جزاك الله خيرا Sh. Muhammed Abdi Umal Allaah ha noo kaa xafido...Aamiin
@KowsarKhalif-u5r3 ай бұрын
Ilaahy hakuxifitiyo shekhe umal
@XaldoonTv3 ай бұрын
Sheekh waa sheekha ugu Miisaanka iyo Cilmiga weyn soomaali oo dhan. Masha Allah ilaahey ha barakeeyo.
@brothersofficial81943 ай бұрын
Masha Allah Alle hanoo dhooro sheikh Maxamed Abdi umal
@ismailljama22053 ай бұрын
ماشاء الله تبارك Ilaahow culimo la aan hana badin walaahi hadii in uu jiro caqli saliima ama caafimaad qab waxba kamuu tagin meesheediina wuu dhigay jzkhr Sheekh umal. Walee diinta iyo dadkaba wax waynbaad uhaysaa Ilaahay hanookaa xafido
@احمدصلاح-ب7ل3 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
@husseinyareofficial3 ай бұрын
Illahey ha barakeeya sheikh umul❤❤❤❤❤
@SomaliRoyalFamily-pp7ez3 ай бұрын
Allah culumada inta xaqa ku taagan haa noo xiftiyo inta kalana Allah xaqa haa wafajiyo, waxan rajaynaya kana digaya inan inta video gan la jar jaro cid lagu weeraro, caamada haa loo turo inshaallah❤ Free Palestine🇵🇸
@somalihanolato7413 ай бұрын
Waa qalad nabigena suban nama dhihi aeooda allaha anaa leh subxanaallah
@AadanMaclinUsman3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@AadanMaclinUsman3 ай бұрын
Masha Allah
@abukardhaay83603 ай бұрын
Umul hadduu dhinto waxaa mislimiintu dhihi doonaan waa kii swcws nabi muxamad caayay oo injire wasaqle yiri oo waliba tusaale xun u soo qaatay, oo xiqdi iyo xaasidnimo ku sameeyay wuu isi sheegay sidii kuwii ka horeeyay
Waar Allaha ka cabsada ninkaan dhintay sawiradiisa meesha kasaara
@mcnncm13183 ай бұрын
isku dirka ummadda culimada ee kooxda wahaabi qabiileyste UMAL
@husseinaden75603 ай бұрын
Suufiyaasha ala hanaga qabto, xaqana ala ha tuso
@mahadahmed59143 ай бұрын
Somow muqdish ayuu kaa soo bursaday marka nin cuqdadeysan ayaad tahay
@godeyerp3 ай бұрын
Beenaale
@godeyerp3 ай бұрын
Sheekha hacaayin
@bakarhaji33593 ай бұрын
Cadaalad Kama hadlin kaamana filen ee waad calol hadashay sheekha dhintay Allah u naxaristo xitaa Kari wayday,,,,,, ? Shirki iyo islam nimo maxaa isku kenay