Mashalla we still have a great man like samater🎉you have my heart and vote please don't give up on somali dignity.
@ubahdahraan44942 сағат бұрын
Allahumaa barik,
@MohamedAli-pk5qv9 сағат бұрын
Samater some days is a hero i just wish he would stop switching sides, Somali needs learned men like him today to get us moving forward not xassan or Farmajo we need a warrior that can use a pen 🖊️ or gun
@ubahdahraan44942 сағат бұрын
Ma shaa Allah Guuleed iyo gobanimo.
@guledsm3 сағат бұрын
Maasha Allah!!! Wadanka halyeeyo buu leeyahay.
@miskiawilmohamett9 сағат бұрын
Shalay kii DAL Ka ku wacnaa iyagaa diday Maantana filinkaanaa
Fadlan wariya cod qaarkood hawa ( wind ) ayaa ku furma Fadlan hagajiya fariinti calamiga Ahmed oo luqada English aheeyd mahadsanid
@somaliweenguule33819 сағат бұрын
Waaway gerbiga ayaan!!!!!!!!!
@xasanfaragoos10 сағат бұрын
Heesta qaydhan kawarama aqyaaray😂😂
@ubahdahraan44942 сағат бұрын
20 million oo dhibana u ah 20 nin baan noqonay.
@nasirabdi661410 сағат бұрын
Walahi waa masibo
@awooweabdullah5227 сағат бұрын
الشعب الصومال يستطيع ان يدافع اراضيه من الخونة مثل الريس الحال اللذي لايتاسب ان يكون في قيادة البلد الصومال اصلا،هو جاء عن طريق الخيانة ورشوة الامارات عليها ما تستحق من رب العالمين.
@awooweabdullah5227 сағат бұрын
الشغب الصومال يحذر الحكومة التركية من اي اتفاق يضر مصالخة الصومال بحره وبره وان يعلمو علما تاما انها ليسة ملكا لحسن الشيخ الريس الحالياللذي لا يعرف الا مصالح الشخصي وكذالك العدو الدود الاحباش.وان لا يغتروبما يجري الحالي.الصومالتعرف الصديق من الخاءن. حذاري يا تركيا ويا اردغن...قال تعالب وسيعلم اللذين ظلمو اي منقلب ينقلبون.صدق الله العظيم.
SHEEKADII INA GODANE AYAA MEESHAAN KA MUUQATA. PROFF. SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU KU SHAQEYSANAYAA NIMAN HAWIYE AH SIDII AY MUQDISHO DAGAAL UGA BILAABI LAHAAYEEN.
Madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed ka war suga,shaqo atuu ku maqan yahay waadna ceebeysan tihiin Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Sheekh Shariif ka xishooda dalka iyo dadka Soomaaliyeed beenta ayaad ku biilataan ilmahiina, adinka,madax ayaad,ka,soo noqoteen maxaad muuqdo oo aad u soo qabateen mar mar siiyo. Madaxwayne Xasan Sheekh waxa uu qabtay adinka na aad,qaban.
@shadiaali27503 сағат бұрын
Samater geer mahaysto waa laba wajiile siyaasada ku saaqiday kolba mesha uu isleeyahay waad ka soo dhex muuuqan kartaa buu u cararaa cidna lama heshiin karo isaga ayaa isla quman marku arkao in aad adigu muuqatana wuu ku sanifaya, somalilandana wax uu ka yahay ma jirto nacayb baa ka buuxa waa ninka xabaashi hooyadii iman waayey ma wadan buu wax u tarayaa waa nin buka oo isu haysta in uu dadka ka caqli badan yahay hase ahaate 0 ah beenaale ah.
Soomaalidu waxay tiraahdaa HAL DHASHAY GAWRACNA MA HADLAYAA? C/SHUKUUR saw ma tihid ninkii bada soomaaliyeed u sexeexay KENYA? maxaad ku kala duwan tihiin adiga iyo xasan?
@GggfFtffy10 сағат бұрын
Kan faramajo ah ma dhagool baa uf waa nin iska hurda xitaa
@Amiir0136 сағат бұрын
Farmaajo sida mooryaanta meelaha kamaqaylyo
@bulohus85485 сағат бұрын
Farmaajo kagama hadlayo Adeer Hadaad cudur Farmaajo qabtid !! Dhulna ma gadan jirin Shisheeye Uma Sujuudin!!
SHEEKADII INA GODANE AYAA MEESHAAN KA MUUQATA. PROFF. SAMATAR OO AH NIN REER WAQOOYI AH AYAA WUXUU KU SHAQEYSANAYAA NIMAN HAWIYE AH SIDII AY MUQDISHO DAGAAL UGA BILAABI LAHAAYEEN
@halimayusuf489910 сағат бұрын
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in ay dantooda ay ka dhex waayeen uma ay daney naayaan shicibka Soomaaliyeed ee waa dantooda gaarka ah oo loo soo maal geliyey duminta dowlad nimo oo Emaaradka ay lacagaha uga soo qaateen lacaga badan dalalka carabta ma rabaan in Soomaaliya soo noqoto si aan u qodon ceelasha batroolka iyo macdanta dalkeena ka buuxdo oo aan ka mid noqonayno dalalka aduunka ee barwaaqo sooranka ah. Marka waa siyaasiyiinta ilmahoosa kala cararay dalka oo geestay dalka dibadiisa oo ilmahooda wax u bartaan ilmaha Soomaaliya joogana dagaal ugu jiraan si ay lacagtii biilka ilmahooda ay uga suubiyaan kicinta shicibka Soomaaliyeed ileen lacagaha ay ka soo qaateen waa in ay ku dumiyaan dalkeena Soomaaliyeed. Marka odayaashaan ma xishoodaan waa odayaal been ka gadayaan shicibka Soomaaliyeed ee daalay. Marka hal ayaan u sheegayaa weli ma ka,war sugteen waxa uu soo qabtay ileen waa madaxwaynaha dalka Soomaaliya asaga ayaa,hadlaayo waxaana aad ula yaaba nahay in ay ka,war sugi la,yihiin madaxwaynaha dalka inta uu hadlaayo narka uu soo dhamaysto ileen shaqo ayuu ku maqan yahay. Ka war suga isku xishooda kana xishoosa shicibka daalan.