Sh axmed Yare oo cadeeyay xadiiska Ay markasta Soo qaataan Suufida kuwooda Xoogaha Caqli Kuharay

  Рет қаралды 39,677

Zaadka Aakhiro

Zaadka Aakhiro

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 Жыл бұрын
Labada dhinac oo wadaadadaa . Fahamka xadiiska Sida sh Axmad yare Usheegay ayaa sawaabka saxdaa umuuqata. Jazakalahu khayran
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Masha Allah jazaka alh ker shk Ahmed allaha ku xifdiyo sida nogu so cadeysaay masaladaa
@yusufshiiq4548
@yusufshiiq4548 4 ай бұрын
Axmed yare walelexanesaa xaqa Allah kuwfajiyo
@iqraaxmed1276
@iqraaxmed1276 Жыл бұрын
وضحتم الأمر فجزاكم الله خير الجزاء
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Mahadsanid
@mohamedhassanmohamed5506
@mohamedhassanmohamed5506 5 ай бұрын
Allah xafido cumadena wngsan Shiik Saalax Mucalim iyo Shiikh Abuukar Xasan Malin.
@AhmedMohamed-hr5tf
@AhmedMohamed-hr5tf 5 ай бұрын
Allaah nagu anfaco wacdiga sheikh axmed yre
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih Жыл бұрын
جزاك الله خيرا وجعل الله في ميزان حسناتكم.
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 4 ай бұрын
Masha allah sh salaax iyo sh abuukar
@BilanPpe-rw8yr
@BilanPpe-rw8yr 3 ай бұрын
Scw❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊
@أبوزكريايحيى-ث6ق
@أبوزكريايحيى-ث6ق Жыл бұрын
الله يحفظ شيخنا أحمد
@aminacabdi3913
@aminacabdi3913 Жыл бұрын
Jazaakallaah kheyr
@BurhanyasinFaarax-wg9eb
@BurhanyasinFaarax-wg9eb Жыл бұрын
Alaahu akbar ilaahow suufiyo xaqa fahansii waa wareersan yihiin
@cdnanyare8418
@cdnanyare8418 Жыл бұрын
جزاك الله خير
@mohamedmohamud-zi2mm
@mohamedmohamud-zi2mm 5 ай бұрын
ajar allaha kasiiyo culumadeena ahlu sunna ee sheekh saalax iyo sheekh abuukar
@MmmKhaliif
@MmmKhaliif Жыл бұрын
Maanshaalaah allaw culumadeena barakee guul iyo gobanimo weeye caamo aan waxba baranin ayaa wax noo sheegi
@aabkarinyusuf1657
@aabkarinyusuf1657 Жыл бұрын
Scw ♥️♥️🥰
@saciidocali5416
@saciidocali5416 Жыл бұрын
Biducaai nabiyyika ma'han bi xaqqi nabiyyika
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Жыл бұрын
Salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Anagu salafiyo hadaan nahay Sunada nabigaanu jecel nahay Saxiixee daanu baranaa Wixii sugan baanu xiganaa Sujuudaan Eebe barinaa Suubane nabigaanu jecel nahay scw Rabiga sare jiraanu tuugnaa Sidaan sabi iyo caruur nahay Xadrada suufiyadu qayshaan Sidii duul wada sarqaaniyo Safiih uma qaylinee Edab Sideedaan caanba ugu nahay Anagu salafiyo hadaan nahay Waxaan aafmi siin karayn axad Suaasheed kuma xujaynoo Rabaanu sideeda tuugnaa Suubane nabi geenanu jecel nahay csw Bidcaanu sideena neceb nahay Qubuuraha kuma aan safaad nee Subxaan kaanu toos utuug naa Tawxiid kaanu sidiisa dhawr naa Bidcada waan kasaaf iyeelaa Shirkiga xididadaan usiibnaa Suubaniyo scw saxaabadiisaa Hadaan salafi nahay ku xiranahay Anagu salafiyo hadaan nahay Bidcada iyo shirkiga xidida daan usiibnaa Sidaas weeyee ujeed keen
@yunisHussein-ge7yj
@yunisHussein-ge7yj 9 ай бұрын
Allaahu akbar
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih Жыл бұрын
Alle ha soo haddeyo waa dad kheyr doonayo lkn wadadii ay luntay
@sanbaloolshehussein9256
@sanbaloolshehussein9256 5 ай бұрын
Aloow xaaq soodaahiiri Insha alaha
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 Жыл бұрын
Alle Kaligiis Hala Caabudo Maxaa Loo diidaa. Suufiyoow Qabuuraha Maxaad Kadoonee Adoo og in uu Waxba uu Tari karin Subxaanallaah? Soomaalia inta Badan Wax Beey Fahmeen ee Ummada Kahor wareega ee Alle Utoooba keena???
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Жыл бұрын
Omar @ qabuura la caabudo ma jiraan walaahi ilaahey waxdaaniyadiisa ayeyna caabudan khuraafaadka khawaarijta iyo wahaabiyada iyo shabaabka dadka dhiigiisa baneeystay warkooda ayaa wataa لا إله إلاّ الله محمد رسول الله ❤marka iska daaya dadka aad gaalsiineeysan
@Masago2026
@Masago2026 4 ай бұрын
Dadka dhiigoooda hala baneeysto khawaarij iyo magca isku qanciya ilaaah kaliya hala caabudo uma filaayo inaad qiil u heli kartiin
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Жыл бұрын
Allahu akibar
@Ibraahiim-ul7lh
@Ibraahiim-ul7lh Жыл бұрын
يا شيخنا الشيخ أحمد يرى حفظك الله وجزاك الله خيرا
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 7 ай бұрын
Sheekh saalax macalim Ilaahoow kuncaafi Wahaabi ninka Meel iska saaray waaye
@cabaasosmaanosmaan515
@cabaasosmaanosmaan515 7 ай бұрын
Saxib farxanow hade adiga wadad bad tagereysaye kama ah xaq raadis wayo hadad aqoon diin ledahey waxa kula cadan laha macnaja dhafaco iyo tawasul shekh salax iyo shekh abukarna waxay isku dhex wadadn shafaco iyo tawasul Wana labo macno ookala duwan Haye wadna maqasha hee waxa daliil u so bandhigey shekhan salafiga ah oo radinaya shekh salax
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 7 ай бұрын
Walaaloow aniga Horta Wlhi aeliyo la baryo Wn ka soo horjeedaa bal Wxn ka jclhy in camalka aniga aan sameeyey aan Ku tawasulo ilaahay iyo aniga in naloo dhaweeyo Ma aaminnsani Lkn hada wadaadadaan Labadooduba xadiiskaan In uu saxix yhy wey cadeey Weyna isku waafaq San Yhin lkn waxaa Kala duwan Fahamkooda Qola kastaba si ayey wax u Fahamtay wlhi aniga cidna Ma taageeraani Lkn xaqa Ayn taageer sanhy
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 ай бұрын
Shiiq abuukar so nabiga csw wu noola qof dhimatay waa mam nuuc
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
Ninkaan axmed yare kheyr laawe Waa nin madax adag Yuusan naar idinku aroorin Masaakiintaay
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 Жыл бұрын
Walee adaa naar kusocda
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
@@maxmudxareed1345 magaca allah ha ku ciyaarin SW
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 Жыл бұрын
Adiga ah miskiin aan waxba fahmin ee taada hagaaji marka hore, Waxaadna kuhagaajisaa inaad diinta baratid, barashadeenana waxaad kabiloowdaa inaad luuqada carabiga ee diinta rabi kusoo dajiyay baratid, si aad ufahanta waxa culimada kala daliishanayaan. Mida kale muslim "kheyr laawa ah majira" muslim kasta kheyrka in ayuu kasameeyaa kuna dul suganyahay, xantuna waa xaaraan ee sadax arin waa kugu waajib hadaadan xaqa ka indha dadaneyn: 1. Inaad rabi xantaa aad qortay ka danbi dhaaf weydiisata. 2. Inaad laxiriirta oodna weydiisata inuu kaa cafiyo xantaan aad xamatay intaysan imaan maalin aadan awoodin inaad icafi tirahda. 3. Inaad Qoraalkaa xanta ah dib utirtirta.
@cdnanyare8418
@cdnanyare8418 Жыл бұрын
O xadi lugu daxy alla bis tug ma caroni
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 Жыл бұрын
@@cdnanyare8418 adiga oo kale qofkuu dhuminayo Maxaayeeley soomaaligii xitaa waa kaa khaldan yahey
@mohamedmoalim3363
@mohamedmoalim3363 5 ай бұрын
Axmed yare waxba macdeen Ee fahamkiisa liita buu ka hadlay😂
@mohagurey2214
@mohagurey2214 5 ай бұрын
Suufi toos ayay meydka ubaryan, xita tawasul maahan
@Nastexoindho-w7o
@Nastexoindho-w7o Жыл бұрын
Dad Wahabi ah Wax magartane Lkn fatakuna Lahum qubun Yacqiluuna bihaa Oow aadanun Yasmacuna Bihaaa Fainaha latacmal Absaru Walakin Tacmal qulubu Latii Fisudur Wenaga Caqli Badan yihin We inaga indha badan yihin Lkn Mesha Wax laga Fahma Wa qulaubta Allah Wax mahamsiya Halosodoceya Wa walalahena
@dulmidiid1582
@dulmidiid1582 Жыл бұрын
وشفعني في دعائه kumataalo xadiiska Ee waxaa kutaala وشفعني فيه أي في ذات نبيك
@somaliman8162
@somaliman8162 Жыл бұрын
Halkee kaga taala في ذات نبيك. Xadithka kasoo saar labadeena lafdiga xadiithka iskuma hysano macnaha isku heysanaa fii daati nebi iyo ducaau nebi xadithka lafdigiisa kuma taalo
@cadehusseinbarre719
@cadehusseinbarre719 9 ай бұрын
Xaga kaga taalaa 😂😂 suuufi dhibka daaya war maqluqa ka lexda alle wax un waydista
@dulmidiid1582
@dulmidiid1582 9 ай бұрын
Quf aan makhluuq agmarin mamoodaa Ilaahey wuxuu leeyahay وتقولوا لما تصف السنتكم الكذب هذا حلال وهذا حرام لتفتروا على الله الكذب Xalaasha iyo xaaraanta kitaabka ale iyo sunada nabiga ayaan kaqaadaneynaa ee wahaabiyo waxeyrato waaxalaal waxeyratona waa xaaraan iney nisjeyntiraahdo kayeelimeyno
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 5 ай бұрын
⁠@@dulmidiid1582 ولا تقولوا dheh ayaada micnaheeda waaba daba Kadisay adeerow
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 5 ай бұрын
Anaga sh maxuud cabdulle cariif lee Naqaan qof kle marabno
@TREEPST
@TREEPST Жыл бұрын
War fahankaaga xune ilaahay nabigiisu csw aaqirona wuu kuugu shafeece aduunkana wuunoogu shafeecoo waakan aan nicmatul islaamka na soo gaarsiiyey iimaanka iyo caqliga allaha kuu soo cesho
@143-k1d
@143-k1d Жыл бұрын
wahaabi wax bartay maba jiro sababtoo ah qofka hadooba nabiga c/s/w neceb yahay islam ma'aha waxna ma baro karo . wahaabi mar kasta nabiga c/s/w in la weyneeyo ma jeclo mana ku saliyaan waana dad qandaraas soo qaatay oo iska dhiga wadaad,
@SaeedAli-f6n
@SaeedAli-f6n Жыл бұрын
Waar danihiina raaca inta aydin isku muuqataan
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 4 ай бұрын
Waxan maqli jiray la jiifiyaana banan la joojiyaane banan ta,a Wiil ka wahabiyo loo u furan yahay kkkk Ducadu waa cibaado dhuuxeyda qof aad alle u mari karto ma jiro kkkkkk
@FarxanIbnucabdicasiis
@FarxanIbnucabdicasiis 3 ай бұрын
wahaabiyo waxfahmi mahyso 😂
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q 5 ай бұрын
wahaabi 114 quraanka yaqaano wlhi maba jiro
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 5 ай бұрын
Waa iska dhaaraneena bal Kwrn oo madarsooyinku salafka leeyahy oo ilamaha tartamada quranka guulaysata kasoo aflaxeen miyaadan arag tan kle qaariyaasha aduunka sida yasser dowsari sudays io raga xaramka tujiya soo maaha raga aad wahibyo u taqaan
@ismacildahir3709
@ismacildahir3709 Жыл бұрын
Cebtina mahan culimada Ina ceysan wahabiyo aya utihin adinko cilmi aqon ayad culimada waxkashektan xaqa Allah idin tuso. Jahilnimada Allah idinka saro
@KaliztaBaraajk-ey4be
@KaliztaBaraajk-ey4be Жыл бұрын
Cay maha ee sida ay ufahmen bay sheegen sida ay qaladka u arkeena wey radiyeen Lkn wey fiicantahay si jilcan dadka wax loogu sheegi
@umalkhayrsaleebaan2305
@umalkhayrsaleebaan2305 Жыл бұрын
أليس الله بكاف عبده؟؟
@maan8746
@maan8746 Жыл бұрын
Ilaah kaligiis hala gar gaar weydiisto yey dhibee oo allaaah naguma filno miya??
@IbrahimMohamed-he2ln
@IbrahimMohamed-he2ln Жыл бұрын
Beenaale marka adiga kuugu foorartana Ogalaw inaad ta,wiil latimaad Adr lafdiga xadiiska aqri
@faaidyusuf1695
@faaidyusuf1695 5 ай бұрын
Garta laba wadaad u dhexaysa waxaa qaadi kara kow nin aqoon u leh waxay isku hayaan labo aan kala jeclayn labada wadaad ee dhex dhexaad ah sadex caadil ah oon jawr iyo eex midna aqoon afar mid kood aan gooni unebcayn iyo tawajuhiisa diineed marka adigu midna matihid nin caalim ah ayaad cayday waana godob kusugaysa ilaa iyo qiyaame hadaadan katowbad keenin
Thank you mommy 😊💝 #shorts
0:24
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 33 МЛН
Difaacidda Shaykhul Islaam Ibnu Taymiya || Sh.Axmed Yare||
19:09
Ibraahim cabdi
Рет қаралды 6 М.
SH AHLU SUNA AH, OO SH. UMUL  CILMI BADAN  U  FAA'IIDEEYAY.
23:57
MCN Somali TV
Рет қаралды 3,6 М.
DOOD CULUS:- Sheekh Soomow VS Sheekh Umal
24:48
BAXNAANIYE MEDIA
Рет қаралды 82 М.
Sh Axmed yare Oo Boorka Kajafay c/fitaax Usuuli
1:03:40
Zaadka Aakhiro
Рет қаралды 33 М.
Sheekh Axmed Yare || Jawaab ku socoto Sh Abuukar Xasan Macalin
53:02
Kheyr Faafiye Media
Рет қаралды 52 М.
Casharka 3aad ee la siiyey Xeroowgii Xassan ahaa
21:50
قناة حُرَّاس الإسلام ILAALADA ISLAAMKA
Рет қаралды 3,4 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,5 МЛН