Waraysi: Maxay ahayd sababtii ay Maxkamaddu ku sii daysay Abuu sufyaan oo Taakeeye loo yaqaano?.

  Рет қаралды 133,059

SMS Somali TV

SMS Somali TV

2 ай бұрын

Waraysi: Maxay ahayd sababtii ay Maxkamaddu ku sii daysay Abuu sufyaan oo Taakeeye loo yaqaano?. Ma ka tanasulay mab da'ii uu ka qabay dawladda Soomaaliya iyo.AS.

Пікірлер: 685
@diriyemahamud8143
@diriyemahamud8143 Ай бұрын
Kitabka Allah wixi kabaxsan cid wax kuxukunta in aay gala tahy qofke iguracsan gacanta tak
@abasbashiradan3642
@abasbashiradan3642 Ай бұрын
الحكم في كتاب الله ففط
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 Ай бұрын
Hadalku waa hadal kala dhimman oo qof oggol ayaa gaal noqon kara, qof diiddan ayaana muslim noqon kara
@AxmedMuxiidiinCali-ow4ld
@AxmedMuxiidiinCali-ow4ld Ай бұрын
Diinta baree ka hadal haka dhiiban rayi qaldane
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Nooooooo , totally you are wrong​@@hooyoaamaguul3673
@HEYTHAM66
@HEYTHAM66 Ай бұрын
P​@@AxmedMuxiidiinCali-ow4ld
@engthezack1
@engthezack1 Ай бұрын
What an educated man! Prof Taakeeye, waad guuleysanaysaa ee madaxaa ha korreeyo legend.
@arafatDimad
@arafatDimad Ай бұрын
Somalia hal Wariye oo qualified ah majiro, disgusting too much interruption, unprepared to do such interviews
@AbdiHassan-fq7ih
@AbdiHassan-fq7ih Ай бұрын
Everyone in Somalia is a wariye ,warsaxafadeedka waregtaa 😂 if you have a mic and a phone ,you can start your station.
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 Ай бұрын
Qualified waxa utaqanaa in lees murmo 😂😂
@goobmaal
@goobmaal Ай бұрын
qasab mahan in reer galbeed standard keeda la raaco
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Ай бұрын
Peirs Morgan soo daawo bal kkk marka uu pro Palestinian guest u timaaddo lol
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 Ай бұрын
@@husseinyousuf8111 waa xushmad daro uu uhayo midaas lakin maaha khibrad
@user-qh6ft9oo9l
@user-qh6ft9oo9l Ай бұрын
ومن لن يحكم بما انزل الله فألئك هم الكا فرون
@user-ye8zm4fr2l
@user-ye8zm4fr2l Ай бұрын
Diinta ma hooyadaa iyaa leh? Adeer anagaa ku xukunayna waxaan rabno, kaalay diinta nagaa saar ,
@Caruustvchannel
@Caruustvchannel Ай бұрын
Wariyaha dhiiqa kale uu la raadinaa . asagana highly intelengent ahaan buu u jawaabayaa .
@bintu_abuukar
@bintu_abuukar Ай бұрын
أسأل الله أن يرفع الظلم عنك😢
@wanagfare8747
@wanagfare8747 Ай бұрын
@alibilaal
@alibilaal Ай бұрын
قال الله تعالي (فَلَا تَخْشَوُا النَّاسَ وَاخْشَوْنِ وَلَا تَشْتَرُوا بِآيَاتِي ثَمَنًا قَلِيلًا ۚ وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ) صدق الله العطيم
@omarabdi2650
@omarabdi2650 Ай бұрын
This guy is very smart and educated
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Ай бұрын
He's not smart but he's takfiir qawaarij
@mohagurey2214
@mohagurey2214 Ай бұрын
​@@tj-mi2ixXita nabi Mohamed nngkh wa khwarij maxa yelay Al kitab wa Sunnah ayuu u ol olaleynayi
@zhako77
@zhako77 Ай бұрын
​@@tj-mi2ix dee haayee cadayn ayaa lasyka rabaa haduu ninkan khawaariij yhy nabiga iyo diintii ilaahaybaad meel kaga dhacdey😮
@user-ze8vn1mu4p
@user-ze8vn1mu4p Ай бұрын
​@@tj-mi2ixwa sidha adhiga ad uaragto
@shacbanabdi6552
@shacbanabdi6552 Ай бұрын
This is a somali hero Prof Taakeeye he is great man
@user-le3ki9dp5f
@user-le3ki9dp5f Ай бұрын
Every body is hero .
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Hadaad caydaan waxba ka faaidi maysaan haku dambaabina dawladii soo qabsatayba waxba way ku wayday
@user-ee9we1bo3e
@user-ee9we1bo3e Ай бұрын
Wa sax sxp lkin wax laga yaba ina hadaladisa qaldan ay dad raacaan
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 Ай бұрын
​@@user-ee9we1bo3e caqli xume madameera tahay waxa qaldan oo ninkan sheegay maxa waye kitaabka iyo sunada nabiga scw aan dhaqan kadhigano miya wax qaldan utaqaan
@jeyhanjj4084
@jeyhanjj4084 Ай бұрын
The guy is knowledgeable and competent, He's a real Muslim may he leave long InshaAllah
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 2 ай бұрын
Aqoonta macaana sidu hadalka u dhagesanayo asago hadal lo wado maso dhex galaaayo what a great man
@LJama6119
@LJama6119 Ай бұрын
If this man is 'a great guy' then God help us.
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
😮😮😮 are you serious? Are you calling this crook and troublemaker great? Birds of a feather flock together. You are one of them. This maverick should never be free. No mercy for crooks and troublemakers like this one.
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Ай бұрын
Yeah he is really well educated man just caqiido qaldan Ayu Aminsanyahay
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
​@@Jamiilo21 taasaa sax ah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
😂which great man😂?? Taako😂????
@mohamedmohamed-zy6xm
@mohamedmohamed-zy6xm Ай бұрын
Waxey maanta aan mareynaa in qofkii dhahaa kitaabka ilaahey iyo sunada aan isku xukumno uu yahey dambiile waliba loo geystey jirdil xun insha allah aakhiro waa leyla tagaa
@AHH677
@AHH677 Ай бұрын
Hadakaan aa soo qortay ayaaba lagugu caaynaa. Shacabka badidiisa diin ma rabaan oo cadaab ayaa ku socota. Kitaabki ILAAHAY soo dajiyay ayaa la isku caayaa Hadda bal fiiri inta qof ee ninkaan caayeeysa Wixii kitaabka diida ILAAHAY ha cadaabo
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix Ай бұрын
Kitaabka ilaahay iyo sunada waxay leedahay dad looga dambeeyo oo culumaa oo fasiro ee qof walboo fudud oo dabeylaha la haadaayo ma fasiro
@AbdallaNasir-21
@AbdallaNasir-21 Ай бұрын
Hadalku beenna wa noqda runna wa noqda dhab wa noqda siyasadna wa yahay adiga naftirkaga haku gafin hadalna yusan ka tagin💯
@AHH677
@AHH677 Ай бұрын
@@AbdallaNasir-21 Hadalka maaha waxa kaliya aan miizaamaayo Waxaan aad ula yaabanahay Dad muslin aa nahay Maxaa Kitaabka noo diiday oo wax Gaarlo ay maal galisay na daba dhigay?
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Ай бұрын
​@@tj-mi2ix hadalkaagu micnihiisu waa kitaabka iyo sunnada waxaa loogu talagalay in lagu aqriyo masaajidada oo in lagu dhaqmo looguma talagalin sax?
@theparadigm8453
@theparadigm8453 Ай бұрын
Takeeye waa libaax libaax dhalay.Ragnimada waxaa ka mid ah marka hadalkaaga iyo Fikirkaaga dartood laguu ciqaabo. Wallee Waxaan jeclaan lahaa wiilka qiirooday in uu soo ifbaxo maalin dhow.He is a true hero in the midst of dark secrets and clandestine operations. Tolloow Wiilkaas ma Mareexaanbaa ama Cawliyahan.
@Balkisahassan
@Balkisahassan Ай бұрын
Habargidir wYe
@naam9190
@naam9190 Ай бұрын
​@@Balkisahassan ma in laga saarad ka baqaysa laga sari maye iska daji
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd Ай бұрын
​@@BalkisahassanCalanka turkii hadu kutaganyahay kaso qabeyso 😂😂
@muxammedxassan2567
@muxammedxassan2567 Ай бұрын
Gabadha ka xishood nin weyn baad tehe.​@@MaxamedNur-ct8zd
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 ай бұрын
Maanshaa Allaah mr. Taakeeye bannaanka ayuu joogtaa, waana Ilaah mahaddiis....
@zalabala5176
@zalabala5176 2 ай бұрын
Alshabaab kii ku dhalay iyo taakeeyeba
@faaduma-pn6bn
@faaduma-pn6bn 2 ай бұрын
F😂 ​@@zalabala5176
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 2 ай бұрын
HABAR GEDIR NINKIINA WAALAN HADAA SIDAAN TIRAAHAAN KAN FIYOOW MAXAAD YEELAYSAAN
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 2 ай бұрын
Xaqa marka lasheego baadilku wuu gubtaa guulayso aboowe
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 2 ай бұрын
IDINKANA HA IS WAALINA ANAGANA HANA WAALINA DHIBKAA IDINKA BATEE
@tukemad3967
@tukemad3967 Ай бұрын
Hawiyuhu mar walba waxa ey garab u muujiyaan kooda dhibka ku haya, sida nafarkan wareersan iyo daahir calasey oo dhereerku ka qubanaayo. Belo ku ciyaadhay
@tukemad3967
@tukemad3967 Ай бұрын
Kii bastoolada madaxa kala dhacay aniguu ahaa. Waxaan ahay Laandheere ugaar saleebaan ah oo u shaqeeya nisa
@abdullahimahamudbile
@abdullahimahamudbile Ай бұрын
@@tukemad3967aniguna waxan ahay Nin Daarood ah oo waliba Mxmud slebana wxna tagersnhy Taakeeye
@ANomad1
@ANomad1 Ай бұрын
​@@tukemad3967 wajgaada muuji hadee
@adanabdi5249
@adanabdi5249 Ай бұрын
Allah is with you.
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 Ай бұрын
Maashaa allah guul iyo gobanimo ayaan kuu rajeynayaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 ай бұрын
allaa weriyuhu dulmi badana oo jaahilsana horta ma ogoyahay qofka hadi jawaabta lagu khasbo inan waxba laga soo qaadayn muxu ugu khasbaya jawaabta
@abdikhaliqhadam3025
@abdikhaliqhadam3025 Ай бұрын
Proff Taakeeeye waxaa ka muuqdo inoo yahay nin aqoon diin, aqoon maadi iyo aqoon siyaasadeeda leh. Baravo Proff 🫡🙏
@abdirizackhaaji2957
@abdirizackhaaji2957 Ай бұрын
Lakin aniga 1 arin layaabanahay xisbi ayaan nahay bu leeyahay waana 1 qof ilaahada
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv Ай бұрын
Kkk wa runta nio 😂​@@abdirizackhaaji2957
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 2 ай бұрын
Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Bari Halaga Noqdo Waxiiii Demuqraadiyad Rabo Waaa Gaalo Haday Dagaaal Ku Darsadaan Waaa Gaalo Xarbi Ah Waaa In Liska Dhiciyaaa Gaaalada Xarbiga ah
@ANomad1
@ANomad1 Ай бұрын
Geesi run sheeg ah Ilaahay Ha Xifdiyo
@abdisitarahmed9888
@abdisitarahmed9888 Ай бұрын
MashaAllah hadalka wa cadyahay qofki kitabka xukunkisa diyar u ah wa muslim kii kale oo kahor imada wa gaal
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Mara waaxid.alle yaqaa iyo.nabiga yaqaan scw❤❤❤
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 Ай бұрын
Ala ninkaan Run badanaa Hawiye ka aamus Daarood ka aamus Raxanweyn ka Aamus OO micnaheedu yahay Run ka sheegin inta Aan xilka heyno😢😢😭😭😭
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
Nin walbo qabiilkiisa udaran
@AmaalXAli
@AmaalXAli Ай бұрын
Ninkan waa aqoonyahan masha Allah sidu uhadlaayo❤
@hindiya11m
@hindiya11m 2 ай бұрын
Dhig somaliyeed in la daadiyo Waa qalad ✔️
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Ай бұрын
muslim General ❤❤
@MABRUUK
@MABRUUK Ай бұрын
Siduu Allah dhahay waa Dhiig Muslim in la daadiyo waa qalad ee ma ahan dhiig soomaliyed in la daadiyo waa qalad
@zeinabtahlil5457
@zeinabtahlil5457 2 ай бұрын
Keep going Legend talo kunol prof sufiyan takeeye 😂😂😂😂😂
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 Ай бұрын
*Somaaliyeey Allaa garyaqaane ama aan ninkan taageerno ama yaynaan islaamnimo sheegan*
@user-xs2vm7ty8o
@user-xs2vm7ty8o Ай бұрын
Alhamdulillah Alhamdulillah Alhamdulillah ❤❤❤ xaqu wuu guulaysanaya❤❤
@asadye4717
@asadye4717 Ай бұрын
Taakeeye waan ku taageera nin wax bartey oo lagu deesto waaye ❤❤
@idirismukhtaar702
@idirismukhtaar702 Ай бұрын
Good intervew
@user-ry3eo1rf1j
@user-ry3eo1rf1j 2 ай бұрын
Allah hakahifthiyo mujriminta shartotha Professa Takeye Runta kumintit Benta waydamaneysa inshllah
@Abusaliim30
@Abusaliim30 Ай бұрын
School luqada lagu barto aad walal waa iga talo
@user-xs2vm7ty8o
@user-xs2vm7ty8o Ай бұрын
Aamiin bro luqada Kan ka hadlaya xoolo murtad Ah afkaaga xiro wakhtigii qowmu luudku wuu dhamaday Alhamdulillah xaqu wuu cadyahay ee kuwa kitaabka illahay diidan cawaqib xuma udanbaysa walahay
@PIRATANet-jh5xv
@PIRATANet-jh5xv Ай бұрын
​@@user-xs2vm7ty8o😂😂😂 ilahay kitabkisa cid diidan malaha ee kuwa dadka muqdisho kuleenaya kahadal 😂
@user-xs2vm7ty8o
@user-xs2vm7ty8o Ай бұрын
Dadka waa lalaynaya intay ogolyihiin wax aan kitaabka Alle ahayn in lagu xukumo adigoo ashahadanaya waliba kara lagu marsiinaya adeer qof aana awalba waxba kala ogayn baa tahay Alshabab Cid jecel majirto lkn cidii kitaabka ilaahay in lagu xukama diida sudaysina Allaha ka dhigee xaramka tayar lagu marsiinaya wakhtigi baqdinta iyo dabadhilifnimadu wuu dhamaday adoo kaloo waxba ogayn ina iska dhimata dhaanta
@adanlamela9715
@adanlamela9715 Ай бұрын
keep up takeeye
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 2 ай бұрын
I love you my brother hassan sheikh axmed cade waxaan kugu xasuustaa idaaacadii horn of Africa
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 2 ай бұрын
Guuuuuuul takeye xisbu muslim wa wanagsan weyaan
@user-ro6kx7gf8y
@user-ro6kx7gf8y Ай бұрын
WoW Taakeeye
@Th3black15
@Th3black15 Ай бұрын
EXactly Ninkan fikirkiisa ah In kitaabka laysku xukumo wan aminsanahay balse Fikirka xagjirnimada ee alshabab ee umada ku hayso Ma aaminsani🤏
@omarhusseinmoosa1404
@omarhusseinmoosa1404 Ай бұрын
Nin weyn maashaalah Allaha ku guuleeyo , lama Jecla Dadk Diinta u dagaalamaya maalmahaan Dagaalka wad inta wanaagsan ayaa Qalbiga kaa Taageersan
@abdilleahmed-sn8ei
@abdilleahmed-sn8ei Ай бұрын
Hanoolaato diinta iyo sunada iyo xisbiga talo kunoool ❤❤❤❤❤❤
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 ай бұрын
Wallaahi soomaali guul gaari mayso waa cadaw tinimadaada intaas leeg waxaan cadawnimo iyo kala dhimasho baaka abuurmaaya bal hada haduu duurka galo oo samayesto jamhad yaa masuul kanoqonaaya
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 2 ай бұрын
Guul xìsnigaan wa good
@kalsanbbe7970
@kalsanbbe7970 Ай бұрын
Legend takeeye
@jdyexaashi7356
@jdyexaashi7356 2 ай бұрын
Ninkaan wuxuu ka soo horjeedaa dhiig Soomaaliyeed oo daata, ee maxaa laga rabaa? Cadawgeennu Waa Ethopia oo rabta inay Soomaaliya oo dhan la wareegto ee aan meel uga soo wada jeedsanno..Annaga dhaxdeenna yaanan isku mashquulin... Taakeeyana waxaan rajaynayaa inuu dowladdiisa la shaqeeyo in shaa Allaah ❤
@Jamiilo21
@Jamiilo21 Ай бұрын
Exactly hadii Loo yeero oo Loo Caqli celiyo Lala Xaajoodo
@MaxamedNur-ct8zd
@MaxamedNur-ct8zd Ай бұрын
Ethiopia sheygesid mxaa wae bro anaga cadow isku eeh hada Somalia 🇸🇴 nahnay
@abdiadan7436
@abdiadan7436 2 ай бұрын
Masha allah waa nin wax fahansan oo waliba si qoto dheer wax walba u faah faahiyay .intii caqli leh way fahmayaan
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te 2 ай бұрын
INTII HABAR GEDIR AH AYAA FAHMI DADKA DHAN MAAHAN KKKKKK
@shukriabdullahi9279
@shukriabdullahi9279 Ай бұрын
Cuqdad hg ayaa kugu dhacday allaha ku caafiyo
@abdiadan7436
@abdiadan7436 Ай бұрын
@@heeganbuuxa-tx1te anigu maba ihi habar gidir sxb ogaden ayaan ahay lakin caqliga iyo maskaxda fiyoow way fahmayaan qofka ilaahay siiyay xigmadaha
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te Ай бұрын
@@abdiadan7436 CAQLIGA FOORAARKAA AAD KU SHEEGTAY TAAKEEYE ADIGUNA WAAD QABTAA CAQLI YARII OGAADEEN
@heeganbuuxa-tx1te
@heeganbuuxa-tx1te Ай бұрын
@@shukriabdullahi9279 ADIGA KUUMA FURNA HADALKAAS WEEL WAX LAGU SHUBTO BAATAHAY
@feinu
@feinu Ай бұрын
Ninkaan gesi😊
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 Ай бұрын
Real G
@abdulqadirhussein6387
@abdulqadirhussein6387 Ай бұрын
Acuudi billaahi minashaydaan Rajiim Allaha caadilsanaa oo dad badan Raxmadiisa iyo nacriidtiisa ay dunida dusheeda UGA socdaan.
@Barsaani
@Barsaani Ай бұрын
Dowladu galo ma ahan ee waa dad lacag buris ah balse isku xukun xukun aan Alle laheen waa gaalnimo, aan isku xukuno kitaabka Alle swt.
@abdulqadirhussein6387
@abdulqadirhussein6387 Ай бұрын
Acuudi billaahi minashaydaan Rajiim Allaha c
@user-ye5wm7cq8z
@user-ye5wm7cq8z 2 ай бұрын
Waxaad aad amainsan tahay ku adkwo mr Takeey waan ku salamaay
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO 2 ай бұрын
Wariye ninka haku celin xabsiga
@NATURE-cf4se
@NATURE-cf4se Ай бұрын
Wariyahan wariye ma ahan..! Xitaa ma yaqaano sida su'aalaha loo waydiyo.
@jimalmohamed1390
@jimalmohamed1390 Ай бұрын
Ina laisku xukuma Quranka iyo sunada waxa yiri Allah iyo Rasulkisa
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Ай бұрын
Kaan in laa dhiilo ayey ahayd baasdhardaha waa gaacan kuu dhiiglee Shan ila iyo leex wariiyeyal ayu dhiilay familkooda ayaa maarqatii kaa ah sidah loo siidayey ayan laa ajaaway ruunti💪🤲 illahay haa kaa qaabto umadda somaliyed
@aweysxasan1523
@aweysxasan1523 Ай бұрын
The lion of shari law
@dalmara6796
@dalmara6796 Ай бұрын
They should have mentally evaluated him before trying him. I don’t think he’s all well upstairs
@canabjamac7153
@canabjamac7153 Ай бұрын
😭😭😭😭😭
@acazaam
@acazaam Ай бұрын
Taaakeeye waa siyaaasi heer caalami ah walhi waaa nin wayn
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Ай бұрын
TAAKEEYE HADUU I MAQLAYO AMA HADII JIRTO CID TAQAANA ISKA AAMUS LAFAHAAGI U BAQ KU XISAABTAN INAAD JOOGTID AFRIKA WAREEYSYADANI BADAN ISKA DHAAF HADALKAAD SHEEGTID BAA DENBI LAGAGA DHIGAYAA TAASI WAA NASTEEXO XAGEEYGI AH
@pharhanmedia
@pharhanmedia Ай бұрын
Ooo xaqa malaga aamusa oo gaal. Raacna ma iska noqona wllo
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
​@@pharhanmediaok haday saas tahy adi xaqa maad kahadashid maxaa la aamusantahy oo gurigaaga ufadhisaa taakeeye kaliya maa waajib ku ah
@IbraMudu
@IbraMudu Ай бұрын
Simba our mentor love u takeye❤❤❤
@bukharisomali143
@bukharisomali143 Ай бұрын
Taaakaye wa saxanyahy ❤️💯
@Akash-Verma1886
@Akash-Verma1886 Ай бұрын
WALIGEEY ISKA LAHEYN WESTERN MEDIA AYAA SOMALIA KA SHAQEYN DOONTA. WARIYOOW XAQA ALLAH KU TUSO. WALAALKA WAREYSIGA LAGA QAADAYANA MASHA ALLAH CAQLIGA IYO FAHANKA ALLAH KU BARAKEEYO SIDA AAD ULA FAHANTAY DHIIQADA UU KUU WADAY. WALLAHI THERE IS NO HOPE IN SOMALI BUT ALLAH ☝️
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d Ай бұрын
waa mahad Illahey kol Hadi lasi dayeyisago xor ah Waka xamar isago xor ah shekeynaya.
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 Ай бұрын
Ninkan anigu dhib oo ma arka ilaa intaan ka arkaayay ilhay ka cabsada unbuu lahaa diintiina isku maamula taasina waa xaq
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 2 ай бұрын
Waa lagu farxay siidaynta taakeeye,wuxuu ka mid yahay dadka farakutiriska ah ee macquulja ka ah beesha hawiye waana nin muujiya wadananimadiisa iyo diintiisa.
@AbdufataaxAbdulaahi
@AbdufataaxAbdulaahi Ай бұрын
Walaalkay taakeeye alle hanoo daayo
@user-ic8uu1yu7l
@user-ic8uu1yu7l Ай бұрын
Sufiyan guuleyso
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt Ай бұрын
Gacan ku dhiiglihii weriyaashii ku xasuuqay Muqdisha baa sheeganaya Hoggaamiye Diineed baad dadka u buunbuuninaysaa , Inkaar qabe dhagar qabe taakeeye ummadda Ilaahay hakaa qabto.
@user-sw4ee5wn8l
@user-sw4ee5wn8l Ай бұрын
Cadeen maheysaa wll
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Wali u dhaarsan yagay in u dad laayo dowlda qaladka leh in la soo daayo maaheen wali been u wadaa nahaabk
@dhaadhiiraandhe7438
@dhaadhiiraandhe7438 Ай бұрын
Nin ciilan oo galgalanaya baad tahay, su, aal baa lagu weydiiyey cadeyn ma u heysaa waxa uu dilay, jawaabtaada Cabaad iyo galgalasho baad ku soo gaban gabeysay, Mr Taakeeye wlhi Waa aqoon yahan buuxa, BHD HOLDER Guuleyso mudane taakeeye. Iska ooy adigana wll
@zhako77
@zhako77 Ай бұрын
Hayska hadline kucadee hadaad cadeyn kuhayn aakhiradaada uxuntay
@abdiwelihassan
@abdiwelihassan Ай бұрын
Hadii aad aaminsan tahay in kitaabka Allah iyo sunada ninageen(scw) la isku xukumo laakin isku xukunkaas loogu banaysto dilka,dhaca,dhibaataynta mislimiinta fikir qariban oo sun lasocoto baad wadataa. Taakeeye dib ha isugu noqdo
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 2 ай бұрын
Ninkaan waa qof mowqafleh
@user-cs8zm2rb3v
@user-cs8zm2rb3v Ай бұрын
Habar gidir, waa laandheere
@naasirgarweyne4262
@naasirgarweyne4262 Ай бұрын
Taakeeye
@mahatfarah3697
@mahatfarah3697 Ай бұрын
Taakeeye waxuu rabaa in uu helo ihtimaam dhanka bulshada ah qaab qabyaaladeed ayaa loo wareysa si umadda looga gado lkn waa fahamsanahay mana gadmaayo ilaahey sharkiisa umadda haka qabto
@dhaadhiiraandhe7438
@dhaadhiiraandhe7438 Ай бұрын
Jaahil jaahil dhalay, guuleyso mudane taakeeye❤
@MABRUUK
@MABRUUK Ай бұрын
@@dhaadhiiraandhe7438❤
@hassanabdihassanabdi393
@hassanabdihassanabdi393 Ай бұрын
Kitabka Allah in laiskuxumo wa wajiib diidana wa Kufaar sida Hassan Gurguurte Al Murtad
@Msskorean
@Msskorean 2 ай бұрын
" waa sax in kitaabka laysku xukumo dadka dhiigooda in la daadiyana waa qalad"
@neimanabdi79
@neimanabdi79 Ай бұрын
Taakeye wa legend
@vitnamy6hows93
@vitnamy6hows93 2 ай бұрын
Wuu xanuusanayaa alle ha caafiyo
@mohamedmohamed-zy6xm
@mohamedmohamed-zy6xm Ай бұрын
Caaqbaa tahay
@abubokorbile9818
@abubokorbile9818 Ай бұрын
waxba kamaad hadal jaahiloow
@user-oi3xg3xy6j
@user-oi3xg3xy6j Ай бұрын
Munaafaq baad tahay dulliyahaw
@AhmedAbdi-in7yv
@AhmedAbdi-in7yv Ай бұрын
Ilahay Haa ukeeno umadaan dhibatesan ee dulmigu haareye hogaan jidkaa haqa kumaamulo haukeno
@Animals-channel1
@Animals-channel1 Ай бұрын
Hada ayuu nin iska dhigaa lkn markuu maxkamada joogay aniga saas ma dhihin youtube ayaan ku kala kacsanaye 😂😂😂😂😂
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
❤❤❤❤SOMALIYEEY SUNADA NABIGA SCW SCW AAN ISKU XUKUNO MIYAA DAMBI NOQOTAY? MAXAA QALDAN...MISE DADKA WEY GAALOOBEEN
@user-hs5hi7bm1v
@user-hs5hi7bm1v Ай бұрын
Mansha takeye runtu waagashankaaga hahaha ka aamusin❤😊
@STarzevinho
@STarzevinho Ай бұрын
Ninkan hadu xogaysto halis uu nqona wllhi
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
Shaydaan aan diin iyo akhlaaq midna lahayn
@abdirahmanmaxamed5949
@abdirahmanmaxamed5949 Ай бұрын
Shikh Takeeye Nooloow .
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d Ай бұрын
Geesi
@KanaalkaAlnasiixa
@KanaalkaAlnasiixa Ай бұрын
Ninkaan markii horaba khalad lagu heestay, waana ka runsheegay in uu yiri dalkeena in diinta Islaamka lagu xukumo ayadoo aan la dagaalamin
@user-kx4vg6ov6f
@user-kx4vg6ov6f Ай бұрын
legend taakeye 😅
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Mooryaan lacag rabto camal ayey ula dhaqmeen.xaal waa inay siiyaan iyo mag dhow.
@SSS78781
@SSS78781 Ай бұрын
TAAKEYE WA NIN AQOONYAHAN AH OO CILMI DIIN IYO MID MAADI LEH...TAAKEYE WA SAXAN YAHAY 100%
@abdullahimohamed6208
@abdullahimohamed6208 Ай бұрын
Wlh ninkan hadalkiisa w cadyahay kitabka ALLAH waxa ehen cidi wax ku xukunto wa galnimo dasturka wa kitabka quranka
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq Ай бұрын
Muxuu ka wadaa anagu waxaanu gaalaysiinaa?
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Kkk Taaleeye waa Habar gidir laandheere iga dheh. Ader dabdamiska xataa waa laga saari waayay
@fardowsakhaliif8825
@fardowsakhaliif8825 2 ай бұрын
Waa fahantay sifiicanaa ufakartay😂 laandheerinimo reer tolkeey
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Kkk waa fahmay🎉🎉🎉
@AweysAadamcabdulle
@AweysAadamcabdulle Ай бұрын
​@😮😮🎉❤ugaskawadanka2623
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 Ай бұрын
​@@fardowsakhaliif8825hada ma waxaanbaa kufaraxsantahy ilaah caqli kusiiyo
@socdaal
@socdaal Ай бұрын
Taaleeye kheyr iyo toosnan baan alle oga baryayaa xaqane allaha kugu sugo mar kaste iyo meel kaste.
@AbaadiraxmedOmor
@AbaadiraxmedOmor Ай бұрын
wariyahan.wa.khaldanyahay..wayo..erayada.oo..isticmalayo..wa.eryo.xagjira..oo Kaso.horjeeda.kitaabka.qur.aanka.iyo.sunada.nabigeena.swc.
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 Ай бұрын
Alaha ku xifdiyo Wllkey sufyaan
@user-ls6ph9ex6e
@user-ls6ph9ex6e Ай бұрын
Asc
@mucjisorabaani
@mucjisorabaani Ай бұрын
Wariyuhu waa qaniis 😂
@Mohamedmuslim68
@Mohamedmuslim68 Ай бұрын
Waa takfiir khaariji Ah
@jeyhanjj4084
@jeyhanjj4084 Ай бұрын
Ilaah ka baq. Kaafir maahan ee waa Muslim
@zhako77
@zhako77 Ай бұрын
Video ga madhamysan ee maxkamadu maku heshay kiiska mise waa maya hadaanay kuhelin mxaad u dabo socotaa?
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Kaafir aa tahay hada u taqaano kitab WA sunna cidii rabto khaariji...
@Feysal1234
@Feysal1234 Ай бұрын
Hakuugu taakeyo dhoocilyahey
@Mohamed100-ev1bq
@Mohamed100-ev1bq Ай бұрын
Istaaq_furulaah dheh, Danbiga ma fiicno maxkamada ayaa soo daaysay, Adiga ma maxkamad kale ayaa tahay.
@Husaynhassen
@Husaynhassen Ай бұрын
Kan wariye maaha
WEERAR AFKA AH OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN IYO DOOD CULUS
47:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 86 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 23 МЛН
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 96 МЛН
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 69 МЛН
Wareysi | Ahun Cabdiqadir Xirsi Yamyam Qaybta 1aad
43:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 74 М.
Sufyaan Taakeeye oo Talo Cajiib ah usoo jediyay Sheikh Rusheeye
45:11
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 38 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 132 М.
Этому парню 35 лет😂 #shorts
0:50
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 4 МЛН
Студия төрінде жобамыздың жемістері!
1:17:44
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 220 М.
Why did the angel disappear?#Short #Officer Rabbit #angel
0:38
兔子警官
Рет қаралды 5 МЛН