
@dekoowabdullahi3028 13 сағат бұрын
Haasan Shekh aayaa kaamiitheey
@Dhalawga
@Dhalawga 35 минут бұрын
Mr Xamse , “you are yourself a tool for a so-called president who is himself a traitor “.
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Magacii ogaden iyo darood ayuu dhulka la galay doqonkii ogaden ayaana Meehan ka muuqata
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 Сағат бұрын
Waxaan u maleeya madaxweeynahiisu Oola jeeda sababta jaajuus shisheeyaha U rakuuca waa hassan sheikh
@ashafarah6052
@ashafarah6052 7 сағат бұрын
Hadaan Hamze ahay waa istoogan lahaa.
@Jama-ny3xy
@Jama-ny3xy 10 сағат бұрын
Adaaa duli ah
@yahyegani8164
@yahyegani8164 Сағат бұрын
Ninkaan xitaa markuu hadlay inuu waalan yahay ayaa ka muuqata
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Marxuum xamse anigu ma aqano balse labaqayid oo dhaanto tuma Ayaan aqanay balse hada Ayaan ogaday inay walaalo yihiin
@geeshbarre5934
@geeshbarre5934 4 сағат бұрын
Xamse isaga isku dhaga hadley 😂😂😂😂lkn maxey kugu tala khalidkii oo dhan oo raaskaboni ka dhacey dusha laga saarey cawo maskin 😂😂😂
@saedmohamemm4195
@saedmohamemm4195 11 сағат бұрын
Kkkkkkk been badan tuug
@istahilYusuf-e2d
@istahilYusuf-e2d 3 сағат бұрын
XAMSOW HAKU WARERIN HAWLAHAN .IDINKA KAMASUL AH
@abdidiirye
@abdidiirye 8 сағат бұрын
SIDOOKALE RAAYSALWASAARE HAMZE WAXAAD KUTIRAAHDAA HAL FURSAD BAAD HAAYSATAA TAASOO AH WAXII JUBALAND KADHACAY AAD QAADATO MASUULIYADEEDA.KADIBNA DADKA SOOMAALIYEED AAD RAALIGALIN-SIISO XILKANA AAD ISKAGA TAGTAAN ADIGA IYO MADAXWEEYNAHAAGA. WAA HADII DAMIIR YAR IDIN KUJIRO.
@hiboali5025
@hiboali5025 4 сағат бұрын
Intaas uu ku hadlayi Hassan munaafuq ayaa u soi meeriyay😂😂😂😂😂, shame on you Hamze, waan kugu qasaarnay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 7 минут бұрын
Waxaan u malaynayaa HAMZE isagaa iska hadlaya
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 10 сағат бұрын
Waxaa xaqiiqo ah haddaan adiga iyo kuwa kulamidka ah layska qaban in ummadda muslimka ah ee soomaaliyeed gaaridoonto xaaladdii dulliga ahayd ee ay ku sugnaayeen muslimiintu waagii Tataarka
@FatmaHussein-l4m
@FatmaHussein-l4m 3 сағат бұрын
Athi caqliga shaqeyed athabo meshi kasojede burburineeysaye
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r 6 сағат бұрын
Xamze doqon ow maxaa nasiib xumo ah in adaga iyo xasan dhiiqo in maantay aad somaali hogaamisoh
@abdidiirye
@abdidiirye 9 сағат бұрын
RAAYSALWASAARAHA WAXAAN WEEYDIINAYAA DABADHILIF MAWAX UU U YAQAAN MADAXWEEYNIHIISA XILKA U DHIIBTAY,MISE QOFKA DIIDAN KALIGI-TALISNIMADA MAXADWEEYNIHIISA?
@HalimaAhmed-j2n
@HalimaAhmed-j2n 13 сағат бұрын
Do something we don't need just talking all years 😊😊😊
@IsseAbdi-o5y
@IsseAbdi-o5y 10 сағат бұрын
Mr le journaliste passe moi mon message Svp dite toute les somalien qu'il arrêtent leur armé nucléaire (tribal ) sinon Éthiopiennes baissent les femme somalien walahy devant vs c les moments où jamais Svp attends vs la tribal
@Mahamed-y8c
@Mahamed-y8c Сағат бұрын
Hamze maxbus isaqa qowqaca dhabadhilifka xassan ba udirey meshi uqa sobaxey siyuu uqu dhuulo u ubaabiyio
@elmiainanache4596
@elmiainanache4596 13 сағат бұрын
Jamaa galadow gabiyalada daa😢yax
@JamalIrad-y4f
@JamalIrad-y4f 8 сағат бұрын
Marxuum xamse
@abdinazirali3775
@abdinazirali3775 5 сағат бұрын
Ninkan madhax canbarta lehh masibadhiya
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 7 сағат бұрын
Jaaamac. Gallad Salaaan Sare...
@abuahmedhassan5499
@abuahmedhassan5499 34 минут бұрын
Hadal malagii galay ayuu kuhadlay Hamdi abdi bare
@ashafarah6052
@ashafarah6052 7 сағат бұрын
Hamze waa nin jiran oo ubaahan in ladaa weeyo. Nin Abeeso koriyoow adigaa uyaabiye. Nin dadkiisa raba inuu gumaado Maskiin waa xid
@AbiibColaad
@AbiibColaad 12 сағат бұрын
Laftisa ayàa as ah
@ahmednur2922
@ahmednur2922 6 сағат бұрын
Waar somali inkaar baa ku dhacday. Dad munaafnimo isugu baxay
Hogaaminta Dalka Soomaaliya oo Khamaar ku Ciyaaraysa...
30:11
Dal Jire Tv
Рет қаралды 6 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 104 МЛН
When Rosé has a fake Fun Bot music box 😁
00:23
BigSchool
Рет қаралды 5 МЛН
Lamborghini vs Smoke 😱
00:38
Topper Guild
Рет қаралды 68 МЛН
Maxaabiis laguma sheegin lamana bah-dilin Gobanimo re Jubbalnd
20:21
Idoorow arimahan ku helay imisaan kaaga digay
6:52
Garaadsan Media
Рет қаралды 5 М.
Cerigaabo ciidamo Gurmada o Guure & Galab caraabe kuwada Galay!
12:26
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН