Sheekada

  Рет қаралды 217,618

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 313
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
courses.mohamedomer.com Halkaan Ka Booqo Website-Ka
@caamirpro6625
@caamirpro6625 2 жыл бұрын
Walal shakada noga so shekee
@HOREYE
@HOREYE 2 жыл бұрын
Waa arin aan cusbeeyn inta la isfaaniyo in course lacag laga dhigo Wa sidii uu sameeyay warsame bade oo intuu is faaninye hadana course lacag uga dhigay. Inuu Guuleystey been maaha balse wax walba free maaha. Arinkan mid cusub maaha ee waa course ka hel qarashad. Majiro qof noqonaya qofkale waxa uu yahey ee ku dadaal waxa horta yala iyo intaad awoodo. Wall mahomed hadaad run sheegayso Vourse free ka dhig markaas dhalintu wax kaa faaideysa.
@HOREYE
@HOREYE 2 жыл бұрын
Fiiri 21 Cashar 150$ Kaaley Ma Caqliga la iska qadaya. Hadan waxnlaga faaideyn oo qeylo ah.
@HOREYE
@HOREYE 2 жыл бұрын
Hal course oo free ah xata meesha kuma hayo. Markaasu leeyahay dhalinta wa in aan wax uso bandhiga intaan aqaano oo ah kaliya qeylo iyo wuxuu ajaanib kasoo maqle.🤮
@butterflyha1889
@butterflyha1889 2 жыл бұрын
Wan jeclahy inan barto lkn lacagtas ma helayo
@istarcadey5938
@istarcadey5938 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraKaLah Lkn wll dib hadalkada udhageeso halmar na Alxmdulillh iyo Alle ayaa iifududeeyay maadan oran, waxksta naftaada ayaad utiirisay. Allihii shly meeshaa taagneed kaasoo waday manta halkan Aad ku faneso ku keenay ayaa mahdleh markasta Asaana kusiiyay
@AnabAadan-b9q
@AnabAadan-b9q Ай бұрын
❤❤❤
@sahracismaan9129
@sahracismaan9129 2 жыл бұрын
Qof guuleystay hadaa aragto wuxu soo maray wado qadhaadh mohamed omar proud of you huno hore usoco magaca somali baad kor u qaadey Abaal baan kaga hayaa aniga ahaan dhiirigalintaadu waxay ii tartary wax badan noloshayda
@hurremedia5631
@hurremedia5631 2 жыл бұрын
Ninkaan hadalkiisa marka maqlo 100/100 emotional ayan noqda wlhi 🙏😳
@arawellomoh8576
@arawellomoh8576 2 жыл бұрын
Waa dhiirigaliye I jeclaysiiyey akhriska iyo qoraalka hamigaygana dhiiri galintiisa ayaa awood isiisay mahadsanid brother @hossow❤
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 2 жыл бұрын
BIG legend ma dhihi karo waa BIG DOUBLE LEGENDARY USTAAD MOHEMED OMOR💕💯
@fatumaclkadir3045
@fatumaclkadir3045 2 жыл бұрын
Mash allaah taasi waxey kuu cadeyneysaa guul kasto iney kahoreeyso caqabad caqabadaasoo ubaahan adkeysi dhab ah si aad uguuleysato Guuleysto kastan wuu soomaray maraxalaadaaa hadab dhabar adeyg usameey guushaada insha allaah waxaaana lahuraan ah inaad allaaah kaashato
@Amaanmoha
@Amaanmoha 2 жыл бұрын
One of the best classmate in Al aqsa secondary school 🏫 👑
@maryanmohamed-uz4ft
@maryanmohamed-uz4ft Жыл бұрын
Which school that soomalia or Kenya
@asiaa.rashed7908
@asiaa.rashed7908 Жыл бұрын
@@maryanmohamed-uz4ftBorama /Somaliland
@TheMrShibane
@TheMrShibane 2 жыл бұрын
Mohamed Omar waa inaa ku faannaa umadaha aduunka kii wax tar uleh waa ay maamuusaan ❤
@xamsexidi
@xamsexidi 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw💖💖
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 2 жыл бұрын
Mohamed omar one of the best motivation 💪 👏 Alle hanookaa daayo macalin 🥰☝
@maanka1111
@maanka1111 2 жыл бұрын
the best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet muhamad salalahu calayhi wasalam ❤️🕌👊😚
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 8 ай бұрын
Sallalaahu caleyhi wasalam
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤
@abdishakuurmaxamuud8968
@abdishakuurmaxamuud8968 2 жыл бұрын
Allahu akbar hadalkaaga ayaan Mustaqbalkeyga ka dhex arkaaa
@Naamir03
@Naamir03 2 жыл бұрын
Masha allah, one Of Best My Favorate Motivational Speakers🖤✊
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 2 жыл бұрын
Absolutely the best somali motivator 🥰🙏 thank you uztaad.....it's my time💥🥰
@Abdirizakmire23
@Abdirizakmire23 Ай бұрын
Dadka aan ka faaiiday buu ku jiraa ustaad mohamed omar xafida-hulaah
@hamseabdi6122
@hamseabdi6122 2 жыл бұрын
Masha allah.macalin mohamed omar.big Respekt.waad hesha qof wax ku siiya lakin ma heshid qof wax ku shega.cafimad ku joog
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 2 жыл бұрын
Mansha allah maxamed cumar allow cimri dheer oo cafimaad leh kusii illahay haku barakeyo aduun iyo akhiraba amiin
@Feysal252
@Feysal252 2 жыл бұрын
Muuqaal qurux badan history dhiiri galin ah maasha allah
@HayatInspiration
@HayatInspiration 2 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi, dhiirigaliye dhaba Walal Mohamed Omer
@CarafaadahmedAbdi
@CarafaadahmedAbdi 2 ай бұрын
Everytime I feel disappointed or give up I come here ❤
@Asad_haaji_abokor_3007
@Asad_haaji_abokor_3007 2 жыл бұрын
Wll mahamed Omer waad mahadsnty sidad ugudhuranthy inad naftada iyo nafaha kleba anfcdonlkin mid unban kushegi ooah in allihii kuusurogalyy I ad herkan gadho marwalba umahadceliso wll madsnid...
@Dreamy-M
@Dreamy-M 2 жыл бұрын
Wuu soodadaalay 👏🏾 Inaguna inshallah 🙏 ❤
@khalidabdirashid106
@khalidabdirashid106 2 жыл бұрын
Runtii waa muqaal aad u cajiib ah Storygu waa qaab excellent ah Video production kuna waa HIT
@shafinhopro7559
@shafinhopro7559 2 жыл бұрын
Mohamed Omar best dhirigaliye Nin wax badan bulshada kuso kordhiyeye
@أمراءالخمسه
@أمراءالخمسه Жыл бұрын
Masha allah. Wallahi halgan dheer sogashay walalky .allah kudhowro .
@AyoubYassin-25A
@AyoubYassin-25A 2 жыл бұрын
Maxamed cumar barigii ugu horeysay ee uu magaaladayada yimaado , umaab tagin oo naaclaan u haystay , balse nin raguu ahaa walle . Guulaysta Osman iyo Mohamed💙
@ayaancilmi7860
@ayaancilmi7860 2 жыл бұрын
Macha alLh jasaka allH khayr dheerigaliye maxamed cumar🥰
@fathimaismciljamac4078
@fathimaismciljamac4078 2 жыл бұрын
Macha allaah Mahamed Omer go ahead U are my role model guul Iyo gobonimo borama Kala Jaan qaadey
@ramlasahal9556
@ramlasahal9556 2 жыл бұрын
Wooooow..... Wax indhahayga iyo maqalkayga ku cusub maaahan Mohamed Omar cidii aqooon u leh uun baa taqaaan .... wa Role modelka dhalinyarada Garashada iyo hab fikirka u saaxiiba.. wa macalinka ama tababarahay malaaaayiiin qof oon ka mid noqday.. xili aan somaliland ku sugnaaa... wd sharfantahay professor.. allaaaah ba ku karaameeeyey... in bdana hore u soco anaguna wn soo soconaaa💪🏽💪🏽💪🏽💯💯💯💯 LETS GOOOOOOO
@maweeladaubadka1167
@maweeladaubadka1167 2 жыл бұрын
Mustaqbal qurux badan alle ha nasiiyo🎉❤😢😢😢
@ismahancali6643
@ismahancali6643 Жыл бұрын
Ww❤ masha Allaah ilaahay Cumriga iyo Caafimad ka iyo Cilmiga , Aqliga ba Ha U siyadiyo Walaalkeen aamiin yaarab insha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@khaliilcabdi4853
@khaliilcabdi4853 2 жыл бұрын
Mazhallah mohamed omar waxa uu kamidyahay dadaka tusalaha iyo halbega somalida uah
@raaqiyamohamedgeele3321
@raaqiyamohamedgeele3321 2 жыл бұрын
mashlh Qof Nolosha Horumar Ka Gaadhay GuulaYso❤
@khalidofficeal3380
@khalidofficeal3380 2 жыл бұрын
full motivation our legend
@kalidou_Fx
@kalidou_Fx 2 жыл бұрын
Mahomed omar best somali motivation
@دكتورة-ق5ل
@دكتورة-ق5ل 2 жыл бұрын
Wlhi waxa tahy dhiragalyaheyga omarow 🥺❤️
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin 🦋🖤🤌💞
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 2 жыл бұрын
Ustaad Mohamed Omer Waa Dadka Yar Ee Nolosha Heer Sare Ka Gaadhay Iyaga Oon Is Dhiibin 👏.
@dawoyare747
@dawoyare747 4 ай бұрын
Mansha allah bro still you have to keep going.
@yaaska3957
@yaaska3957 2 жыл бұрын
Thank you @hosow pro sidad noguso gudbisay muqalkan dhambaasha wayn xambarsan 🙏🏻
@bahjomursal7023
@bahjomursal7023 2 жыл бұрын
Siwalba oo laguu liiido maalin baad levelka dare gaarin❤
@princessinajuusto6675
@princessinajuusto6675 Жыл бұрын
Masha allaah wlhi benmashegayi wa Ramadan malinta 7 ad ujclhy isbdl wn iskudaya lkn makuguleysid ad ad ad utagera Mohamed Omar wanailmeyey vediokan ❤❤❤❤ guleyso wll
@ridwanqazali9470
@ridwanqazali9470 2 жыл бұрын
Run ahaantii waad muujisay waxa aad tahay hore u Soco walal ALLAH haku xafido
@nimahussein3348
@nimahussein3348 2 жыл бұрын
☝️eedo maxamed keliya kudar Hadal kaada ilaahay fadligii kadib dadaalkaada ka sheekee and you are excellent really MASHA ALAAH KEEP GOING
@sacdacabdibaade1333
@sacdacabdibaade1333 2 жыл бұрын
yes
@kiinali6791
@kiinali6791 2 жыл бұрын
Motivating story❤️
@maidaahmed9904
@maidaahmed9904 Жыл бұрын
I am proud of you mohamdd onarr 🎉❤😊
@faadumomohamedhirsi3721
@faadumomohamedhirsi3721 2 жыл бұрын
My role model alaha ku xafido wllo mahamed omar wuxuu isiyay dhirigalin aan ilaa iyo hada aan iga go ayn jasakallah wllo waxan ilaawayn ereygii aha adigu is MALGALI 👑💪
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 4 ай бұрын
Masha allha ❤ dhiragaliheyga ❤ malin Wan garayaaa hamigeyga
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah wow wow Your dream came true That was your goal You didn't give up💯🤲👍⭐️🌍⭐️👈🥇👑🌹✊️❤️✊️
@shukri04ali38
@shukri04ali38 2 жыл бұрын
Wow ❤️❤️❤️ waamalinta igu horay aan community kuusoqor
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Mansh allah tabarak raxman wlo Alle haku barakeeyo wan ku faraxsanahay in aan ka mid noqdey ardeydada
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 2 жыл бұрын
Med cumar horomar wlh waad sameysey anigu waan ku taageera runtii
@FahmoMahmoud-jt5gi
@FahmoMahmoud-jt5gi 5 ай бұрын
M.a wlahi dhiirigalintada wax badan bay iitartay thanks🙏👍 ilahay hakaa abalmaroyo
@nadaradbullaahi805
@nadaradbullaahi805 Жыл бұрын
Goaankaga ka dhabey waad guuleysaneysaa❤❤❤❤❤❤❤
@sureyaxarbisalax6226
@sureyaxarbisalax6226 2 жыл бұрын
M.a maxamed omar👊😇
@dalxasofe4083
@dalxasofe4083 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa nin aad u weyn, oo mudnaan leh.
@faysafarah8313
@faysafarah8313 2 жыл бұрын
Waxaan noqday qofkii uugu horeyay ee malaha eegay waxaad ii tahay maxamed omar xaqiiq in badan dhiirigaliyahayga aroortii anuu ku socda shaqadayda ayaan gaadhigayga ka shitaa dhiirigalitaada wllo ma jeclayato hees ama wax lamid ah dhagayso badanaa dadku marka aykali yiin heeso ama wax lamid ah ayay dhagaystaan lkn anuu xaqiiq adiga ayaan dhagaystaa alle haku xigtiyo wllo
@nimcoinaobsiye8600
@nimcoinaobsiye8600 2 жыл бұрын
Masha allah maxamed ❤
@tushleeyy
@tushleeyy 2 жыл бұрын
Comment aqris haku jirinee fidiyowga dhameeyso isooraaca guys 😂🖐
@asiaabdi1603
@asiaabdi1603 2 жыл бұрын
Wlhy anaad iijeddaa
@Abdiraxaanmuuse
@Abdiraxaanmuuse Жыл бұрын
Masha Allaah guul iyo gobanimo wixii hankaaga kuwayn wad xaqiijinkartaa masha Allaah ❤❤❤❤❤
@omarmoha666
@omarmoha666 2 жыл бұрын
Mashallah waa qof aan ku dayado mxamed omar
@abdinasirmohamed920
@abdinasirmohamed920 2 жыл бұрын
Mohamed cumur waxaan muquul igu horeeyey wadatay 2016 xili habeen ah , ilaa xilinka 2022 wan dagaystaa motivation daily,
@Tyger23ihhv
@Tyger23ihhv 2 жыл бұрын
Waa ninka kaliya markan niyadjabi rabo idhiirogaliyo bro Allah haku xafido
@kaakowofficial1732
@kaakowofficial1732 2 жыл бұрын
mohamed omar👍💯
@Maxamed-rb4ih
@Maxamed-rb4ih Жыл бұрын
Kusli nabigeena salalaahu caleyhi wadalm❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimelmi21
@ibrahimelmi21 Жыл бұрын
adiga idira geliya my brother thanks thanks Gulllehyso gulll insallhA thanks 🙏🥰🥰🥰
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 2 жыл бұрын
Nin weyn mohamed omar guuleeso😊
@abdihamse2222
@abdihamse2222 2 жыл бұрын
Legend mohamed omer 🔥
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 жыл бұрын
2019kiii jigjiga io mahamed Omer waa markaagii qof wax badan laga FAA iidnay🥰🥰🥰🥰
@abdiazizmadari5066
@abdiazizmadari5066 2 жыл бұрын
Masraxyada aduunkaan ruxaam cajiib ustaad😇
@ayan-hassan8409
@ayan-hassan8409 2 жыл бұрын
M.a guul kasto la garo dadal.sabar ka go.nashiyo ayay u bahantahy intey doniba hakugu qadato sanado badan ama yar haday in yar in ka go.antahy in aad gartiid wad gari guuleyso ustaad @mohmed Omar
@nimcodayibadan2381
@nimcodayibadan2381 2 жыл бұрын
Woow mahamad's life my teacher
@habsamouse5994
@habsamouse5994 2 жыл бұрын
Jaarka xalaasha Maxamed cumar gaara ahaan xfada xalane wlhi waxa la ogan jiray uu waalanyaha😍
@talasame_abdi
@talasame_abdi 2 жыл бұрын
Wll waa magaalade
@habsamouse5994
@habsamouse5994 2 жыл бұрын
@@talasame_abdi borama hno
@khadarabdi1586
@khadarabdi1586 2 жыл бұрын
Woow two legends have met ❤️
@maryanawess
@maryanawess Жыл бұрын
Macalinkeyga Mohamed Omar 🥰🥰🥰
@zucadziman526
@zucadziman526 2 жыл бұрын
Mohamed omer magaca io muqaa ha jiro brother❤️💯👍
@xukunabdulahi1685
@xukunabdulahi1685 2 жыл бұрын
Woow waxa tahay qof didaalaya mashallah
@asmaqurux00
@asmaqurux00 2 жыл бұрын
Best motivational speaker
@cabtoyisnacay7438
@cabtoyisnacay7438 2 жыл бұрын
Waa wiil dayar oo qiimo badan keep going wlal ado kale jeclhy ina noqdo
@nihaal2527
@nihaal2527 2 жыл бұрын
Maasha allaah wll maxamed wa jeclahy dhiira gelin tiisa
@amiinsayid1201
@amiinsayid1201 Жыл бұрын
WALHI NIN AAN KU DAYDO😢😢
@fowsiyaismailahmed5939
@fowsiyaismailahmed5939 2 жыл бұрын
Strong man🖤my teacher🖤
@CalishariifXuseen
@CalishariifXuseen 5 ай бұрын
Masha allha macalinkeyga❤
@comedy1572
@comedy1572 2 жыл бұрын
Mocha allah ustad Móhãmëd ❤
@nazra101-o
@nazra101-o 2 жыл бұрын
Hormar wacaan Somalidu waa badow ma fahansanaa qofka hore u maray in ay ku daydaan
@ibrahimelmi21
@ibrahimelmi21 Жыл бұрын
Thanks my Brother wan ku jeclaxi ALLHA dartisa🥰🥰🥰🥰🥰💯👋💯
@shayga5656
@shayga5656 2 жыл бұрын
Macalinkaygii ingiriisaga Alle ha ku sharfo
@maxamedalmani4400
@maxamedalmani4400 2 жыл бұрын
aabihi ayaa macalin ii ah m.A
@nimcocisman5013
@nimcocisman5013 2 жыл бұрын
Waxaan ku bartay malin xiisada iso galay school Mohmmed Omar Aabihii maclin ii haa qof nasiib leh ayaan ah keep going mohmmed omar 8yers secondry mantan last yers university amound jamacad uu ka soo baxay mohmmed omar
@SuuboyMathay
@SuuboyMathay 6 ай бұрын
Yasir mukhtaar kan ugu fiican dhirigeliyasha
@MoZamiel
@MoZamiel 7 ай бұрын
The best inspire❤
@fatimamuza383
@fatimamuza383 2 жыл бұрын
Msha allh wll mohamed omer guuleyso👏👏
@asmaali7759
@asmaali7759 2 жыл бұрын
The legend ❤
@zmartfilmsvlogs8947
@zmartfilmsvlogs8947 2 жыл бұрын
Mohamed omer❤
@butterflyha1889
@butterflyha1889 2 жыл бұрын
You are the best and you are my favourite somali person and I wanna to see you just one time
@BAAJIYE
@BAAJIYE Жыл бұрын
mash Allah walaalkay horay u soco❤❤❤
@samatarqiiqeey1358
@samatarqiiqeey1358 2 жыл бұрын
Aad u mahadsantahy
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 жыл бұрын
Good role model.
@dheereyechannel
@dheereyechannel 2 жыл бұрын
Keeps goings my brothers hosow pro mahomed omer go forwards leader,s 💯💔💖
@Dark-pyschology
@Dark-pyschology 2 жыл бұрын
diz iz What am waiting for It's so lit 🔥 My role model mohamed omar 👏
MOHAMED OMER--DOHA, QATAR
18:27
Mohamed Omer
Рет қаралды 197 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
HABDHAQANKA ``N O L O S H A #Maxamed cumar
8:41
DHIIRIYE
Рет қаралды 94 М.
Kalsoonidu Waa AWOOD | Mohamed Omer
17:13
Mohamed Omer
Рет қаралды 80 М.
subaxdii xiligee kacdaa dhiirigalin Maxamed cumar
7:00
Abdi Kani geele
Рет қаралды 59 М.
SHEEKADA Muuqaalka Ka Wada Ilmeysiiyey Shacabka INDONESIA
8:07