Sh Hassan Dhooye - Laga Bilaabo Xiligan waa In Somaliland Talaabo Cad laga Qaado oo la Ciqaabo 2/3.

  Рет қаралды 11,756

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 253
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Viva Ethiopia 🇪🇹 and somaliland ❤❤❤
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Viva somaliland and Ethiopia 🇪🇹
@alix02511
@alix02511 7 ай бұрын
Long live Awdal State, United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 ай бұрын
Hoyada was faqashayaay from Awd Awdal Somaliland 😎
@aliismael585
@aliismael585 7 ай бұрын
Mulaterigii baa wax na yeelay meesha ma yaalo Ari kan 1961 inqilaabkii maxuu ahaa ? Qadadweyn iyo faqash nama xukumayaan ayaa laysku haystaa
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 7 ай бұрын
Adaa inqilaabka sameyey oo rabay inad wax qasto
@aminayusuf7871
@aminayusuf7871 7 ай бұрын
Maxaa isir nacayb ka muqda
@kadarmadobe
@kadarmadobe 7 ай бұрын
Bring on waxaad haysid
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
All they have is hot air..😂😂😂😂
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 7 ай бұрын
Somalia xagay joogtaa somaliland ha dambayse iyadu wax hayska qabato sheekh indhoole ciidamo shisheeye musuqmasuq qabiil maamulo calamo tiro badan 😢kkkk
@awgeele
@awgeele 7 ай бұрын
Ninkani waa shiikh.waa looyar.waa shaydaan. Waa daarood.waa fanaan heesaaya.
@Qaali12
@Qaali12 7 ай бұрын
Masha Allah Sheikh Hassan. I love him 👏👍❤
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Aduunkan uu ka sheekaynayaa Israel iyo ruushka miyuu wax ka qabto
@user-ii8rn8hj3r
@user-ii8rn8hj3r 7 ай бұрын
Wadaad xume yeelkadii aad baad uhadsl xuntahay
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 7 ай бұрын
Muuse guul somaliland ithopia naraaci please ❤❤❤
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 7 ай бұрын
Aw koofiyadoo Aamuskaa ku qeyr roonSomsliland tag try waxba ka dabo ooyin
@awgeele
@awgeele 7 ай бұрын
Madaxda anagaa dooranay
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Somaliland is free country
@cabdirashidm.guleed7065
@cabdirashidm.guleed7065 7 ай бұрын
Somaliland waa muuse biixi ,muuse biixina waa somaliland ee waxaa qaarkaa tun waynbaanu ka qori waynee wax kale la kaalay camooo😄
@munayusuf9938
@munayusuf9938 7 ай бұрын
Dad somaliyeed ma nihin maanta 2024 xaarka ku masxa somalinimada yaaahu
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Please leave somaliland alone
@caraweelo2673
@caraweelo2673 7 ай бұрын
Absolute truth beautifully said 👏🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾 🙌🏾 👏🏾
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 7 ай бұрын
Film kii ahaa waa nala dilay iyagaa soo afjay markay laascaanood dhulka dhigeen
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 7 ай бұрын
Lascanod waxba lama yeelin kibir ba hayay lkn in la dumiyo bay ahayd sidi hargysa
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 7 ай бұрын
ALLOOW...caqliga dareenku dabada ka riixayo naga hayn....hargeisa dhulka la dhigay cadeynteedu second kuguma qadanyso inad hesho halka reer lasanod ay awod ula hayeen iny yidhahdan somaliland ha ka baxdo lasAnod....
@wolloseniors3973
@wolloseniors3973 7 ай бұрын
Beenta jooji waa malin baa lagu weydiin doonaa....markad hadlyso ama wax qorayso ka fikir dareenka iska ilaali...
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 7 ай бұрын
@@user-hx2fw4lq7i Hargaysa ama snn kibir baa laayay ee dawladu iskama layn
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 7 ай бұрын
​@@user-hx2fw4lq7icac
@MegaSacad
@MegaSacad 7 ай бұрын
Somaliland Viva guul ❤❤❤❤
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 7 ай бұрын
EXCELLENT CONCLUSION, YAA SHEEKH. SOMALIA IS ONE, WE NEED ONLY MAAMUL SAX AH OO JUST AH. WAA KUGU RAACSANAHAY.😅
@samirr546
@samirr546 7 ай бұрын
Fulay guuli u dhowaydee walaal anigu idoor ma ihi laakiin waxan marqaati ka ahay in aanay walaalnimo jirin oo hadii dowladyar oo tabcaana la helo laga bilaabayo sidii loo kala aargoosan lahaa ee laysu muquunin lahaa Hada ayaabay adiga cadho wayni kaa muuqataa inta aad leedahay luqad adag ha lagula hadlo dad meeshaa iska jooga oo aan dowladan ka mid ahayn maxaad u soo midayn wayday kuwa dhowrka calan samaystay ee aan isla hadlin itobiyana dhexda ugu jirto!!!!!!!
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Adeer baasaboorba uma baahnin
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Enough is enough viva somaliland
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Somaliland guul
@mohamudsamatar8993
@mohamudsamatar8993 7 ай бұрын
Somaliland is here to stay whether you like or not. Dogs bark but caravans move on. Failed state for the last 33 years, what a waste.
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
Al Itisaaam is undsr pressure. Look at the way he is babbling, crying and threatening.
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Ilaahay naguma soo kiin celiyo
@mustafecabdi913
@mustafecabdi913 7 ай бұрын
Dawladnimad waxaa lagu saleeyaa afar shay. 1. Dawladnimo shaqaynays, 2. Shacab degan, 3. Xuduud cayiman 4. Calan iyo lacag. Dhawrkaa shay ayaa lagu saleeyaa dawladnimada, waana lala geli karaa heshiis caalmiya, waa la aqoonsan karaa, Somaliland shismaha maamulka iyo heshiisiimta ayaa asal u ah dawladnimada.
@45seabreeze
@45seabreeze 7 ай бұрын
Somaliland ILAAHAY baa(SWT) ilaashada oo ka aqoon iyo cilmi badan. Kuma dhacdo Somalia inay luiqaad baad sheegaysaye, agteeda ka wareegto. Somaliland tariilhdeedu waa mire than 90yrs old
@xaqsoorottawa6074
@xaqsoorottawa6074 7 ай бұрын
Ii wad sheekada Faqash yahow
@warsamehasan9220
@warsamehasan9220 7 ай бұрын
Muuse raac ama mugdi gal ama meel kale aad
@Banuhashim237
@Banuhashim237 7 ай бұрын
ARGAGAXISADA DAAROOD MAALIN DHAW WAA LA URURINAYAA. NO MERCY
@ahmedgureyismail9440
@ahmedgureyismail9440 7 ай бұрын
Kkkkkk Somaliland fadhi ku dagalanka wey dhafteee kalay oo adigu Somaliland Ciqaaab
@ismacil9022
@ismacil9022 7 ай бұрын
Cadaw wa sheekh kushegi laha faqashta isaaqa waxodadhami waxalal ey
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 7 ай бұрын
WAAR SHEEKHNA MA TIHIDI SHARYAHAW NAGA AAMUS ALLE KU NACYE NACAYBKAAGA KU.DHIMO CADHADAADA KU DHIMO
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 7 ай бұрын
His hate for Somaliland is just beautiful waaaw! Ku soco Munaafiqooow
@caraweelo2673
@caraweelo2673 7 ай бұрын
No one hates Somaliland your sick in the heart May Allah cure you
@drahmedmohamed1441
@drahmedmohamed1441 7 ай бұрын
Reer konfurku badiddooodu waa wada racist neceb s.land ,the good thing we are aware of that! Hal mar baad noo dhumateen ,it wont happen again.
@HassanAhmed-ti3ef
@HassanAhmed-ti3ef 7 ай бұрын
Waa in la ciqaabo si ay noola midoobaan !.horena waxa loogu xasuuqay si xaq oo ahayd in dalka la ilaaliyo! Qofkani wuu xanuunsanayaa sidaan qabo.
@FaadumoSiciid-wb1eb
@FaadumoSiciid-wb1eb 7 ай бұрын
Dhiigayaguu bandstand sidii 1988kii
@aliabdi5708
@aliabdi5708 7 ай бұрын
Sorry somaliland mahaa somalia taa igoow
@45seabreeze
@45seabreeze 7 ай бұрын
Talaabo RABBI KA QAAD OO KU CIQAAB. WAA DAWLAD JIIRTA OO AQOONSI LEH. AY AY DHALAY OO SHEKHNIMO SGESGANAYA
@abdinoor2194
@abdinoor2194 7 ай бұрын
Ethiopia boqolkiiba lixdan waa Muslim Muslinku muslimka kale waa walaalkii Ninka ku waraysanayee waa ethiopian waa walaalkeen miyaad dilaysaa Waa alle ka cabso waxaasu diin maahee
@tufahahmed7144
@tufahahmed7144 7 ай бұрын
Walalka muslimka hadu kugu so dulo maxa didayo in la dilo asba inu ku dilo ku soo aday iyo gardaro
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 7 ай бұрын
Pro dhoye thanks Debate
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
What non sense 😂😂😂 Somaliland has greatest freedoms in terms of speach in Africa if not the world.
@maxamedcali6723
@maxamedcali6723 7 ай бұрын
Kkkkkkkk Coldoon iyo maxamed ilig xaggee aadeen? Iyo wali kuwo kale oo fara badan.
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
@@maxamedcali6723 coldoon and ileeg were spying for Somaliland's enemies -Somalia. Also Coldoon is alshabaab/itisaam member.
@Opp_Man
@Opp_Man 7 ай бұрын
@@maxamedcali6723 do not take my word for it. Somaliland has higher freedom house rankings than all her immediate neighbours.
@faysel100
@faysel100 7 ай бұрын
never again together as one country ,somaliland born again 1993 to stay forever a country
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 7 ай бұрын
Ninkaan maba fahansana in la leeyahay; Somalia ictiraaf inay haysato maahee inaanay dawlad meesha jirin. Xaalaado taas ka fog ayuu ka hadlaayaa. Somaliland ma iyagaa ku dhiiran lahaa Somaliya oo lugo ku taagan inay ka fogaadaan? Somalia wax la yiraahdo ma jirto mana jiri diinta inta dadka u dhashay aanay ictiraafsanayn.
@idirisjama8249
@idirisjama8249 7 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk iska hadlo ina egare
@SicidGadh
@SicidGadh 7 ай бұрын
iska hadlow ina igare
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Viva somaliland
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 7 ай бұрын
Awal baanad teelo noo dhigan Maantana ma dhaantide Dhoomahaaga soo raro Caqli xumi ma dhalays inuu yahay Aan dheef lahayn abid Adeerkaa dhigiisi Wadadii ku dheelimo.
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 7 ай бұрын
Necayb baa buuxiyay kan Maxaad ka badali kartaa somaliland? Nothing.
@ismaciilmahamed9794
@ismaciilmahamed9794 7 ай бұрын
Midkastaa wuu naga wareerayaa
@mohammedali-xg2ke
@mohammedali-xg2ke 7 ай бұрын
Spmsliland waa rajada keliya in Somali mar kale midowdo
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 7 ай бұрын
Waa rutaa shiikh Xasan wali majirto dooda "Dhab- kahadal"
@ismacil9022
@ismacil9022 7 ай бұрын
Faqash iswaeaysanaysa imika miyayda lascanod madhan mahoyadinbale hargaysa tuug fadhato iskudhashay
@abdikarimibrahim7385
@abdikarimibrahim7385 7 ай бұрын
Ina dilo
@GeckoWiz
@GeckoWiz 7 ай бұрын
Istisaam naga amuus
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Guul somaliland
@hamseibrahimali1154
@hamseibrahimali1154 7 ай бұрын
Qof kasta marka microphone ka la hor dhigo waa Cajiib Somali nin sidan oo kale ah baa sii kala fogaynaya hadii sharci jiri lahaa ninkan oo kale saxaafada waa lagu ganaaxi lahaa waayo hada Suit baa la waraysanayaa ee qof lama waraysanayo
@abdinoor2194
@abdinoor2194 7 ай бұрын
Walaal Amaan iyo Sheeko looma baahna Somaliland qadiyadeedu kuma salaysna waa lay dilay Waa qadiyad aan laga gorgortami karin waa dal dalkale ku biiray hadana ka noqday Hay cismaansan yaanan ku wadine
@xafsaosman7405
@xafsaosman7405 7 ай бұрын
Maxay talaabo ka qaadaa waa isku itaal somaliaya iyo somalind
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 7 ай бұрын
Viva somali weyn
@kaysenur1592
@kaysenur1592 7 ай бұрын
Qofku inuu iska hadlaa way fududahay laakiin ficilku wuu ka duwan yahay . xaqiiqadu waxa weeyaan maxaa laga qaadi karaa somaliland
@awgeele
@awgeele 7 ай бұрын
Never again
@45seabreeze
@45seabreeze 7 ай бұрын
Xasiid axmaaqa oo qadmujn weyn. Abaaha bajuunta ka was, ay yahaow aygu dhalay. SNM Somalia inaa ka go'ooan way ahayd bajuunta abaaha wase😡😡😡😡
@maxamedxaashi7313
@maxamedxaashi7313 7 ай бұрын
Maxaa adiga somaliland kaa quseeya adigu kaalay ciqaab adeerkaa siyaad bare ayaa wax ciqaabikari waayey
@mustafaabdiawad7527
@mustafaabdiawad7527 7 ай бұрын
Inan wayni wuxu ku celcelanya shacabka maha waxaad ogtaa dawaldayna aniga ayeey naba talaan
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Waar million year haday qaadanayso anagu somali wax ku falimayno itoobiya ayaa noo dhaanta
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s 7 ай бұрын
ALLEEY LEHE SHEEKHHOOW ISHAAD KA TUURTEY , SOOMAALI MA KALA MAARRANTO. YES WAAN KULA QABAA FIKRADDAAS.
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 7 ай бұрын
Carab way kala maarantya somali yaa isku qasaby dadka waxba tarayn ba lagu harawsada
@maxamuudmaxamedaare2137
@maxamuudmaxamedaare2137 7 ай бұрын
Dadka diinta iyo syaasada ku bartay meelo leexsan in ay siyaasad ka hadlaan ama quraanka si aan haboonayn ku fairways waa ayaan daro
@hhabdi7056
@hhabdi7056 7 ай бұрын
Xasad caluulxumo naxli iyo nacayba kabuuxa waxa usher qabyaaalad caqli tirtay Inuu iska aamuso ayaa u eked Macnaha dawladnimada aqoon umakaha intaaso madaxwayne aya iskabadalay oo one man one vote kusobaxay xisbiyo iyo baarlamano leh mala aqoonsaday waa shekokale waadawlad jirta oo cidwalba ogtay aqoongab waxaso kale halasofadhisan meelahan ookale Waliba quranbu akhriyaya isago xumanwada xayawan Gumaysiga isaka kunool Cidwaxkaqadikartaana majirto adigiyo noocaagaaso kale
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 7 ай бұрын
Alla maxa nacas cil qaba ah waqtigu hadhka kasosaray ama kana ama kufarax midnimo dhimatay naf Kuma socelin karo anigana diday intad dontid ooy ilmada yaxaska badso
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 7 ай бұрын
Nuurow manta dadka wad nagu dirasa dusha ka miskin hosta ka nicin manta waxanan oran anga sameen soomaali ma nabin
@user-kk7sm7hf8s
@user-kk7sm7hf8s 7 ай бұрын
Wuxuu ninkani ka buka calosha sxb dawo radso sidad u hadlaysid iyo caqligaga aya isku eg wan ka xumahay in adigoo kale ay somali ku jirto. Kan ku waraysanayana dadka somaliland neceb ayuu soo ururiya lakin waxba kuma yeli karan waa iska hadlayaa
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 6 ай бұрын
War hadaanuu naahay rer somaliland itobiyaa ayanuu nahay waallo
@sahalissack2762
@sahalissack2762 7 ай бұрын
Faqash benaleh
@abdinoor2194
@abdinoor2194 7 ай бұрын
Jabuuti waa Somali waa Dawlad gaara nolosheeda oo dhami waxay ku tiirsan tahay Ethiopia Maxaad uga hadli weydey Warkaaga waxaa ka muuqata somaliland hala cuna qabateeyo oo dawlada federaalku ha la dagaaalanto waxaan ku odhan lahaa wejiga hayska xumayn Dhaqankaaga waaxaa ka muuqata cadaawad iyo nacayb sidaa dal iyo dad laguma mideeyo Marmay kuu fiican tahay inaad dantaada raacato Sidanaan ku samayn lahaa waa loo naxariisanayaa Hadii adiga maanta madaxwene lagaa dhigilahaa malaa oxegenkaad xidhi lahayd Hortaa jireba waa
@Xamda0953
@Xamda0953 7 ай бұрын
Ale sharkiina haydinku celiyo amiin yarrapi 🤲🤲🤲🤲somaliland guul insha allh waarta dawladayada somalilnd ale garapkeeda hanoqdo malin iyo hapeen wn udecayna cadageedana gaal iyo muslinpa ale dhexda haka japiyo🤲🤲🤲
@user-ii8rn8hj3r
@user-ii8rn8hj3r 7 ай бұрын
ما اجهله
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 7 ай бұрын
orod diintii viga ahayd ku baadho islaamihii
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 7 ай бұрын
Thank you so much
@Gawrace
@Gawrace 7 ай бұрын
Siilki hooyada aya feega goobaha naf waaga iskeen labeebyow
@cige3636
@cige3636 7 ай бұрын
KANI WAA FATAAL XAARMIYA
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Hadaad somaliland faraha kaga guban waydaan sheekh iyo shariifba waxaad ku heshiiseen in somaliland la baabiyo anaga wixii aad idinku isku gaysateen yeelkeed
@maxmudbiite1409
@maxmudbiite1409 7 ай бұрын
Kee baa Sheekh ah?. Ma Shaydhaankan Beenta ku hadlaaya.
@sahalissack2762
@sahalissack2762 7 ай бұрын
Cadowga somaliland
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 7 ай бұрын
Waxad ogata qiyanada cunaqabaten hub nalagama qadi wa waxa dadka somaliyed lo shegaya dhanka kala aya laga saray hadey itobiya bada ay tagan sow aya kuma baraya ila cidankoda aya ilalinaya wax kasto Somalia so galaya taasna wa qorshe UAE iyo UK dabada karixayana madaxda uu u horeyo madaxweynahan kaligi hadba diyarad saran sidi oday Bakaraha baqar kuleh alabti CIIDA uso gadanayo wa xasan sheq
@jamalibrahimmaygag2053
@jamalibrahimmaygag2053 7 ай бұрын
Macaac
@user-sy8oz7sp3w
@user-sy8oz7sp3w 7 ай бұрын
Bac noogu soo xaara abti Ogaadeenba ka tahay waxase gumaysiga isaga jir hanagu mashquuline
@axmedyare2404
@axmedyare2404 7 ай бұрын
Sheikh shoots Salaama, Masha Allah
@user-yj2vs1re8i
@user-yj2vs1re8i 7 ай бұрын
Khaa'imiin baad tihiin yaa idin aaminaaya waar dhulka anaagaa iska leh waxaasaad isku sheeganaysaan
@axmaddeeq9399
@axmaddeeq9399 7 ай бұрын
Waar dawlada aniga oo shacab ah ayaa samaystay cirka kamay soodhicin sidaa awgeed qof kasta somaliland ku soo xad gudba talaabo ayaa laga qaadayaa
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 7 ай бұрын
Waar. Quraanka been been haka sheegin
@user-hx2fw4lq7i
@user-hx2fw4lq7i 7 ай бұрын
Jabouti visa laso qaata
@mohamedessa125
@mohamedessa125 7 ай бұрын
Qolomaad tahey
@shiineabdullahguure8640
@shiineabdullahguure8640 7 ай бұрын
Manshaa Allah SHEIKHA waxuu usharxay si sax san .Dadka walaalah ah waa in eey runta isku sheegaan 31 sano in umada been losheego
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 7 ай бұрын
Runta waa sidee?😂😂😂😂
@zahrasaed791
@zahrasaed791 7 ай бұрын
Cadaawady waa taa afkaagu dhinac lajanjeedho munaafi waar jooji bacaaac
@user-bg7hd8ib1y
@user-bg7hd8ib1y 7 ай бұрын
Dadweynaha reer Somaliland waxba ugana baahina Somaliya,waxa nadabajiidanayaa waa Somaliya,waxay dhib u gaysanlagayd Somaliland hore ayey ugu geysatay,maantase dhibka aad u bu'aysid ee aad ku tiiq-tiiqsanaysid waxba ku yeeli maysid ee soo da'aa waxa aad islahaysid "bal ninka ay u darantahay dduunidu ha iga "Siyaad bare adeerkaa ayuu ahaMrDaarood .
@user-bg7hd8ib1y
@user-bg7hd8ib1y 7 ай бұрын
😮
@awgeele
@awgeele 7 ай бұрын
ma adaa shiikha. Waar xoree ugaadeen
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 698 М.
NIN ARIN LAYAAB LEH OO CAALAMKA SOO JIIDATAY SAMEEYAY
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН