No video

SHORT FILM (SINGAL MOTHER ) SHAADIYO SHARAF OO SHAAFTO KU QABATAY BAABA JEEY QOSOLKA ADUUNKA

  Рет қаралды 596,696

Shaadiya Sharaf Official

Shaadiya Sharaf Official

3 жыл бұрын

SHORT FILM (SINGAL MOTHER ) SHAADIYO SHARAF OO SHAAFTO KU QABATAY BAABA JEEY QOSOLKA ADUUNKA

Пікірлер: 1 500
@shaadiyasharafofficial
@shaadiyasharafofficial 3 жыл бұрын
Waa Kan KZbin-ka Baabajey Halagu Sharfo Subscribe kzbin.info/www/bejne/lXTLmqGdapd5Y80 u sheega inaad tihiin Team Shaadiyo Sharaf
@haawakiin2305
@haawakiin2305 3 жыл бұрын
Sheega inaa tihin team shadiyo kulahaa umadena ma tahid sharafey 🤣🤣🤣🤣🤣
@deeqomohamuud73
@deeqomohamuud73 3 жыл бұрын
🙏🙏❤❤🌹🌹🌹😂😂😂
@hncchannel
@hncchannel 3 жыл бұрын
Mansha Allah waan baba Jay
@jiyaabea8510
@jiyaabea8510 3 жыл бұрын
Shadiyo apayo qaladaadka nosodub wlhi kasa laqosol bdn 🤣🤣🤣
@siraajipoi9435
@siraajipoi9435 3 жыл бұрын
@@haawakiin2305 falcon hi welcome Kalama General why you do this version of
@nasriinaabdala1855
@nasriinaabdala1855 3 жыл бұрын
Shadiyo ruwayadan qaladadkeda rabna inta igu racsan ismujiya 🙏
@faadumofaadumoqasim4248
@faadumofaadumoqasim4248 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk nosobdi aabyo qaali ah
@axmadmuxidin8772
@axmadmuxidin8772 3 жыл бұрын
Qalalaad Ka Noso Daya Codsi Inta Igu Racsan Like
@sihamahmedabdalla1007
@sihamahmedabdalla1007 3 жыл бұрын
Hhhh yab waye wlhi 🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣
@khadroluul9461
@khadroluul9461 3 жыл бұрын
Hhhhh
@najmanajiibnajmanajiib3943
@najmanajiibnajmanajiib3943 3 жыл бұрын
@@khadroluul9461 ès02
@sacduushcadey4894
@sacduushcadey4894 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf intii ruwayadeeheeda iyo shadiyo sharfa tageerto lake sar 😍😘💋💋💥💯🤍🖤💭👍
@hakarka2851
@hakarka2851 3 жыл бұрын
Team baaba jeey like Adaa iqab tid kulahaa😂😂😂
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@asadjacelow2819
@asadjacelow2819 3 жыл бұрын
Babajey youtube furte kzbin.info/www/bejne/lXTLmqGdapd5Y80 Wakana usaara
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah..
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@asadjacelow2819 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah.
