Sh.Aadan Siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Lunsiga Hantida Umadda

  Рет қаралды 46,662

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

5 жыл бұрын

#AadanSiiro #HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 72
@Jcyleyyy
@Jcyleyyy 3 ай бұрын
Alle dawlada ha inoo hagaajiyo😢shiikhan Alle naxariistii jano haka waraabiyo😢
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 5 жыл бұрын
Maasha allaah alle khayr ha kaa siiyo inta cadaalada tageerta ee jecel wanaaga iyo nasteexada liketa iigu qabta
@user-rg1rx6xb2l
@user-rg1rx6xb2l 5 жыл бұрын
dawlada hoose ee hargaysa gaadhsiiya umadii bay dhibeen
@fadumohoussei4181
@fadumohoussei4181 5 жыл бұрын
Mash'Allah sheikh Adan Siiro Jazakallah Kheir
@A-mm315
@A-mm315 5 ай бұрын
Allaah ha'unaxariisto
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 10 ай бұрын
Alle ha u naxriisto Sheikh aadan siiro
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 жыл бұрын
Sheekhu Xaqiiqda ayuu ka hadlay wlhi Noolow sheekh Aden siiro
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 5 жыл бұрын
Alah hacafiyo sheekhan waa jeclahay muxadaradiisa
@haaruunahmed6688
@haaruunahmed6688 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Aadan siiro caafimad hel
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 5 жыл бұрын
Allaw cafimadka u barakee geezi runta ka hadla
@cusleyeciltire1008
@cusleyeciltire1008 4 жыл бұрын
Sheikh Adan Siro waxaan ku jeclahay runta ayuu ka hadlaya
@mohamedomer9066
@mohamedomer9066 3 жыл бұрын
Jazaaka Allah Sh. Aadan Siiro...
@abdiazizsuleiman9997
@abdiazizsuleiman9997 5 жыл бұрын
Alle ha ku sharfo sheekh Aadan siiro. Waa sheekha qudha ee Ka hadla dhibaatada shacabkiisa haysata
@gamalolaad7455
@gamalolaad7455 5 жыл бұрын
Ilaahay khayr ha ku siiyo sheekh waxaan iyana soo baxday sheekh lacag ka badan sedeetanka ka badan oo kulmiyaha cusub qaateen lagana qaatay saldhiga bal iyana sheekh xalqad ka samee u gaara.
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 5 жыл бұрын
Alle haku shaafiyo sheekh adan
@abdullahiayoub5631
@abdullahiayoub5631 5 жыл бұрын
Sheikh sina waa u wanaagsan yahay sina Waxow aad ugu xagliyaaa in aw Isaaq kaliya Gees joogyo Sheik u duceeeya in Allah cafiyo waayo yara waa xanuun sanyahay kuwaan oo Sheik Aaden siiro loo haysan lala joogi karee laheyn
@aaminashcumar9858
@aaminashcumar9858 5 жыл бұрын
Sh aadan siiro alahakuxafido
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الله شيخ
@abdifatahahmed7766
@abdifatahahmed7766 5 жыл бұрын
Maasha allh
@inagoole3499
@inagoole3499 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo sh aadan naxamuud xiiray
@guuleedxaqdoonchannel4773
@guuleedxaqdoonchannel4773 3 жыл бұрын
Ale haku xifdiyo sh aadan siiro
@raamaale5
@raamaale5 5 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo sheekh
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Ilaahow caafimaad ku sii
@adaruzmohamed4748
@adaruzmohamed4748 5 жыл бұрын
DHIBANAHA😭😭 DANLEEYDE DHARIGIISU😭😭 MADHANYEY CASHUURTA UU DHIBO NINKA DHUUNTA MARIYOOW QAAXO AAD KAQAADO IYO👊 XINJIR DHIIG LE MOOYE MAD CUNIN WAX DHEEFLE😭 XAQIIQATAN
@mumtazadhudi773
@mumtazadhudi773 5 жыл бұрын
Alle haku xafido sheekh adan
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Xaqiiq sheeg . Ilaahay hanagu muuse Handaraab iyo wixii maciisa ah
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 5 жыл бұрын
2:45 Bedri Baa halkaa ka muuqda
@abdirahmanmohamed7365
@abdirahmanmohamed7365 5 жыл бұрын
2:58 si wacan bay noogu socotay qudbadu alle sheekha habarkeeye
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Muuse Ilaah iyo Rasuulkiisaba wuu iloobay . Umaddani waxba uma hadhin . Xaga Alle ayuun bay ka Nool yihiin . Ilaahay Umadda haka qabto.
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 5 жыл бұрын
أمة نامت 😭😭😭😭
@saynabjama201
@saynabjama201 5 жыл бұрын
Subxanala wadan aqonyahan badhedha maleh wadan laxarashay
@alibasbaas5065
@alibasbaas5065 5 жыл бұрын
umadeenu xataa ka xishoon maaya sheekhan hadalka saxa ah ku hadlaya miyaanay ilaahay ka xishoonayn
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 5 жыл бұрын
الله يعين امتى 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@somaaliyosomali8168
@somaaliyosomali8168 5 жыл бұрын
MashaAlah
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 4 жыл бұрын
Sh. Aadan beertii ilam adan kawaran??
@hassanahmedmohamed5979
@hassanahmedmohamed5979 5 жыл бұрын
Shiikha wu arka sida umada lo dhacayo waxan kula tali laha masjidka ino kaso boxo kacdon lesaga qabto kuwa dacayo umada u hogamiyo
@yaqubabdullah9649
@yaqubabdullah9649 5 жыл бұрын
Sheikh Aadan siiro,waa ninka kaliya ee Xaqaku adima.Wadaada kale ee reer Hargaysa iyo Somalilandba kama hadlaan,mafuleynimey katahy?miyay lawadaagaan kuwa Hantida Ummada kunaaxey eedhacay gafanayaasha?
@sayalayasalah1046
@sayalayasalah1046 5 жыл бұрын
Sidaa uu sheegay shiikhy gaalada kudhaqanta maanta madaxdoodana waa lalaxisaabtamaa haday go labaad qaaatan
@mustafenasir4883
@mustafenasir4883 4 жыл бұрын
امة نامت😂😂😂
@user-ey9zt1ey6i
@user-ey9zt1ey6i 6 ай бұрын
Ki
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Muuse Handaraab Dalkii God buu ku riday
@osmanabdirizak5304
@osmanabdirizak5304 5 жыл бұрын
subaxaan alla 80 milyan qofkasta oo somaliland ku nool waxaa.ku soo hagaagi lahaa 80 .kun oo dolar tuug 30 sano iyo waxba
@therealworld4576
@therealworld4576 5 жыл бұрын
AWRBOGAYS chanel 80,000,000 divided by 3,500,000 is 22 dollars. 80 kun orod oo xisaabta bar
@chugrijama7139
@chugrijama7139 5 жыл бұрын
In United Somalia We Stand .Somalia is Great big Country And Will Always be By God's Grace Aamiin Aamiin
@khadarmuuse9390
@khadarmuuse9390 5 жыл бұрын
Go to somalia here is a s/land . We are not needs you Fu
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 5 жыл бұрын
Waar haddii Muuse shiikha koofiyad castiisii u soo diro oo yiraahdo soo xira, maxaa innooga talo ah? Ma sidii kuwii Afweyne la tagi jiray baynu ka harin oo naftaynu jeclaysan, mise xiniinyo baynu banaanka soo dhigan oo aan Oran xaqa ku adinkiisa nina ma caburin karo mr Muuse handraab?.
@omarsaedmohamud443
@omarsaedmohamud443 5 жыл бұрын
Faarax Runsheeg war waxan u malaynaya sheikhu reer adag buu ka soo jeda
@simplechannel9101
@simplechannel9101 4 жыл бұрын
adeer muse rasuul ma yaqaan ilahayna ma yaqaan wa tuug maxishooda ah
@craxmaanmuxumed9050
@craxmaanmuxumed9050 5 жыл бұрын
Sheekhu wuu qaldanyahay Waayo diintu ma ogola inbulshada Lakiciyo iyaga iyo dawlada la iskahorkeeno kicindadwayne Xalmaaha rasuulku scw wuxuyidhi Halmalin ood bila hogantihiin Waxadhanta sanado hoganxuma ah markaa wala adecayaa Haday dawladu qaldantay Waa lonastexaynaya Markaa shekha waxa ufiican intu utago madaxwaynaha uu wax ushego intuu dhib abuurayo Mafiicna in shacabak lakiciyo Haday mudaharadan Dadkudhinto maxa sokordhaya Isgana ilahay kalaxisabtamaya
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 5 жыл бұрын
Sheeko minimini ayaad meesha ku haysaa, adeer ma jirto nabad waaraysaa hadii xoolaha umada la cuno....xaquna waa kii mar uun dilaaca.
@se1059
@se1059 5 жыл бұрын
Sheekhu wuu saxan yahay waayo ilaahay runta sheeg buu yidhi cadaalad darro isago arkaaya inuu ka aamusu isagaa ayay u darantay
@ahmedabdirahman6545
@ahmedabdirahman6545 4 жыл бұрын
War kaagan dawlad ku noosha ah ee ka gubanaya xaaraanta qofka cuna iyo maamulka umada waxeeda xalaalaysta difaacayoow tuugada ayaad ka mid tahay ee lasoco alle haku soo hanuuniyo Xaadiistii rasuulka iyo wixii dadka laga nahyeeyey ee uu sheekhu sheegayo ayaa ku dhibaya alle haku sahlo
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 5 жыл бұрын
Muuse tuug
@agoodman3310
@agoodman3310 5 жыл бұрын
sh siirow,,,siyaasi ba tahay seegan markii,,,saaruuf hadalkaagu suruq suufeed,..sixi maysid saxaldon sebenka weedhii..,..waadna sabar dadereysey hadda sababto duulanka....sow sabba dabayl iyo ma tihi sac wadaadnimo.
@mohamedabdilahi9647
@mohamedabdilahi9647 3 жыл бұрын
Stupid ayaad tahay
@waayoaragdhamayestiran8883
@waayoaragdhamayestiran8883 5 жыл бұрын
TV gan markii in tii yarayed ee uu siilanyo uqoray laga jaray ayuu cabaad bilaabay markii 7 sano ee dalka la xaalufinaayey muxuu u had li waayey TV qaran ayuu noqday sigana waloo qoray lacag farabadan Oo han tidii umada ah Maanta markii laga jaray na cabaad ayuu bilaabay Yaa iminka wax kaa dhagay sanaaya
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Wa runtaa wlhi nin kastaaba dantiisa uun weeye xitaa haday xaaraan tahay anigu ciise muuse ayan ahay dalkiina xaaraantaas o miidhanba cunay hadana u ooyaya
@waayoaragdhamayestiran8883
@waayoaragdhamayestiran8883 5 жыл бұрын
@@abdulwahabaden2116 walahi Anba cisa muse ayan ahay lkn bulshadu waa inay barataa masulka Dan tooda wada iyo ka is kaba raacinaya Ee aanay eegin qabiil kiisa anigu maan ta haduu walalkay cuno hantida umada qofka ugu horeeya farta Ku fiiqayaa waa aniga waliba jecel in maxkbad lakeeno dilna lagu xukumo si inta kale wax ugu qaadato walahi waa iga dhab
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
@@waayoaragdhamayestiran8883 xalalbadtahay indr ilaahay xaqa hayna waafajiyo aamiin
@jamalabdi652
@jamalabdi652 5 жыл бұрын
Adna kuwa iminka wax la siiyo ayunbad tahy marka dee maxd isaga ka ceebayn wayo cadaald daro waa isku mid cidkasta ha samyse
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
@@jamalabdi652 may habar awal wey diiday xaaraantaas wakaa sheekhoodi
@rexamin
@rexamin 5 жыл бұрын
Odaygi aadan zero eberweeyi misaajidka halaga joojiyo.
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 5 жыл бұрын
Kkk qawl illahay miyaad diidan tahay xaraanta baad u doodaysa subxaana laah
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
fadlan wl ha aflagaadeen culumada
@maxamedfaarax7374
@maxamedfaarax7374 5 жыл бұрын
Alaylehe adaa ebera oo nijaasa
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Wl ka xishood abahaa oo kle weeye culumadana ha aflagadeen please
@raamaale5
@raamaale5 5 жыл бұрын
Miyuu ku gubayaa haday jawaabtu haa tahay wakhtibaad haysataa isasax.
Why You Should Always Help Others ❤️
00:40
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 136 МЛН
Climbing to 18M Subscribers 🎉
00:32
Matt Larose
Рет қаралды 35 МЛН
бесит старшая сестра!? #роблокс #анимация #мем
00:58
КРУТОЙ ПАПА на
Рет қаралды 2,9 МЛН
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 463 М.
"Waxaan Tilmaamayaa Kuwa Doonaya Inay Talada Ummadda.." Sh. Aadan-Siiro
34:01
Dhamays Media Production
Рет қаралды 6 М.
Cadaaladii Rasuulku CSW Dunida Ku Soo Kordhiyay Sh.Aadan Siiro
1:21:40
Baraarug Media
Рет қаралды 86 М.
Sheekh Adam-siira Oo Ka Hadlay Dulmiga Iyo Dhibaatada uu leeyahay
35:31
Dhamays Media Production
Рет қаралды 8 М.
Көктемге хат
3:08
Release - Topic
Рет қаралды 157 М.
Sadraddin - Если любишь | Official Visualizer
2:14
SADRADDIN
Рет қаралды 681 М.
6ELLUCCI - KOBELEK | ПРЕМЬЕРА (ТЕКСТ)
4:12
6ELLUCCI
Рет қаралды 881 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 4,3 МЛН
Ozoda - JAVOHIR ( Official Music Video )
6:37
Ozoda
Рет қаралды 6 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 350 М.