Uf doqonka Inuu khayr Soo wado mamoodaa Allaya yaa xilka u dhiiba Dadka hagatee Kani dadka magadanin ba Dalka bassa ayuu gadanayaa
@suweyssheikhdon305714 сағат бұрын
guuleyso Abdiraxmaan abdi shakurow waa inaynu badbaadina dalka iyo dadkaba oo laga qabto munaafaqa ina bani salool
@idriismohamed26746 сағат бұрын
Dowlad kamajirto kacarara😅
@hawamohamed550216 сағат бұрын
ASC, waa in la iska qabto Xasan sheeh inta uusan iibsan dalka ,Calaacal wax tari mayo, shaleyba waa idinkii ku banan baxay Farmaajo oo gadan hanti guud iyo mid gaar.wbt
@abdallajama606610 сағат бұрын
My God this so called Prez is blinded by greed and stupidity.
@lionofthehornofafrica36317 сағат бұрын
Hassan Dalxarashe waa ine la afgambiya manta.Damushabab way fashilantey.Uuf.Hassan tuug waa basaas Emarati iyo Ethiopia.Badbadiya Dalka,Dulka iyo Dadka.
@DeereLabo-tn8ex15 сағат бұрын
CABDISHAKUUR HADALKIISI MA XUMA LAAKIIN HAL SU,AAL BAAN WARSAN LAHAA ABDI SHAKUUR OO AH XASAN SHIIKH YAA KEENEY? YAA KU GARAB SIIYEY INUU MADAXWEEYNE NOQDO? MAANTANA AFKAAGI WAXAA KA SOO BAXAYAA XUMAANTA XASAN SHIIKH
@HUSSEINMOHAMMED-p6q11 сағат бұрын
odaygaan dheer oo inta sidi farmaajo yeelay ka xun la yeelin calaacalka joojin maayo
@idriismohamed26746 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkk😅
@AbdulhakimAweys12 сағат бұрын
DUQONYAHOW MAMOOGTAHAY IN DALKA AY DOWLAD KAJIRTO MISE WAAD RIYOONEYSAA MAXAA LAYIRAAHDAA TALADA DHULKA ISKA DHIG KAN AYAA LAKU LEEYAHAY WAA SIYAASI
@cismaanguure92711 сағат бұрын
Cc shakuur adiga haddii aad ilaawday baddii aad muranka galisay oo soo celinteedii ay lacag badan ku baxday iyo axaadiistii aad beenisay oo qiil u samaysay dumarka marka nin ay axaadiista Nabi maxamed SCW ay ka baxsanweysay maa madaxda dalka ka baxsanayaan laakiin shaqadaada farmaajaa yaqaanay oo afka kaa haraatinjiray kaliya,
@Ahmedmahadcaruus12 сағат бұрын
Hantida qaranka ma xmar kaliya kutaala
@Qalaska3 сағат бұрын
Ala soomaaliya maxay ba day waa meel aan cidi lahayn guurguurte baa iibsaday bad iyo beri alow guurguurte cudur xun ku rid oo nadhaafi tuug xasan dhiiqo