SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 20

  Рет қаралды 44,931

Ayub Ahmed Podcast

Ayub Ahmed Podcast

Күн бұрын

Sheekada noloshayda part 20.
=========================================
I make reaction and inspirational videos every week.
Connect with me on social media:
Instagram: / ayub.axmed
Snapchat: ayubaxmed1
Facebook: / ayubaxmedmedia
My gear:
Nikon DSLR camera.
Software:
Sony Vegas Pro 19
Sony vegas pro 13
After effects CC
Adobe Premier Rush
Background sound:
Videohive.com

Пікірлер: 387
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
Hadaa i jeceshay iyo hadaadan i jeclaynba wan ku jeclahay love and peace.......
@AhmedXaajiADuble
@AhmedXaajiADuble 2 жыл бұрын
Waxaa thy ustadkeyga nolosha pig pro🖤
@zamzammohmud9961
@zamzammohmud9961 2 жыл бұрын
Allah dartisban ku jeclahay ee allaha ku jeclado wllkey
@maida9710
@maida9710 2 жыл бұрын
Wllhi waa kujeclahay ayuubow alle dartiisa kee jeclahay
@faatimahassan5189
@faatimahassan5189 2 жыл бұрын
Dar alla kuu jclhy walal ayuub
@samiirmohamed2547
@samiirmohamed2547 2 жыл бұрын
Wllo arinbaan kushegelahaaye xagaan kalaso hadlaa
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Ayuubow maahmaahdii ahayd Xoola rag feera ka tirsan ayaa soo xasuustay
@ayubAhmedPodcast
@ayubAhmedPodcast 2 жыл бұрын
haaaaa meel walba ka tirsan😂😂😂
@intifaacmuuse2030
@intifaacmuuse2030 2 жыл бұрын
Aad iyo aaad
@nastexoluul8649
@nastexoluul8649 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha ku xafido wllkey wlhi wan ku ku xirnahay mar walbo wan ku dawada marka waxa badan Ayaan ka faidaya marka Allah ha ka ajir siyo akhii 🥰❤💯💯💯❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💉🩸😍👂💯
@abdinasiradan4201
@abdinasiradan4201 2 жыл бұрын
Masha allaah tabaraka allaah inaad book ka qorto aheed qabka aad u sheegeysid waa ka helay badal ka kheyr badan inaad heshay ayaan filayaa
@Milgo258
@Milgo258 2 жыл бұрын
Maasha allah tabaraka allah gabadhas gabar naxaris badan ayay ahyd ilhy aduun iyo akhiraba ha u naxariso Amiin ya rabb 🤲🏻
@aminaamaxamuud1739
@aminaamaxamuud1739 2 жыл бұрын
Mash allh bro ayub wan ku salamy waxan kuwaydiyey xage kudhalaty
@sidra857
@sidra857 2 жыл бұрын
Sheekadan ima dhaafto malmahan internet ka mashqulo xata dib u raadshaa mansha alh Big story
@suhraad32
@suhraad32 2 жыл бұрын
Abti ayub oo kale bn ilaahy waydiisty ❤️
@allahwuukuarkaa3188
@allahwuukuarkaa3188 2 жыл бұрын
Oo kakhayir badan
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
Shukran wllo sheekadu meeshay ku dhamaanaysaan sugi la ahey please part 21 noola soo dhakhso wllo
@RaadMedia
@RaadMedia 2 жыл бұрын
Ayuubow sheekadu waa cajiib. Gabadhi aan wanaagga badan ku barannay ismaan lahayn ayuub ayay meel cidlaa uga dhaqaaqaysaa, laakiin soomaali waxay horey u tiri: Dad iyo duurba wax aadan filayn baa kaaga soo baxa.
@somalilegend7588
@somalilegend7588 2 жыл бұрын
Cajiib wallhi war nio lkn qoftan adoonba qabin baaad maamulka farta kasaartaye see cml 😀😁😂😁😁😂
@IkraanKhadar
@IkraanKhadar 6 ай бұрын
Masha allah allaha yaw dad qalbiyo Wanag san nagu arzaaq
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 2 жыл бұрын
Ustaad please nolosha kuso kortay nala wadaag 😊😊laga yaaba Annago badan Wadooyin aad somartay inaa mareno Si aad energy noogu noqoto Please Nala wadaag Mahadsanid🥳🥳🥳
@rahmaissllaam4089
@rahmaissllaam4089 2 жыл бұрын
@@farxiyoahmed5613 sax fikirkaga lkn Korinmadada Yaraanta noloshada wax badan Ka badali kartaa Waa xga dadka qaarna Guulo iyo Adkaysi u hor seeda qaarna nolosha ka dhacaan
@nuurainacali5667
@nuurainacali5667 2 жыл бұрын
Walaahi $10000 oo uu leeyahay anoo haya ana aanan $1 haysan baanu isku dhacnay intaan gabar ku arkay 5 daqiiqo kadib lacagtiisii iyadoo dhan baan account tigiisa ku shubay 2 bil kadibna wuu aroostay amaanada waa waajib in la ilaaliyo
@Mumyyyy
@Mumyyyy 2 жыл бұрын
Umaad celiseen hadaba Naag ku aragtey ileyn u ku khiyanee
@nuurainacali5667
@nuurainacali5667 2 жыл бұрын
@@Mumyyyy hantidiisa xaq uma lihi in aan qaato sidii uu iigu aaminay in aan ugu celiyana waa waajib khiyaanada uu igu sameeyay iyo beenta uu ii sheegayayna isaga ha raacdo anigana xaaraan ma cunayo
@naimahassan556
@naimahassan556 2 жыл бұрын
Sax miya warkaas 😂😂😂
@Mumyyyy
@Mumyyyy 2 жыл бұрын
@@nuurainacali5667 fariid abayo wa sax
@fardowsacadey4773
@fardowsacadey4773 2 жыл бұрын
Wa sax abaayo amanaada wa shey qaali ilaheyna kugu imtixanaayo wadkuguleysatay ina Allah layudicu ajaral muxsinin
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 жыл бұрын
Oh my allah this is most of sad 😔 😞 part walking on cold weather time ❄️☃️❄️☃️🚶🏽🚶🏽🚶🏽no 💰 💰 money has gone 🥲🙄😶‍🌫️ inshallaha I’m hoping the next episodes until the end of your story will be farxad inshallaha
@halimoizakmohamed8655
@halimoizakmohamed8655 2 жыл бұрын
Lasoo dhaqso qebta 21 waan sugu la ahy ustadii shukran wax badan baan ka bartay allh haka ajarsiiyo wangada
@samiirmohamed2547
@samiirmohamed2547 2 жыл бұрын
Mnsh allh mnta waad kuso dhakhsatay mahadsanid wllo waxan been ah in aad qofka aaminto oo lagu khiyaamo waad aaminbaxaysaa anigu iminka dadkaba ma aamiino waxay iigula hadlayaan wn dhagaystaa wn kadhaqaqaa ma rumaystaba barigi horana maan moodin jirin in qof been sheego jiro hadi qof iyidhahdo ma wadashekaysana oon heshino wn aaminijiray beena uma sheegejirin ismanan odhanjirin qofkani been bukusheegayaa lkn alx waxbadan ayaan ogaaday
@maryamabile3644
@maryamabile3644 2 жыл бұрын
Isku mida nahay wlhiu nolosha wax walba la arka lkin 17 jir ayan ahay
@barjama9526
@barjama9526 2 жыл бұрын
Waxbaa ka dhacay , caadi maaha, better then Netflix … Masha Allah
@Shacbaandauus9
@Shacbaandauus9 2 жыл бұрын
We love you ustaad qof qiimo iyo sharfleh hadu jiro waa adiga thank you sida ad wayahaga inoga fa”ideyso cilmiga anan adunka ka baran kareyn iney naso marto moyee ban ka baranay ❤️
@zahrokeeyf2034
@zahrokeeyf2034 2 жыл бұрын
arman guriga kugu imadaa si shekada halka iiga sii wadid😅 waku mahadsan tahay sida quruxda badan nogu so gudbisid shekadada👏☺
@ugbadabdirahman3837
@ugbadabdirahman3837 2 жыл бұрын
Wr jeclidaaa
@maida9710
@maida9710 2 жыл бұрын
@@ugbadabdirahman3837 🤣🤣🤣gabdho hadaan nahay waa iska sidaas
@faisahassan9549
@faisahassan9549 2 жыл бұрын
Gabadhiisi tib kugu soo iryane
@dariiqxamse6379
@dariiqxamse6379 2 жыл бұрын
The Story Hence Closenesses Tha Amazing 😱😱
@ahmedabdirahman82
@ahmedabdirahman82 2 жыл бұрын
Absolutly amazing
@munaarab
@munaarab 2 жыл бұрын
Wllhy saxiibaad walalka cml modaysidbaa dhabarkaa kajabiyah wllhy ani wan arkay dadan hormar kula rabin alxamdulilah wax kastaa walaga gudbaa 🤲
@hafzazuleiman5954
@hafzazuleiman5954 2 жыл бұрын
Axyaa Gabar baa ku heshay Legend baa ahay qisada part kale kusoo dhakhso😂 Wxaan filayaa marwda hada gabartasi
@thegreennature2619
@thegreennature2619 2 жыл бұрын
@@FunnyShorts-t8h maaha, qisada gabartan markaan miisaanka saaray maaha mid uu hada qabo ama xitaa uu guursadey ba.
@quenraxma292
@quenraxma292 2 жыл бұрын
Caawa dadka ugu horee baan lahaaye culimo meesha darmo miyaa idiin taal allow dambigiina dhaaf😂😂
@khatinali9066
@khatinali9066 2 жыл бұрын
Subxaanalaah wll wllhi ayuubow shekada nolashaada waxa ay ii noqotayba musasal anoo hadba eegaya in aad soo dhigtay baan is arkayaa mar bal noola soo dheeree sheekada
@samirajama1180
@samirajama1180 2 жыл бұрын
Waxaaad I xasuusisay sheeko badan oo qalbigaya iigu jirta lkiiin markastoo aan dhagaysto hadaladaada waxaan noqdaa qof xoogan oo wax walba aan waxba u arkin hore u soco macalin
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Ayuub wll qaali channelkiisa saxiib ayaan kadhigty Alle hku xafid wll Inan dadaal badan oo samir badan weeye ayuub
@ayaanahmed8737
@ayaanahmed8737 2 жыл бұрын
Alxamulilaah waligeey casho nin uma racin mana rajaynaaayo
@sacdiyoabdi4995
@sacdiyoabdi4995 3 ай бұрын
Myaa willhi 😊❤❤
@farxiyafilsan8851
@farxiyafilsan8851 2 жыл бұрын
Maanta part 6 ilaa 20 ayaan waqtgyga ku qaatay anoo 1.5x ku daawanya keep going wll the best story
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
3 ilaa 20 ayanna halmar dawaday cajib maba laga cajisaayo qisada
@maxamedcumar7216
@maxamedcumar7216 2 жыл бұрын
Asc wllky waxan ahy qof caaawimo wll hooyo iga xanuusan icaaawi waxad iii awoodo bariya qaliin galasaa waxana uma haaayi Wllhi wll icaawiya sida ugu dhaqsiyaha badan
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 2 жыл бұрын
Walahi jacelku waa caajiib qofku marka uu wax jecel yahay wax ka dul qaad badan ma jiraan
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 2 жыл бұрын
Maasha allaah allaah hkuu barakeeyo aqliga aad wax noogu Soo gudbinayo ayuub ❤️
@ruuxiiabdullahi9191
@ruuxiiabdullahi9191 2 жыл бұрын
I can't wait next part😂
@nasiixabintuabdallah3319
@nasiixabintuabdallah3319 2 жыл бұрын
Finally Alxmdllah waan dhmystay prt 20 exam Ii socdy shekadaada Cjiib weeye Wallhi Ayub Rbbi hkuu brkeeyo Cumrigaga iyo cqligaga Cafi io cfmad kuu rjyn Aakhirana Janno🥰🥰❤🥺
@ogaanshaha8171
@ogaanshaha8171 2 жыл бұрын
Sheekadaan way isoo jiidaty caadi maahan💗💗
@munomohamettmohamuud9958
@munomohamettmohamuud9958 2 жыл бұрын
Ilheyow qof ayub oo kle nolol igu dar😭🤲 Masha allh
@abubakarali3902
@abubakarali3902 5 ай бұрын
Adi is toosi abaayo ❤
@abubakarali3902
@abubakarali3902 5 ай бұрын
Adi is toosi abaayo ❤
@abubakarali3902
@abubakarali3902 5 ай бұрын
Adi is toosi abaayo ❤
@apdirahmansalah7287
@apdirahmansalah7287 2 жыл бұрын
Ayupow wllkyow zheekada jacylkaga guuleyzthy e adi io xazkaaga xallzha ah ilhaY ha izu kiin parakeeye inaad wllkyow nala wdaagtho jeclaan lahyen❤🖐
@bishaaroabdillaahi7634
@bishaaroabdillaahi7634 2 жыл бұрын
Mash allah good story
@nimcoqalbac6915
@nimcoqalbac6915 2 жыл бұрын
I can’t wait next part 👁
@halimaali1013
@halimaali1013 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabaraka Allah I can't wait kumeysan jecleen ayubow😱😱😱
@ubaxfaysal3640
@ubaxfaysal3640 2 жыл бұрын
Ayubow wax baa ileen kugu dhacay 😃 anigu saan kuu dawanaayay jacaylba waan dhaafi rabaa 😆
@hudaaxmed6832
@hudaaxmed6832 2 жыл бұрын
Masha allah
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 2 жыл бұрын
masha allh gabar wanagsn apyo allah ku xifdiyo nin an ku msha allah dumar badan baa ilbax nimo u qabaah taas nin liska dabo ordaayo
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Inalilaahi wainaa ilayhi rajicun waar naagta maxaa ka zi ahaa wataa la ba ay ax ax ax ax ax ax ax ax ayuup waa daremaya dhipatada intaa le eeg Zupxanlh waxpaa ku qabzaday ax AX 😭😭😭😭😭😭😭😭
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 2 жыл бұрын
Asc yoonis first viewer, and first comment , rabi yaxmiik aboowe. 😊😊😊😊😊
@hananabdullahi8653
@hananabdullahi8653 2 жыл бұрын
masha allah waan sugaayey jazaakilaahu janah
@somalisomali5252
@somalisomali5252 2 жыл бұрын
Waa maleynayey inaysan xaaskaagii noqon doonin
@user-es7pv2jx5q
@user-es7pv2jx5q 2 жыл бұрын
😭😭😭 wllhi illin isoo istaagtay I feel like am the one going thru it They say wat doesn't kill u makes u stronger💖💖💖💯
@hibohonnest4004
@hibohonnest4004 2 жыл бұрын
I can't wait part 21❤
@salmonellatyphi2601
@salmonellatyphi2601 2 жыл бұрын
Aniga hadaa adi ku ahaanlahaa, taas ma guursadeen meeshaasaa uga sabri lahaa, hadee lacagteyda iisoo celiso kheyr hadii kale aakhiree keenee, lacagtasne awalba adaa shaqeeyee wana shaqeyn karee, casharne weekuu noqonee khalaas, naag ka ficnne waa helee, ayadane nabsiyaa sugaayo. 100%•
@zamirjama4604
@zamirjama4604 2 жыл бұрын
Waar zxp ayuubaw Qofku haduu diin leeyahy Naxariis buu leeyhy macal jacayl kuumay qabin miyaa !!! Subxanalah waad iga yaabisay wallee
@manunited1561
@manunited1561 2 жыл бұрын
Thank u for ur story hurry up part 21
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Ayuubow I qabin aan casho u raacayaa walaahi waa dareen wayn
@khadraabdirahman2774
@khadraabdirahman2774 2 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallah illahay nimcada haku siyaadiyo
@sahrahassan3269
@sahrahassan3269 2 жыл бұрын
Alahaku daayo aboowe walaahi sheekadaada waan kahelay horay usoco walaalkey
@fowsiyoahmed627
@fowsiyoahmed627 2 жыл бұрын
Asc oooh maskiin walaahi talow xagee ku dhamaandoontaa🤣🤣
@mohamettdacar4092
@mohamettdacar4092 2 жыл бұрын
Ayyubow mukulal waa xayawanada ugu nadafada bdn xitah waxay ka nadafad badan tahay binidamka oo inaga ah Nabigu scw wuxu ku waysaysty biyo ay bisadi cabtay ........
@xamdaqali727
@xamdaqali727 2 жыл бұрын
Azc wllky ayuub kawarn casharadii you top ka kawran
@faafintadiintaism5244
@faafintadiintaism5244 2 жыл бұрын
Asc wll mash allah hori usco
@HoodoMohmed-qc6ui
@HoodoMohmed-qc6ui 8 күн бұрын
Ax waayaha jacalka loo maryaa dhib badan qalbi adkeydaa😢😢😢
@abdikhadijo7498
@abdikhadijo7498 2 жыл бұрын
Ayuub Ahmed Allah ku xifidiyo manashallah
@hennabykhadra9504
@hennabykhadra9504 2 жыл бұрын
Wllhi gabadhas gabadh fiican ayay ahyd
@abdikarimpro3218
@abdikarimpro3218 2 жыл бұрын
Waraa waa soo jabtay ayuubow
@hamdaabdi8995
@hamdaabdi8995 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اخي ayuubow runti waxa tahay nin samir badan o samir badna tasana nolashada ku gulaysatay markasto ilahay ku xidhan tahy samir ledahay adag ledahay wa sidan o kale wad jabaysa wax damerku dido aya lakulmaysa lkin wad kabaxaysa shekada nolashaada qabti hore ila tan gabadhan xabadi ima dhafto wax badan aya ibartay o kala baxay iga baxay tan caawa iyo ti gabadhi ad waydayba aya igu murug badna waliba tan aya ka murug badan jebkagi ad u dhimatay aya maqan o wakhtiga kalisay waxan rajaynaya inad farxad ku dhamaray kuna dhaman donto my brother ilahay haku xafido
@nimcaali3930
@nimcaali3930 2 жыл бұрын
Masha.allah ustaad Cizi iyo karaamo
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 2 жыл бұрын
Mukulaashu ma bisadaa🤣🤣🤣🤣 waa kabaqaa waana necebahy
@miskicismancilmi3765
@miskicismancilmi3765 2 жыл бұрын
Subxanallah taasu naag ma ahayn bee mida kale aadba isku xumataane maxumee bini aadam xumada ugaysay maxay ahayd in ay meel wado ah waliba qabow dhacayo kaaga tagto waxa la isku dhaafay waa damiiir Yarabbi damiirka ha inaga dillin
@eekaadanofficial989
@eekaadanofficial989 2 жыл бұрын
Waaa story cajib part 21 nolasogaar 💜🙏🙏🙏🙏
@adoontiialle8610
@adoontiialle8610 2 жыл бұрын
Maasha allha.wll qali Allha ku barakeyo
@abdinajiibahmed1170
@abdinajiibahmed1170 2 жыл бұрын
Shugran Ustaad ayuub part 21 laso dhaqso
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
MAsha alh
@mariastories8851
@mariastories8851 2 жыл бұрын
Laailah ilaa allahu maxamada rasuulu laah allow naag wax hanoguu dhiibin maa gabadhi intaaso sano loo dhimanayay baa cidlo kuguu dajisay II wad shekadaa hyee 😰😰😰
@nopeimusa7678
@nopeimusa7678 2 жыл бұрын
Waxba wax ka daran..., qoftu naxariis darnedaa🥺💔
@deeqoali3072
@deeqoali3072 2 жыл бұрын
Wilkaan wax badan ayaa isku sheeko eknahay waa qof adeg noloshana cashar ka bartay Allah noloshada farxad ka buuxiyo
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 2 жыл бұрын
Waan kusalamayaa Ayuub Axmed way igu socotaa sheekadadu mahdsanid
@naimakhiyre8037
@naimakhiyre8037 2 жыл бұрын
Ayuuuub wlhiii gabar baa ku heshay xiriiradii hore beeen dheh tanaaa ku heestaa aniga omg 😹😹😹😹😹maaqaan waxaa ku qoslayo 😹😹😹😹
@fadumociisemohmud5911
@fadumociisemohmud5911 2 жыл бұрын
Wow 👏😮tnx yaqeey waan sugenay
@dhalinkaabechannel
@dhalinkaabechannel 2 жыл бұрын
Ayuubow sheekadan wuu igu socota wllhi
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 2 жыл бұрын
Wow shekadada wan ku tixanahay abslly masha allah
@saywalaahi4867
@saywalaahi4867 2 жыл бұрын
Niyow sheekada soo dhameystir hadi kale nagala dag waxa aad yar yareyneyso
@maxmedcaliwehliye4719
@maxmedcaliwehliye4719 2 жыл бұрын
Ustad ayuub waxaa ii thy dhiirageliyaha noloshayda waana kuxiranahay dawasha da muqaaladaada mahadsanid 🥰🥰🥰
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 2 жыл бұрын
Niyow marka video dubeysid shaha Nagu dulcabeysid naga daa meshan hanno fururuqleynine plz
@deeqacumar9657
@deeqacumar9657 2 жыл бұрын
It was amassing the story
@hazamiahmet7253
@hazamiahmet7253 2 жыл бұрын
I can't wait part 21 🥺🥺🥺
@aliishaahmed64
@aliishaahmed64 2 жыл бұрын
Same too 🙄
@abdulahifarah9051
@abdulahifarah9051 2 жыл бұрын
Frist waan sugaaye sxb sheekada MHDSND WAXA BADAN KA FAAIDAY ANIGA AHAAN TNC
@ziabeauty8830
@ziabeauty8830 2 жыл бұрын
Ustaad wax badan baa iiga baxey sheekada nolshaada😋😅 min bilaw ila hada wankula socda wan sugi la'ahy part 21
@shankaroon8172
@shankaroon8172 2 жыл бұрын
Wlhi ani cml gsbadhaas Dad xishood a oo Allah kabaqo majiraan zamankan
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 жыл бұрын
War ayuubow gabadhii ma is guursateen mise waad kala haadeen nio nin adag baa tahay wiilasha somalida mawada xuma lkn duruuftaa xumeysay inbadan ilaahay hanoo kiindaayo ajaanibi faa,iido malahee.
@hindaaadan4743
@hindaaadan4743 2 жыл бұрын
Mansha allaah farxad ku noo low macalin ayuub 😍😍😍❤❤❤
@saciidoshali8850
@saciidoshali8850 2 жыл бұрын
Ustad wlh wan ku jclhy allh haku jeeclado💖💖
@shahad2629
@shahad2629 2 жыл бұрын
sheekada waa nagusoctaa Khosol a weyleedahay wax walba aduunka waa la arkaa waana laga baxaa maanta waa tan waa kasheekeeyneeysaa alxam dulilaah
@deeqTurki7854
@deeqTurki7854 2 жыл бұрын
Ayuub gabadha marki hore wan ka helayay wana jeclaysanayay yacni cibadeda iyo siday u dhaqan ficnyd lkn yara naxaris daraa ka muqata🤦
@Habbon1257
@Habbon1257 2 жыл бұрын
Please bari waa axad nagaso dhamestir
@hodohajji5540
@hodohajji5540 2 жыл бұрын
Yaa ayuub Walhi Adigaaaba Film Ah Waliba Mid Aan Caadi Aheyn hhhh Jabkaaaga I hope Inaad ku Guulaysato 😂
@hawahaybe5967
@hawahaybe5967 2 жыл бұрын
Ala wlalow mukulaasha wnbn ka baqayaaaye lkn dadka hysta lkn wn jeclhy blse inan anigu udhawado wn ka baqaa😂😂
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 жыл бұрын
Asc, maasha’alaah,maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka laah habaryer
@ahmednasirabdi1805
@ahmednasirabdi1805 2 жыл бұрын
Masha Allah big story oo xiiso badan
@raaqiyamaxamud5522
@raaqiyamaxamud5522 2 жыл бұрын
Maansha allh keep going aboowe ayuub
@amalabukar9576
@amalabukar9576 2 жыл бұрын
Xaqiiqo kastaa maqalkedu waa mcaan lcti amay latagtay naag adag iga dheh
@farxiyocabdi2720
@farxiyocabdi2720 2 жыл бұрын
Jeebkaagii baa maqanlee igadheh ayubow😅😆🤣😂😅❤️
@ayanabdirahman4678
@ayanabdirahman4678 2 жыл бұрын
Subxanallah Waa wareey oo sowta sheekadii dib iska badashay waxn sugaayay in ay ku soo Gabagabowdo gabadhaasi waa Dubaashudiin hada
@hodanhirsi5431
@hodanhirsi5431 2 жыл бұрын
Saasaan islahaa anba
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 21
21:04
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 49 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 33 МЛН
من طالب متفوق إلى طالب فاشل
18:25
Wajeeh Talk
Рет қаралды 75 М.
SIDA LOOGA JARO NAFTAADA QOFKAAN KU RABIN - ARRIMAHA JACAYLKA - Ayub Axmed
9:41
5 Gaaritaanka meel sare kuu sahleysa isbadelka nolosha
6:06
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 3,7 М.
SHEEKADA NOLOSHAYDA PART 22 FINAL EPISODE😄
24:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 53 М.
SIDEE LOO BARTAA QOF CUSUB/AADAN AQOONIN?
7:20
Nimaira Noah
Рет қаралды 33 М.
المعادلة البريطانية في الطب - PLAB
40:26
Ezzeldin Barakat
Рет қаралды 12 М.
✨PCOS✨ معاناة النّساء : كسر الصّمت
13:05
Omar Rahmoun
Рет қаралды 56 М.
صناعة المحتوى مع شهاب الهاشمي ـ تخيل بودكاست
1:07:56
SILIC HA DOORAN
11:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН