SH XASAAN XUSEEN JAWAABTA SUUFIYO IYO CALI YARE CALI | SHIRKIGA & SALAAD LA’AANTA SUUFIYADA

  Рет қаралды 114,976

Zakaria Mohamed-Podcast0

Zakaria Mohamed-Podcast0

Күн бұрын

#siyaasada @usa @canada @australia @germany #islam #quran

Пікірлер: 166
@seed3966
@seed3966 25 күн бұрын
Subxaanallaahi ilaahoow na ilaali😎😎😎
@adanabdi8337
@adanabdi8337 20 күн бұрын
We already have united religion of the world and it's islam Allhamdullilah
@yamays
@yamays Ай бұрын
❤shiikh xasaan
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Ай бұрын
KII SHALEY CAAYAYEY SHEEKHA ALLAHA U NAXARIISTEE QUDBADA MARKUU AKHRINAAYEY HEBEL WAA AHLU JANUU LAHAA SHEEKHANA WAA CAAYEY
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@mohamedabdullahi6512
@mohamedabdullahi6512 Ай бұрын
Ĺp 9l😊 LL​@@ZakariaMohamed-podcast0
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Ай бұрын
ALLAAH AAN KABAQNO OO YAAN ISL LAka YAAN LA KALA MAGACAABIN وقال الله تعالى واعتصمو بحبل الله جميعا ولا تفرقوا inteed geeyn doontaan aayadaa culeyskeeda CIIC IYO CAACDA WAA ADUUNKAN DHAMAANAYA EE AAN LAGU WAAREEYN BALSE MID WALBOOW AAKHIRADA U SHAQEEYSO INTAAD KU MASHQUULSANTAHAY RUUX ISLAAM AH QIRAYA TOWXIIDKA DUGANAYA ILEEYN QULUUBTA ALLAAH AYAA INAGA OG WAXA KADHAX GUUXAYO CAALIMUL QEEYBKA AYAA INAGA OG KENA QALDAN KENA TOSAN WABILLAAHI TOWFIIKH
@YasinAli-hq1uk
@YasinAli-hq1uk 14 күн бұрын
100%
@HappyIcedSoda-bk2xt
@HappyIcedSoda-bk2xt 22 күн бұрын
Allahayoow muxuu nagu gaaleysiiyey
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
KUWAN KAYIMID JIGJIGA KULI WAAN NAQAAN O ISKUQARINIYA EASTLEIGH O MUSLIKA CAAYA..JIGJIGA AYAAN IDINKUCELINEEYNA MARDO. AMXAARADA AYAA GUUMEEYSTA WEEY SOO WADA CARAREEN MARKAS EY NAIROBI QAAYLINIYAN.FULEYYAASHA OGADEN.
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 Ай бұрын
Amxaarka intey iska kicin lahaayeen ayey muslimka ku jihaadayaan, waa fatwadii ibnu teymiya iyo maxamed cabdi wahaab.
@M00199
@M00199 Ай бұрын
​@@abdullahibadri9612culimada aad xustey amxaar maba aysan is arage maxad ka rabtaa mase kuwa ulaha taag taagga baad ka mid tahay wiilowv😂
@user-wu1bc6jp8k
@user-wu1bc6jp8k Ай бұрын
Hadaa awoodaa hayso, maxaa sugee marka dulufoow,..adiga yaan lagu tarxiilin, ninkan kenya dhul balaadhan ayuu kuleeyahay meeshuu rabo hakayimaado, baryo kuma jooga waa soomaali laandheere ah
@CabdiFataax-qs3ec
@CabdiFataax-qs3ec Ай бұрын
❤ 4:24 4:24 4:24 4:24 4:24
@علىبناسماعيل-ج9ل
@علىبناسماعيل-ج9ل Ай бұрын
كككككككك أنت كفرتهم أحسنت ❤❤❤
@hawahassan6915
@hawahassan6915 Ай бұрын
Sheekhaa wuu dhinty arrinkisa illaahy udaaya
@Som-boy571
@Som-boy571 Ай бұрын
Wll runta hadaan la sheegin sidee kuwa nool ee umada shirkiga ugu yeedhaya sidee looga badbaadaya.
@alibashimohamed5497
@alibashimohamed5497 26 күн бұрын
Maya Adiga Ayaa Laguu Deeynayaa
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Muranka Islaamka aan ka dayno
@Gantling
@Gantling 9 күн бұрын
Xaqqa in lacadeeyo waqti kasto waa waajib Diini ah ee owow
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Shirki iyo qubuuro wax laweydisto haday wax tari waa lala dhintaye Allah nabadbaadsho
@mohamedanshur8441
@mohamedanshur8441 Ай бұрын
It is already here on every corner of this globe... It came from the sole owner of this world and hereafter. It is called islamic religion.. believe in it or not.. thanks Allah
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq Ай бұрын
Open your mind we have Somalis Christians who are well learned about Islam and their duty is to divide Somalis by spreading hatred and anarchy ( Kufriology and Bidciyology)
@jabaluhud2021-qr5cq
@jabaluhud2021-qr5cq Ай бұрын
Khawaarij baad tihiin la idinka dhageysan maayo
@user-mw2cb2cj5b
@user-mw2cb2cj5b Ай бұрын
Hhhh
@OsmanAbdinoor
@OsmanAbdinoor Ай бұрын
Hhhhhh
@OsmanAbdinoor
@OsmanAbdinoor Ай бұрын
Waa khawaarij 😅😅😅😅
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr Ай бұрын
walaalow khawaarij maxaa la yiraahdaa
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 18 күн бұрын
Sheikh islaam ma jiraa yaa kuu sheeegay waa khurufaaad khawaarij inaga daay
@musasheikhcabdullahi2889
@musasheikhcabdullahi2889 Ай бұрын
Shaqada culumada iyo wadanka Somalia fara kala bax dad ayoow Ilaaheey kula xisaabtami.
@ShukriCabdullahi-pv2gx
@ShukriCabdullahi-pv2gx Ай бұрын
Kan woxow rabo ayow iska sheegaa Qabiil dhan asoo Gaaleysinayo ayaad arkeysa weliba Ogaden aso wa gamo dhahayo ayaan arkay aniga ee sii basd baar baar hee waa arkki donta in Wahaabi waxoda dhan ku dhisan yihiin Gaaleysiinta Umada Muslimiinta ah. Macsalama.
@Gantling
@Gantling Ай бұрын
Nio Allah ayaan kugu dhaariyaye Xasgee xassaan qabiil dhan ku gaaleeysiiyay
@hulughotv4073
@hulughotv4073 16 күн бұрын
Natusi meeshuu qabiil dhan ku gaaleeysiye
@NorGaal-uw6cw
@NorGaal-uw6cw Ай бұрын
ADIGA SHAARIBADAAN FOOSHA XUN ISKA YAREEY WAX FIYOOW MA TIHIDI
@Gantling
@Gantling 9 күн бұрын
Shaarbo Dheer Dheer maleh allaah ka canso
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Waxaad disheen magacii dalkeena waxaa disheen haweenkii iyo odashaashii soomaaliyeed waxaad disheen geesiyaashii soomaalida ogaad waligayo waan idinla dagaalamaynaa
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Ай бұрын
😂😂 arsenal 1991 markii qabiil la isku laynaayey ma joogeen 😂
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Qubuuri qabri dultuuran wuu iska dhamaan doonaaye shiikha xassannow inaad Allaah uhiiliso hakadaalin waxay kudhahaamba hahadleene❤
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
@@HASSANSUHUFI Awoowayaashaadii iyo faracaagii hore aad kasoo farcantahay suufiyaal ayay ahaayeene ee qabuuro miyay caabudi jireen??
@HASSANSUHUFI
@HASSANSUHUFI Ай бұрын
Ehlu sufaa waa dadka diinta nasoogaarsiiyay ma a-ha nimanka maanta jooga oo madaxa Lula ciida qubuura aruursha, miidka yiraahdo Allah ayaan umareynaa sida gaalada yiraahdaan ciisa Allah ayaan umarnaa!!, waa in looga yeera SUFAHAA runtii, Tan kale waalidkey waxay ahaayeen dad toosan oo Allah toos ucaabudo Caqiida suubanna waan kadhaxalnay hakudeeqdo taa! ومن يشرك با الله فقد حرم الله عليه الجنة. Allah cidda cibaadadiisa wax lawadaajiso janno wuu kaxarimay
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
@@HASSANSUHUFI Awoowayaashaadii iyo faracaagii hore aad kasoo farcantahay suufiyaal ayay ahaayeene ee qabuuro miyay caabudi jireen??
@hamzasiciid3497
@hamzasiciid3497 Ай бұрын
​@@HASSANSUHUFI ( shiijh xassaanow inaad ilaahay u hiilso haka daalin ) Kalamaas marka lugu fiirsho indhaha daahirka aad ku dhagtaan waa hadal shirki ah , waxy la mid tahay kalamada ( madad yaa fulaan ) maxaa yeelay waxay tusinee cida loo nisbeeyo inay tahay cid dacaaif ah oo u baahay garab istaag , ilaahay subaxaanahu watacaalaa waa ka hufanyahay nuqsaan oo dhan Waxa kalia oo kaa badbaadinaya kalmadaas xukumkeeda oo ridada ah inaadan macnahaas ka daahiraya aadan ictiqaadsanayn una qasdin , lkn adinkaa diiday qofka haduu ku dhawaaqo kalmad uu daahirkeedu kufri yo rido yahay in ictiqaadkiisa iyo qasadkiisa la fiirsho loo laabto Marka meeshaa uga fakan lahayd ayaa lagaa rabaa , waxbadan dad abriya ah waad xukmiseen
@abdullahiqaasim7120
@abdullahiqaasim7120 Ай бұрын
@maden7818. See ku garatay ninkan aabayashii inay ahaayen suufiyo mase cadayn ma u haysaa . Ma sugayo midda dhahaysa soomali suufiyo ayay ahayen erey noocas ah caddayn ma galo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Wahaabi Qur'anka Kareemka Kor Ka Aqriya Majiro Qish Ee Soo Qortaan 4 Saacadood Hadee Hadlaana 1 Aaayad Ee Soo Qaadanaayaan Inta klae Xadiith Aan Saxiix Aheyn
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Bal firi wuu ku hadli ma baadilka iyo qurafaadka yaad difaaci
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 25 күн бұрын
SUUFIDA JAHLI BADAN BAA KABUUXO XAQANA MARABAAN DIINTI ILAAHEEYNA WEEY KA BEEN SHEEGEEN SHIRKI BADAN IYO QABRIYADA OO LAGA BARAKEEYSTO AYEEY DIIN KA DIGTEEN IYO SHIIQ JEEYLAANI OO EEY ILAAH KA DHIGTEEN OO EEY BARYAAN KUNA TILMAAMAAN INUU QOF DHINTAY SOO NOOLEEYNKARO
@MohaAfrah
@MohaAfrah Ай бұрын
Somalida aduun iyo aqiraba uga badbaadi maysid. Somalinimada Miya Laga bixi kara
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 18 күн бұрын
Ninkii dad gaaleysiiya isagaa gaal ah.
@user-tk1cj5cq1x
@user-tk1cj5cq1x Ай бұрын
Yur
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 28 күн бұрын
Sbeekh xasan yaad u sheegeysaa Diinta Daarood,ee gefka iyo qabyaladda ku dhisan Hawiye waa dad ilaahay Iyo diinta islaamka aaminsan waxba kama qaadasid.ka hadal dhibka beeshaadu ku hayaan qowmiyadaha soomaaliyeed.
@nasraabdirahman4529
@nasraabdirahman4529 26 күн бұрын
Wajigaaga siduu umadowyahy ayuu qalbigane kaaga madowyahy meshaan kugaalownayne waalagaa rabaa
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Ай бұрын
Guulayso walal. Youbtubekan diiniga ah soo booqo walal. Waan hubna inaad ka heli doonto muxaadarooyin qiimo badan.. jazallah khyr
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
KAN WUXUU KAYIMID JIGJIGA BAADIYA HEEDA.GAR INTUU DEEYSTEY AYUU ISKADIGIYAA SHEIKH ASAGAA AYAA ABU JAHAL AH.
@GC21701
@GC21701 Ай бұрын
Shan farood iyo calaacal buu kujoogaa sh xasaan laan gaanyahow
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq Ай бұрын
Ur kagaal ayaa nagujiraa isilaaliya. Niman Kristan eeh oo jamicadaha carabta kasoo barteen ayaa nagujiraa , imaam ayeey noqdeen . Umaada kiristaan nimo oo gumayeeraa. Waxaay rabaan inay iskudirdiraan isdhilaan Baraka can kaxooti nooqdaan kadib Sida larabo kasameestaan fahma oo maskaxda fura
@liibaanjamac2136
@liibaanjamac2136 Ай бұрын
ARGAGIXISO !!
@abdifatahmuhudin2273
@abdifatahmuhudin2273 Ай бұрын
😂😂argigixiso sheekadas waa la isku fahmay hadaadan is difaaci karin iska aamus
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
Kan madawga badan waxaan u maleynayaa inuu qubtay oo laga nabadgaliwaayay jidkaas waa kii lagu naartagayay
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe and share 🙏
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
@@ZakariaMohamed-podcast0 wax fiican uun shaqsina ha ataagin
@farahsaid6913
@farahsaid6913 Ай бұрын
Madawgu waa midab illahay Baana abuuray
@haweeyaumalaskar3062
@haweeyaumalaskar3062 Ай бұрын
Soomaliya wey joogeen markii iigu dambeysay kuwa aan tukan oo dhahayo waa la ii tukaday carshiga la iiga tukaday
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Alshabaab waxay kabeensheegeen diinta islaamka waxay qarxiyeen hooyooyinkeen aabayaasheen iyo caruutayadii ilaahay umada hayniga sooqabto
@user-mw2cb2cj5b
@user-mw2cb2cj5b Ай бұрын
Hhhhh suufi ilahay umada hka qabto
@GC21701
@GC21701 Ай бұрын
Laangaab qoraalkiis baan nacaa Jigjiga iyo Gaarisa labadaba Shiikh xasaan baaleh Ciil ha udhman.
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
WAHAABIYA MARKII AY SOO GAAREEN SOMALIA AYEEY BURBURTEY.I. WAXAA ISKUDIREY KUWAN WAHAABIYADA. MEESHA AY TAGAANBA MUSLIMKA AYEEY.ISKUDIRAAN. KENYA NOOGA BAXA O JIGJIGA AADA.
@GC21701
@GC21701 Ай бұрын
Sh xasaan waa laan dheere jigjiga iyo gaarisaba dagee ciil ha udhiman
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@xaliumoaxmed4290
@xaliumoaxmed4290 Ай бұрын
Inaalilaah kani ma gaalbaa
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
AL SHABAAB IYO WAHAABIYA WAA ISKU MID. DHIIGA MUSLIMKA KHAASATAN KAN SOMALIDA WEY UBANAAN YIHIIN WAA WADA KHAWARIJI.
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Waa edab darantahay Adigaa gaal ah
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Adiga diin intaadan ka hadlin waladul xalaal inaa tahay hubso. Bal raadi taariikhda ma dhicin tuug wahaabi ahoo janaasadiisa isugu timid malaayiintii shekhena xidig isugu timid.qabyaalad baa idin dardartay
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq Ай бұрын
Adiga ashabannimadada waad cadeysatey waa ii maxakamad lagu saaraa
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l Ай бұрын
Ma waxaa diin haysta ninka inta almost yaryar soo afduubtay yiri hooyadaa madaxa ka soo toogo diinta aad ku faanayso sawmaahin midda aad ku xasuuqaysaan maatada aan waxba galatians sidii yuhuuddoo kale waran idinku dhac wahaabiyooy maxaad majara habaabiseen dad badan ood caqliga ka xadeen
@sahalhussein9503
@sahalhussein9503 Ай бұрын
Sheekh sey ku suuroobeysaa
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Wahaabiyada beentu waa u caado suufiyadu waa dad sharaf leh ee idinkaa wax walba sameeya
@TahaliiĺCabdilaahì
@TahaliiĺCabdilaahì 11 күн бұрын
Waxba idinka dhagaysan mayno bidcayahay is aruursatay wanna landing qaban good dhaw.
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Wahaabi Diin Malaha Waa Jaahiliin Qof Kasta Gaaley-naaya Yaab
@feysalarif5188
@feysalarif5188 Ай бұрын
Ninkan aqontiisa yaa ega halkey garsisantahay
@DaudIbrahim-ml6td
@DaudIbrahim-ml6td Ай бұрын
Sufiyada haka Ben shegin
@ShamsaMuktar
@ShamsaMuktar Ай бұрын
Wahawiyoy waxbarta
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Ай бұрын
Warkaasaa imara
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq Ай бұрын
Watch out Somalis we have many somali christians sheikhs and imams . Their duty is to bring divisions within somalis like this one look his face.
@kaaafichanellove3767
@kaaafichanellove3767 28 күн бұрын
Kan maxu aha nijaska ah khawarij wye
@user-my7my5yr6c
@user-my7my5yr6c Ай бұрын
dadka qaar diinta inaa shegto ayey ku diidayaan ilahey amarki war diinta ku dhaqan ayey ubahantahay
@apozman12
@apozman12 Ай бұрын
Suufiyada qaarba murtidiina
@AbdiAli-b2e
@AbdiAli-b2e 27 күн бұрын
Badwayne waaye
@mohamedjamle7898
@mohamedjamle7898 Ай бұрын
Aamuus nijaas qabyaalada ku heyso haddii ay dowlada dad kuugu jiraan maad dadkaaga ka celisid marka la tarxiila
@Cimranyare-ty2fq
@Cimranyare-ty2fq Ай бұрын
Masajidka waxaa loogu aasay in lagailaaliya qulaatul wahabiya wa amthaalukum
@user-iv2po9tq8g
@user-iv2po9tq8g Ай бұрын
Dawladda dadaa noogu jira kuyee dawladdu shirkul qusuur ayey kujiraan waa 2bo mushrig waxba isma doorshaan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Dad gafuur duuban miyaa kuwaasi fuf ku baxe
@shakatachannel1729
@shakatachannel1729 Ай бұрын
Qof hada aragto dad muslimin ah gaalo ku sheegaayo asaga hala soo fiiriyo waxba mahaayo cilmi ahaan
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy Ай бұрын
Waxaan aad uga yaabaa ali yare oo xitaa lagu xanto inuu tukan,soomin aa shaati subagle noosoo gashto ay umadu ka amaan heli la'ayihiin
@MuuseMahamed-ui9gl
@MuuseMahamed-ui9gl Ай бұрын
Shactiroole ahaa
@munaridwan3739
@munaridwan3739 Ай бұрын
Subxanalaah war waxu been weynaa
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Eey eey dhalaa tahay saqajaana bal masaajidada imow ka dood baraha bulshada khaniisyadaa xitaa ka hadlo.imow masaajid kutubtaada soo qaado isbaheysiga imow culumadaas hadaad haweysan karto diinta ku kala baxa lkn gaalaa tihiin iyo caay qabyaaladeysan waxey qiimo tireysaa waa ifinkaan bacaacda ku hayo culumadii la yiqiin
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir Ай бұрын
Xasaan ma saxna lkn suufiyo waa mushrikiin qubuuraha caabuda hadalkan wuu ku zaxanyahay
@dahaar29
@dahaar29 Ай бұрын
Ey ada ah kalabyahow sheekha ka dhamow
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Ай бұрын
Waxaadan xasuusan maxaad uga sheekein.
@katimahhaji2054
@katimahhaji2054 Ай бұрын
يا أبناء الواهابيه خلاف وعدوان للعلماء. وسيماهموا البغض مولي الانام و تكفير من لم يوافق هواهموا بابتداع وطعن الكرام كالفاروق كدا علي المرتضى وانكار الاشراف. ومهما تري وجههم عا بس وفي القلب حقد نفا ق صميم ويا فرقه الزيغ لا تفسدوا قلوبا ملا بحب خير الانام
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Ай бұрын
Soomow hala soo xiro
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@CabdiFataax-qs3ec
@CabdiFataax-qs3ec Ай бұрын
Beenaale bakhti ah ayaadtay.diinta hakabeensheegin
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb Ай бұрын
Hada kumasansano sheekhan macxad usokor sartay
@Omra-qt7jo
@Omra-qt7jo Ай бұрын
Sheko ayad sheegi waxan Shahid aha adobo fadwoday Hala qarxiyo nag shah ibinaysa kobo caseye arday is Kool u socdo dad masjid u socdo hilible qarxiyo 1500 fadwadaday ku shahiden ya denbi badan adiga qawarijta ah 50000 somalida cuntay iyo sufi maskiin nabiga scw Amana wejigada dhigay aya indhahadu naxariista wa laga dhereyay kalabta narta aya tihiin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Wahaabi Inee Yihiin Dad Cuqdadeysan Maxaa 95% Faqash Kadhigay Bal Is Weydii? Maxee Somalida Kale Wahaabi U Ahaan Waayeen?
@adamsahal5155
@adamsahal5155 Ай бұрын
Hindiyaa laga soo minguuriyey
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
Beenloow ayaad tahay wahaabiyoow uraaya.
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir Ай бұрын
Suufiyo shirki iyo khuraafat ku jira waa mushrikiin
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
@@CabulahiXarir Awoowayaashaadii iyo faracaagii hore aad kasoo farcantahay suufiyaal ayay ahaayeene ee mushrikiin miyay ahaayeen??
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Waa runtaa soomow waa jaahilka ugu wayn ,suufiyaasha
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Ай бұрын
Xasaan waaba fahmaye midkaan afka jajaban muxuu ahaa!!!!?
@mohazat5009
@mohazat5009 Ай бұрын
Qabuuraha iska daaya please sufiyo
@ZakariaMohamed-podcast0
@ZakariaMohamed-podcast0 Ай бұрын
Please subscribe 🙏
@maden7818
@maden7818 Ай бұрын
@@mohazat5009 Awoowayaashaadii iyo faracaagii hore aad kasoo farcantahay suufiyaal ayay ahaayeene ee qabuuro miyay caabudi jireen??
@runiyobeen12
@runiyobeen12 Ай бұрын
​@@maden7818haa Allaha unaxariistee maah maahyadooda waxaa ka mid ahaa , xabaalo waalid ayaa xoolo lagala baxaa! maanta way inaga hooseeyaan jahli ayaana ugeeyay lkn kuwa hada kusii socda dariiqaa horee halaagaa hakasoo noqdaan cilmigana habartan hadayna garanayn.
@sahrasahra2292
@sahrasahra2292 Ай бұрын
FOOLXUMADA IYO DULINIMADU WEY KAA MUUQATAA
@katimahhaji2054
@katimahhaji2054 Ай бұрын
فبغض وطعن هما دينكم ولا أهل السنه دين الاسلام
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Waar alshabaabaw soodiga gacata bidix kahadlaaya waayo gacanta bidix waxaakahadla yuhuuda
@cabdicolow8494
@cabdicolow8494 Ай бұрын
Nahaabiyo iyo been bal adiguba fiiri
@maxamedbaaskiil8910
@maxamedbaaskiil8910 Ай бұрын
Diin ma taqaanid daneystaa tahaye, ha is dulayne doqonoow adaa mushrik ahe
@Nuurdigle
@Nuurdigle Ай бұрын
لا
@AbdisalanSalat
@AbdisalanSalat Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdirashidfartaag4871
@abdirashidfartaag4871 Ай бұрын
Khawaarijta Wahaabiyada ee Soomaaliya lagu abuuray dhamaadkii Qarnigii 19 tabnaad waay qaribeen umadii Soomaaliyeed firqooyinkooda faraha badan waxaa kamid ah al shabaab iyo Takfiiq al itixaad ictisaam al islaax waana Khawaarij laga keenay fidnada ay barbaariyeen Boqortooyada reer aalu sacuud e arlu xijaaz burburisay e Qabaa'iladii Reer Qureesh iyo aws iyo khazraj ee Saxaabada iyo ehlu beedka ahaaye maka iyo Madiina dagayayna Dabar gooyay ayaa inagu talaalay Soomaaliyeey ka digtoodaana Wahaabiyada waa Mujasiimiin abahood iyo hooyadood iyo dhamaan awowyadood iyo waxii iyaga ka horeeyayba inaay gaala ahaayeen aaminsan intaasi hadaad dood ka qabto Soomaalida 1990 wixii ka horeeyay ma gaalaan aheen ???
@gigachad9879
@gigachad9879 Ай бұрын
Odayga Suufiga masaajidka lagu dhexduugey lafahiisa soo bixiya oo badda ku tuura si eysan u caabudin suufiyada jaahiliintaa waa xoolee
@zakariaali8125
@zakariaali8125 Ай бұрын
Been badanaa beerka caaro kaa xagatay
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv Ай бұрын
Qabuuri marka wax loo sheego muxuu u caaytamaa
@gahayryussufwarsame2508
@gahayryussufwarsame2508 22 күн бұрын
Beenlow waakanookale diintii islaamka kabeen sheegay
@Shyusufbaxar
@Shyusufbaxar 28 күн бұрын
Beenale eehlunar ah isubxanala dadkabentakada jaahilyahaw
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 Ай бұрын
Wahabia shirk un BEEY sheegtaan laakiin Cilmi.kalle Malley.War Somalia oo dhan Sufiya. Ayaa Quranka iyo cilmiga bartender 300 ooSanno haddad maxaad siidi weeydeen markii ay awoow yaashin o juhula ah ay muslimiyeen Xassanow.
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Ай бұрын
Shariif cabdinuur was nin wahaabi ah marka wahaabi
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z Ай бұрын
😂😂😂😂😂 yaaaab
@xaajixasandigir273
@xaajixasandigir273 Ай бұрын
Duduble jaahiliin ayaa tihiin
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Ай бұрын
WAR alle ka baq wadaadna ma igide waxaad tahay gaal gaal KALE jirine diintana so baro 1970-ki ayey kugu abuureen waxane suufiyadu waa kuwi dalkaan weliggood diinta dadka bari jiray KANA bartene Car RAG waaweyno caalamka laga magac hayo keena adinkaan Somali Masham,ilh deedina deyn weysene allow midka diintaada ku saxan una adeegay dadkana horey uso Baray xaqana ku taagan adigana waad og tahayanagana waan ognahaye sii drg deg ah cuqubada diinta ki ka galay si degdeg ah oo calm ah WAR hoog ah uga so yeeri, ummadana wada ogaata Awoodaad fadligeeda kuwaan waan wareeriyeentan 1970-kiye ka hor ma arkine hadana deg. Deg no kala xukmi بفضلك يا رحمان
@Nuurdigle
@Nuurdigle Ай бұрын
الكدب
@adamjumale4871
@adamjumale4871 Ай бұрын
Africa needs a new religion, a united religion for Africa. 🎉🎉🎉
@AliHusseinMohamed-ig3qr
@AliHusseinMohamed-ig3qr Ай бұрын
ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل qaf la imada mida islaamka aheen cdna kma aqbleyso
@user-oo3yl2ry3c
@user-oo3yl2ry3c Ай бұрын
What it means africa religion?
@ggtl304
@ggtl304 Ай бұрын
Bonehead😂
@AbdiAli-hf9iy
@AbdiAli-hf9iy Ай бұрын
SubhanaAllah we already have a complete perfect religion and is Islam
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. Ай бұрын
Diin laawe
QISOOYIN SIXIRKA ||MUCJISO SIXIRKA ||SHEEKH XASAAN 2024
13:19
LIIBAANTA TV
Рет қаралды 65 М.
KACAU GURU GEMBUL, KITAB NASAB BUKAN DARI ISLAM? JAWABAN CERDAS GUS WAFI @nabawitv
27:06
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 95 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 43 МЛН
Maxaa Udhexeeya Wahaabiyada iyo Sufiyada || Sh Xassaan
25:46
Daarul Xadiith
Рет қаралды 68 М.
Qardaawi Gaal ayuu ahaa ilaahay ayaa ummada Dhaafiyay || Sh Xassaan
8:03
Boqor Adunka Somara Kii Ogu Kaarta Badnaa Oguna Dulqaad Badna Sh Xassaan Abu Salmaan
12:16
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 80 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 95 МЛН