Maxaabiis laguma sheegin lamana bah-dilin Gobanimo re Jubbalnd

  Рет қаралды 29,648

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 81
@SuperNasiim
@SuperNasiim Күн бұрын
Guul Iyo gobanimo reer jubaland xaqiiqdii waxey xaqijin iney yahiin masuuliyiin wadaniyad leh oo ka go.antahay wadajirka iyo soomaalinimada really I respect
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
Maashaaallaah guuuuul Jupaland Army forces guuleysta idankaallaah aammiin ❤❤❤❤❤
@hanadofficiallychannel2263
@hanadofficiallychannel2263 Күн бұрын
Hawiye hadeey ahaan lahaayeen Ciidankaas weey ku yaaci lahaayeen . Balse Gob daarood maxbuus kuma saqajaamo Maashaalaaah 😂
@FatumaOsmn
@FatumaOsmn Күн бұрын
Iskaamus cidankaas hawiye iyo raxanweyn baay ahayeen darood waligiis buu goob ahaa 500 lascanod laguhaayo baa ladilii lahaa manihiin moryaanta usc e matada layso
@User2-y6u
@User2-y6u Күн бұрын
Waa sababta mar walba loogu soo duulo deeganada D5 gobonimo isku halayn mar walba soo noq noqotaa
@ZamzamAbdiwali-il4iw
@ZamzamAbdiwali-il4iw Күн бұрын
gobra ogadeen wageesiyal garqato gardarada mayelan wawadani geesiya kugashaman libaxyo foda cadaw magaliye cashirbay udhigayan xaqudirir halyeya ah huwan sharafta qarano halgamaya weyaan hanbalyan udiraya ducan uhagogo hidaraca gobanimo ogaden lohibee gobanimo guuuul guuul cisiyo karamo libaxyada dulmigii fashilay geesiyada ogadeen guushu kugulaman guuul insha allah🤲🤲🤲💚💙🤍🇬🇶🇬🇶🦁🦁💪💪💪🔥🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁💪🔥🇬🇲🇬🇲♥️♥️♥️♥️✌️🙏
@SalatnoorAdan
@SalatnoorAdan Күн бұрын
Hada nahay rer juballand cidi naso radsato firxadkeda la badi goba lkn ku digan mayno cida kareyno
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 Күн бұрын
Cabdishakur iyo ahmed islam for 2025. Jigjigga is 🇸🇴 somalia.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Күн бұрын
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
@malyunkhadar8168
@malyunkhadar8168 18 сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭ilhaaw xaqa fahansii soomaali wiil yar yar baa lagu khamaray hooyaa goblantay
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone 23 сағат бұрын
Shacabka somaliyeed ha cambaareeyaan xasan luga qalooc iyo xamsaha caqliga gaaban ee wiilashaa halaagay
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 Күн бұрын
XERADA GORDON ASKARTII SOMAIYEED OO LAGU DILAYBA XASAN UMA TACSIYEYN IYO KUWA SHABAABTU DISHAYBA LAKIN CARABTII ISBITALKA AYUU UGU TEGY 9 SAAC HABEENIMO XASAN HAN YARAA
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 Күн бұрын
Hassan munaafaq ❤❤❤❤
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Ilaahay musiibo daran haku rido Hassan sheekh, waa munaafuq
@IlyasseHousseinali
@IlyasseHousseinali Күн бұрын
Habeen wanaagsan Dal jire Jubalan iyo Soomaali dhiigaan walaal hye mahadsanid walaal
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Күн бұрын
Waa khasaare sahlan laakiin xasan sheekh maku cimri qadanayaa waa maya kuwo kale ayuu rabaa inuu halago mar labaad
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 Күн бұрын
Jubaland insha Allah guul iyo gobanimo ❤❤❤❤
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Күн бұрын
Xasan shiikh qarankii soomaaliyeed wuu kufsaday waxaa gacmaha hayay adiga iyo axmad madoobe
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Waa ciidankeenii ,waa wiilasheenii oo lasoo qalday, maxaabiis ma ahan hana lagu celiyo muqdisho
@salebanomar76
@salebanomar76 Күн бұрын
XASSAN SH DUMARKII AYUU KA IIBSHAY SAUDI 🇸🇦 CIIDANKII AYUU GUMADAY OO ALSHABAB XASUQEN COWS WEYNE RASKANBODI DALKII WAA IIBSHAY BADII WAA IIBSHAY BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF VILA QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO XASSAN SH XAMZA MADOOBE DHUXUL KENYA 🇰🇪 ETHOPIA IMARAD TOOSA SOMALIA YEEY🇸🇴
@halimahersi8454
@halimahersi8454 Күн бұрын
Sifiican baysameeyen Ahmed iyo reer jubaland. Hambalyo
@Abdi-l5f
@Abdi-l5f Күн бұрын
Gul jubaland xasan diiqoo😅😅😅
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud Күн бұрын
Waa talaabo fiican laakiin waa nasiib daro. Dawlada maanta jirta. In aanay waxba ka baran talada uraysa ee xasan sheekh
@mubarikckmubarikck
@mubarikckmubarikck Күн бұрын
Waa khalad iney siidayso jubaland istus siyaasadeed u arkaa arintan
@Ali-fw4yi
@Ali-fw4yi Күн бұрын
Mahadsanid suldan thanks
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Күн бұрын
Jubbada hoose, amarka Dowladda haddey qaadan weysay isla markaana xasan uu qaladkaa galay, maadaana uu keenay xasan sh. Axmed madoobe isaga oo aan ka tashan bulshada dalka deganeyd. Taasina waxay i baahan-yihiin? Xasan wuu istaahilaa? Dhibkaas waxaa geystay Kenya? Iyada oo aan la xisaabtamin Jubbada hoose, sidaan kuma dhimanin. Inshallah
@Ali-fw4yi
@Ali-fw4yi Күн бұрын
Mahadsanid suldan siida sulda🎉 aga
@ahmedliban4356
@ahmedliban4356 Күн бұрын
War ma idiin sheegaa ååå vadade äh ma soomaali samma itoobiyaan
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Күн бұрын
Warbaahinti daroodka kawaran iyagana😂😂😂😂
@ahmedliban4356
@ahmedliban4356 Күн бұрын
Soomaali waligeed qabiil bye i sju film green sådana cadowga storheter war rika oläslig jireen
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Ciidankan inay jubaland caano siiyaan looma soo dirin,lkn si wanaagsan ayaa loola dhaqmay markii la qabtay ,lkn si wanaagsan ayaa loola dhaqmay
@fatimabdullahi3310
@fatimabdullahi3310 Күн бұрын
Viva Ahmed ❤❤❤❤😂
@FaysalFaysal21
@FaysalFaysal21 18 сағат бұрын
M wayne axmad wuxuu xidhay rikodh aan horay lo arag cidan dagaal lagu qabtay iyagoo ridaaya.malinkii 2aadna xoriyadoodii la siiyay .guul j land
@sahraj3885
@sahraj3885 Күн бұрын
Allah ha kala qaboojiyo Dadkan Maxaan ka yaabey maxaa loogu duuley Juba land? Hadii ay Muqdisho ku duuleyso Dalka gudihiisa sidee leysaga celinkaraa Cadowga Soomaaliyeed? 😢😢😢😢
@ahmedliban4356
@ahmedliban4356 Күн бұрын
War ma mödan sheegaa ååå vadade äh ma soomaali misse itoobiyasn
@NajmoMoha-xg5mg
@NajmoMoha-xg5mg Күн бұрын
Waxay,cadaynasa inayna wax,qimo,,ah. Lalahayn wilasha somaliyeed,
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s Күн бұрын
Si fican o sharaf leh aya lola dhaqmay gobanimo
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Күн бұрын
ALLAAN KUDHAARTE TALAXUMADAASI MARBAY SOO URIDOONTAA.😢
@anabali5298
@anabali5298 Күн бұрын
❤viva jublaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdixarago4855
@hamdixarago4855 Күн бұрын
Afdaboolan waaa dahab Allow somaliya u gargaaar
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Күн бұрын
Jubaland guul sayid axmed guul haawayga usc xasan culusow down
@buubgacal4053
@buubgacal4053 Күн бұрын
Waan ku taageeri jiray waligey kankaliya ayaan dhagaysan jiray ilaa dagaaladii tigrey maantase wixi kabilawda xasan sheeq meel lagu caayay oo adigana daarood nimo kuqaaday xaaraan oow igayahay awalba reer cagdheer dhaanto somali waa kuba ugurufiyaansan oo siyaad bare aaba sheegay
@MohamedAbdullahi-l6q
@MohamedAbdullahi-l6q Күн бұрын
Jamac waa sidas aaad sheegtay.cid xoog luguma xukumi Karo majiro
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Walee Xassan Guurgurte Uma Naxo Ciidamada Xooga Dalka sidiisiba Mana Sheego Hadii La Xasuuqo Welibo Lacag Ayuu Ku bixiyaa In laqariyo Waxa Ku baranay Xasuuqii Cowsweyne xasuuqii Kuliyada Jaale Siyaad dhowr Meelood Shabeelada Hoose iyo Mudug galgaduud lacago ayuu ku Bixin jiray si looqariyo Shirqoolada uu Sameen jiray Haka Sugin inuu utacsiyeyo Ciidamada sorry lakin Shacabka Somaliyed Baa Idin Jecel Raascaseer ilaa Raaskambooni Shacabka Degan ee Somaliyed kudar shacabka Somaliyed jabuuti NFD iyo Somali Galbeed
@cabdulahikhalif5402
@cabdulahikhalif5402 Күн бұрын
Viva jubba land
@cabdiweli7756
@cabdiweli7756 Күн бұрын
Galadow midad taageersantahay hadow filada tago adadabaldegaaya mafiirineysid xumantiisa iyo wanaagiisa
@Yasmin-o5q
@Yasmin-o5q Күн бұрын
Sax waa runtaa
@saidali6971
@saidali6971 Күн бұрын
Weliga naag makaa adkaatay?
@hamdixarago4855
@hamdixarago4855 Күн бұрын
@@saidali6971 Uf
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
XASAN DHIIQO. SHEYDARKII. iyo. Niqaaabkii. Gabdhaha. Ayuu. Xidhay. Wuuna dhuuntay.
@kaydee9766
@kaydee9766 Күн бұрын
Wardhiigley xataa reer Mataan baa iska leh.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Yaa kugu haysto😂
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 Күн бұрын
Xasan shiikh haloosheego siri talo manoqoto baarlamaanka oolaluusho xalmaaha Ninkii hawadiisu ubeensheegto tabartiisaa run.usheegta
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 Күн бұрын
Waan ka Xumahay in la Sii Daayo Maahayn. In laayo. Ayey. Ahayd oo loo Ciqaabo. Duullaankoodii. Iyo. Khasaarihii. Ay geysteen. Ama Xabsi Dheer La Dhigo. Khasaarihii ay geysteen. ee Naf iyo Maalba Lahaa Yaa loo Raacayaa... ❤❤❤ from ssc.
@YasinCabdi-kr9qt
@YasinCabdi-kr9qt Күн бұрын
Isku xishoo
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Күн бұрын
Ama lagu shaqeysto ayey ehed
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v
@SiidcaliSiidcaliabdi-h2v Күн бұрын
War hooy dhalan yarood dantiina garta hanaqonina xaawo dabka lagu shito ee dadkiina dhinac karaaca waa dantiina
@bby6
@bby6 Күн бұрын
An ku saxo meelaha kale qabiilo ba is dilayey lakin jubaland state wa mamul iyo waxa dagalamay maamulka muqdisho a uhogamiyo Hassan qabuure faagte labo system ba dagaalamay a labo qabiil ma dagaalamin runti wa sidi laba dowlad camal
@mohamoudahmed6694
@mohamoudahmed6694 Күн бұрын
WARMIYAAD QIIRO HADLAYASA. TALAXUMADA AHMED MADOOBAD LAYAA BANTAHAY. WALLE QUDHA XIGI BUYIDHI QOORWA.
@faizajama1874
@faizajama1874 Күн бұрын
Hakala reebin xasan iyo xamze qorshaha way iskula jireen
@MoxamedOnle
@MoxamedOnle Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Күн бұрын
Wallaahi markaan Arkay wiilashaa xasan dhiiqo, kuwaday in ay isku wada baaba'aan. Markay mashaqadaasi ku dhacday oo aan Arkay sida Lola dhaqmay ayaa iri Alxamdulillaahi Rabil caalamiin in meesha Nin Daroodi u taliyo. Bal somaaliyi wey istaqaane kawarama hadii wiilashan, somaliland loodiri lahaa oo ay ka Adkaan lahayeen sida Axmed madoobe?? Ama meel nin hawiyaahi kataliyo?? Subxaanallaah!!!😢
@MaxamedLeershe
@MaxamedLeershe Күн бұрын
jaamacow goormuu xamse kulaxumaaday so adigigii oranjiray puntland waxay kacarootay raysalwasare xamse isojawaab
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Күн бұрын
Somalia, dadkii dagaalka bilaabay, ayaa weli wado, Siyaadna Rabbigii ayuu la hortaagan yahay wixii dadkii dalkan u dhashay uu ku sameeyey.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Adigu maxaad ahayd,af somaliga sida loo qoro horta soo baro,laxyahay
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Күн бұрын
@husseinaden7560 wallahi adigaaba lax ah, yaa u hadleysaa? Siyaad Rabbigiu ayuu hortaagan yahay, inaad lax tahay taa ayaaba caddeyn kuugu filan. Edeb darra jooji.
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Күн бұрын
M.sanid.
@abdihaaji
@abdihaaji Күн бұрын
Beenlow baatahay
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
Maxaad aaminsan tahay marka?
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Күн бұрын
Wariye boocboocoow maxaa kugu qasbay in aad axmad aad ku taageerto inuu xoog ku haysto dad ka tiro badan, isaga ok dhagaxbuur uga soo guuray axmaaro...
@MaxamedWarsame-q8e
@MaxamedWarsame-q8e Күн бұрын
No
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Күн бұрын
KA KU DHASHAY GUMEYSI KUNA KORAY WELIGIIBA WAA SIDAN J/GALAD KU HADLAYO WAAYO WAA GUN U BARATAY INEY GUMESI FULAY AH KU HOOS JIRAAN HADANA WAAD ARKEYSIIN ALSHABABTA CIIDAN MA NOQOTO A/MADOOBE WATA EE KENYA ITOBIYA UU SOO WADANAYO BALSE WAXBA LEYSU REEBAN MAAYEE BAL ISA SOO WACDA HADA😮
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
War waxaad sheegayso jubbaland lagama yaqaano gumaysi wax ku jira ma jirto kenya NFD malaha Ethiopia OGADEN REGION malaha shaqo kuma laha marka VILLA SOMALIA AYAYA ETHIOPIA JOOGTAA DADKA KU GARAACDAA XASAN SHEEKH SIDIUU OOGU SUJUUDAY WAAD ARAGTAY ETHIOPIA EE ADIGA ISKA SHEKEE XOOLAYAHOW GUAMAYSI WAX U SUJUUDA SOMALI IDINKAA LAGA ARKAAA
@اممحمد-ج8ط6ظ
@اممحمد-ج8ط6ظ Күн бұрын
@Fowzia69 fowsyoy meeqaa caruur xabashi ah dhasha todobaadkiiba waxan maleh wax somaali xalaal ah waa wada wacaladii abiy iyo axmaaree haysku hadlin aydhisleey baa tahay haran ah adinkaa senjiyadiinu tahay usajuudka axmaarta kasoo bilow s/barre ku dar c/yusuf kusii darso farmaje hadana waa gedo dds waa a/madobe jiis gebigoodba waa axmaar weliba wecel ah kuwaa sidii dameertii gabdhahooda goor walba la galiyoo la uureeyo aabaheed iyo walalkedna aysan ju ka dhihi kareyn ba wata lakin waa leyskaga filanyahay taa ogow soo wata saman weynta waad arki waxad kadhaxashane awalba caro wecelo ku batay dhiigbaa ku qubanaya illaa laga daahiriyo dalka nabadi taa bey ka danbeyneysaa
@Fowzia69
@Fowzia69 Күн бұрын
@ waryaaa xabashi hooyadaa iyo adigaa ah iuo kuwa kula dhashay ayaa isir u leh waxaana Cadayn kugu filan sidaad oogu sujuudaysaan badaha somalina u wada saxiixdeen
@Sahra-o2x
@Sahra-o2x Күн бұрын
​@@اممحمد-ج8ط6ظugqandhayska intay xoogaa soor ah idinsiiyaan bay idin fuulaan aqas wacalo iyo dameeraba adinkaa ah xoolaatihiin soomaali cidkale lamagumaysan aan ka ahan qoyskiina dhulka inta laseexiyo ragiina ayaa talyaanigu kukorsoconjireen iskadaa talyaaniye anakaa idinsoogumaysanay dameeryahay foosha xun aamus
@cumarkilas404
@cumarkilas404 Күн бұрын
Shut up was hoyadaa.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 678 М.
[BEFORE vs AFTER] Incredibox Sprunki - Freaky Song
00:15
Horror Skunx 2
Рет қаралды 20 МЛН
Xogta Dagaalkii Shalay ee Raaskambooni "Ali Harare ayaa falanqeynaya"
43:18
Xeer Ciise: Maxaa Ka Dhigay Mid Caalami ah?
1:06:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 18 М.
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 678 М.