𝐃𝐞𝐠 𝐃𝐞𝐠 || Sh Shibli Runta Indhaha Ka Saaray Kooxda As Dadka Ku Disho Somali Bal Daawo

  Рет қаралды 66,193

Islaam Media

Islaam Media

Күн бұрын

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 174
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi 4 ай бұрын
ilahay caqliga haku barakeyo
@muxidiinmaxamed8238
@muxidiinmaxamed8238 4 ай бұрын
Masha allaah Sh.Shibilli mahadsan sida wanaagsan bulshada Soomaaliyeed ugu cadaysay
@koolisyare8250
@koolisyare8250 3 ай бұрын
Allaha ku Xifdiyo Khawaariijta Layn mooyee Natiijo kale maleh
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 3 ай бұрын
Masha allah shiiq shibil allaha ku barakeeyo alshabaab wa khawarij
@Faarax1234
@Faarax1234 4 ай бұрын
Guuleysta walaalayaal, Alle cadawgiina ha idinka guuleeyo HSM
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 4 ай бұрын
اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
@AstaanQaranTv3171
@AstaanQaranTv3171 4 ай бұрын
Masha Allah Guuleyso Sheikh Shibili
@alesuge9918
@alesuge9918 4 ай бұрын
Cali dheere waa sheeydaan iyo canaa siirta la socota waad Ku mahad San tahay shiiq soomaaliyeey waa la idinla hadlay hadii hadal nagalayo waa dad umada Muslimka ah loo soodiray in ay laa Yaan Alow Naga qabo kuwaan Aamin Aamin Aamin Aamin 😭🙏🙏
@bmb8251
@bmb8251 4 ай бұрын
Illahay ha ku xiftiyo sheikh
@hannanhappy4746
@hannanhappy4746 4 ай бұрын
Masha Allah shiiqow mar hore ban baranay waxa ay wadan in aysan ahayn diin a ay umada musliminta ah iska laynayan
@DjMüllar
@DjMüllar 3 ай бұрын
Masha Allah run ayu sheegey shiiq shibil allah cimri dheer siyo
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 ай бұрын
Ma Sha ALLAAH - Xafidullaah Sheikh Shibili Mahadsanidiin
@XididoXidideey
@XididoXidideey 4 ай бұрын
War culimada ilaalo haloo sameyo kolley wa laguso maqnye 👍
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 3 ай бұрын
Masha Allah illaahay haku xafido guuleyso ❤❤❤❤❤
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 4 ай бұрын
Mahadsanid sheikh ❤
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 4 ай бұрын
Waa shayadadiin umada islaamka laysa
@Ixsaanmedia.vwatch
@Ixsaanmedia.vwatch 4 ай бұрын
Asc halkan waxad ka helaysaa insha allah wax ku anfaca Aakhiro iyo aduunba fadlan nagu soo biir mahadsanid
@MohamuudaadanShariif
@MohamuudaadanShariif 3 ай бұрын
Sheeq ilahay caqligaga io cilmigaga haku barakeyo ❤
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke 4 ай бұрын
فضيلة الشيخ محمود محمد شبلي ❤
@IbraahimMaxamed-qd9le
@IbraahimMaxamed-qd9le 2 ай бұрын
1:05
@IbraahimMaxamed-qd9le
@IbraahimMaxamed-qd9le 2 ай бұрын
F
@ruqyafromquran
@ruqyafromquran 3 ай бұрын
Thanks Sheikh shible well said be blessed
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 4 ай бұрын
Allow cilmigiisa ubarakeey shiiqeena shibli
@taifakali1981
@taifakali1981 4 ай бұрын
Al shaabab waa tugoo meel kasto lugu arko haaladiloo waa tugoo waa galoo shaabaab
@nawilah.h595
@nawilah.h595 2 ай бұрын
Masha allah ❤️
@QasimJama-y7i
@QasimJama-y7i 4 ай бұрын
Shibilloow warkaas waa kaa diidnay. Xilligii waxaad rabto aad noo sheegi jirtay waa la soo dhaafay ee nio meel kale ood bariis ka hesho raadso. Guulaysta Shabaaboow, Cadawgiina cagta hoosteeda geliya.
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Muslimiinta ee leynaayaan hadey cadowgooda yihiin ayagu maa muslimiinbaa marka? Mideeda kale hadalkaaga hadaan report dhaho kadibna promotes terrorism( wuxuu taageeraa arkagixiso) kudhufto maalmo kudaheed meel aad kabaxdo laweyni ee wxd qoreyso kafiirso aniga masameynaayo balse waxaa dhici karta qof kale inuu kugusameeyo
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 4 ай бұрын
Niyow war qaloocdinaa oo qaab xumidaa, Qasaaro qaris badnidaa oo fitnadu kula yaraa, Qiimeyn yaridaa oo dhiigu kularaqiisisanaa, Qawaarijnimo iyo fikir qaloocan, Qaristuurnimo iyo dhiig daadin, Qaan muslin iyo naar rabi mooyee, Janno eebe lagumahelo, Qiyaamo iyo aakhiro kasokana, Quursanaan iyo liidnaan, Isqarqarin maanto dhan, Qoryo looqaatoo laladiriro, Qamiiskoo lagadhigoo lafadeexeeyo, Qoobahoo lagajaroo labaqangooyo, Qaabaan ahayn helimaayaane, Qoriga hadhigeenoo dadka hakamidnoqdeen,. Qaraarkeenaan iyo goankeenana, Quus hadeeysan kaarag, Quraanka qaadirkaahi, Qanaaco haunaqdo, Waaba hadee dhab katahay. ~《Abubakar al nasir》
@ManowMaanka
@ManowMaanka 4 ай бұрын
Adna is qarxi hadad shawab jeceshay nacalad hakugu dhacde
@Xamdushcilmi
@Xamdushcilmi 4 ай бұрын
Sheq alle haku barakeye hadi ladilo dhigoda so leskuma cadabayo
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 4 ай бұрын
my waa qawaarij
@SalmaanTv-u7q
@SalmaanTv-u7q 3 ай бұрын
Xafidu,LAAHU Sheikh mohamud shibili
@ZahroAadan-so2nm
@ZahroAadan-so2nm 3 ай бұрын
Ma sha Allah sheikh
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 4 ай бұрын
Gaalada adaa ka soo horeeya. Oo cara tuur iyo difaac u ah adiga markii qoorta lagaa jero ayay gaalada iska carairi doonaan ama la dili karaaa gaal xaasi ah
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 4 ай бұрын
Kac utag hee meshan cacda haku haynine
@khalifhillowle1772
@khalifhillowle1772 4 ай бұрын
Wadad xume warkisa igadheh
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Adiga ma qoladaa baad tahay sheekha runtuu ka hadlee
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 4 ай бұрын
@@Rainy2HoursSleep haa wayla dgalaan, dimuqraadiyada uu mareekanku kudhinto dartiis wax badan usameyo ayay kala dagaalamayaan dowlada somaliya
@MaxamuudFarax-f8g
@MaxamuudFarax-f8g 3 ай бұрын
ilma xaaraan
@Fahadyarre
@Fahadyarre 3 ай бұрын
Hhhhh wadada ma baneen kartaan idinka in saacado gudahood takbiirta laga maqlo waa ballane
@canababdi9022
@canababdi9022 4 ай бұрын
Waa in lala dagaalamo waana kufaraxsanahay in ay badhkamida culimadeenu iyo aqoonyahandeenu ay kahadlaan oo caamada bararujiyaan.
@Ciise_carab_tube
@Ciise_carab_tube 4 ай бұрын
Wllhi nikaan wuu jeesjeesaya😢
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Sheekha Xaqiiqda daalimiinta iyo inta taageertu kawaramayaa. Subxaanallaah
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 4 ай бұрын
Oo maxaa aragtay
@ASSadkey
@ASSadkey 3 ай бұрын
Shiikha afkaaga uraayo kala dul tag
@taifakali1981
@taifakali1981 4 ай бұрын
Sax sheikh sheebelle usheeg tugadaa shabaab
@RashidMacalin-g8h
@RashidMacalin-g8h 4 ай бұрын
Shiiqow goaan yeeelo cabdulaahi yuusuf waagaal xasana waamuslim kaayeelimeynee iimanka shilimaad hadhaafsiisan
@garaadcabdi103
@garaadcabdi103 4 ай бұрын
Adeerow wax baro " jahlibaa kaamuuqdee"
@Fahadyarre
@Fahadyarre 3 ай бұрын
Hhhh runta jahilnimo miyaaa Hadalkiisii hotel iyo Kan wuu Is khilaafsanyahay
@updyrahmanalpha6241
@updyrahmanalpha6241 3 ай бұрын
Hhhhh runta wye
@RashidMacalin-g8h
@RashidMacalin-g8h 3 ай бұрын
@@garaadcabdi103 ilawsha dhawidaa ma umulbaad ahanajirtay nio waxay jaahilnimadan intaan la eg ee ku indhasaabtay
@MohamedYare-fd5yv
@MohamedYare-fd5yv 3 ай бұрын
Maan sha alaah
@olmoolmo
@olmoolmo 4 ай бұрын
Masha allah allah akbar
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 ай бұрын
WAA WAREEY WAR WADAADKAAN INUU SIDAAN DHAAMO AYAAN UHAYSTAY , ALLA ADDUUNYO MAXAY RAG SHARAFTII KA QAADAY
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 4 ай бұрын
@@Rainy2HoursSleep haa wayla dgalaan, dimuqraadiyada uu mareekanku kudhinto dartiis wax badan usameyo ayay kala dagaalamayaan dowlada somaliya
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 4 ай бұрын
1- Shibli marka hore gaalo raacyada dowlada ridada ee sharciga Allah badalay muslimiin ayuu arkaa. Wuxuuna rabaa inuu ku dhax milo shacabka soomaaliyeed ee muslimka ah kadibna cidii beegsataa uu dhaho shacab ayaa la beegsaday. 2- Marka labaad ma uusan bixi tacriif lagu garto khawaarijta, wuxuu soo qaatay jumlo ka mid ah xadiithka يقتلون اهل الإسلام Asagoo ka tagay ويدعون اهل الاوثان Waa labo sifo oon kala harin, hadaba alshabaab gaalada ma nabad galiyaann?! 2006 ilaa hada ciiadamada ugu badan ee gaalo e lagu xasuuqay soomaliya waxa laayay waa al shabaab hadey ahaan lahaayeen itoobiyaan, kenyaan, burundees iyo ugaandhees. 3- afhayeenka alshabaab si cad ayuu u sheegay in shacabka soomaaliyeed ay muslimiin u arkaan, wuxuuna uga digay iney ka fogaadaan xarumaha ciidamada iyo saldhigyada murtadiinta. Haduu gaalo u arko ka fogaada muusan dhaheen. 4- shibli intaa af ku dagaalami karto waa ku dagaalantay ee warbadan intaa iska dhaaftid soo raac gaalada, taangiyada amisom soo fool kana hoos dagaalan diyaaradaha mareykanka. Waxkaloo hada kuu haray ma jirto, waxaa kaa qaaqsiinaya waa ganacsiga nairobi aad ku heysatid ood gaalada uga cabsaneyso hadii aadan u nacamleyn.
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@abdisalanhabashow2367
@abdisalanhabashow2367 4 ай бұрын
Niyow zobee meqaa gaal Baad ku disheen Yaa se badan intaad inta shacab aad disheen iyo inta aad la rabteen muslimkaas aad disheen mxaa idiinkaga qorsheeysnaaa warkaaga cadeey hanjabaada iska daayeee
@caashofaarax2523
@caashofaarax2523 4 ай бұрын
Keesi ayaa tahy diinda alaah hanagu sugo kuwaanoo kalane bari ayaa kanahy
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 4 ай бұрын
@@Rainy2HoursSleep hadaa aad rabto xaqiiqada jawaabta o kooban waa haa, AS mareykan inta jeer ay is fara saareen askar waa ay ka dishay.. inta jeer oo xalane ay weerartay oo ay qaraxyo iyo madaafiic ku beegsatay lama soo koobi karo. Mareykan isma soo mutaxo inta badan wuxuu iska soo hormariyaa eeyihiisa DANAB, dhowr jeer ayey ciidamo cadaan mareykan ah uga carareen weeraro ay isku dayeen in habeenki ay soo qaadaan. Mida kale itoobiyaanka+ amisom iyo mareykan maxey is dhaamaan? Bal ii sheeg sow un labo gaal ma aha?
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 4 ай бұрын
@@abdisalanhabashow2367 marka hore qof muslim ah waligey ma dilin , waxaan dhiibtay ra'yigeyga kamana tirsani ururka aad ku been abuuraneysaan. Marka xigta halgan kasta oo la galo qaladaad wey ka dhacaan balse waxaa cadaalad daro iyo xishood la'aan ah in aad ku soo koobto halgankiii gaalada lagu la jiray in shacab kaliya lagu laayo, waana taariikhda aad ka been sheegeysan adinka iyo wadaad xumayaashiina. Marnaba raali kama nihin qof muslim ah in xaqdaro dhiigiisa lagu daadiyo, xarakadane waa ay ku qaldantay in qaraxyo ay fuliso qaraxyo aan kala sooc laheen. Dilka qofka muslim ka ahi waa danbi kabiiro ah halka gaalraacnimada iyo sharciga Allah oo la badalaa ay tahay gaalnimo islaamka looga baxo والفتنة أشد من القتل Fitnada waa shirkiga iyo kufriga. Mar labaad cidna ma handadin ee shiblie waxaad ku dhahdaan wadaadow hadal waxna kuuma taraayee taangiga gaalada soo fuul wax kale uma harin
@ZahroAadan-so2nm
@ZahroAadan-so2nm 3 ай бұрын
Masha Allah
@bashirarooryoofficial7844
@bashirarooryoofficial7844 4 ай бұрын
Hadal caddaa wadaadku, waa ku wataa sheekhow
@YasinMohamed-y9j
@YasinMohamed-y9j 3 ай бұрын
M.a wahad saxa
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 4 ай бұрын
Cajaaib 🎉❤
@BakarYaasiin-i2d
@BakarYaasiin-i2d 4 ай бұрын
Allah akbar shiikh caaadil ah
@ahmedabdibelel8450
@ahmedabdibelel8450 4 ай бұрын
Maya waa hooyadii iyo walalihii
@HappyDominoes-ef3pk
@HappyDominoes-ef3pk 4 ай бұрын
Shabaab astaamihii khawaarijta waa lagu arkay iyagaa u baahan in lagu jihaado tuugta yuhuuda soo dirsatay
@mohaakram2780
@mohaakram2780 4 ай бұрын
Kwan dowlad isku sheega waaine ku dhqmaan kitaab quraan Asiga ba dastuur ino ah😊 dowlad isku sheega ma,ah ine galada ka amar qaatan😢
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 3 ай бұрын
@@mohaakram2780dowlada iyo al shabab Kala dheer dadkeeda ma leyso dhiig Muslim ma baneesan Waxa kaliya ay dowlada ku qaldan thy waa dastuurka mana banana dastuurka balse waa wax la badali karo waQti walba balse lama dhihi karo dowlada waa gaalo Sababtoo ah ruux soomaya saladaya zako bixinayaa adiga wllka ah Aniga wllkeyga ku jiro adiga habartaa ka mid ah qofkasta ehelkiisa ku jiro waaye dowlada OGOWSE DOWLADA DHAXDEEDA AYAA ISKU QILAAFSAN DASTUURKA OO KUWA DIIDAN KU DHAQANKA DASTUURKA AYAA KA KID AH DOWLADA balse ma jirto Qof dhahy dastuurka rabaa hadii uu jiro waa gaal Taas la iskuma qilafsana Gaalo Kama amar qataan balse iskaashi iyo wax wada qabsi ka dhaxeeyo Taas waa caadi oo NABİ MOHAMED SCW GALADII QUREYSH iskaashi amni iyo mid ganacsi ayuu la Gali jiray ( markii uu nabi la galay reer qureeesh heshiiskii 10 sano soconayay oo xataa kii diinta islaamka soo gala reer quresh dib u ceshanayeen markii dambe ay baxeen balankii kadib islamka furteen MAKKA MAXEY EHEYD IYO MARKII uu reerkii yahuda ee daganaa madiina uu heshiis amni la galay xili uu la dagalamayay qureesh Maxey eheyd GAAL WAA LALA MUBAYICOON KARAA
@updyrahmanalpha6241
@updyrahmanalpha6241 3 ай бұрын
Sheikh ilaa hada diin kama hayo eee shahaaga karaadso kuwa xalane jooga wax madhaantide
@abdisamadm.hussein1791
@abdisamadm.hussein1791 3 ай бұрын
Murtad qawaarij ah, islaamka xumeyseen dhiiga baneysateen, illahey wuu idin jabiyay illahey Uma gargaaro qoom daalimiin ah hadii daalim loo gargaari lahaa fircoon iyo nabruud iyo museylama binu kadaab ayaa loo gargaari lahaa dhiigiina waa banan yahay maalkiina nah waa banan yahay NACALAD RABI HA İDİN KU DHACO KHAWARIIJ
@Captian_Jey_Mohan
@Captian_Jey_Mohan 3 ай бұрын
Adigoo Xaaran Xaraan Dhali Ah Oo Najaaso Madax Kaa Saaran tHy Aa Caayi Mia..? Qasiiska Ku Dhali Wase
@ZahroAadan-so2nm
@ZahroAadan-so2nm 3 ай бұрын
@mohamudmohamed9440
@mohamudmohamed9440 3 ай бұрын
khawaarij inay yihiin waxaa cadaynaysa kuwii duliga ahaa ee dadka masaajida ku layn jiray waraysiyadooda waxaa kujiray inaysan tukan qaadka cunaan qamrina cabaan kaas baa dad ku jihaadaya oo jano usocda
@yahiyenooradan
@yahiyenooradan 4 ай бұрын
Waqalad mujahidiinta walagasheego
@somalia568
@somalia568 3 ай бұрын
Khawariij waxey diileen cumar bini qadaab waxeey kudiileen mayaqanaan waa dad fiidno badaan alle nah imtiixaamay
@abdig2533
@abdig2533 3 ай бұрын
Nambarka waa iyega victory
@MedaliGire
@MedaliGire 4 ай бұрын
Sheekh kuwa diin Mawadan ee xubnaha bil Adamka ayeyka ganacsadan
@Hunger388
@Hunger388 4 ай бұрын
GOOD
@Fahadyarre
@Fahadyarre 3 ай бұрын
Al shabaab xukuntage kuwaan xalane looga taliyo hadii xalane 5-wiil oo inghimasi losoo dirane iyaga kadoo horeeya xukunkooda cadeey wadaaad Somaliya hadii labada dhinac midkood aad ka hadashid koleey dhinaca kalane waa inaad ka hadashaa waa sida cadaaladda ku jirto
@SuudiMahamuud
@SuudiMahamuud 3 ай бұрын
Shiikh waad lahabsaantee halkaa kagahay
@Alon_404
@Alon_404 3 ай бұрын
muuqalkas marku duubey kadib akoonkiisa wax badan bakusodhacay🥱🥱🥱
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 3 ай бұрын
Sh Shibiloow ciidanka KDF ee JUBALAND jooga mala leeyn karaa ???
@jimalmohamed1390
@jimalmohamed1390 4 ай бұрын
Ninka cocyadha ridaha laimadhay shuruda laga helay lkn mawanic laga wayey maxa kaledhahay sh shiblow
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 4 ай бұрын
Nabiga scw markuu cumar kuyiri nabi Allow i amar munaafiqan aan dilee ( kan uween munaafiqiinta) nabiga scw wuxuu kuyiri iskadaa cumarow wxn kayaawi gaaladu iney idhahaan maxamed wuxuu laayaa asxaabtiisa. Marka dowlad kitaab kudhaqmi weyde oo ridowday maa gaal baa kuuog ileen muslimiin bey uyihiin marka hadii laguduulo waxaa un ladhihi islaamki ayagaaba islaaynaaya
@SuleimanOsman-ev5ii
@SuleimanOsman-ev5ii 3 ай бұрын
Subxanallah😅😅😅😅
@sirajiali1013
@sirajiali1013 4 ай бұрын
Waasax
@dhaqaniyohiddo5981
@dhaqaniyohiddo5981 3 ай бұрын
Awalba sirdoonka reer galbeed ayaa dhisey Al shabaab alqaida daacish kuligood waa jawaasiis cumulo reer galbeedka u shaqeeyo
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
Tuuga she ikhe dhdacay😢 miskin lacag
@DhagacadeGaney71
@DhagacadeGaney71 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
Kabo Ogaden ban isdhafiyin
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 4 ай бұрын
Waa hawiyaha dadka lagu jihaadaayo.
@farhanabdiosman4315
@farhanabdiosman4315 4 ай бұрын
ilahay haku fahansiiyo islanimada aad sheganeyso. hawiyaha islaam ma ahan miyaa ? salaada wad iska tukane.
@muhumedosman6884
@muhumedosman6884 4 ай бұрын
Sheikhow adigaa abuuray.xaadnoogu abuurty
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa kabaq. Sheekha ma abuurin ee beenta iyo been abuurka aad afuufeyso kala fadhiisto Culumadda.
@artist_marwa01
@artist_marwa01 4 ай бұрын
Kani wali muu hadlaa? Waar yaa Alla yaqaan
@City-sr4iv
@City-sr4iv 4 ай бұрын
Sheekh nimanku gawaarij macaxan dee waa tuugo weye dee gawaarij waa layagaanaa dee
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 4 ай бұрын
Warkaas daacadkama aha
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Ай бұрын
Wlhi shabab wa galo shaki kuka jiro did ama yeel
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 4 ай бұрын
Shibli dhiirigaliyaha sharci dajiyaasha quraanka laaday ee wasaqda ree galbeedka ku badashay. kzbin.info/www/bejne/qYqldmidgZJ5e68si=xnWMe1bdZDL4ix0A
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 4 ай бұрын
kkkk war ninku waa jadiidi ileen sida mafilen wlhi
@ahmedtajir6688
@ahmedtajir6688 3 ай бұрын
Sheekha filterka sidiii hawenka kajoji saxib
@0marabdi209
@0marabdi209 4 ай бұрын
Qofki umadda galeysiyeey yaa waaye???? Qpf mowlid aakhriyaay yaa galnima kuxukumey?????
@AdanSantur
@AdanSantur 4 ай бұрын
Ninkan waxba lama joogo , xaarka is kii
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@JoojintaXadka
@JoojintaXadka 3 ай бұрын
Xildhibaanada iney gaal yihiin mabeenaa tan kale hotel adaa taas ogow tanakalena amisom shabaab wax Uma yareesan kuti waxey wax kadilin majiran itoobiyaan Uganda Burundi yaa dhiman
@zantinahmed255
@zantinahmed255 3 ай бұрын
Kuwu shiekhu sheeegaya tahay waaa lagu dila rajo kale ma lihid intay somali ayaa boqol jeer ka bdn Askari uganda ama kenya oo maalin la wareero
@cabdinaasir7317
@cabdinaasir7317 3 ай бұрын
Shibili yaa lasiraa soo taa is qeebi deen
@abdiqafarkula6453
@abdiqafarkula6453 4 ай бұрын
Kuwas qawairj cadestey
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 4 ай бұрын
camanku say u barareen fiiri xoolihii lagu aruursaday wadaaadnimada suufiyada wax kalaan ku haysanaaye wax cunka waa ka yaraayeen kan oo kale kuwa ah wan baa ku filaa kanu malaayiin doolar buu rabaa
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@khalilmohamed7766
@khalilmohamed7766 3 ай бұрын
Ninkan io isaga Waa isku kitaab
@sadamfarah
@sadamfarah 2 ай бұрын
Benala tahy qaain
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 4 ай бұрын
O meeqey galeen xerayahaad sheegeyso ninkan ma doqmu u sheekeynayaa mise caamo 😂😂😂
@ggtl304
@ggtl304 4 ай бұрын
😂 adiga ma waxed Naga gadeysa xalane ayey shabab galaan oo gaalo Ku layaan ,markey 500 oo qof Muslim shacab ah dilaan ayey labo African o askar ah dilaan ,ee nacalad Ku dhacday kuwaa iyo wixi tagera
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 4 ай бұрын
Caamada iyo waxmagratada ayuu u sheekeeyaa ee qof waaqica la socdo wadaad xumahaan hadalkiisa kuma kadsoomayo. Alshabaab waxey soo afjareeen xiryihii ugu waaweynaa ee gaalada soomaaliya ku laheed ayagoo xasuquuqay boqolaal ciidamo ah 1- jameeco waxa lagu xasuuqay itoobiyaan 2- ceelcade waxa lagu xasuuqay kenyaati 3- jamaamme iyo buulo mareer waxaa lagu xasuuqay ugaandhees labo jeer oo kala duwan 4- burundeeska waxaa lagu xasuuqay Leego iyo ceel baraf shabeelada dhexe 5- itoobiyaanka mar kale waxaa lagu xasuuqay Xudur Waxaa intaas ka badan gaalada ay wadooyinka u galeen iyo kuwa ay miinooyinka ku laayeen. Calaluusta gaalraacyada ah ay ku xasuuqeen xiryahooda waa tiro beel uma baahno in laga sheekeeyo ayagaaba afkooda ku qirsan in ciidankoodi la xasuuqay. الا لعنة الله على الكاذبين
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 ай бұрын
ADEER WAA WADAAD KAALINTIISII GABAY OO MARMARSIINYO DOON AH
@loolan01
@loolan01 4 ай бұрын
Soobe dad kii lagu xasuuqay ma dawlad bay ahayen mise amisom hargaha iyo samaha na shaamowna . Somali uun baa ka adag tihin
@MacalinCabdiqadir
@MacalinCabdiqadir 4 ай бұрын
Iskadaaa dadkaan culimada afka lagalaya waa dad maskaxdooda foorartay
@adenrahman1830
@adenrahman1830 4 ай бұрын
Shibili waa shaydaan
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 ай бұрын
Shaydaan waxaa ah. Waxa Muslimiinta gaala kusheega ee dila iyo inta taageerta. Subxaanallaah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Waxaan waa mooryaantii dalka qabsatey ayaa dhashey waayo Waxaan garanayaa showr iyo sagaashanaadkii marka shacabka xasuuqayeen kooda ka dhinta waxay dhihi jireen mujaahid akh
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@Gantling
@Gantling 4 ай бұрын
Ama diin ka hadal oo kitaabka iyo sunada iyo salafka wax kasoo guuri oo ku radi ama afkaaga iska xiro
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 ай бұрын
Dadbaa dhahaya culimada salafiyadaa dadka dhigooda banaysatay bal daya hee sheekh suufi ah maa saan dhihi kara
@Ustaadkaamil
@Ustaadkaamil 4 ай бұрын
Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed
@Abucamr_Al_sakaawi
@Abucamr_Al_sakaawi 3 ай бұрын
😂😂😂😂
@inashabukar4833
@inashabukar4833 3 ай бұрын
Kakakakakakakkak😊
@Abuu_Zubeyr
@Abuu_Zubeyr 3 ай бұрын
Culamaa u Suuuu... marnaba ka hor istaagi maayaan jihaadka bariga africa ee somali..
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
Ayagoo kufsi xasuuq bililiqo boob wada ayey dhihi jireen mujaahid ayaan nahay akh akh marka yaan lagu daalin ee hala Iska cesho
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 ай бұрын
ADIGA GAALADA AYAA KAA RUN BADAN , MAXAAYEELAY RAGGAAS MADAXYADOODA AYEY MALAAYIIN DOLLAR SAAREEN DRONES IYO CRUISE MISSILES NA WAA KU LAYNAYAAN . HADDII ADIGA DAMIIRKAAGA DIINEED WAX NOOL AHAAN LAHAA GAALADA AYAA CADOW KUU AQOONSAN LAHAYD OO KULA DIRIRILAHAYD SIDOODA OO KALE
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
@@lilcuzzwhitemoe Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@abdisalanhabashow2367
@abdisalanhabashow2367 4 ай бұрын
​Oo adiga gaalada maad laaysid Yaa kuu diidan oky zobee bal ii sheeg Hal gaal oo aad ku disheen ma Hal qof dowlad ka socdaa ku jiray maxaad ku disheen 1000 kaas qof ii cadeeey suasha kale ayaa ah yaad gaal u taqaanaan kan fikradiina kasoo horjeedaa ma inaad wax dishaan maahinee xal kale ma heleeysaaan
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 ай бұрын
@@lilcuzzwhitemoe aawey madaxtooyadu sow tii ay dameeruhu ka buuxeen 1996-97-98dii sow ma aha maad alle ka baqdo maandhoow miyaadan yaq yaqsaneyn
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishay? waligeed xalane maka hadashay? waligeed xalane ma isku day iney gasho oo layso kuwa somaliya utaliya ee mareykanka ah? kuwa ciidanka somaliya hubka siiya ee dhahda alshabab ladagaalama oo mareykan ah waligeed maladagaalantay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 4 ай бұрын
Inaa maangaab tahay waxaa cadeyn u ah adoo qirsan in Mareykana tababar iyo hub siiyo eeyihiisa DANAB ayaad hadane leedahay maxey mareykan u dili waayeen? War dabadhilifka gaalada soo horkacaya iyo gaalka dilkiisa maxey is dhaamaan?! Dhowr jeer ayey xirada xalane weerareen marna qaraxyo marna madaafiic ee caruur war moog ah ayaa tahay, waxna lama socotid.
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
@@cabdiraxmaan3754 hhh aniga dowladna mataageero, balse alshabaab waa munaafiqiin oo ka adag dadka masaakiinta aan waxba galabsan, Facooda Taliban waataas Dalka xukumaya mareykanna iska buriyay, iyagana waakas maanta labadoo tuulo isku ciriirinaya
@abshirsheikh6243
@abshirsheikh6243 3 ай бұрын
Kuwaan iska celin iyo leysma mooye hadal kuma banaana mooryaan dhiiga dadka iyo xolohoda usocda waaye najaasta
@YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz
@YAXYEYAXYEMAXAMEDXASAN-ge2qz 3 ай бұрын
Qalaas😮😂
@abdikadirisse76
@abdikadirisse76 3 ай бұрын
Shikhow arintani adi way ka wayn tahay nin wax ogna ma tihid marka iska amuus horta muslim maxa la yirahda muslim wa ki ilahay iyo rasuul kisaba adeeca oo waxay ka reeben ka hara wixi la faray oo la yiri racana raaca horta muslim wakaas lakin somali inta badan wadadi rasuulkenana ma raacin wax yare oo qarsoon mahana kuwa dowlada ushaqayeeya mahan dad ku dhaqma diinta islamka waxayna siraan ninka maskiinka ah ee an xaraanta cunin ejecel in somalia dowlad ka dhalato waxay kalo khiyanan qof kasta oo raba in somalia ku dhaqanto diinta islamka oo ay iyagu isku filnadaan iskana dayaan baryada gaalada ku dhaqaan tastuurka quranka ale ku qoran ta waxa ka sidaran ma heshiiyan oo way is dilaan oo is cayaan oo qabiil qabiil isku kala guraan mana jecla in si wanagsan wax lo qaybsado oo dowlad la samaysto. Marka dadka 😢nocas ah mahan muslim ee wa munafiqiin all shababna alla ku saliday wa labo qoom oo somalia halis ku ah wixi la noolna wayku ag baba aayaan marka shikhow runta badka lex lexanaysaye iska amuus
@farhanyare6382
@farhanyare6382 4 ай бұрын
Khawaarijta iyo argigixisoyinka sida Alshabab terrorists waa in ladilaaa oo wajibka laga gutaaa😊😊
@cabdiwali289
@cabdiwali289 4 ай бұрын
Wahaabiyo iyo Alshabaab waa iskumid waxba hanookalasaarin (bal maxaan ukala reebi waa ri iyo neefkeede)
@acazaam
@acazaam 4 ай бұрын
Dowlada marekanka ayaa inbadan kucelcelisay in ay laayaan dadka somaliyeed ee birimagaydada ah hadaba warkaas maxaa kajira Daraasa ay sameysay united state acedemy oo ay baahisay westpoint ayay oo kusaabsanayd qaraxyada ismiidaamineed ee yaryarka kuheshay in AS ay iska ilaaaliyaan dhiiga dadka somaliyeed taasoo ay kucadeyeen in weerarada AS 84% ay ahaayeen kuwo lagu bartimaamedsaday dowlada iyo ciidamada nabad sugida ee AMISOM Waxay kucelceliyeen way iska ilaashaan dhiiga muslimka dhowr goor 155 weerar oo ismiidaamin ah oo ay qaday kooxdu 11 sanadood mudo ah ayay si qalad ah uleysay dad an logu tala galin oo shacab ah ilaa 5 goor Xaqiiqada ayaa ah w
@Alon_404
@Alon_404 3 ай бұрын
suuqyada may maalinwalba la weeraro iyo iskuulada iyo jaamacadaha haday AS dhiiga shacabka banesatay oo rabto. waxas ayuu nooshegaa beenta ah orod bax kagad ajantahaaga dadka caamada ah hadalkaga ayaga rumaysanayee.
@DhagacadeGaney71
@DhagacadeGaney71 3 ай бұрын
shiiq xaqa ayaad cadeysay qawaarijta warkoodu waa cadyahay
@NaciimoCabdullahi-gb1iq
@NaciimoCabdullahi-gb1iq 4 ай бұрын
Shibli sheeydaan😂
@CumarCabdi-qq6pl
@CumarCabdi-qq6pl 4 ай бұрын
اتق الله لا تسب العلماء صحيح كلامه يقتلون أهل الإسلام ويتركون الاهل الاثان لماذا لايدخلون حلني
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@CumarCabdi-qq6pl
@CumarCabdi-qq6pl 4 ай бұрын
هؤلاء حركة الشياطين الصومال اكفر من اليهود والنصارى ليس عندهم رحمه ولا شفق للاسلام والمسلمين دمرو البلاد والعباد يتركون اهل اوثان ويقتلون المسلمين ليس فرق بينهم نتنياهو وبين خوارج حركة الشياطين الصومال واليهود تقتل النساء والاطفال وهكذا حركة الشياطين وتقتل النساء والأطفال ولا فرق بينهم نسأل الله بأسمائه الحسنى وصفاته العلى ان يزل شرهم في البلاد والعباد
@QasimJama-y7i
@QasimJama-y7i 4 ай бұрын
@@CumarCabdi-qq6pl لماذا لا يدخلون حلني؟ ياحمار أين تعيش؟ في الغابة أم في قاع البحر؟ ألا تدري أن الشباب هاجموا حلني أكثر من 1000 مرة منذ 2007؟ يكفيك دقيقة واحدة لتعمل بحث في جوجل لترى ما فعله الشباب في الغزاة المجرمين في حلني وغيره من من قواعد الكفرة.
@QasimJama-y7i
@QasimJama-y7i 4 ай бұрын
Shaydaan wuu dhaafay, waa Ibliis.
@City-sr4iv
@City-sr4iv 4 ай бұрын
Dhuuntooda ayey ushageeyaan dee wax kle waa been iyo gofka larabo in lalaayo weye dee Alshabaab diin madoonayaan waa tuugo diin aan laxeyn wax boob wax dhac weye dee
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 ай бұрын
MA DRONES IYO CRUISE MISSILES LAYSKU HOLCINAYO AYAA DHUUNI LOO DOONTAA ? DHUUNI RAADIS DADKA UU SHARAFTOODII DHAAWACAY WAA KUWA NAF JACAYLKA DARTIIS MACMACAANKA KA DHEXBIXILA' OO AAN WELIGOOD CADOWGA ALLAH XAGGIISA QORI KU TUURIN SIDA ADIGA IYO WADAADKAAN
@Rainy2HoursSleep
@Rainy2HoursSleep 4 ай бұрын
@@lilcuzzwhitemoe Waligeed alshabaab mareykan madishan? waligeed xalane maka hadashay? Marka wey iska cadahay alshabaab ineysan diin udagaalamayn
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 4 ай бұрын
@Funny-animal-memory LABA MIDKOOD AYAAD TAHAY:- 1. QOFAAN WAXBA OGAY 2. QOF ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA IYO DADKA UHALGGAMAYA NACAYBKOODU INTA KABADAY DOONAYA INUU WAA BARYEY SACABADA KU DABOOLO. MIDDA KALE DEE ADEER QAREEN FIICAN AYAADBA TAHAY HADDAAD TIRI ALSHABAAB WELIGOOD MARAYKAN WAXBA UMA GAYSANINE KAALAYOO USHEEG OO DHEH WAR MARAYKANOOW AABIGA JOOJI NIMANKAANI WELIGOOD WAXBA KUUMA GAYSANINE. MISKIIN WAXA NAF IYO MEEL HALKAA UGA BAXAY AYAADAN OGAYN ,HADDAY TAHAY GAALA-MADOWDII UU SOO URUURSADAY OO XITAA GENERALADII UGU SARREEYEY LACUNAY, HADDAY TAHAY CALOOSHOOD USHAQAYSTAYAASHII SOOMAALIDA AHAA OO UU XABBADDA XAQ-UDIRIRKA ISAGA DHIGAYEY ,HADDAY TAHAY CADDAANKA NAFTOODA ,MA ILOWDAY WIILASHII AMERICAN KA AHAA EE LAAMO LAGUSOO KHAARAJIYEY MARAAN DHEERAYN ? AAWAY KUWII YIRI RAG BARAAWE NALOOKA HAYSTAAN SOOFURANAYNAA OO CADDAANKA AHAA OO KUWA HOR LEH LAGALA HARAY . ADEER HADDAAD RUN DOONAYSO ALSHABAAB WAA RAG GOB AH GUMI RIFAYSO . WAA RAG QIIMA BADAN LAAKIIN DADKOODII BADANKIISU NOQDAY ADDUUNYO DOON
@City-sr4iv
@City-sr4iv 4 ай бұрын
@@lilcuzzwhitemoe xada macaxan waad ogaaneysaa dee zxb goor dhow dee
@ZahroAadan-so2nm
@ZahroAadan-so2nm 3 ай бұрын
Masha Allah
@ZahroAadan-so2nm
@ZahroAadan-so2nm 3 ай бұрын
@Ustaadkaamil
@Ustaadkaamil 4 ай бұрын
Muhiimadu waa in Somaliland ay tahay Maamul Goboleed
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 2 ай бұрын
Legenow her xalda lgama hdlayo😂
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
"Al-Shabaab Waa Khawaarij" Sheekh Shibli Xalqadda 2-aad.
58:15
Abdijaliil Show
Рет қаралды 69 М.
SU'AALO IYO JAWAABO QIIMO BADAN || Sh Dr Maxamuud Shibli
27:55
Daacad Tv
Рет қаралды 1,7 М.
Maxaa Kala Qabsaday Sh Shibli & Jamacatu Tabliiq
14:45
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 37 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН