Sheekh Cukaasha "Dhulka Masjidka Qadar waxaa Waqfay Aabaheen, anagana waxaan..................

  Рет қаралды 26,288

Shabelle TV

Shabelle TV

Күн бұрын

Пікірлер: 91
@TechSiyaad
@TechSiyaad 2 ай бұрын
Ceebta dalkan taal waa fulin la'aanta go'aanada sharciga ahee maxkamadda iyo dawladda.. Allow cadaalad na sii.. Aamiin.
@abdinasirahmed9151
@abdinasirahmed9151 2 ай бұрын
War sheekh daaya allah ha laga cabsado masjid xoog laguma haysan karo agaaa
@MohamedHassan-c1f
@MohamedHassan-c1f 2 ай бұрын
Allah ha xafido sheikha cukaashe gardaro cad ayaa lagu heystaa sheikha.
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 ай бұрын
Alle ha u fududeeyo Sheikha hana ka qabto kuwa dhibaya!!
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
Sh Cukaashow Allah ha ku barakeeyo. Gardarradan cad guulaysan mayso. Daanyeerkan kugula dheggan dhulka aabahaa waqfay waa in tallaabo sharci laga qaadaa. Itixaadka ku fasax iyagaa soo xidhiye mujrimkan sheeganhaya dhulka aabahaa waqfiyay.
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 2 ай бұрын
LAA ILAAHA ILA LAAH MUXAMADU RASUULU LAAH. ISLAANIMO AYAAN SHEEGA NAYNAA ILLAAHOW SOOMAALI SOO HANUUNI AAMIN.
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
sheekh cukaasha kheyr Allaha kusiiyo xaafaaas waxaan degenaa 1978kii ilaa 1983gii inaad masjidkaas gacanta kuheyn jirtay oo aad wax ka akhrin jirtay anaa qiraa oo maalinta qiyaamo leysoo istaajina. anagoo ciyaala ayaan masaajidka iridiisa imbili kudheeli jirnay adoo kitaab watana waad nasoo mari jiryay adoo ama masaajidka gelaa ama kasoo baxaa
@ismailibrahim2376
@ismailibrahim2376 2 ай бұрын
Allaaha Barakeeyo shiqii waqfay masjidka soomalia boggeeda burcad allaha isku mariyo
@duqbilow
@duqbilow 2 ай бұрын
Habargidir caadi maah
@Saygabakaaro
@Saygabakaaro Ай бұрын
Mooryaan hadii ay ku hesho, xaalkaaga waa in allah kaliya loo daayaa.
@mahadmaxaxmad4870
@mahadmaxaxmad4870 2 ай бұрын
Alla waa yaab minii masaajidiina leeska dhacay Alla waa Xanuun!!!!!!!
@AbuubakarYuusuf-gm5em
@AbuubakarYuusuf-gm5em 2 ай бұрын
Maa shaa shiikhayga cukaashe garbkaaga allaha galo
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 2 ай бұрын
masha Allaha somaliyey xaqa umada somaliyed daya.
@degan4
@degan4 2 ай бұрын
Waa adduunyo aakhiro zamaan😮😮😮😮
@aliidrissyacin5629
@aliidrissyacin5629 2 ай бұрын
Warkagu wu cadyahay. Guul iyo Liban iyan u rajeynaya adinka iyo walidki aabahaba
@Hagimumin
@Hagimumin 2 ай бұрын
ASC SHIIKH CUKAASH MASHA ALLAH, WAAD GAR DHIGATEY WADNA SAX SAN TAHEY 100%, ALLAH SWT HA SOO HANUNIYO KUWA KUGU HEYSTA MASJIDKA ALLAH, SIDA AAN FILAYO WAA QOLO SUFIYIIN AH ALLAH HA SOO HANUNIYO XAQA ALLAH HA TUSIYO ALLAHUMA AMIIIN. SHIIKH COKASH SAMIR WAAD GULEYSANEYSAA IN SHAA ALLAH.
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre 2 ай бұрын
Arintaan Waa iska cadahay masaajidkan nikii bilaaway oo dhisay iyo ahalkiisa in la dhax galo maahan cukaashe ayaa leh
@munamahmed1572
@munamahmed1572 2 ай бұрын
Dhul ilaa1974 ahaa mey ku murmaayaan waa taas soomali. Sheekh ilaahey ha ku xifdiyo waa waxaad haysataa cadeymo cad cad.
@suhaybxirsi7411
@suhaybxirsi7411 2 ай бұрын
Sh cukasha waan ognahay masjidka inaad xaq u leedahay maxkamadana ey kuu xakuntay lkn ina adeerkaa ayaa xoog ku heesto masjidka ee qaraabada u bandhig ayaga ayaa kaaga qaadaayee
@MA-uz3qe
@MA-uz3qe 2 ай бұрын
Xasbunallah, Jamaacadda Masajidka yaysan ku tukan si uu cadaalad u helo. Aada masaajidyada kale.
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 ай бұрын
Muusa bargaan xaa kagalay masjid todobaatameeyadii nin sacaduhu dhisay shala maantaanoow bargaan kayimide ma goof awoowgiis oo bargaan kuyaalaa lagu heystaa. Gartu Allah ayeey taqaane sh. Cabdulqaadir iyo reer aadan goleey masjidka aabohood waqfay haloodaayo hadaan leysdulmeeyn.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 ай бұрын
Subxnlh masaajidadii xataa malaysku haystaa
@abdifatah8392
@abdifatah8392 2 ай бұрын
Hadii aabahaa uu dhulka waqfay, waxaa la fiirinaa shardiga waaqifka, haduu aabo salafi ahaa salafiyo ayaa leh gacan ku hayntiisa. Haduuse aabo suufi ahaa waxaa gacanta ku haynayo suufiyo. والوقف على شرط الواقف
@alhaji101
@alhaji101 2 ай бұрын
Warninyahow waxaad ku hadashay wax shareecada ka soo horjeedo, cid dhaxalkooda aya leedahaya goaan kama qaadan karaan. Waxaadan laheen markey kugu Reagan waxaad mooda inaad leedahay.
@benin9773
@benin9773 2 ай бұрын
Maa shaa Allah !
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 ай бұрын
Meeshan Xamar xaalkeeda waa yaab. Madaxwayne xabaalaha qodanaya oo dhulka damac ka galay. Nin masaajid xoog ku haysta!! Waa natiijada caddaalad darrada iyo diin la'aanta.
@Gyyhir1134
@Gyyhir1134 2 ай бұрын
Waa layaab
@MohamedHassan-d5g
@MohamedHassan-d5g 2 ай бұрын
hawiyihii iyaga xitaa makala badbaadiwaayeen
@Yarkawanaagajecel
@Yarkawanaagajecel 2 ай бұрын
Ceeb badanaa. Geeleey waa kuwaanaa
@FuadMohamed-k7o
@FuadMohamed-k7o 2 ай бұрын
Ila meeraysoo.
@Cabdulaahiyare-t7x
@Cabdulaahiyare-t7x 2 ай бұрын
Boqolaal warqadood oo is barbar yaacaysa , dacwo sanado badan socota oo an dhamaan , xukun marki wasiir la badalo is badalaya, xukun warqad lugu qoro oo aan la fulin intaas oo dhan waxaa iska xukunka daaquutka shareecadi rabbi baal marsan
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 ай бұрын
Khawaarij
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Shabele tv fadlan raadiya wasir Omar kas tuuga ah shaqsiyad ka nocas ah waa in laga ilaaliya xafis yada dowlada. Waa cada dahay in Omar laaluuah qatay ama aqoon iyo dano gara ugu qoray warqad benadka. Omar iyo dadka la midka ah toosh halo qaato
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 ай бұрын
Sh mohamed guuleed aya cashar ka aqri jiray xiligii kacaanka.
@HG-os8dl
@HG-os8dl 2 ай бұрын
waxyaabaha aanan ilaa hada hilmaamin waxaa kamida maalin ayaan kasoo daahnay imbiligii aan masaajidka kuhor dheeleynay markaasaad natiri war dhalin yaro maanta waad soo daahdeene maxaa dhacay. Taariikhda masaajodkaas waa lasoconaa raganina dhac iyo xoog ayey wataan. Allaha kaaqabto
@abdirahmanmahamed5164
@abdirahmanmahamed5164 2 ай бұрын
Dhulka hadduu aabahaa bixiyay soo ilaahay dartii uma bixinin maxaad u sheegan ceeb mayna ahayn wax ilaahay dartii loo bixiyay inaad tiraahdo waa in annaga naloo xukumaa 🫨
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 2 ай бұрын
Waxaad ka midtahay kuwa baadiye ka soo duuley ee dadka dhulkooda ku habsaday
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي 2 ай бұрын
وأن المساجد لله فلا تدعوا مع الله أحدا..... Masjid Alle kaliya in lagu caabudo ayaa loo dhisaa, Suufiyo in gacantooda laga dhawro ayaa waajib ah si aynan Jiilaani iyo uways dheere ugu baryin, baryaduna waa cibaado suu noo sheegay Rasuulka csw.....
@EngAbdisalam
@EngAbdisalam 2 ай бұрын
Masjidka waxa dhisay Sheikh suufi ah wuuna waqfay ciduu gacanta ka saaray ayaa joogto. Adi fikirkaaga waa kuu gooni cidaad aad Diinta ka saari karto majirto. Marka aabahey leh cid kaa yeeli meyso. Cidii uu u wakiishay joogo. Sharciga islaamka sidaas u qabaa. Masaajidada in gacanta wahabiayda laga ilaaliyo waa Qasab diini ah si aysn dadka u gaaleysiin una takfiirin.
@BashyBoy143
@BashyBoy143 2 ай бұрын
Muhiimadu waa inuu furnaadaa oo ilaah lagu caabudaa
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 ай бұрын
Masjidkan 1975 inta dhisneed aad ayey uyareed.
@Heimatar
@Heimatar 2 ай бұрын
Ninkaan wuxuu u halgamayo waa xaq maamulka maajidka ayaa laisku heestaan ninkaan ayaan xaq u leh kuwa kalle waa qoyleesato ee xaqa haloo hiiliyo hadoo kalle waaye dadka markee qawaarijta xql uraaf sanayaa markaasee dowlada ku dhahee dowlad ayaan ahay sidaan iyo si ka daran dadka ula dhaqmaan musuqmaasuq dhaaftay arinta ragan heesato.
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 ай бұрын
Masjidkaas wadaad suufi ah oo aan ku tukan ayaa hayn jiray 1975
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 2 ай бұрын
Sh Cali salad masjid aad boobtey akhiro xaggee ku geyndoonaa,? Salaadda aadku tukateyna maxay noqondoontaa? Dhul boobka Somaliyase sow ma dhaandoono. ALLAH ka baqa hmeeshu goob ganacsi maaha
@gigachad9879
@gigachad9879 2 ай бұрын
Sacad dhexdiisa aa dhul kala heysto Dowlad la,aanta dhibkaasey leedahay balninkaas inta goor oo loo xukumay masjidka ee uu diidey fiiriya. Aaway dowlad ku sheeggii xaggeey xukuntaa
@xarfo
@xarfo 2 ай бұрын
macnaha dadka kale dhulkooda waa la dhaci kara lkn sacad isma dhici karo 😅
@hage375
@hage375 2 ай бұрын
Masaajidka hadii nulkiisa la waqfay maxaad karabtaan sheikhow
@Aaaaaaa-c7y
@Aaaaaaa-c7y 2 ай бұрын
Wlh yaab waaye wlh yaab waaye
@saidkhalif1010
@saidkhalif1010 2 ай бұрын
Sey walasha kunoqotay isku aba maba tihine? Gabad ajanabi kaeh miyad dihi waladheey??
@Farhiya-yj4ir
@Farhiya-yj4ir 2 ай бұрын
Arsinal Aada iyada si cadaalad ah idin kala saari Tugadan waxba makala xukumi karto
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 2 ай бұрын
Ninkan waa qabiilkee masaajid reerkee dhisey meesha suufiyada laga baacsanayaa oo waxaa la wareegaya wahaabiyada iyo alaqwaaniya oo lacag heyn waayey afar dabaq baa laga dhigaa
@cabdiwalidagane2851
@cabdiwalidagane2851 2 ай бұрын
War sharafta aabahaa ilaali,koox gaar ah wax kuuma tareysee
@abdinur6152
@abdinur6152 2 ай бұрын
Waayahan Wadaadadii imaan la'aan ka soo hartay.
@khalud1272
@khalud1272 2 ай бұрын
Wahaabiyo mooryaan
@AbdullahiMohamedOsman-w6n
@AbdullahiMohamedOsman-w6n 2 ай бұрын
Wax aad waqaftay kuuma noqonto shiikhaw
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 2 ай бұрын
maxaad ula jeeddaa
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 2 ай бұрын
Hadi ad masajidka ku xadreneso wa lagu dhafayah😂😂😂😂
@saidkhalif1010
@saidkhalif1010 2 ай бұрын
Wewe Rudi huko, kama ulitoka huko
@CabdiXasan-ju7ex
@CabdiXasan-ju7ex 2 ай бұрын
Wahaabyo qurmoonleh edemalihid wad ooyidootaa
@alisalah9518
@alisalah9518 2 ай бұрын
War sheeqa iska daaya .
@Freepalestine8931
@Freepalestine8931 2 ай бұрын
Ilahay dartiis iskaaga dhaafe, masajid ajar kiis niyeysta bis. Oo iska dhaafa dadka ku dhigan
@Ahmed-co7uo
@Ahmed-co7uo 2 ай бұрын
Ila meereyso ayey idin galiyen. Lkn reer ku qabso lee dhexdoodi markaan isku sii qabsady😂
@mustafcusmaan5296
@mustafcusmaan5296 2 ай бұрын
suufiyada wey waalatey
@RewKey-p5p
@RewKey-p5p 2 ай бұрын
Waa suufi kolbo wax heesto
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 ай бұрын
Xoolo dhaxal ah masajid ma noqdaan
@hallad598
@hallad598 2 ай бұрын
Sida uu sheegayo wadaadkan: Qofkii lahaa intuuna dhiman ayuu dhulkiisa masjid u waqfay oo dabadeed masjidkii ka dhisay.
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 2 ай бұрын
ناظر الوقف Mafahamsantahay?
@warraaq1
@warraaq1 2 ай бұрын
Sheekhu xaq buu u leeyahay in uu isagu mas’uul ka ahaado waqafka aabihii
@warraaq1
@warraaq1 2 ай бұрын
Yaa dhaxal sheegay, sheekhu mas’uuliyadda waqafka ayuu rabaa waana arin uu xaq u leeyahay
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 2 ай бұрын
Mushrikiinta masjidka halaga saaro
@mohaxassan1685
@mohaxassan1685 2 ай бұрын
aabahaa hadii uu waqfay maxaa kudabadhigay adiga wax alle dartiis loo labaxay miyaa laceyrsadaah
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 2 ай бұрын
sacad maaba isku geysta
@mohamedshimoi7358
@mohamedshimoi7358 2 ай бұрын
This sheikh is a professional lie from nairobi
@mustafaxuseen4457
@mustafaxuseen4457 2 ай бұрын
You’re liar and trying to misleading person’s words Sheik isn’t liar but he telling truth and we know what he talking about. Stop misleading others
@muniif124
@muniif124 2 ай бұрын
Asc all
@husseinmohammed727
@husseinmohammed727 2 ай бұрын
War amus
@husseinmohammed727
@husseinmohammed727 2 ай бұрын
Kan asaaba Moryan cheers,Bismillahi
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 2 ай бұрын
Lasoco manta malin aheen Ayaa lagu weydiidoonaa Ee akharada ubaq wlll
@xaliimasacdiyo4679
@xaliimasacdiyo4679 2 ай бұрын
Ma sheeq cukaashaad maanta mooryaan kusheegtay yaa allaah.soomaaliya weli madhawa .
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 ай бұрын
@Hussain illaaheey ka baq waxaa kaa muuqata shiikheena inaadan aqoon ulahayn .Waa uulul cilmigeena ,Waana macalimkaygii ,Naxwaha ,Tafsiirkiisana aan ku xiranahay Kasaar ,qoraalka.Shiikhana waydiiso cafis .Culumada ha aflagaadayn habo .Sh/Cukaashe inaad howl ku jirtid waan kaa maqlay .Illaaheey haydinka qabto .Xaqana illaaheey ha tuso.
@deegure1088
@deegure1088 2 ай бұрын
Waxaan kuugu bishaaranayaa in hilibka culumadu sun yahay!! Aduun iyo aakhirana aad ka shalayn doonto haddii aadan cafis ka dalban sheekhaas rabaaniga ah Allahna aadan uga toobad keenin inta ay naftu kugu jirto---waan kuu digay
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 ай бұрын
Ilaahay ka cabso ha dulmin wadadka
@AbdiShakur-f1s
@AbdiShakur-f1s 2 ай бұрын
Suufi iyo salful jadiid isku heesto masjidka suufiga halaga qaado koo jareer aan ba ku nacay oo mashquul badan wacalka
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 2 ай бұрын
Wax kale iskuma haystaan reer maxamuud wuqujire ee suufiyo iyo al itixaad ayey kala yihiin qolana waxay rantaa inay ku xadreyso qolana waxay rabtaa inay diinta ku faafiso oo lagu oogo farad iyo suno taraawiix iyo tahajud
Sh Cukaashe Oo Ka Hadlay Masjidka Khadar Ee Suuqa Bakaraha
18:13
نشر السنة Faafinta Sunada
Рет қаралды 9 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Daawo Su'aalihii La Yaabka Lahaa Ee La Waydiiyo Sh Usuuli
22:56
Universal TV
Рет қаралды 23 М.
WIIL LAGU WAAYAY MAQAAYADA MAREEKANAKA KU TAAL MAXKAMADA DAHIR ALASOW
14:13
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 13 М.
Doodii ugu qosolka badnayd Sh.cabdikarim xasan xoosh iyo dr.shaadibi
28:16
Nooleeyaha Aqoonta
Рет қаралды 21 М.
Naag Kale Inaad Ila Guursaneynin Balan Iga Qaad Ama Nairobi Iga Rareynin Sh Xassaan Abu Salmaan
17:10
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 16 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН