Sh Cali Wajiis oo Jawaabtii Ugu Adkayd Siiyay Sh Xasaan Xuseen.

  Рет қаралды 31,038

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 92
@nuurulquluub8685
@nuurulquluub8685 4 жыл бұрын
Si fiican buu sheekhu isu difaacey Jazaakalah
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
ILAAHAY KU DULEE WAAXAAD U AGJOOGTO FARMAAJO WUXUU LEEYAHAY KITAABKA BADHNA WAA LA QAADANAYAA BADHNA LAMA QAADANAYO
@hooyoruun7733
@hooyoruun7733 2 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 🙄maalinka qoyaame Ilaahay hortiisa ka caddee inaad Farmaajo afkiisa ka maqashay kalmaddaas
@etsHappyTIME
@etsHappyTIME 4 жыл бұрын
Sheikh Wajis jazakallah khair. Waadba noo faaiideesay hadda.
@xaqiiqdoon9448
@xaqiiqdoon9448 4 жыл бұрын
Sidee kugu fa ideyay
@abdullahiomar625
@abdullahiomar625 4 жыл бұрын
Ali wajiisow iska amus
@Waa-ani
@Waa-ani 4 жыл бұрын
Warkuu sheegay waaka faah-faahsan, waxana ka muuqata in uu diinta oo dhan ka hadley, xassan shaqsi Iyo diinta inta Ay rabaan kooxdisu ayuu sheeday Iyo far ku fiiqoodii...
@Yusufxasann
@Yusufxasann 4 жыл бұрын
Hawiye ilaahey ayaa umaqan. Wiil yar oo takfiir ah oo Kenya jooga ayaa fartiin hanjabaad ah usoo diraya waayo Xamar ayaa rag u joogaan. Hawiye culumadoodii Cid walba weey isaga durdurineysaa, waxaasi waa cuqubo sidaan is leeyahay, inta la gaaleysiiyo ayaa la dilayaa, Hawiye miyeysan laheyn shiiq is difaaca iyo mid wadaadada iska celiya mase wax diin ah maba baran, waan ognahay in culimadoodii inta badan wadanka laga ceyriyey iyagoo qarax Iyo dil loogu hanjabey, Reerkaas ihaano ayaa ku dhacday waana cuqubo sidaan umaleynayo
@hamidoon1674
@hamidoon1674 4 жыл бұрын
Sh xasan xasaan guul calankaga kor wajiiso dhulka allaha kula jaro
@somalilandarchaeologicalas7722
@somalilandarchaeologicalas7722 4 жыл бұрын
Wadaad ku sheegii diinta ka ganacsanjiray way ka dhex qaraxday
@diamondmohamed1468
@diamondmohamed1468 2 жыл бұрын
Afka haw dicin allaha ku xafido waa sax
@sab1sahara442
@sab1sahara442 4 жыл бұрын
sh.cali Aduunka ka karaamo cis iyo sharafku ku nooloow Aakhirana miisaan & xasanaad kabadan samooyinka Arlada & waxa u dhaxeeya Allahaa haku sharfo adiga iyo dhamaa culumada islaamka oo dhan ( ardaalkuse yeelkii sh.cali waxaad martay wadadii culumada islaamka Allahay ha ku xafido insha'sllah
@maxamedmuraad7060
@maxamedmuraad7060 4 жыл бұрын
Rag iska celi iyo rabi kacabso meel mawada galaan ilaahay adi haku soo hanuuniyo xaqana haku fahamsiiyo Cali wajiisoow
@RelaxationA
@RelaxationA 2 жыл бұрын
Hadaad aafowday ood kaadi eey ismarisay waan ognahay inaad waagii hore fiicnayd hadana wixii aankugu haaysanay waxaan ahayn ayaad ka hadlayaa ee ALE U TOWBOKEEN Allah ha ku hanuuniyaa
@aaminoumlul2916
@aaminoumlul2916 4 жыл бұрын
Cali wajiis hadalkiisa kuma qancin. 😟😟😟
@________________8789
@________________8789 4 жыл бұрын
Cali Wajiis Yaan Diin laga dhageysan
@khalidicompany
@khalidicompany 11 ай бұрын
I aamina Munaafaqa Ugu Weyn Soomaali Waa Cali Wajiis Waana Ninka Dimuqraadiyada Hor Boodaya
@shukriomar5871
@shukriomar5871 4 жыл бұрын
Cali wajiidoow iska kaluumeeyaso meesha wax kuma heeyaside
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Sh ali wajiiz masha allah jazka llah kheyer koxda haassan wa khawriij haa ujoojin inaasha allah
@maxameduudcusmaan6113
@maxameduudcusmaan6113 3 жыл бұрын
ismahaan biintu farax. Adigaa khawaariij iyo wax kadaran ehee sheekh xassaan afkaaga urkiisa kadaa naayaa wasaqyahey
@hooyoruun7733
@hooyoruun7733 2 жыл бұрын
@@maxameduudcusmaan6113 nin rag ah oo gabar saa u caayaya baa hadda raba inuu annaga na kala baro yaa khawaarij ah iyo yaan ahayn.
@ahmedshaafi1156
@ahmedshaafi1156 4 жыл бұрын
Dorasho kulaha dorasho wa xaraan قال صلى الله عليه وسلم انا والله لا نولى هذا الأمر من سأله ولا من حرس عليه
@thesomaliman5396
@thesomaliman5396 3 жыл бұрын
hadaan la is dooran maxaa la sameyn lahaa oo kale majnuun baad tahaye
@abdikadiradem233
@abdikadiradem233 4 жыл бұрын
Kajawaab Cali wajiisoow arinta lagugu hysto oo sheekhu sheekay hadaad jawaab rasmi ah usoo fariisatay halka lkn nagadaay illa meereysada
@fdali1526
@fdali1526 4 жыл бұрын
Anaa marag inaan dhegaysanjirey Shiikh Cali wajiis huriwaa 1980 aadkii
@burhanmahamed
@burhanmahamed 4 жыл бұрын
Masha allah sh'cali wajis waa dhici kartaa in kilib lajar jaray uu daawaday shikh xasaan marka ma'aha in qof culuma ah uu qofkale oo culumada katirsan uu ka'shakiyo iiman kiisa iyo caqiida diisa
@annaismail8132
@annaismail8132 2 жыл бұрын
Ma shakhtar Gaal ah baa Alhu dhikri lagu tilmaami karaa!! Dad has ah baa leg magacaas
@143-k1d
@143-k1d 7 ай бұрын
sheikh cali wajiis waa caalim xasaan waa takfiir isku meel in la keeno waaba qalad xaasaan waa nin qabiil dar daray oo gaaleeye soomaali badan wee duuban tahay
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Sstv waxaan ka codsanayaa inay raga miiska wada hadalka keento si loo heshiisiyo
@mukhtaaryare8748
@mukhtaaryare8748 4 жыл бұрын
Sheekh xasan Xuseen iyo Cali wajiis tvga hala keeno ha isu baxaan fiqiga iyo sharciga garsoore yaasha halaga dhigo culimada somalida dhamaantood
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 4 жыл бұрын
Sheq Xisaan waa sheeeqa oo kaliya Runta indha kasaara sheeqasha kale
@hawojama779
@hawojama779 4 жыл бұрын
Subxaanallah
@Waa-ani
@Waa-ani 4 жыл бұрын
Muran Iyo qaylo been ah diin ma ahan!
@dahaar29
@dahaar29 3 жыл бұрын
@@eduar2971 adaa dhiig yacab munafaqyahow aamus culumada afka hala Galindo tuugyahow
@shaficihassan7527
@shaficihassan7527 2 жыл бұрын
Sheekh xasaan waa qof aad u cilmi yar, wuxuu jecelyahay in uu manaadaro lagalo culimada si uu muujiyo aqoontisa. Waa dhab nin aad aqris badan iyo caqli badan yahay lkn, aqriskisa manhaji ma aha.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Ilaahow noo badbaadi culimada waa weyn sh umal sh Cali mujiis sh shibili sh mustache sh Dixie sh maxamed idiris sh daahir awcabdi
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Ma shayaadiinta culima moodaysaa ?????
