SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 2 💔

  Рет қаралды 98,030

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

2 жыл бұрын

Sheekada noloshayda part 2 dadka qaar ayaa nacab kuu ah laakiin aadan ogayn,
=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 268
@hanimohamedsuleiman3361
@hanimohamedsuleiman3361 2 жыл бұрын
😍pin isaar ayubow ana uhoreye😂
@hanuuj1744
@hanuuj1744 2 жыл бұрын
Sheekooyinka iyo qisooyinka waan ka helaa hdana qof ayuub cml ah oo hadalka ku fcn mrkuu shekeynaayo waa sii xiseynee thank you ayoup soo la soo dhaqzo 🙏
@almahaalmaha5117
@almahaalmaha5117 2 жыл бұрын
Mhdsnid
@BashiirAbdi-kb1cg
@BashiirAbdi-kb1cg Жыл бұрын
Sheekoonkaaga iyo qisonkaaga walaalkeeya waan tageraa rutiii
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Jacayl kaba sidiisa aad Iyo aad ayaan u qadariyaa, dadka is jecelna ixtiraam baan u hayaa mar walba sobobtoo ah jacaylku waa Jano marna waa ciil iyo calool yoow aan dhamaan specially your first love is the hardest one Kol waa Janoo waa marka nasiib la isku yeesho marna waa ciil Iyo calool yow aan hadhinoo waa marka aad is waydaan. Ma Sha Allah sheekadani way igu socotaa Waad mahadsan tahay Walal
@caasharashiidibraahim3567
@caasharashiidibraahim3567 2 жыл бұрын
Manshaallah Teacher waa wayo arganimo cajiib ah oo aad uu fiican maansha Allaah Teacher
@habicabdiofficial2365
@habicabdiofficial2365 2 жыл бұрын
Ayuubow aad bad u mahad santay wllo waxan ka mid ahaa dadki kugu dhaliyay inaad nooga waranto sheekadada codsigayagana waad no tix galisay thank you wll mcn❤️
@zabrinaking1142
@zabrinaking1142 2 жыл бұрын
Qof jacayl so maray uun Baa Fahmi kara xanunka Walhi qalbiga iga xanunay qisada Insha’Allah Qaybta 3 sugaynaa 🥺🥺🥺🥺
@cadarahmed7482
@cadarahmed7482 2 жыл бұрын
Oh! alla jacaylaaa😭lasoo dhaqso yaqay ustaad can't wait wlh😭😭
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 2 жыл бұрын
Koob shaahaan u dalbaday sheekada ...enjoying 😋
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Beautiful story, thanks for sharing great story 💯💯👏👏 I waiting for part 3🥰🥰
@abdallaabdi5493
@abdallaabdi5493 2 жыл бұрын
Macalin soo dhaqso Alla sheekada wey igu socotaa 😳😳😳
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib ah💯🔥 Waankula socdaa Ustaad👍 Wayna fican tahay qofku inuu tariikh nololedkiisa Asxaabta uga shekeeyo Halkas nogawad way nagu socotaa😋 Keep going bro🌹❣️✌️
@BashiirAbdi-kb1cg
@BashiirAbdi-kb1cg Жыл бұрын
Qof wanagasan adunka majiro ok 100 qof 20 qof ayaa wangsan
@abdisataarabdulahi
@abdisataarabdulahi 2 жыл бұрын
Another level we can't wait. lasoodhakhso ustaad
@ismailbuule5202
@ismailbuule5202 2 жыл бұрын
Cajiib Ayub Ahmed My Role Model Qisadaada waan la socdaa waana Mid aanan si aad uxiiseynayo wlhi Rabbi haku xafido, waan sugaynaa Qaybta 3aad Insha Allah MAHADSANID
@sukaynaibrahim2758
@sukaynaibrahim2758 2 жыл бұрын
Wooooow waa sheeko cajiiba walaalkay ayuub guulayso
@user-ni4tj8ri6s
@user-ni4tj8ri6s 2 жыл бұрын
Ustadka nolosha mar walbo wax cusub aa kaa barta ilhy qayr haku siiyo 🥰💯🌺
@deeqshowtube
@deeqshowtube 2 жыл бұрын
Masha allah runtii waxaa tahay qof ku dayasho mudan
@Haviet._
@Haviet._ 2 жыл бұрын
I can’t wait part 3 🥺❤️
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
coming insha Allah
@zaynabibraahim4363
@zaynabibraahim4363 2 жыл бұрын
Thank you ustaad😍😍
@hoodohussein4046
@hoodohussein4046 2 жыл бұрын
Ax 😭😭😭😭 waba qisada igu dhacdo kale suhayb qiso hadi laguso gudbiyo maso bandhigi lahayd wllkay
@manhamanha5151
@manhamanha5151 2 жыл бұрын
Abaayo inta noogu sheeg qeyb ka mid ah qisadaada
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallah ustaad ayuub allaha kubarakeeyo
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
Walal Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu U naxariisto Walashaa Layla qabrigana waasac uga dhigo Marxiumada Iyo dhamaan intii inaga geeriyootey ba, Allahuma Ameen
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 2 жыл бұрын
Layla wll dhowr mar ban ku weydiyay halken kala xirira abayo
@Layla6793
@Layla6793 2 жыл бұрын
@@zihamabdi6729 wcs Walal qaali, hadeer tuun baan arkey ee Walal hore umaan arag fariid ta aad raalina how Walal xageed joogtaa
@zihamabdi6729
@zihamabdi6729 2 жыл бұрын
@@Layla6793 wllo xamar baan joogaaa qaaliyey
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 2 жыл бұрын
@@Layla6793 maxa ku dhacaY gabdha wiilkana maxaY isku yihiin
@hindaaadan4743
@hindaaadan4743 2 жыл бұрын
Mansha allaah ilhay haku xifdiyo macalin ayuub
@hafsaahmed2573
@hafsaahmed2573 2 жыл бұрын
Plz party 3 lasoo dhalhso allawallo wlhi nin wangsanbaadtahy wxbadn baanka faaiday waanku suga malin kastaba caruurtada iyo awridadba allahaku barakeeyo
@lurkaudiidnaftada4751
@lurkaudiidnaftada4751 2 жыл бұрын
أحسن استاذ فل عالم 🙏🙏😍
@abdirahmansulub8848
@abdirahmansulub8848 2 жыл бұрын
Ala maxaad soo dhabar adeygtey Dhibkuuma yara wlhi Qisadii Hore ee 2020 aad nooga warantey ee gaadhigaas sagxadiisa xoqijirtey aad niyad jabi jirtey lagu jirdili jiray bacaha UN hoosta ka gali jirtey dhagaxa 😥 aad barkan jirtey Hadana Qalbiga lagaa dhaawacey waa wax laga calool xumaado 💔Dadku hadaba meesha ay ku kala Hormareen waa hal kaas isma aadan dhiibin Noloshu waaaaaaaaaaaaaaa dhabar adeeeeyyyyg Qofka sabra wlhi wuxuu rabo wuu helaa maanta shalay meesha aad joogtey majoogtid🤲Allah ayad gacanta utaagatey Nin adag baa tahey dhiiri galin adaa noogu filan ❤Nolow intey nolol jirto
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Wllky codsigaaga waan isku dayayaa ahaa banaanka ku soo duub maalin inkastoo wakhtigaan haddda ku jirno reer America ay tahay qaboow xilli aysan geeda lahayn caleemo hadaan sawir ka soo qaadi lahaa waad nixi lahayd instagramka ayaan sawir intaan ka soo qaado soo dhigi bal eega waad yaabi laakiin waan samayn maalin banaanka inaan ku soo duubo insha Allah
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
M.a ustaad ayuub waxyaabo badan oo nolashayda ah baan kaa faa iidey rabi haku barakeeyo akhiro io aduunba Qaybta saddexaad lasoo dhakhso
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 2 жыл бұрын
I can't wait part 3 yaa ila mida?
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 2 жыл бұрын
Me xabiibti
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 2 жыл бұрын
Aniga abaayo
@amalabdullahiaden460
@amalabdullahiaden460 2 жыл бұрын
Aniga
@raxmataman372
@raxmataman372 2 жыл бұрын
Me
@nasiimahmed3343
@nasiimahmed3343 2 жыл бұрын
Mcha Allh qof mazulaa thy Ayuubow 😍😍😍
@Nursalah2
@Nursalah2 2 жыл бұрын
What a beautiful story waxeey ila tahay in eenu meel badan iska eg nahay Ayuuboow ileen dhalan yarada qaarkooda isku mid waaye Anyway farxad ku waraar walaal Ayuub ahmed .
@samaarasheikh8393
@samaarasheikh8393 2 жыл бұрын
I can't wait prt 3
@deeqocalisaladdeeqocalisal1032
@deeqocalisaladdeeqocalisal1032 2 жыл бұрын
Waxaan kuku mahadceliyo garanmaa macalinkeyka noloshaa tahay ajir iyo xasanaad aan lasookoobi karin alle haku siiyo macalin ayuub waxbadan baaan kaabartay m.a tabaarakllaah
@chopchopgaming3037
@chopchopgaming3037 2 жыл бұрын
Beautiful story 🥰
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 2 жыл бұрын
Jacaylku waa Waxa Dunida ugu Quruxda badan Ee la Helo Farxadna Nolasha u Horseeda. I Can’T wait part 3 😢
@sweetlife8933
@sweetlife8933 2 жыл бұрын
Mashlaaah mahadsnid wll ayuub
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Alle how naxariisto qabriga alle how nuuro layla aduunka safarban ku joogna subxanallah markasan macan aduunka ilawa allow khatumada khyr nogu khatin
@sacdiamohamed7367
@sacdiamohamed7367 2 жыл бұрын
wlhi aad ayn u xisenaya ila dhamad wan suga wa qiso cajiba oo waya arag nimo laga dhaxlayo mhdsanid wll ayub alaha ku xafido
@shazminasheikh2717
@shazminasheikh2717 2 жыл бұрын
can't wait for part 3
@shaaficiabdihasen8400
@shaaficiabdihasen8400 2 жыл бұрын
Legend ayaad tahay sxb
@hodanabdi2863
@hodanabdi2863 2 жыл бұрын
I can't wait for part3
@abdijabarhareed7608
@abdijabarhareed7608 2 жыл бұрын
Masha Allah UsTaad
@degenabdi9705
@degenabdi9705 2 жыл бұрын
Mnsha allah sheeko aad u qurux badan wll
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 2 жыл бұрын
Ustad thank you waad noo soo boobsiisey
@abshirbarre7092
@abshirbarre7092 2 жыл бұрын
Shp run ahaantii barnaamij yadaada waan kahelay waan kugu cusubahay bro keepgoimg
@khalidabdi9408
@khalidabdi9408 2 жыл бұрын
Waa cajiib jacaylku wll ayuubow
@ilhanadenilhan6122
@ilhanadenilhan6122 2 жыл бұрын
Waxan sugnaba waa part 3 my best TEACHER
@muudhestlovehooyo947
@muudhestlovehooyo947 2 жыл бұрын
l Can't wait part 3 and 4
@nimoco401
@nimoco401 Ай бұрын
Waa Qiso Qiso dhaaftay wallhi ❤
@suhurnasir2585
@suhurnasir2585 2 жыл бұрын
I can't wait p3🤕🥺
@zahramuuse2443
@zahramuuse2443 2 жыл бұрын
Walaahi hdlka sir keenta dumrka ayaa active ku ah ... really that is the indeed the women has some power to make you feeling better the she get your mind as achild hood hhhhh caadi ma ahn ee ayuuboo hada gbrtaaan oo aad noosheegeysid ma guursty mise waad kala tagteen
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Allah ku xifidiyo Ayuub Ahmed
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Maasha Allah like u are sheeko thanks big time♥️🌹❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@nastehochanell3391
@nastehochanell3391 2 жыл бұрын
Maanta ayaan kugu soo biiray walal wlhi waa sheeko cajiiba Masha allah
@rodahusseinali8811
@rodahusseinali8811 2 жыл бұрын
Insha allah qaybta saddexaad ilaa haben dambe sibay iila fogtahay
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 2 жыл бұрын
layla ilahay haa uu naxariistee nooga sheeke 🥺🥺🥺qisadeeda
@faaraxmaxamad814
@faaraxmaxamad814 2 жыл бұрын
waxan sugaynaa part 3 insha alah
@sahrosheikh9730
@sahrosheikh9730 2 жыл бұрын
Akhii ayuba soo dhaqaso part 3
@habooncumar6936
@habooncumar6936 2 жыл бұрын
Inta danbe way I qiiro galisay 😪 Waiting part 3 ayubow
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
😭😭😭😍😍
@zakariacartan586
@zakariacartan586 2 жыл бұрын
Jecel wxa ugu fcn ugu wngzn una macaan waa markaa tihiin Labo qof isku tabar ah Macnaha Salbool Waxbo heysan 🥲
@deqofarah3136
@deqofarah3136 2 жыл бұрын
Very good story teller ayup
@bosteyomohammed5321
@bosteyomohammed5321 2 жыл бұрын
Mashaa allaha, hooyo strong like my mum, allaha hafido hooyoyinken, beautiful story.
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 2 жыл бұрын
Sheekadan part1 keeda FB ayaan ka daaway waan wayey bil kahor bey aheed maanta KZbin ka baaray waana helay waxan rajeyna partiyada dhan inaa daawado insha allah🥰
@hiboabdi328
@hiboabdi328 2 жыл бұрын
wllkay horey usoco
@ugbadxasan6022
@ugbadxasan6022 2 жыл бұрын
Walky mcne allh haa ku xafido
@ishaarabdullahi7600
@ishaarabdullahi7600 2 жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah lakaalay P3 sxb
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib ah waxaa sugaba waa qeebta 3 xaad
@abdishakuraidid8600
@abdishakuraidid8600 2 жыл бұрын
You are good story teller bro . I give you that 🖤 Waana kaxumahay wixi kugu dhacay inkastoo wixii ani isomaray ey ka xanuun badnayeeen
@suadali2598
@suadali2598 2 жыл бұрын
Isaga nogasoo dhiib
@ubaxfaysal3640
@ubaxfaysal3640 2 жыл бұрын
Part 3 la soo dhakhaso ustaad 🥰
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
COMING SOON INSHA ALLAH MAANTA
@anzalmohamed2232
@anzalmohamed2232 2 жыл бұрын
Alx mrkan 50ki kun wa dhaafty👌🤲
@barkhadosmaanahmedibraahim881
@barkhadosmaanahmedibraahim881 2 жыл бұрын
Part 3 ustaaad Ayuub
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 8 ай бұрын
Dib ayaan u daawanaya si aan khibrada jacaylka uga barto
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 2 жыл бұрын
Msha alh.ustaad inta dhiman.dulqaad.aan. kusugno.alha nasiiyo
@abdallaabdi5493
@abdallaabdi5493 2 жыл бұрын
Sidoo kle
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Ustaaadiii qaybtaa 3 la soo orad Casharo badan baa faaidi lahyne
@zeinabbihia8271
@zeinabbihia8271 2 жыл бұрын
Masha allah beautiful story
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Part 3 la so dhaqsoo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Oh my first love baad I soo xasusisay caruur nimo jaar ka ugu xanun badan 🙈😂💔
@abdisamedqisole5119
@abdisamedqisole5119 2 жыл бұрын
RJ45 miya bahasha ama madaxa lagaliyo Internet ka io computer ka isku xiro
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 2 жыл бұрын
My role model ayoub Ahmed
@maryamasalaat9251
@maryamasalaat9251 2 жыл бұрын
Cables ka waa RJ 45 for the networking
@hamdidahir7831
@hamdidahir7831 2 жыл бұрын
your eyes are shining when you talking about her 🥹🥹🥹
@cawilcismaan1318
@cawilcismaan1318 2 жыл бұрын
I wait part 3
@shamuumohamedmohamed9262
@shamuumohamedmohamed9262 2 жыл бұрын
Part 3 kuso dhaqso legend
@seytuunali1971
@seytuunali1971 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto Leyla iyo intii dhimateyba yaarabbi
@abdihakinnur159
@abdihakinnur159 2 жыл бұрын
Wlhi qisadaan si bee ii taabaneysaa 💔
@zakariyecali5737
@zakariyecali5737 2 жыл бұрын
Part 3👀✌
@nasriinafi5258
@nasriinafi5258 2 жыл бұрын
Jecelka yaranta iyo maseerka Wlhi waa waxa kaliya e Noloshda samenkrah🥺😥💔
@fardowsamohamed9166
@fardowsamohamed9166 2 жыл бұрын
Waw waa Sheeko xiisaleh noosoo dadaji
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Part 3.....
@habibahassan9289
@habibahassan9289 9 ай бұрын
masha Allah waxatahy caaqil markii an dhagaysto barnaamij yadaada waxaa isoobaxday inaad aragtahay cashiro badan soomaray oogana digayo dadkale inaanay ku dagmin nolosha mahadsanid
@ahmednuur197
@ahmednuur197 3 ай бұрын
Part 1 sooo dawaday ❤ 2
@abdiqadir3961
@abdiqadir3961 2 жыл бұрын
Ayub love ii saar zaid ayan ku tagyeraa
@shaficijamac7886
@shaficijamac7886 2 жыл бұрын
Qasadan aad Bay Ii Soo Jiidatay Runtii waxay ii Samynaysaa Xiiso Gaara Runtii Dareenka Jacayl waxa Dunida Qiimo u Jeeyal Still Leasening …….❤️😌
@hankoriyechanal6844
@hankoriyechanal6844 2 жыл бұрын
Mashs Allah qiso macan
@shidaneadan2275
@shidaneadan2275 2 жыл бұрын
Sxb masha.allah Allah ku xifdiyo
@SalmanAhmed-gh2ks
@SalmanAhmed-gh2ks 2 жыл бұрын
Waxan rajeynayna part 3. i.a
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah ❤️❤️❤️👍👍
@nastexocabdi
@nastexocabdi Жыл бұрын
Aamiin rabbi
@xamdashire7980
@xamdashire7980 2 жыл бұрын
,ustaad wakhti bad nagu bixisay ee shugrn wa sheeko xiise leh noogu soodakhso
@muxuboahmed225
@muxuboahmed225 2 жыл бұрын
Aad ayan ugaa heeley sheekada, wayo arag farabadan aya kuu jirta
@cabdiwaaxidabdi7773
@cabdiwaaxidabdi7773 2 жыл бұрын
Wllkey sidaan kaaga jeedo oo aan is leeyaahay qof fcn baad thy 👑
@anfaccabdinaasir3178
@anfaccabdinaasir3178 2 жыл бұрын
Cajiib waan dareemi karaa jacayl ka yaraanta
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 2 жыл бұрын
Qof walbo kusheeko hal qiso uleeyahay ha aaminin oo haku dag dagin inaad ku kalsonaato oo qisadaad usheegto shekadaada taas Ayaan kabartay macalin
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 3💔
18:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 83 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 1
20:12
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 135 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 15 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 8 М.
Ax! Gurkisa Familkayga Raali kama Ehen Lakin Cadaab igilshay
44:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 104 М.
Qofkay rabto kama REEBI kartid SIDAN SAMEE
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Nin ku weydiiyey kuma jecla! su'aalaha jimcaha part 1
18:20
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
Adiga kalsoonida waxa kaa dilay waa arintan!
13:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 76 М.
JACAYL DARTII AYAY U OYDAY | NOLOSHU WAA ISFAHAN 😭🫶
32:02
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 201 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 4💔💔💔
19:02
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 79 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН