Wa biyo kama dhibcaan adeer ilahay kheer haku siiyo
@hudaabdullah34476 ай бұрын
Baarakallahu Fika yaa shekh
@AdanSantur6 ай бұрын
Hadee qaad ka iskadaaya
@youssoufosman53366 ай бұрын
Video Bila sawir
@XusenMaxamad-je6uq6 ай бұрын
sheekh maxamad ismaciil
@Bulshodhamaanteed6 ай бұрын
Subxanalah shiiqow cadowtinida maxa utaqaan ma itoobiya aya mala galinee cadowtinida ee nooqabto😢
@borowbaydhabo62016 ай бұрын
Goolo goirme heshiiney wll
@friendly-zp6np6 ай бұрын
Kkk Waar maxaa meesha yamyam iyo qadaadweyn iskugu yimid oo Sh.Maxamed Sh.Ismaciil wax ka sheegaya, xataa af soomaaliga na qori jarayaan Soomaalina waa ay sheeganayaa. Wll Ilaahay ha ku xifdiyo Sh.Maxamed sh.ismaaciiloow.
@AbdinasirYusufcise6 ай бұрын
Waxaan ugartay shiiqa waa iidoor orama. Ma aha inaan shiiqa. Maagaaya idinkaa sheegtay. Ee shiiqa. Wixii soo gaara. Iidoor ayuu ka dhashay waan ka xumahay nibi maxamed. Csw. Wixii soo gaaray. Reerkuu ka dhashay ayaa ugeystay
@@AbdinasirYusufcise Oo kaalay iidoor muxuu kugu sameeyay val ii sheeg? Bal maad ii sheegi kartaa waxa uu kaa qaaday ama uu kugu sameeyay reerjan aad ku waalatay ee zaraa aad Nabi Muxamned SCW aad ugu soo halqabsatay? Jawaab waafi ah baan jaa rabbaa qafkanoow, nin, naag iyo labeeb mid aad tahayna soo sheeg si aan kuu idhaahdo waaryaa, naayaa ama ish.
@friendly-zp6np6 ай бұрын
@@AbdinasirYusufcise Kkkkk Miskiinad waxaan ku idhi sheekhani iidoor ma'aha ee waa nin Akishe ah. Ma taqaannaa Akishe? Midda kale waxasn jaa roonataa in aad soo sheegato waxa uu iidoorku kaa cunay ama uu kugu sameeyay?
Waxaa ka fiican adigoo dhaha yaa Rabbi soo hadee oo diintaada bar anaga iyo iyagana diintaada nagu sug tusale markii nabiga scw u yimid malagii buuruhu ee uu lahaa ma halaaga Maya ayuu yidhi rasuulku oo kuway dhalaan ayaan sugayaa inay diinta anfacaan Markaa kuwan qaadka cunana dhib naguma hayaan naftooda mooyee
@oscarwelliАй бұрын
Why did you restrained the video?
@SuldaanMediaАй бұрын
How?
@oscarwelliАй бұрын
@@SuldaanMediathe Sheikh is showing some of the 'diir' but you've reduced the video to an audio.
@AbdinasirYusufcise6 ай бұрын
Sheeqow kuwa cuna jaadka hadey ku dhamaadaan waa faa ido ma heli karnaa. Maya. Hana dhaafaan kuwa cuna. Faa idada laga helaayaa ka badan
@tvrunsheg68396 ай бұрын
Magac somaliaya ma leyahay
@KHADARHAJIELMI-rw4bp6 ай бұрын
MAHADSANID
@IbiEntertainment6 ай бұрын
Sheekhu farbaa ku godan oo siduu u hadlayso waa inuu Sirdoon Ethiopia 🇪🇹 ah yahay subhannallah ilaahay baa quluubtooda arkaa oo InshaAllah ilaahay haku halaago wixii Somalida iyo Somaliya khiyaamaya yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow Cadowga Somalida iyo Somaliya ilaahow balaayo kurid oo burbur u horseed yarab oo ilaahow cadowgeena soo maleegaya sharka iyo kalkaaliyaha ilaahow jabi oo dhulkeena SomaliGalbeed iyo NFD ilaahow cadowga ay hoos joogaan ilaahow ka hoos saar oo 5ta Somali midee oo quwaddeenii soo celi oo geesiyadana hurdada ka’kici yaarab oo cadowgeena meel aan uga soo wada jeesanaa yarab 🤲🏼 Siiba cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow kuwa cadowgeena kalkaaliyaha u ah ilaahow cudur u horseed oo naga horqaad Madaxdan 5ta Somaliyeed kulligood oo dhiigga Somalinimo aan laheen ee cadowgeena Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ay keensadeen inay wadanka dhalinteena na’nacsiiyaan si cadowga tabarta yar uu si fudud u qaato dhulkeena iyo baddeena 😢 ilaahow tafiirtooda baabi’i yarab yaa kariim ilaahow ducadeena naga aqbal oo Falastiinna guushooda u soo dhaway oo Yuhuuda iyo ReerGalbeedka burburkooda soo dadaji yarab yaa kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@SuldaanMedia6 ай бұрын
Qofkii wax inoo sheegaba basas iyo war xun hadii aynu ka sheegno ma haboontahy?
@Aw88-c1r6 ай бұрын
Soomaali wax la dhahaa ma jiro ee qabiilkaaga sheeg! Somalia waa 2 qabiil: Hawiye iyo Daarood. SOMALILAND WAA ISAAQ. Jabuuti waa Ciise. Itoobiya waa Daarood iyo Dir.
@alifarah52626 ай бұрын
Qoraalkaaga waxa uu ka tarjumayaa Caqliga wasaqoobay ee Soomaalida, culimada xurmad bey mudan yihiin ee xishoo
@ahmeddahir62246 ай бұрын
Wasaq
@AhmadNouh-h8d6 ай бұрын
Kaligii muslinow ethiopia kaa muslin badan.
@DHEXDHEXADIYE6 ай бұрын
Qaadka ma daawaa shiiqow way kaa hoos baxday maanta
@SuldaanMedia6 ай бұрын
Kkk Walal fahan waxa laga hadlaayo sheekhu qaad daawo ah muu sheegin
@HusseinMahamoud6 ай бұрын
MAYA
@fiideeycali6 ай бұрын
Aawey video ka suldaan media
@IbiEntertainment6 ай бұрын
Sheekhu farbaa ku godan oo siduu u hadlayso waa inuu Sirdoon Ethiopia 🇪🇹 ah yahay subhannallah ilaahay baa quluubtooda arkaa oo InshaAllah ilaahay haku halaago wixii Somalida iyo Somaliya khiyaamaya yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow Cadowga Somalida iyo Somaliya ilaahow balaayo kurid oo burbur u horseed yarab oo ilaahow cadowgeena soo maleegaya sharka iyo kalkaaliyaha ilaahow jabi oo dhulkeena SomaliGalbeed iyo NFD ilaahow cadowga ay hoos joogaan ilaahow ka hoos saar oo 5ta Somali midee oo quwaddeenii soo celi oo geesiyadana hurdada ka’kici yaarab oo cadowgeena meel aan uga soo wada jeesanaa yarab 🤲🏼 Siiba cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Ilaahow kuwa cadowgeena kalkaaliyaha u ah ilaahow cudur u horseed oo naga horqaad Madaxdan 5ta Somaliyeed kulligood oo dhiigga Somalinimo aan laheen ee cadowgeena Yuhuuda iyo ReerGalbeedka ay keensadeen inay wadanka dhalinteena na’nacsiiyaan si cadowga tabarta yar uu si fudud u qaato dhulkeena iyo baddeena 😢 ilaahow tafiirtooda baabi’i yarab yaa kariim ilaahow ducadeena naga aqbal oo Falastiinna guushooda u soo dhaway oo Yuhuuda iyo ReerGalbeedka burburkooda soo dadaji yarab yaa kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hargiesa_gira6 ай бұрын
e
@Ubax1146 ай бұрын
Alla maxa fidiowga suu usheygayo noo tusi weysen
@SuldaanMedia6 ай бұрын
Geedku waa Moringa wll hada u bahantahy
@Ubax1146 ай бұрын
@@SuldaanMedia mahadsanid
@HayatHufane-w1n6 ай бұрын
De anku somali hda nahay awowyashen geel unbay jirayen miyi na wan daganen marka dhaqnkena waa kas e ha. Ilalsano😅
@xaliimoxasan33026 ай бұрын
nin cilmileh ayaankuumaleeynaayey laakiin eberkaaga ayaadtahay maogtahay ilaaheey inoowcimriga meelkuekeeysiiyey oownagudbikarin waqtiga looqabtay kahornadhimaneeynin cimriga waxdheereeynkara iyo waxgaabinkaro majiraan ee taas ogoow cidwalbana haogaato shirki akbar ayaadkuhadashay allaayahdiik dadka hadhuminin ittaqullaah
@hamdamohamed41556 ай бұрын
Koow durtaba xukun baad ku riday miyaa... Walaleey nabiga scw markuu dagaalka isu diyaaranayay ee mar godka qodayay iyo markuu dagaalada u Diyaar garoobi jiray muu dhaho qof walba mar buu dhimanayaa ee ha feejignaanina Wllo itoopiya waw cadaw gaalo ah waana in la iska ilaaliyo