Yacquub caawa waankugu raacsahy qodobka ah psf dalka way difaacdaa waana ayaan daro in dad aji nabi ah Airport looga diido dhaawaca ciidanka madaniga ee psf
Ninkaan waa nin gob ag,, etobiya ha dhacdo soomaaliya guul
@mahadjama1481Ай бұрын
Hagaag wakas hadda waxay bilaabmaysaa waallidis ninkan oo aan filayo inuu u baahan yahay in la daweeyo. Haddi uu maqlo waxah ha lo sheego runta Europe ka so tag ee Somali oo dhan ba kula yaban. War runta uu sheega in uu washay. Dhageesta dhamaanteena Ciise Maxamud waa in aan ka caawinnaa in dawo cuuno oo sida lagu daweeyo.
RW Xamse Abdi Bare gulayso Cadawga ha jabo insha Allah
@AbdulAli-ku9heАй бұрын
Xuutiyiin waa rag rag dhalay, geesiyaal xaqooda u dagaalamaya. Yaan la ogolaan Imaaraat inay Airporka Boosaaso isticmaalaan.
@mamaaasiyo7315Ай бұрын
Adeer bosaso laga qaxi maayo dadka iska leh baa difaacanaya
@mohaabdulgadir4590Ай бұрын
Danab io duufaan midna mba ogolaanayaan taasi anaa kuleh sababtoo ah gen jimcaale wuu katiktoonyahay inuu miishimayo hubkana lga diiranayo marka dibiro inuu bilaabo xabad waa faaidada ciise ruush wlle come back deg deg kusameenayaan asaguna wuu tagayaa iga qor
@RM-sh6rcАй бұрын
MR XABEEB BEENAALE WAAR ALLE KA BAQ BIDHI QAATEYAHOW
@ruqia-yl1pkАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudsharif1288Ай бұрын
Maya iska celineyno Ethiopiya waa walalaheena
@iidwarfaa9936Ай бұрын
Mahmaho reer waqooyi uu ka bartay buu mesha ka sheega waxu mahmah soo qataba wa mahmah iyo hadal reer waqooyi
@alimuminshere5737Ай бұрын
Sultaan runbaad sheegtay
@abdiwahid997Ай бұрын
Sheeo war Lafta gareen qof ka fiicannka i tiraam badan malaha adeer in lasoo barya loogu tagay anaga nawaydoi
@cartanmusse7819Ай бұрын
Dhiladii ku dhashay was khaniis khaniisku dhalay xaasid adiga dibadaa joogtaa wax Kaa halaabayo maleh ee umada kadaa xaasidnimada haday waxaan maxaad ka faaiidee nacaladbaa ku taal xaasid xaasid dhalay
Xasan shiekh ba ku Soo diary garowe bey diyaradu ku dulan doqon bad tahy
@arooryo7463Ай бұрын
Soomaali waa iney kadaasho in hadba midi ku awr kacsado oo dhan ujiito.
@FadumoMohamed-x8jАй бұрын
Aamiin
@AxmedIidanАй бұрын
Badiinu.xagaykutaal.yacquubow.saaxiib.
@SafiaKabail-p3uАй бұрын
Yacquub siyaad waa wadani wadani nimada ha idnku weynaato
@SalimsalahSalim-en8qrАй бұрын
Doqon haduujiro waa adiga
@Global.Nature1Ай бұрын
Ninkan waxa badan buy ogyahay
@xaliyamohamed5223Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
@hawomursal7520Ай бұрын
Waryaa yaa kulla taliya oo wax kuu sheego,waryaa doqon baa tahee iska aamus warna ma hayside iska aamus cabtooy baa tahee iska aamus tol iyo xigaal ma xeeriside iska aamus .raganimana wax kama taqaanide ka joog doqonbaa tahay raga lama tartami kartide iska noqo kintiroow dhaxyaal kaaga ku soco uf!!!!!!!
@saidahmed7268Ай бұрын
Ileen qabyaaldu doqonimo iyo dulinimay ku baddaa?? 😂😂😂 Ciise maxamuud waxaan uqabay inayan doqonba lahayn...lkn kani malaha ma ahane waa Soo seexis
@fuaadabdalle7331Ай бұрын
Isse laf kurtin ah ayuka yahay !xita askari manoqdan ama wasir, sidan ayu, xassan uwata ama rer pl isku dira kkkkkk
@halimohussien2185Ай бұрын
Vivi yaquubo
@Seinab-pt7ioАй бұрын
PSF WAA DANI DIBIRO WADKIOSA. REER BOOSAASOW YAAN GARONKIINA IMAARAAD KA DUQEEYN WAAYO TAASI WAA BAABI'IINA.
@AbdiaziizIsse-w5rАй бұрын
War aamus benlow bad tahy
@mohacadde8791Ай бұрын
Hooyada iyo ciidanba was ok adiga walaalaha uqor xasan munaafaq
@alocz4Ай бұрын
Yaquub been ma shagee,,diyaar baan nahay cida uk joogta laakin sidee ugalnaa ciidanka?
@AbdiaziizIsse-w5rАй бұрын
Xasan miyad u shaqaysa tuug bad tahy doqon
@MohamedHussein-vx1dnАй бұрын
Hahahaaaaaa
@saynabdaye7382Ай бұрын
Siilkaaga ha qaxo najaasyahow bosaaso bna adaa ka taliya
@fuaadabdalle7331Ай бұрын
Been badana !adigu cidan walba maku jidhay! Sas hadad tahay maxay dumarku ku garacen!Kan xassan ayu horgale uyahay!😂😂
@abdirisakmohamoud1772Ай бұрын
Ari boowe yaa islaam ah oo ninkaan Zanzibar ku celiya ninka bahdir iyo bahdhul bahante isku diraya👺👺👺
@olowjumbur1175Ай бұрын
Wadani baa tahay dadka somalina waa dad wada dhashay oo isku DNA ah ayagaa is rix riixaye hal aabaa wada dhalay
@mohamedabdiyusuf519Ай бұрын
Afka nooley mj olyow
@calasowcalas6583Ай бұрын
Adeerow raadso dhalinyaro kugu fekera, o waddankaan hogaamiya....? Yacquubow aad adiga hogaamiye u tahay, uguna faa'ideyso somaali.
@mohamedabdiyusuf519Ай бұрын
Afxuurle
@Waryaa1234Ай бұрын
Maxaa looga qaxayaa Boosaaso? Waa in aan loo ogolaan imaaraad ka in ay duqeeyaan caruurtii an walaalaha aheyn Jibirti ee daganaa dalka aan daris ka nahay ee Yemen. Shame on you.
@Mahadosman-q9sАй бұрын
Dani Wererka ina diyano ayu ku banaysan haya xasan aya lacag siyo ea Ben wana u ku fashilmaya Dani dagal hadi u ku qado ina. Diyano
@mussemohamedhassan516Ай бұрын
Hhhhhhhhh
@BulloHassan-xg4xrАй бұрын
Deni dibiro Sinjibaari isagaa Xukuma Puntlnd Amarka isagaale Allah ka Sokow Hala Adeeco
@husseinwardere9735Ай бұрын
Adeer Deni iyo lafta gareen Waxaa ka liita Xassan dhiiqo oo Ayax ah Xassan diirato Waa no vision no strategy no dignity Waa ninka title dalka Somaliya Sita hadana u dhaqmaya Sidii Mooryaanta Adeer Xassan diirato isagaa Ethiopia la Soo Saxiixtey defense agreement xassan dhiiqo iyagaa last year 5 mar Ethiopia la kulmey 5 taas Wafti kuligood Hal Nin oo Raxanwryn ah baa ku jirey Ethiopia reer hiraab Maxey ka Shireen bal ii Sheeg kii turkey Moyee inta heshiis ee uu Xassan dhiiqo oo Ayax ah la galey dalalka kale mid barlamaanka Somaliya la geeyey ??? Xassan diirato Waa ninka halkaas Somaliya dhigey Xassan diirato Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa farmaajona Waa Ninkii dadkii Ethiopia la fagaalayey ONLF yiri Waa terrorist Waa Ninkii Qalbi dhagax Ethiopia u dhiibey Waa Ninkii khaatumo yiri kama jawaabi karo