No video

"Sharciga Qofna kama weyna Maxamed Abiibna..."Falan qeeye Xuuto.

  Рет қаралды 4,345

SKY Cable TV

SKY Cable TV

Күн бұрын

#SKY_CABLE_TV
"Sharciga Qofna kama weyna Maxamed Abiibna..."Falan qeeye Xuuto.
Sky Cable Tv Ka Daawo Barnaamijyo Khuseeya Qaybaha Kala Duwan Ee Arrimaha Bulshada, Warbixinno Dalka Iyo Dibadda Ah, Madadaalooyin, Riwaayado, Diwaanka Dhacdooyinka Caalamka, Daraasado Iyo Cilmi-baadhisyo Khuseeya Nolosha Bulshada, Sugaan, Aataarta Qaddiimiga Ah Iyo Arrimaha Xiisaha Wata Ee Aan Ugu Talogalnay Daawadayaashayda.
Ka Mid Noqo Daawadayaashayda Nagaga Xidhan :-
Facebook : / skycabletv.tv
KZbin : Https://www.youtube.co...
#Skycabletv #Skycablesports

Пікірлер: 18
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 Ай бұрын
Kanwaxaanislahaa beri horaa guulwadaynta xil loogu magacaabayaa
@kaltunmusa5945
@kaltunmusa5945 Ай бұрын
Kan la waraysanaya waa shaqaraadis kan oo kale hanoo keenin wuxuu ka hadlaayo lama garanaayo wuxuu iska dhisayaa muse Illaahay risiq waydiiso
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Wadani iyo Qayrul Masuulada uu Ciro wato dalka iyo dadka ha laga Qabto.
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Damaca Ethiopia wado halaga hortago....war wixii qoriga qaadi kara haw diyaargaroobeen jihaad
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Maxamed abiib kalmada lagu haaysto waa markii u yiri jabka ciidanka waa ku faraxsanahay intaas hadal ka xun xukumadda tiri maxaabiista hala laayo
@rayalefifty3069
@rayalefifty3069 Ай бұрын
Iidoor kii hadlaaba cuqdad maxamed abiib ah unbaa kasoo gurmaysa lkn waxa nasiibdaro ah in isagii uu reerkoodii la dhex taaganyahay hanoolaato cuqdadu
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Ай бұрын
Saaxil ayaa base laga siinayaa ujeeda kalana kama laha waa Ethopia futadeena ha difaacdo ha na daafacdo cadowga gudaha iyo kan debida.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Falanqeeyn heego ah oo dhinac ka raran qaranka dumiska ugu weeyn waa muuse biixi iyo maxamed kaahin saleeban gaal ordee reerkiina qabta
@XamdiiIbrahimhasan-zi5mz
@XamdiiIbrahimhasan-zi5mz Ай бұрын
Sharciga somlad waxa ku dhacay cudurka kasal ka waana laaluush
@mareyeaxmedmohamed9384
@mareyeaxmedmohamed9384 Ай бұрын
Xaqiiqadu waa ta aad arkayso ilko farageeto camal raadso kani xininyiihisu ku joogaye
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Siyaad Barre ayay ka ooyaan inuu Hargisa madaafiic ku garaacay. Waxay taageeraan jn laascaaanood la duqeeyo kkkkk Habar Awal waa munaafaqiin.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamuudxasan261
@maxamuudxasan261 Ай бұрын
Adeeraday ayaa ciidanka jebiyaye lagama hadli karo waayo sharci nama qabto.
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Ай бұрын
Xukumadda fidnada iyo inta tageere u ah waa dad cadiifad xiqdi dadka kala dhax dhigay idinka u baahan maxkamad cadaalad ah
@Mohamedciise-bv4iu
@Mohamedciise-bv4iu Ай бұрын
Waarkani waa laakuush Ku noole saqjaana
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Ай бұрын
Ninka diiday in XAMAR laga xukumo sidee ayuu udoonayaa inuu BOORAME, SAYLAC uxukumo
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Maxamed Abiib waxa daba socda waa Habar Awal.. Naagihii Abiye dhulka siiyay. Awdal State way soo dhawaynaysaa in Maxamed Xilka laga qaado. Xeer ilaalin kkkkkk Qarankakkkk Hadalo been abuur ah.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 32 МЛН
Dad ku dhawacmay Soo dhaweyntii Xildhibaan Maxamed Abiib
8:28
Barnaamijka Dalxiis-Mucjisadii geedkii Naasaha lahaa
23:52
Universal TV
Рет қаралды 31 М.
بين الحرب والقهوة | مختار فيصل الخنشلي | 131
3:31:16
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 562 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН