No video

SHAADIYO SHARAF 2020 HEESTII XAN IYO BEEN | XUSUUSTII KINSI XAAJI AADAN | OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 1,766,876

Aflaanta Studio

Aflaanta Studio

Күн бұрын

Welcome To Aflaanta Studio
Home of Somali Music Video
* Update 24 Hours
* Quality Videos
* Reliable Ideas
If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
And Check Alert Icon 🔔
Contact Us What's Up
+254722258310
Contact Us Mobile
+447724113129

Пікірлер: 191
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 2 жыл бұрын
Shaadiya sharaf shaadiya quruh wanaag fanaanad aanka jclhy majiro cod wanaag love you From hargeisa❤👏🏾🙏🏼
@weliwar5657
@weliwar5657 3 жыл бұрын
waa hees Aad umacan waxan kuxasuusta oo markasta iso diri jirtay gabadh Aan isjeclen balse calafka nakala geyay xan iyo ceybi yey kuracin ❤❤❤❤
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Tat's sad history
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 2 жыл бұрын
Asc walalheyga qalbiga wangsn e somaliyed manta waxan ahay walshina o murd lleh iso duceya like xita ma idinka rawo wlh kaliya duco ayan idinka bahnahy
@sagal2422
@sagal2422 2 жыл бұрын
Allah ku sahlo muradkasto leedahay an macsi ahayn wlshy❤❤
@hamdimohamed7349
@hamdimohamed7349 2 жыл бұрын
@@sagal2422 amin.macney mahdsanid
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Muradkada Allah sahlo
@hassanxikmaawi5965
@hassanxikmaawi5965 Жыл бұрын
Sidaad jeceshahay ❤️ Allah kuu sameeyo abayo ❣️ mcn
@rahmishbbe7960
@rahmishbbe7960 4 жыл бұрын
Abdifitax waa nini raged walhi malintoo gursaday ayaa ukuu danbaysay inay niko iyo see daran uu dheshooo amaa sad qafefaa soo xerado inta ikuu racsan like ii saraa
@ifrahabdisalan101
@ifrahabdisalan101 3 жыл бұрын
l-
@kingkeita4873
@kingkeita4873 3 жыл бұрын
Maslaxadeeda ku jirta
@zamarapretty853
@zamarapretty853 3 жыл бұрын
ISKA AAMUS SHALAY GOANKEDA AYEY ISKAGA DAAYSAY MAANTANA GO'AN KEDA 😏 NINA WXBA KAMA BADALIN
@mubarakmohahamud3284
@mubarakmohahamud3284 3 жыл бұрын
@@zamarapretty853 miyaad war u haysaa adigu xagadse ka guban
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 3 жыл бұрын
@@mubarakmohahamud3284 waa runteeda dee gabadhaha xur wye c/fitax ka hora walide lehed
@xusnixayeesi8233
@xusnixayeesi8233 2 жыл бұрын
Shaadiyo Sharaf sis Heesta si Fiican baa u keentay, laakin in aad Xadka iga baydhaa waay qaladay ereygaas (XAD) maaha ee Waa ( XAS) xas na micnaheedu waa ood yar oo lagu oodo guri somaliga ama buulka laakin XAD waa wadan ilaa wadan inta u dhaxaysa Mahadsanid Codka keep going
@hooyoshidanhd7876
@hooyoshidanhd7876 2 жыл бұрын
Pppppppp
@apdikariinahmed1695
@apdikariinahmed1695 2 жыл бұрын
Haa zxb nin wax badn fanka yaqana
@sadomohamed1499
@sadomohamed1499 4 жыл бұрын
Shaadiyo nolow hoyo macan abdifatah marwo sharaf leh Allah gu gudegay nolada ❤💋❤🙏👍
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
heestan cawan soo xasuustay allow sahal umuurah 19/02/2023
@ciilowniini-db6xu
@ciilowniini-db6xu Жыл бұрын
Amiin
@khadarboy5831
@khadarboy5831 Жыл бұрын
Waa erayadii axmed saleban biide iyo laxankii axmed gacayte wa heezti heeza yasalm 😋😋😎
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Xad❌maha ee waa xaska iga bay dhaa✅
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 9 ай бұрын
Heestaan hadii soo booqatay 2023 laki ii saar❤
@shukriosman9962
@shukriosman9962 4 жыл бұрын
Shadiyo waa gabar bulshada dhaxdeeda kuleh ixtiram iyo iloinen ihmisen
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS "Xareeda Laguma wacnaado "Abaartana Lama Xumaadoo "Aduun Xunbo Maaha Gudhayee "Haduu Kuu Xeel Furaadoo "Xogtiisana Ruux ku Siiyo "Xusuusta Lagama Gooyee "Xagaaga markaan U ciiray "Inaad xaska iiga baydhaa "Xeerkiisa Jacaylka Maahee "Xan iyo ceebi yay ku raacin. "Adduun waa xeerba xeeroo "Sidii weeye xabag cadaadoo "Xil bay adhi Jiri Wadaagtaa "Inagaa xidid iyo Goba Ahoo "Amase Laamaha Xubnaha Oo "Xumaan Haygu Darin Waxyeelee "Xagaaga markaan u ciirray "Inaad xaska iiga baydhaa Xeerkiisa Jacaylka maahee "Xan iyo Ceebi yay ku raacin. Xasuustii AHUN Kinsi X Aadan. Erayaddii Ahmed S. Bidde Laxankii Ahmed Gacayte AHN Luuqddii Kinsi X Aadan AHN
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Shaadiya Sharaf maalinta aan ku nici doono waa marki aad aado Hargeysa ama Gobolada Woqooyi ee Muuse dhiigyacab uu xukumo ee mowjada Soomaali-diidka ah🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎵🎵🎶 Reer Muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅
@Maeyann9
@Maeyann9 9 ай бұрын
Do you know heesta in axmed saleeban bide iyo kinsi xaaji aadan ay kalib soo jeedan uqooyi
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 4 жыл бұрын
Shaadiyo ayaantan dar dar bay soo celisay keep going ayaa leeyahy abaayo❤️❤️
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
odaygan naarta ayuu ku jiraa wallaahi, adna waa soo dhigay, kulligiin naarta,
@nimcomuusa2803
@nimcomuusa2803 3 жыл бұрын
5
@Maeyann9
@Maeyann9 9 ай бұрын
Axmed saleeban bide yes the legend of somali lyrics
@hodanmohamed2065
@hodanmohamed2065 4 жыл бұрын
Horta shaadiyo maxay gabdhaha muqdisho markasta uga style fiicantahay uga dhar quruxbadantahay
@sahalbashir7454
@sahalbashir7454 2 жыл бұрын
Wooow Shadiya Styles iyo jidh wad haysa from Ankara
@quenamuun1225
@quenamuun1225 4 жыл бұрын
1augest coming soon malintyna⁦🇱🇸⁩ puntlander girl wllhi wn sugi lanhy malintyna⁦🇱🇸⁩ puntlander ismuujiya⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩⁦🇱🇸⁩
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@queenamla4673
@queenamla4673 4 жыл бұрын
Wan wada sugi la nahy malinteena🇸🇱🙏🙏👑👑👑
@Maria_farah
@Maria_farah 4 жыл бұрын
Hampalyo 👏👏👏❤
@zahraamin6008
@zahraamin6008 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@halyayqaran8922
@halyayqaran8922 4 жыл бұрын
@@shokanafilms6576 7
@abeyadan9845
@abeyadan9845 4 жыл бұрын
Mshllh shahadiya sharaf malmaxan calanketha babanoya mailaaragten
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 4 жыл бұрын
Saxid Midhihuwaa , xumaan haygu falin wax yelee. Maaha haygu darin
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Raga Somali du waa kuwa keliya dunida dumarkoduna VIP yihin iyaguna Digada .
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Kkkkk maahan wlhi ragg dhisan waa jiraan oo shidan
@generaldafaaye
@generaldafaaye 2 жыл бұрын
Shaadiyo heesta way kala kicisay xasuustii kinsi xaaji
@jamacsaidmohamed7459
@jamacsaidmohamed7459 4 жыл бұрын
Wllzhy qurux dumar azxpta manay kuz0 gadhin wan kaz0 bixiney hargeyza❤
@quruxoday533
@quruxoday533 4 жыл бұрын
I'm first person like egu booba please
@achrafabdullahi4251
@achrafabdullahi4251 4 жыл бұрын
Viva shadiya and aflaanta❤❤❤❤
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan abayo kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@hammedofficialabdullahi3453
@hammedofficialabdullahi3453 3 жыл бұрын
𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒏𝒂𝒚𝒔𝒂 2020 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒊𝒊𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂 𝒘𝒂𝒍𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂𝒂𝒍
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 2 жыл бұрын
Waakutageera gabarkale kama horeeyso salaan adi iyo xajigada
@sarahussein5872
@sarahussein5872 3 жыл бұрын
Xadka mahaa ee wa xaska.heesa hore erydaa aad uga fiirsada
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 2 жыл бұрын
Xad mahan ee waa XAS waa oosmd yar Guriga lagu wareejiyo
@mihiimmaxamudaadan5436
@mihiimmaxamudaadan5436 3 жыл бұрын
Waaaw shadiya macn waxyro nacn weeye wllo macn waaw
@goldenboy8627
@goldenboy8627 4 жыл бұрын
Legendry shadiyo sharaf ✌❤🙏🎧🔥
@caatuucadey8372
@caatuucadey8372 4 жыл бұрын
Heesta xan iyo ceeb miyaa mise xan iyo been🔥✋
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Abayo MCN subscribe isaar fadlan abayo kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@caatuucadey8372
@caatuucadey8372 4 жыл бұрын
Diyaar wyeh
@sahalsaid1405
@sahalsaid1405 Жыл бұрын
Shadiya jidh macan bad haysa horay usoco
@queenfarxiya950
@queenfarxiya950 3 жыл бұрын
Mashaa Allah my favorite girl shaadiya sharaf 👌❤️❤️💋keep going siz love you ❤️❤️
@sadiiqkureej2412
@sadiiqkureej2412 2 жыл бұрын
Cod iga dheh shadiyo cabdulhi sistr wan ku.wata
@sashamario7465
@sashamario7465 3 жыл бұрын
Mashallah your smile is everything mashallah sharaf
@ganeyiyoqasaaye8738
@ganeyiyoqasaaye8738 2 жыл бұрын
wan ku wataa shadiyo sharaf waxaan ayaa hees lagaa dhahaa waana hees hest dhaaftay wll mcn
@nasroomar4098
@nasroomar4098 2 жыл бұрын
@@ganeyiyoqasaaye8738 f7pqq222²
@kulmiyeTube01
@kulmiyeTube01 Жыл бұрын
Ok wll thangs
@nimcomaxamed2486
@nimcomaxamed2486 3 жыл бұрын
M. A shadiyo sharaf badan Cadowgada hajabo gacalo
@happyahmad9689
@happyahmad9689 3 жыл бұрын
Keep gowing wllshy shadiyo naag nool
@hamzacurdun5158
@hamzacurdun5158 3 жыл бұрын
Al fannanah kinsi haji adesh tnx hees mcn oo laogein
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 3 жыл бұрын
Inaad xadka iiga baydhaa maaha waa inaad xaska iga baydhaa ereyada kaso saxa inanta
@hibaaqabdirahman1609
@hibaaqabdirahman1609 4 жыл бұрын
Mansha allh wan kutageraa inbadan shadiya
@Bouhali-ib5ed
@Bouhali-ib5ed 3 ай бұрын
Macha allah cod dahabi ❤
@kingj3589
@kingj3589 4 жыл бұрын
Kinsi xaaji🤩
@azaanamedia311
@azaanamedia311 4 жыл бұрын
Waxaan noqday Qofkii ugu horeeyey ee daawada👍
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@isma0657
@isma0657 3 жыл бұрын
Living legend.. Shaadiyo sharaf ku wataa..♥️♥️♥️♥️♥️💕💞💓
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 4 жыл бұрын
👌👏👏👏🙋🏻‍♀️wow amazing song I like wlhi
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Quruxey subscribe isaar fadlan abayo kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@aminamohamedahmed501
@aminamohamedahmed501 4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf illeh haa kuu diyo
@mohanyare8499
@mohanyare8499 2 жыл бұрын
Waaan kuwadanaa wll🙏🙏❤️❤️❤️💔
@drsxamdiaxmed8473
@drsxamdiaxmed8473 4 жыл бұрын
Tageero fulll shaadiya sharaf
@lovedhahabo4937
@lovedhahabo4937 3 жыл бұрын
my queen keep on shining forever cadhowghaa hoos i.a
@hammedofficialabdullahi3453
@hammedofficialabdullahi3453 3 жыл бұрын
𝒘𝒂𝒍𝒂𝒂𝒍𝒊𝒚𝒂𝒂𝒍 𝒘𝒂𝒍𝒊𝒈𝒂𝒚 𝒎𝒂𝒈𝒂𝒂𝒓𝒊𝒎𝒏 1𝑲 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒊𝒔𝒂𝒂𝒓𝒂
@Lagend-tf8bq
@Lagend-tf8bq Жыл бұрын
Shadiya comtiga majecla 🤣🤘😎
@HassanHussein-zw6rm
@HassanHussein-zw6rm Жыл бұрын
Nice voice
@safiasaay
@safiasaay Жыл бұрын
Hassan Hussein
@missindho5438
@missindho5438 4 жыл бұрын
The first comment😁
@hodancanshurmaxamedsuldank1053
@hodancanshurmaxamedsuldank1053 4 жыл бұрын
Mash allah ala iskuwaara
@cabdiraxmanmaxamed9462
@cabdiraxmanmaxamed9462 3 жыл бұрын
The one and only shaadiyo shraf✌❤
@moslaxmohamed8727
@moslaxmohamed8727 3 жыл бұрын
Shaadiyo sharaf naagta naagaha eryata
@fatimaistahil1190
@fatimaistahil1190 4 жыл бұрын
Www heestaa wan kuwaataaaa
@aydarusmann5828
@aydarusmann5828 3 жыл бұрын
Hesta wey kufsatay maaha xadka ee waa xaska
@daljiryare318
@daljiryare318 2 жыл бұрын
war nio heesta quran maha wax walaga badali karaa wana laga qaldi kraa
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Heestu ma dhameystirna Sorry Magaca heestu waa *Xareeda laguma wacnaado* Erayadana haddaan ka saxo *Xaggaaga markaan Uciiray* *Inaad Xaska iiga baydhaa* 👈👈 xadka maahee waa xaska *Xeerkiisa jacaylku maahee* Boqortooyo👏👏👏❣ erayadii *Axmed saleebaan bidde*
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@idilayanle8202
@idilayanle8202 4 жыл бұрын
Heestan waxa qaadaya kinsi xaaji
@sacdiyomacalin6735
@sacdiyomacalin6735 2 жыл бұрын
Mashaalaha
@user-us1lh7vf5x
@user-us1lh7vf5x 3 жыл бұрын
ALLE HALAGA BOQO HEESTU WA DANBIYE
@zainabbille3993
@zainabbille3993 2 жыл бұрын
Shahdiyo I love you so much
@aaliyaqueen1189
@aaliyaqueen1189 2 жыл бұрын
Www m.a keep going
@safiyofarah1094
@safiyofarah1094 3 жыл бұрын
Inta 2021dawnysa like dhc igu siiya❤️
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Hadaad dooraty hees aad soo dhaweyn kartid wad ku raxeysaty wadna keenty inkastoo codka kinsi wax kle yhy lkn magool iyo codadks gb kadheh hhhh
@Rkg3177Btgl.
@Rkg3177Btgl. 2 жыл бұрын
Super nice
@nimoahmed8529
@nimoahmed8529 2 жыл бұрын
Terry.dubai Ms so
@yuusufaxmedyuusuf6674
@yuusufaxmedyuusuf6674 4 жыл бұрын
Ax esh calaa fananad shadiyo alla ku jecliya mcnt enolaw keep going
@user-tm3uv9os2g
@user-tm3uv9os2g Жыл бұрын
ShaaDIyo👸👸👸🎧🎧🎧✌️✌️✌️👍👍
@salmanmohamad1787
@salmanmohamad1787 3 жыл бұрын
Inaad xadka iiga baydhaa maha waa khalad inaad xaska iiga baydha weeyan fananinta yar yar waxa wanagsan markay heso hore loso qaday copy garaynayan inay marka hore dhagaystan midhaha
@zamzamabdullahi3757
@zamzamabdullahi3757 Жыл бұрын
Aamiin yaarabiyow
@princealsomali3601
@princealsomali3601 4 жыл бұрын
waa fanaanada kaliya een kawato
@cabdirasaaqcadaani2492
@cabdirasaaqcadaani2492 4 жыл бұрын
Helo man
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Walal MCN subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@cxHniy3luv
@cxHniy3luv 3 жыл бұрын
Waa hees aad o macaan
@aminsalah4090
@aminsalah4090 3 жыл бұрын
Keep going
@sagalahmed2141
@sagalahmed2141 3 жыл бұрын
M a abo ale haku aharfo
@Akem10
@Akem10 Жыл бұрын
Shadiyo boqorada❤
@hamdijamalsalah7747
@hamdijamalsalah7747 4 жыл бұрын
Wwwww m,a ish calaa hays
@cabasdahircabdille4780
@cabasdahircabdille4780 3 жыл бұрын
Masha alllh
@rayfeciize3255
@rayfeciize3255 3 жыл бұрын
Xan iyo ceeb yey ku raacin
@luckyosman8102
@luckyosman8102 4 жыл бұрын
2:00 eshcalaaa dance🤣
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 3 жыл бұрын
Yes nice yes
@mekor_kordahab7849
@mekor_kordahab7849 3 жыл бұрын
Shaydaamada nadira nayruz mlinkd ka hadhy malin wcn ahyd
@user-zn1ci6sv6t
@user-zn1ci6sv6t Жыл бұрын
Injeedey
@dekahassan2505
@dekahassan2505 4 жыл бұрын
Kn asal shadiyo maxu garab istajiyy
@shokanafilms6576
@shokanafilms6576 4 жыл бұрын
Quruxey subscribe isaar fadlan walal kzbin.info/door/p5xt12bfZ6XE2driPtkdEw
@umusaadaq3605
@umusaadaq3605 4 жыл бұрын
mashallh
@AliHasanAbdala-qi3sf
@AliHasanAbdala-qi3sf Жыл бұрын
2patie ingine Kamahii
@user-jr2qg2mk5x
@user-jr2qg2mk5x 11 ай бұрын
Wala hijinaya
@user-jr2qg2mk5x
@user-jr2qg2mk5x 11 ай бұрын
Detecter de monsange a ku eggi
@user-jr2qg2mk5x
@user-jr2qg2mk5x 11 ай бұрын
On va demande gouled rer hounbouli oui bascatairki sxbkay qali
@safiasaay
@safiasaay Жыл бұрын
Safiay
@nuurtoibraahim7138
@nuurtoibraahim7138 4 жыл бұрын
Waw
@Ebla-rz7ne
@Ebla-rz7ne 6 ай бұрын
❤❤
@kalltunsomagek9964
@kalltunsomagek9964 2 жыл бұрын
Qurux dumar
@Hali396
@Hali396 Жыл бұрын
Tan ninka ah mxaa ka qaldan😂
@QadraMohamamed-ov8lq
@QadraMohamamed-ov8lq 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😊
@user-tq4vm7yd4b
@user-tq4vm7yd4b 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunabdalla3501
@fartuunabdalla3501 4 жыл бұрын
Abyo shadiyi hesaha aroska soo badso
@axmedqadar699
@axmedqadar699 Жыл бұрын
Fartun jacbur
@naajiahmed9658
@naajiahmed9658 4 жыл бұрын
Legened____ Doooop
@fatushluckymaxamed1519
@fatushluckymaxamed1519 2 жыл бұрын
M.a
@FarahAbdul
@FarahAbdul 2 жыл бұрын
Heesta iyo Music isma laha waa lagu ciyaaray waar yaa naga qabsata dadkan ku ciyaaraya ceesii hore.😡😡😡😡
@sumayoali934
@sumayoali934 2 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰😘😘😘
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 45 МЛН
SHAADIYO SHARAF | MA OGTAHAY ABOOWE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:45
Kaafi Studío
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hassan Gantaal Iyo Shaadiyo Sharaf -Raxmadii qalbiga (Official Video 2023)
4:45
SHAADIYA SHARAF HEES XAMARI 2023 AROOSKII UGU SHIDNAA…
3:35
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 10 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
SHAADIYA SHARAF | 2022 | NEW  MASHUP | AROOSKII UGU SHIDNAA NAIROBI
9:01
ABUU AFNAAN PRODUCTION
Рет қаралды 1,3 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 28 МЛН