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@asadjacelow2819 adna ii sar walaal
@AMIN-wp2tb
@AMIN-wp2tb 3 жыл бұрын
inte ila aragtay shaadiyo in ay Ruwayd kufcntahy like dhac
@Rasmi473
@Rasmi473 3 жыл бұрын
Qaladaadka rubayada sogaliya inta igu racsan like😁😁😁😁
@ahmedabshir9117
@ahmedabshir9117 3 жыл бұрын
Walashey qaali shaadiyo sharaf shar iyo sheydaan illahay haka xijaabo muraadka aad leedahay mid qaas iyo caamka ah aanan macsi aheyn illahay haku siiyo hanuun siyada ahna illahay haku siiyo cimri dheer iyo cafimaad iyo cibaado suuban illahay haku siiyo akhirana janatul firdowsa alaclaa insha allah
@mahirnor8439
@mahirnor8439 3 жыл бұрын
Shadiyo gormee baba jey channelkisa Kaso muqaney inta igu racsan like isar 👍
@mahmouda7698
@mahmouda7698 3 жыл бұрын
💋💋💕🤙
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Qudhaa iyo Xeradaa Keep Going Queen
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 3 жыл бұрын
Basadirow adiga jilinkaaga goormaan ka arkeenaa
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@mirefarah6126
@mirefarah6126 3 жыл бұрын
9
@nuuramaxamed78
@nuuramaxamed78 3 жыл бұрын
Basandiir😂✌✌✌Tageero
@nuuramaxamed78
@nuuramaxamed78 3 жыл бұрын
From burco😂✌✌
@sacdiyoabdi4461
@sacdiyoabdi4461 3 жыл бұрын
Abaayo please haku dhaaran magaca ilaahay waa danbi way magaca Alle inaad been ugu dhaarato abaayo waa iga waano iska ilaali
@saidjama4581
@saidjama4581 3 жыл бұрын
Rabiyoow lixdaada lixaad kuu soo celi inshallah
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 3 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
walal qali subscribe igu cawi
@maidaadam6025
@maidaadam6025 3 жыл бұрын
Baabajey Firsaday Mana Qoslin Macqul Ma.han Wale😂😂😂
@fadumiinabintu6246
@fadumiinabintu6246 3 жыл бұрын
isbitaal rabta umlen
@fadumiinabintu6246
@fadumiinabintu6246 3 жыл бұрын
😂😂
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 жыл бұрын
Absolutly wallahi 😁😁😁😁😁😁
@caashocuud1563
@caashocuud1563 3 жыл бұрын
Shadiyo abyo qaldadka rabnaa inta ila mid ah☝️
@maaniabdalla8431
@maaniabdalla8431 3 жыл бұрын
Ar shaadiyaa basal danbo oo kaa soo u rayso hadaa arko wabiga niil aan kugu soo dhaqaa ma kulahoo imtixaan wlhi 🤣🤣🤣🤣❤️
@muniirahajjiabdirahman8069
@muniirahajjiabdirahman8069 3 жыл бұрын
😂🤣😁🤣 waaku tuugaa qaladaadka filmkam nookeen shaadiyo plz
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@fatimamaxamed5719
@fatimamaxamed5719 3 жыл бұрын
😂😂baaba jeey io shaadiyo isku nurayan wlhi😂😂like igu cawiya inti ku hysata qosolkoda
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huno subscribe
@Bunzuunyt
@Bunzuunyt 3 жыл бұрын
Nosoo badiya reer America hadaa nahay weekend aan idinku nasanaa nosoo badiya shadia qurux iyo teamkeeda we love you❤️🙏🙏
@gabarhabargidir1834
@gabarhabargidir1834 3 жыл бұрын
Babajey io shadiyo is Ku imadeen maxaa kafilee oo qosol aheen 😂💯✌️
@jannajeylaanijannajeylaani5866
@jannajeylaanijannajeylaani5866 2 жыл бұрын
😂🤣😂🤣
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 3 жыл бұрын
Naag waxaa qawo ninkii lacag qawo kkkk inta saas maqashey Like dhac iigu siiya
@hawaaragsan189
@hawaaragsan189 3 жыл бұрын
Hhhhh lacag qabo waxay kawadan lacag hysto wllhi wa qosol miiran kuwani
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 жыл бұрын
Shaadiyo jeestadaa ku jeclahay 😂😂😂😂waayelnimada waaku nuuree👍👏🙏💯 👇
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
igu walal subscribe
@queenhana9966
@queenhana9966 3 жыл бұрын
Inta ka heshay baaba jeey jilinkiisa 👍
@nuurdiinmohamed2745
@nuurdiinmohamed2745 3 жыл бұрын
Shadiya abayo fanka isaga bax illahay dartis arzaqad kale ayu illah melkale kasina abayo insha allah
@ubahali6299
@ubahali6299 3 жыл бұрын
Wllhi qosol iga dhamaday qosol hada rapto shadiyo chanelkeda imaaw😂😂✌✌
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Ubah plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@ubahali6299
@ubahali6299 3 жыл бұрын
@@Aamiinkayse1 oky wll waa ku saray
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 3 жыл бұрын
@@ubahali6299 🤣🤣✌
@maxamedcali6990
@maxamedcali6990 3 жыл бұрын
Inta cabdifitax yare tageerta is muujiya🙏🙏🙏🙏🙏
@aminaali2052
@aminaali2052 3 жыл бұрын
Baabajey siduu lacagta ufiirinaayo ayaa qosol igu dilay😂😂😂
@saciidomaxamed4
@saciidomaxamed4 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@ruunmohamed2404
@ruunmohamed2404 3 жыл бұрын
Wlh waan suuxay shaadiyo iyo baaba oo ishelay qosolka wuu iga dhamaday 😂😂😂😂😍😍😍
@gabadhiiriyada6756
@gabadhiiriyada6756 3 жыл бұрын
Shadiyo maka so muqatid baba jey chanal kisa 🤔🤔🤔🤔
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isaar huno subscribe
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 жыл бұрын
Haaaa inee kaso muqato waye
@suweydaqurux869
@suweydaqurux869 3 жыл бұрын
Sax waye cawiya wilka
@atharbarqad2997
@atharbarqad2997 3 жыл бұрын
Danesato waye🤨🙄😏
@N_F_MUZIC_OFFICIAL
@N_F_MUZIC_OFFICIAL 3 жыл бұрын
Shaadiya Sharaf
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar subscribe huuno
@wlalahaqalbigachannel3311
@wlalahaqalbigachannel3311 3 жыл бұрын
Shadiya mel kasta wey kuso bexee duq xita baba jey nin culuas wlhi sanbuqoslayay ilinaa iga imatay yaqey noso badsha waxab caml💯💯❤❤❤❤❤💕💕💕💕
@Ina.mataan
@Ina.mataan 3 жыл бұрын
Alla baaba jay qosolkii iga dhaneeyey inkaar qabtada ganadheerta kulahaa hh
@qoojeabdi1559
@qoojeabdi1559 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤Shaadiyo wle wa ku wataa Baaaba Madaxa ii saaran thy🤩🤩
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar huuno subscribe
@deeqoyar3879
@deeqoyar3879 3 жыл бұрын
Kkkkk noso badiya please inta igu raacsan ismuujiya
@Ibra12886
@Ibra12886 3 жыл бұрын
Wlh saan u qoslaayay ilin baad iga imaatay Alla shaadiyo baba jeey cimamadooda meel baa iska dhigay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fadumoahmed2584
@fadumoahmed2584 3 жыл бұрын
Noso badiya ruwayadaha jiliinka aad ba ugu ficantihiin wlhi shadiyo wax kale siday u jishay suxul barur islamaha nocasa o lacgta leh wa khatar🤣🤣🤣
@luuulahmed4721
@luuulahmed4721 3 жыл бұрын
Qaladaadkeeda nosoo giliya😂😂
@maariyocali2816
@maariyocali2816 3 жыл бұрын
Part2 soo sameya inta igu raacsan love dhac ku siiya
@anabdaud8141
@anabdaud8141 3 жыл бұрын
Shadiyo’s acting is another level 😜😂❤️
@ifraahhirei2023
@ifraahhirei2023 3 жыл бұрын
Alla shaadiyaa caadi maaha wallahi love kugu ahay😂😂🥰🥰
@quenquman7548
@quenquman7548 3 жыл бұрын
😹😹 noso badiya ruwayadaha
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar subscribe huno
@salmazaxnzxo2117
@salmazaxnzxo2117 3 жыл бұрын
Adaa iqabtid baaba jey umadenh maha😂😂😂😂
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isaar ina abti subscribe
@stkvlogs9404
@stkvlogs9404 3 жыл бұрын
Ruwaayadan wlhi hadee macaatay baba jeey in the house 😂😂😂
@mohamedabdiwali1374
@mohamedabdiwali1374 3 жыл бұрын
Alla shaaadiyo wee lacag jaceshahay lacagta meeqo mar ayee terisay inta ee u dhiiibin baba jey lacagta 😂😂🤣🤣
@roodacabdirahman5354
@roodacabdirahman5354 3 жыл бұрын
Falstiin jiliinkeda ku haysta 😅😅🤣🤣
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar walashey
@hzbsisgbsissbsh873
@hzbsisgbsissbsh873 3 жыл бұрын
Shadiyo iyo baba wlhi waxaa tihiin dadka kaliya aaan mar walbo aan ifarax galiye nolada intee nolol jirto 🥰😅😅
@shaadiyoali1276
@shaadiyoali1276 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhh lug oo jidka wadnaha kasonoqoneyso marka arkay😁😁😁😁😁
@farxiyashirerali9992
@farxiyashirerali9992 3 жыл бұрын
Ala shahdiyaa dhibley saa lacagta utirineyso anba ka helay babajey fanny😂😂😂😂
@queentaliso3900
@queentaliso3900 3 жыл бұрын
Qaladaadka filinkaaan nooso daaya plzz shaadio lcgta kudhagan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amishsweety1305
@amishsweety1305 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hafsamoha6076
@hafsamoha6076 3 жыл бұрын
Shafto Kadaa maskiinka🤣🤣🤣🤣🤣
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar walal subscribe
@zakariyemahamuud390
@zakariyemahamuud390 3 жыл бұрын
Wlhi baba jey iyo shadiyo sharaf inaba cadi matihiin aadba iiga qoslisen gar ahan baba jey sido u shactirenayo wan fuure nosobadiya ruwayadahan sidan u qosolka badn
@najmastars4664
@najmastars4664 3 жыл бұрын
Kkkk mxaa wajiga kadary shadiya ruwayadahaga bela kutahay nosobadi🤩🥰🤩
@caisha_cuud7049
@caisha_cuud7049 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf Abaayo noso badi Filimanta baba jey Kujiro Wllhi Ani baba Jey Hadalkiis waan jeclahay
@istarhassan1072
@istarhassan1072 3 жыл бұрын
kkkkkkk inaba cadimaa ahaaha walaahi waad inaga qoslisen we love you
@istarmohamed5874
@istarmohamed5874 3 жыл бұрын
Samidey
@ibrahimabdirahman1771
@ibrahimabdirahman1771 3 жыл бұрын
Beska Xaji away beri yahan... Marka asaga iyo shidhiyo Marky Isla jiloyan ayaa bel ah🥰
@AbdulQaadirAden
@AbdulQaadirAden 2 жыл бұрын
Wallaahi qosolaa i diley aniga. Funny waaye runtii shaadiya babajeey iyo asxaabtooda dhamaan. 😁😁😁😁😁😁😁🏆🏆🏆🏆🏆🌺🌺🌺🌺❤❤❤❤
@fadumoahmedibrahim6916
@fadumoahmedibrahim6916 3 жыл бұрын
baba jay iyo shaadiyo sharaf aa fiirsaday mana qoslin waa bentaa 🤣ni jeclahay wlalalahy farxad aa dhaman aa idin rajayn🥰🥰🥰🥰
@libaanadan3854
@libaanadan3854 3 жыл бұрын
waxan ahay abe somaliyed oo 3 carura haysa waxan ina kacod sanaya caruurta bilkoda raba ina Yutup karadiyo wlayal hamigayga waxa weye 100 supesgareb aad baa uma had san thy adiga i akhrinaya sadaqo alha kaga dhigooo
@ikraaanabdi22ikranqurrxque96
@ikraaanabdi22ikranqurrxque96 3 жыл бұрын
Waan kuusaary huno
@waailmuumin5401
@waailmuumin5401 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Naagta yee itaaban wey iga xoog badan Naagta horror waaye beeee Ganaha itiri rabteeeeee Shaadiyo Masha Allah
@shuushudahir320
@shuushudahir320 3 жыл бұрын
Shadiyo sharaf lugta se ugu celisay barkinta aa iga gadan 20:40
@abdullahisaid9050
@abdullahisaid9050 3 жыл бұрын
Wlhi baba jeey waa fanay Allah barakeeyo
@jeyali4326
@jeyali4326 3 жыл бұрын
Masha Allah All Best 🙋‍♂️ ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
@Haliizah
@Haliizah 3 жыл бұрын
Manoli wlhi ar shaadiya iyo babjey qosol igu disheen😂😂🥰
@shukriaomer186
@shukriaomer186 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣namberkeyga waxa kugu qoran my heart to dey kulha🤣🤣ar shadiyo maxey Eglishka sharafta kaqaday
@istarmohamed5874
@istarmohamed5874 3 жыл бұрын
Hhhh😄😄🇸🇴👋🏻
@Ahmednour5H
@Ahmednour5H 3 жыл бұрын
Ku soo yaca halkan oo soo saara wixii yaraa dee All somali👋👍😀
@amaalqasim4940
@amaalqasim4940 3 жыл бұрын
Shadiyo abyo mcn wan ku jclhy wlhi
@Aamiinkayse1
@Aamiinkayse1 3 жыл бұрын
Amal plz wlltinimo igu saar subscribe plz wll wa codsi 🙏
@IbraahimIbraahim-dn6mi
@IbraahimIbraahim-dn6mi 3 жыл бұрын
Baba jey qofka keliya ee iga qoslin kro nin culus keep going sxb❤❤❤
@muna_____somali
@muna_____somali 3 жыл бұрын
Shaadiyo Iyo Baabsjey idin jeclhy😁😁😁😄😄😆😂
@mohamedaamin8060
@mohamedaamin8060 3 жыл бұрын
Inta ninkaaan jecel love isaar
@Sucdishiifeerjamaac
@Sucdishiifeerjamaac 3 жыл бұрын
Shaadiyo duqjiin ingilishka ha kufsab
@mohamedaamin8060
@mohamedaamin8060 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 shaadiyo wlh umadeena ma tihid yey isoo gaarin aaaaa yaaqey qalalaadka noo soo daaaa
@riyaaanrihaam3063
@riyaaanrihaam3063 3 жыл бұрын
Shadiyo wan jclhy wlhi Ilaah dartisa ku jclhy horay u soco mcnto
@nasropea9639
@nasropea9639 3 жыл бұрын
Team shadiyo is mujiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sadiqmoha9284
@sadiqmoha9284 3 жыл бұрын
Shadiyo dhibteda iska jeclahay 😹🤣🤣🤣
@nimacohassan9002
@nimacohassan9002 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zooyaasiman2890
@zooyaasiman2890 3 жыл бұрын
Qaladaadka noo soo gali queen dumar🥰🙏🙏
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
igu cawi subscribe huuno
@carfixareed6318
@carfixareed6318 3 жыл бұрын
Abayo filimkaan qaladaadkisa nosoo gili abaayo waa naga codsi
@najiibtolkaofficial8503
@najiibtolkaofficial8503 3 жыл бұрын
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plz
@leylomohamed9275
@leylomohamed9275 3 жыл бұрын
Aawey hee
@zooyaasiman2890
@zooyaasiman2890 3 жыл бұрын
Baaba jeey io shaadiyo walhi dad aan jeclahy keep goin 🥰🥰qosol u dhintay runtii 🤣🥰🥰
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
isar ina abti subscribe
@samsammaxamuud473
@samsammaxamuud473 3 жыл бұрын
Mash Allah baaba jeey iyo shaadiyo sharaf walh dad aan jeclaahy keeb goin qosol udhintay runtii wlhi horay usoco
@anabosman7722
@anabosman7722 3 жыл бұрын
Masha allaha keep going wallahey kkkkkk so funny 😂
@axmadmuxidin8772
@axmadmuxidin8772 3 жыл бұрын
Kkk Falasiin Babajey Waxi Oo Kuku Cayo Manta Waka Arsaty Shadiyo Sharaf Hala Badiyo Ruwayadaha Babajey Hala Kululayo
@zunaarielmi525
@zunaarielmi525 3 жыл бұрын
Shadiyo sharf iyo baaba jeey wa idin tagerah ❤ ❤ ❤ ❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey
@zunaarielmi525
@zunaarielmi525 3 жыл бұрын
@@hudachanel2495 haye abayo
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
@@zunaarielmi525 thank u xbbti
@warerkaxaajiqiilmawaaye
@warerkaxaajiqiilmawaaye 3 жыл бұрын
great storyline, he was amazing and hilarious wlh and he put everything to a good use, i hope everyone understands what i mean by that kkkk. we need more like him. i hope to see more of his work in the future, and shadiyo came from a long way "acting wise" she was great on this one. intaan in kabadana waan idinka sugeynaa.
@caaliyaabdi6374
@caaliyaabdi6374 3 жыл бұрын
Shadiyo pls qalaldka nogu so gali😂
@samiracabdi1170
@samiracabdi1170 3 жыл бұрын
Hhh hhhhh wlhi shadiyo Caadi ma ahan jiroo joog shadiyo abaayo keep going you are so funny 💝💞❤
@amaliinaabukar7228
@amaliinaabukar7228 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf wlhi jiliinkeda caadi ma ahan 😃😃
@hdplus9130
@hdplus9130 3 жыл бұрын
Walal macan haydhibsan inyar ii istaag Fadlan wll qali waan dadalaya ee ii garab istaaga isoo booqda igaga farxiya dadkaygii aduunka ugu qalisana Somali hadad ka dhalatay ♥️uma ciil qabtid CID kale 🙏🙏
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 shadiya cadey iyo baba jey keep going ❤❤❤
@actrosdinhotruckboy3673
@actrosdinhotruckboy3673 3 жыл бұрын
Mahadsanid wad iga qoslise Alle haku sharfo
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂this is too funny for real😂😂😂😂😂.keep it up shaadiyo.
@djcamezmaabdalkarim5314
@djcamezmaabdalkarim5314 3 жыл бұрын
Ina Ka Xuntahy Waa Macquul Lkn Gees Gees U soco Xigasho Sharma boy 👦 baaba jeey Wan ku wataa 🎁✌️
@mamiguleed1030
@mamiguleed1030 3 жыл бұрын
ha dhow wd i qiyaanty ma rapo socodka iska paroopeeey😁😁😁😁😁
@nuuradiinmuuse7130
@nuuradiinmuuse7130 3 жыл бұрын
Illaha Ila og hadey itaabato waa dhimanaa shaadiyo umadeena maaha
@aaminocali2737
@aaminocali2737 3 жыл бұрын
Wale markan ujeday shorta film shaadiyo sharaf sidan usoorday lee kal iyo lab wlhi lkn shaadiyo mcnto qaldadkisa nosoda filmkan bls xbbti
@hudachanel2495
@hudachanel2495 3 жыл бұрын
Subscribe isar please Walashey
@mukhtarmohamed8129
@mukhtarmohamed8129 3 жыл бұрын
Ookiyaalaha 😁😁😁 Caadi maaha
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
inaa kaxuntahy wa macqul kulahaa baaba jey jini waaye wlhi
@nimococo9759
@nimococo9759 3 жыл бұрын
I like this boy very talent kulaha shadia 😅😅😅🤣
@fahadosman1092
@fahadosman1092 3 жыл бұрын
Paapa jeey chanelkiis ka soo muuqo yaqy🙏🙏🙏🙏❤❤❤
@Gift606
@Gift606 3 жыл бұрын
igu cawi subscribe walal
@yakiqadafi6611
@yakiqadafi6611 3 жыл бұрын
Inta qabta qaladadkiiso like dhac kusiii hee
@miskifoodey3523
@miskifoodey3523 3 жыл бұрын
Wan kahelay ee noso badiya❤❤❤❤❤❤ ni jecleyaaa ❤
@sucaadsusu563
@sucaadsusu563 3 жыл бұрын
Baba Jeey iyo shadiyo sharaf wa dad an jclhy wlhi qusul iguma harin😂😂😂😂
@xamdiqaali7738
@xamdiqaali7738 3 жыл бұрын
Horay usoco walashay macaan shaadiyo 🥰🥰🥰💋
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 39 МЛН
The Joker saves Harley Quinn from drowning!#joker  #shorts
00:34
Untitled Joker
Рет қаралды 57 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
SHADIYO SHARAF BABAJEEY WIILO OO ISKA JAFE QOSOL IYO QARAAXO😂
11:04
FAADUMIINI OO BAABAJEEY SIXUN U JAFTAY…….
16:39
Baaba Jeey
Рет қаралды 73 М.
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 1 AAD
28:35
Xogmaal Media
Рет қаралды 644 М.
SHORT FILM QOSOL BADAN (SODAH NECEB ) SHAADIYO SHARAF OO GURIGA WIILKEED LAGA SAARAY....
18:36
NIN FAQIIR AH | QALAANJO DHEX YAR, LABO QAAWAN ISMA QAADO HOT
35:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 70 М.
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 39 МЛН