@hooyoruun7733
@hooyoruun7733 2 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 yaad culumo u taqaan adigu hadday kuwaani shayaadiin noqdeen, ma Cali dheeraa kuu shiikha🙄
@عبداللهابوکر-ع2ص
@عبداللهابوکر-ع2ص 2 жыл бұрын
Axkaam maa aadan dhihin shiq ee allah u towbad keen
@abdiaqib9035
@abdiaqib9035 4 жыл бұрын
Waxa jira munan shegin sh. jisow e waxa u jecel yahay ayuu shegay wna fahanay e iska kalumeyso jisow war jira a cakaare ayuu iman in sha allh
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 4 жыл бұрын
Markhaati saxaan ka ahay inaad xasaanow jiri tahay
@xasanaxmedjaamac7184
@xasanaxmedjaamac7184 4 жыл бұрын
Hh is difaac miyaa xaalku marayaa war waa la ilbaxay Soomaaliya hanoolaato
@wanaagfaafiye1608
@wanaagfaafiye1608 4 жыл бұрын
Xasaan allaa og wuxu yahay kuma dambaabi karo
@worldbossventures987
@worldbossventures987 3 жыл бұрын
Sh xassan xussein boqolki bo boqol usaxanyahay , adiga ayaa khaldan , dintaadi ayaa qimo yar Ku gadaneysaa.
@cabdikaamil2833
@cabdikaamil2833 4 жыл бұрын
Sheikh Cali wajis sidaaas miyaad culumo nogu thy....subxanallahi
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
War alle ka baq yaa diley sheikhyadii waaweynaa wallee Quraan aad akhrisay wax ku tarimaayo xasaanow ahaan sunadiii aqoon
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 3 жыл бұрын
Jazaka Allah kheyer sheekh Cali wajiiz Alla Ku barakeeyo siifacn ayd ucadey Hassan takfir khawriija Allah umad ka qabto
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 4 жыл бұрын
Dastur gaalo kuu soo dajisay aa noo sax saxee miyaa la noqo
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Inta cidaha iigashay maaii hajabee xaqa kacadey mako mesha kucadahay tirki islamka xajka loado cidaha gashay waxay qabaan laqabta sidii calabeesteen xoshado kutug gaalo qaxoti leedhahaa digfeer kuwajogay meel udhaw sida galaha ritiga teendho lesku dhafiyay laba uul oona dhuban lugaha bananka madixina ugujiro ooba intas kaweyneeyn madaxoow yaa kuyaqaan waadabolantahay lagumajedo lugoow cAlamad malihid madax kaqarsan kuwaso sacudi ubadna nago madow watay dhulka digfer agtis murusade dajiyeen doowladii dad muwadan miskin eeyo wato eeyahana beeraha kashitada oogacelina dhahay magaladi eeyaheey oogatageen buux dhafiyay sidi loda ujoogaan magalo madaxdeen suuqyada luqyadooda maqrib hadi suuq kudahdid xariska kontan eey wax uqeybinaay habeenkiyuu waheshada yaabeysid lafaha inalabaxsato eeydhulki iskubadalo sacudiga guryahoo jijibanay hadii naajeeri ubadnan lahaa wadankas wada eeyuu noqonlahaa wayo guryahey daganayen eeyo kudhaqan jireen somali nagaha eey kulanolaa najeriyeey ahayeen digfer tedhoyinka kulajureen xaris bilaa hub madaxdisa loodilay hub labaray qarkodna dadkodi madaxda lagudiray eeyga aba hubka hubka dhihi laha
@cabdallamaxamedmaxamed5
@cabdallamaxamedmaxamed5 4 жыл бұрын
Sheekha wuu isdifaacaa
@safwansayid6338
@safwansayid6338 4 жыл бұрын
Mshlh baarakallahu ya sheikh
@saharyusuf262
@saharyusuf262 3 жыл бұрын
Indha sarcaadka iskadhaf iskatobadken wad isogtahay inad khaldntahay
@abdirashidelmi2438
@abdirashidelmi2438 4 жыл бұрын
Shiikh ali wajiis qodibki u shiikh xasaan kugu galeyey sababti ad u tiri noma adan shegin dasturki galadu malayinta ku bixiyena waxa tiri hader ban tifaf tireyna adiga jaair weynadey ah dhibtada somaliya ka tagan iyo aqon darada diinta ka heysata shacabka somaliyedna kow bad ka tahay dhibatada alshababku shacabku ku hayana adigu hadad hotel wardiye adag lagu hayo ad ku jirto shacabka baylahda ah yan u maqan khaladka dawladda faramajo ad ugu qil bixineysan culumaa usugina ilahay ha idinka ka qabto shacabka somaliyed
@waayaarag9695
@waayaarag9695 4 жыл бұрын
Wadaad walba waxa uu is leeyahay yaan laga badin is difac. Kaligi baana muslim ah xagiisa dadka kale waa wada gaalo
@mz6589
@mz6589 4 жыл бұрын
Ninki wax xado in gacanta laga jaro gaalada lcgta dhiibto ma idinka yeelee
@abdullahisheekh4665
@abdullahisheekh4665 4 жыл бұрын
Bal ma yeelee gaalo
@SheikhMohamud-cl1jx
@SheikhMohamud-cl1jx 7 ай бұрын
Cali wajis wa gak adiga tagero gal tahay ey yahow
@cajabkumando8447
@cajabkumando8447 2 жыл бұрын
Wallaahi sheq xasan xaquu kahadlaa marwalibo
@adonkialle2300
@adonkialle2300 4 жыл бұрын
Idinka ayaan idin la yaabanahay cawaniin ayaa tihiin labo isku digmin ayaad is bar bardigaysiin waxas nagala kortag sxb ee culamada khayr doonka ah afka kala baxaa ee shekh xasaan xaqiiqda ayuu ka hadlaa
@yusufguuleed6955
@yusufguuleed6955 4 жыл бұрын
waa doqon aan shareecada aan wax ka aqoon wadaad siyaasa galay oo wareeyrey dheh culaamaa u sulda warkeeda ma rabno
@yusufhusseinmude5439
@yusufhusseinmude5439 3 жыл бұрын
Niman shilimad shaqesta oo nabiga iyo farmajo sedax magac ayey iskaleeyihiin yiri waaye sacuudiga oo mabadiida boqortoyada ku ilaashanayo ayey sobartay farmajo oo tastuur kuxukumayo ayey agfafadhiyaan hunguri ayey unaargalayaan
@ubaxmaxamad7886
@ubaxmaxamad7886 4 жыл бұрын
xassaan isagoon jirin markaad ka sheekaynayso ayaabuu ku dhaamaa hadaba faanka waalaga fiicanyahay afwadaad ku hadal niyaw
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Nooloow Cali mujiisow adiga iyo inta ka badbaadey cadowga alle ee khawaarijiinta bilaa iimaanka ah
@cabdikaamil2833
@cabdikaamil2833 4 жыл бұрын
Sheikh Cali wajis hadalkaad hore utiri mahan mid lajarjare ..adigaaa ayaa jeedisay .kkkkkkk sheikh khudbadaaa kashay maxay thy waxa uuu kugu hyste sheikh Abuu salman noocadeeeee
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 4 жыл бұрын
sh xasaan nin u hadlay sida ay jameecadiisu ku wareegeysan ay ku qanceryso isagane loo sii buin buiniyo ayu u hadlay isagoo iska tiriyay waxyaabo aan is qaban
@Yedo25254
@Yedo25254 4 жыл бұрын
Sh Cali wajiis diintiisa Farmaajo ayuu ka iibsaday la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ayuu noqday. Sh xassan xusseen iska waa argagixiso Aan isqarin. Marka waxaa la oran karaa labaduba waa burcad diimeed.
@feasalhanad1094
@feasalhanad1094 4 жыл бұрын
Kamal Diin Sheq xisaaan waa nin Runta sheega Kenya kayaabtay . Dhanka kale culumada kadhambeeysa gaalada oo Runta kagabadaan Runta ayuu usheega
@fdali1526
@fdali1526 4 жыл бұрын
Takfiirka Allah hanaga Qabto iyo juhulada ay Duufsadeen
@warsanali2846
@warsanali2846 4 жыл бұрын
arinkaas aya run ila ah sababtuna wexey tahy labaduba qolooyinka ey lakala safanyihiin dhibaatada ey shacabka ugeystaan kama hadlaan marka allaah aya xumunkoora garan
@saladdhanged14
@saladdhanged14 4 жыл бұрын
That’s right
@abdullahiomar625
@abdullahiomar625 4 жыл бұрын
Berigas ictisam ma aheyn ali wajiis lkn ha waa ictisam ictisam waa jaajusiin
@baabuulohaarahmed3969
@baabuulohaarahmed3969 3 жыл бұрын
Sheik Hassan hussein waa seef labood hadalka sida loo fasirtay maha ee waa in lafahmo oo cilmiga labarto sheeqan waa nin wanagsan.
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Sh amuus Kenya oo xabaad kadhaceen ayaa jiiftaa. YA kuyirii dal ka Kristian u hajiir adi😥😥😥😥😩
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 3 ай бұрын
Kanu wagal saba too aha dastuur kitabku bahdilay
@yusufhusseinmude5439
@yusufhusseinmude5439 3 жыл бұрын
Kitaabka qaamuus maaha loosodajiyay in dowlad laguxukumo ayaad tiri makanaqakartit dad camada somaliya wax weyfahmayaan ogoow
@OmarAhmed-zx4hm
@OmarAhmed-zx4hm 3 жыл бұрын
Xasaan waa Takfiiri Shabaab ah kalabka.
@كشفالحقائق-ع4ن
@كشفالحقائق-ع4ن 2 жыл бұрын
Adi daalim baatahy
@maxameduudcusmaan6113
@maxameduudcusmaan6113 3 жыл бұрын
adeer raali noqo isdifaac ayaad wadaahe
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 4 жыл бұрын
Dee sheekhani wax khalada mashegin e kan gaalaysiinaya dadka ayaa ah in lala xisabtamo o la xiro.
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Wlll laxiro maaha anaaa ninka aqaan maslaxadu waxay kujirtaaà in ladilo surka lagajaro
@abdallaahmed9105
@abdallaahmed9105 4 жыл бұрын
Shekh pscho ah weye, xabsi dayin
@Heliimomohamed
@Heliimomohamed 4 жыл бұрын
Waar aamus lagu aamus xasaanow ilaahey baanu kuu arka qabyaaladtiiste
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Mooryaankan sheikha sheganaayo nacalatulah shaydaan wajiis
@shukriomar5871
@shukriomar5871 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@suleimanqoranehussein1343
@suleimanqoranehussein1343 4 жыл бұрын
شيخ حسان حسين آدم من الجهابذة هو عالم عامل لدينه ، قد دافع السنة وذب عن عرض النبي المختار وتلك عادته لا يخاف في الله لومة لائم ، أطال الله بقائه ، أما علي وجيس وأعوانه أراح الله ظلمهم وبهتانهم عن الأمة. والسلام على من اتبع الهدي
@saiddhore4968
@saiddhore4968 4 жыл бұрын
Sidii takfiirkii ayuu aayado uusan fahansanayn kugu hurgufayaa! Xasaanooow toobad keen.
@jaamacmaxamed4204
@jaamacmaxamed4204 4 жыл бұрын
Kkkkk wallaahau waa kula arkay
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 77 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 108 МЛН
Sh Cali Wajiis Oo Kadacwoode Sh Xassaan Iyo Jawaabtii Abu Salmaan
13:09
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 36 М.
Yuhuud Waa Cadawga Islaamka || Sheekh Dirir
22:24
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 26 М.
DAAWO: Sheikh Xasaan Oo JAWAAB Kulul u diray Sh Cali Wajiiz
19:03
Sh Xassaan oo ka hadlay Coldoon iyo Dhaalibaan
15:53
Qalaafe Media
Рет қаралды 484 М.
Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen
1:06:51
Daarul Xadiith
Рет қаралды 116 М.
Takfiir iyo Shiico Waa Gaalo || Sh Xassaan
12:45
Qalaafe Media
Рет қаралды 95 М.
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4 МЛН