No video

Sheekadii Haweenka Iyo Shoodhe Guri Barwaaqo Qosolkii Aduunka Kkkk1

  Рет қаралды 57,854

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

5 жыл бұрын

Kuxiidhnaaw Guri BarwaaqoTv Subscire Ku Qabo Hadaad Ka Heeshay
Waad Mahad Saantiihin Dhamaantiin Sheekoyn Badaan Dhawan Filo

Пікірлер: 241
@MohamedAhmed-ze1qo
@MohamedAhmed-ze1qo 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo walalkii dhabta ah weeye malaha waa isku egyihiiin wlhi 👌👌👏👏
@zackhassan244
@zackhassan244 5 жыл бұрын
Waa guri brwaaqo 2040 kasoo hdlya😂😂😂😁
@nimcaanabdihakim733
@nimcaanabdihakim733 5 жыл бұрын
house Barwaqo iyo Mohamed Hunle Cadowgiinu Cagta Hosteda Legends👊💪👏
@zureer5014
@zureer5014 5 жыл бұрын
Show maantoo DHaN buu Halkaa Naga dhiishaYeY 😁😁😁😁😂😂😂😄😄😂😂😂Beerkaa XaSka iNoqDaY wlhy Waa guri barwaqo o An BiYo is maRin😍😍😍😍noo zoo BaDi ❤👍
@hargaysacaday7120
@hargaysacaday7120 5 жыл бұрын
waaarvwixii hore qub shooodhe gury fany weeeeye xaga codka 100/100 xaga majaaajilada100/100 action ka100/100 xikaaaydaka murtida iyo maada100/100
@hanadamericanmuslim9345
@hanadamericanmuslim9345 5 жыл бұрын
Guraw zhp sheekoyin soo badi
@somalisongs4313
@somalisongs4313 5 жыл бұрын
Sandaqad iyo guri si macaan u sharàxan oo wayn halkay iska soo galaan hahahahahah 😂😂😂😂😂😂😂
@sucaadabdihassan9056
@sucaadabdihassan9056 11 ай бұрын
Legend weeye odayga walaahi labo jawaab maleh ninyidhi gurigayga isoo dhaaf ama xoolaheyga isii
@arizak9524
@arizak9524 5 жыл бұрын
Gurey baraaqo u soco wll qli
@cabdishaafi3665
@cabdishaafi3665 3 жыл бұрын
Hule zxp wllhi zheekadaa anagoo 150 ka hrg ku qayi layna ayuu iiga sheekeeyay kkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@taloofficial1049
@taloofficial1049 5 жыл бұрын
House barwaaqo shoodhahagu Waa ciyaalkii hore maraa waaxid calayk✅✅✅✅✅
@mohamedabdirashiid8239
@mohamedabdirashiid8239 5 жыл бұрын
guri barwaaqo walaalki oo qoyta ka yimi kkkkkk
@ahmednadiif3901
@ahmednadiif3901 5 жыл бұрын
wooooooooooooooooooooooooooooooow xaga heesa qarimga buu meel iska dhigay shoodhe guri barwaaqo mr hunle waan ku salaanay
@ahmedyusuf6050
@ahmedyusuf6050 5 жыл бұрын
Axyaa sheeko, waan qoslay wallhi😂😂
@aealol4684
@aealol4684 3 жыл бұрын
Ninkani waa funny walahi 😄😄
@SomaliBoxing
@SomaliBoxing 5 жыл бұрын
Hhhhh Kan ayaaba ka badiyay guri barwaaqo funny man
@getto10
@getto10 5 жыл бұрын
Atoore halis ah hore u soco
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 5 жыл бұрын
Mohamed Abdilaahi Ali Hunle keep going inpti qali
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Wixii reer burco oo kaliya ayan liketa ka rabaa ani🐆
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Bal wakse IGA hell😡😡
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 жыл бұрын
intayada kalena maxalo rebay nagama rabtid kagamay dartene anuh iska ka saray hargaysa🤗
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 Hhhh inan sacad muuse ah iisaar inder habar love ahy wlhi ee 😆
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
@@somalilanderdhaba6133 Inderty mayee iisaar dee mxaa iiga xaasidin😆
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 жыл бұрын
@@allahwithmeneverbedeprived3494 inader ku sarayde inaku iskala qaad qadi mayne viva somaliland🤗
@shaakirhussein9901
@shaakirhussein9901 5 жыл бұрын
Noi dhararaqdii guri barwaaqo lagarye tan shoodhihiisana ma udulqaadanaa kkkkkk kaftan.come
@shafarlandd1996
@shafarlandd1996 5 жыл бұрын
Kkkkkkk jacayl aaa wlle war baa ka danbeeyay
@LAQAAYE
@LAQAAYE 5 жыл бұрын
Www masha'allah wu leeyahy Hibo faneed horey u soco sxb .. Adna guri barwaaqo Sxp no so badi riwaaydaha.....
@guttihazz3698
@guttihazz3698 5 жыл бұрын
Shoodhe guri barwaaqo shekadiisu ma gaadhi uuunba 😂😂😂😂😂😂
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*_Guri Barwaqo Aabihii miyaaa mise waaba asaga oo weynaadey_* 🤣😄😂 Kaftan.com
@badarguray3243
@badarguray3243 5 жыл бұрын
Hunle Abdilaahi soo dhawaw masuul
@suhaibhamud5670
@suhaibhamud5670 5 жыл бұрын
Hhh guri barwaqo filmda ku soo dar shodhahga
@ahmedabdiali9838
@ahmedabdiali9838 5 жыл бұрын
Hunlle waan garanaya waa madax sare hore usoco isaga guray kashidane
@warzanpazhe1129
@warzanpazhe1129 5 жыл бұрын
guri barwaqo ma zhodhaad kagiiba xilka u dhiiptayi😂😂
@callanlechannel7423
@callanlechannel7423 5 жыл бұрын
WALAAHAY WAA GURAY BARWAAQO OO 40 JIR AMA 42 JIR AH HADAL MUUQAALKA AKSHINKA FICILKA INTUBA WAA ISKU MID RIWAAYADO SOO WADA SAMEEYA WAANIN TALANTI LEHE
@busurinuur2109
@busurinuur2109 5 жыл бұрын
Inta jecel guri barwaaqo Abihi like 😂🔥
@sukhrahaxmed2303
@sukhrahaxmed2303 5 жыл бұрын
Ala waa guri barwaao aabihii
@sagalburco5103
@sagalburco5103 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waanu ka qaaday mid lamid 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤️
@salmaanmaxamed6710
@salmaanmaxamed6710 5 жыл бұрын
Waar ilmo guri barwaaqo waa wada qosol wlhi xita waa isku cod atoorhan ccusubna wan ssoo dhwynyna
@ayanftgalbedsomalilnd7682
@ayanftgalbedsomalilnd7682 5 жыл бұрын
O ma guri barwaqo wllki baaa wlhi codka waba guri barwaqo xata u egyahay hadanu ka wayneen ma fagmeen baaa kkkkkkkk
@mursalmuuse1685
@mursalmuuse1685 5 жыл бұрын
Zhoodhe guri parwaaqo 💪💪💪💪
@codeypower7043
@codeypower7043 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo wllki waa legend wlhy soo padi riwayadana maddowga kasar
@aminaali1158
@aminaali1158 5 жыл бұрын
mansha allaah xoog baad isugu egtihiin guri barwaqoow
@othmanabdiladiif5263
@othmanabdiladiif5263 5 жыл бұрын
Waree guri barwaaqo kanaa cidhib ku qabteyba .... guri bawaaqo imika laga bilaabo waanu ka tanaasulneyba bye guri bawaaqo shoodahaaga wadanaa
@sadaamilkacase7244
@sadaamilkacase7244 5 жыл бұрын
*Wee wee Guri BarwaaQo shoodhihi isaga Mobile ku u dhiib like ha isaare allaN kugu dhaarshaY ismaciil low*
@ystamuzlimystamuzlim534
@ystamuzlimystamuzlim534 5 жыл бұрын
guri Barwaaqo zhpka waa mizkin
@somalilanderman6429
@somalilanderman6429 5 жыл бұрын
😂😂 wa guri barwaqo kapiir macala codka
@abdirisaaqyousuf9236
@abdirisaaqyousuf9236 5 жыл бұрын
Ma guri barwaqo wllkiba ninkani
@maxamedsiyaad9640
@maxamedsiyaad9640 5 жыл бұрын
walhi waan qoslay waaba isagiidee
@husenmaalin381
@husenmaalin381 4 жыл бұрын
Aa Guroo waa la EEDAMIYAA kac sootuko sxp
@HEES_CUSUB
@HEES_CUSUB 5 жыл бұрын
guri barwaaqo madaxa yaryarta nala.sair nio.kani.wllka.mahe
@hal-abuurcawilbile2863
@hal-abuurcawilbile2863 5 жыл бұрын
*Wll subscribe🔔ii saar* *Hadaad Aragto fariinteydan* 🙋‍♂️ *Aan kuugu talo galey igu caawi* 🙌 *Wll plz shugran* 🙏
@Chrisnelsonn
@Chrisnelsonn 2 жыл бұрын
Laa ilaaha illalaahu War waaxay tuugsiga ileen caan raadis baad ahayd
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Anoo isaga kayaaban buu wllkii iikeenay 🤣🤣🤣🤣 may is nasinayaan 😁😁
@ibrahimahmed6031
@ibrahimahmed6031 5 жыл бұрын
Waa guroow dee noo soo badi riwayadaha iyo shekoyinkah
@engkhadarmohamed4003
@engkhadarmohamed4003 5 жыл бұрын
hhhyaa igu raacsan ninkan inay isaga eegyihiin guri barwaaqo dhanka qosolka iyo indhahaha waan real actor siduu ukacay kagaro isagoo sheekada ku jira funy
@cabdiqanicali9018
@cabdiqanicali9018 5 жыл бұрын
Hhhhhh guribarwaaqo khaamtaba ninkanaad ka keentay hhhhhh
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 5 жыл бұрын
tolow ma guri barwaaqo aabihiibaa.
@shafarlandd1996
@shafarlandd1996 5 жыл бұрын
Xabaala full fuul aya gaa qabsaday wlle
@buuxshirdoonnormalnews6736
@buuxshirdoonnormalnews6736 2 жыл бұрын
Beercasaad walaahi
@zakarieifiye4662
@zakarieifiye4662 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo kii ka weynaa weeye😹😹
@mascuudjunior869
@mascuudjunior869 5 жыл бұрын
Ma aabahaa baa
@cabdifitaaxjama
@cabdifitaaxjama 5 жыл бұрын
war kani waa guri barwaaqo 2
@h.m.cchanel3230
@h.m.cchanel3230 5 жыл бұрын
Gurey barwaaqo two
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 5 жыл бұрын
Waryaa Waa guri barwaaqo oday ah 😂
@hamzedayib5032
@hamzedayib5032 5 жыл бұрын
Taagerahyga kulahaa Hda lee ku baranee Legend ayaa tahy lkn
@mahamoudabdikadir5828
@mahamoudabdikadir5828 5 жыл бұрын
gudoomiye waa adigii midkaadaran
@naziraden6015
@naziraden6015 5 жыл бұрын
Guribarwaaqo ma waji oday dhintayba laguu galiyay maxa ku helay kkkkkkkkkkk
@Mamar6310
@Mamar6310 Жыл бұрын
AAD baan u qoslay humble waa imtixaan
@khadaressa8735
@khadaressa8735 5 жыл бұрын
Guribarwaaqo Oo Weynaadey kkkkkk
@Hamsa4375
@Hamsa4375 5 жыл бұрын
Shoodhaha kuu eka
@maryanabdi4059
@maryanabdi4059 5 жыл бұрын
Guri barwaaqo كبير
@hamsehassanabdilahi1805
@hamsehassanabdilahi1805 5 жыл бұрын
ilaa ki kamarada ayaa qoslaayaa hhhh abti isxeji waa qosolka hanaga dhamaynee hhhhhh
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 5 жыл бұрын
Soo dhawoow guribarwaaqo walaalkiiyoow
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
war walaal rali ahaada intaasan guur guurad ku dhaafayaaye😂
@tyzonPL
@tyzonPL 5 жыл бұрын
WaXY GURI BARWAAQAhN iz nasakhya😂😂😂😂
@MullerOfficial
@MullerOfficial 5 жыл бұрын
Waar sxb qaali ma xalay ayaaad sanaayay asal sxb qaali walahi walaalkaa waa funny waan kaaa sugayaaa qaybta kale
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 жыл бұрын
Walahay kanaba kaa daran guribarwaqoow
@midnimocadaalad8018
@midnimocadaalad8018 5 жыл бұрын
Wlhi naqaskaa igu dhagi gaadhay funy.hhhh
@mukhtaardhuux6300
@mukhtaardhuux6300 5 жыл бұрын
Hmmm waaba guribarwaaqo soo tagan wlhi
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 5 жыл бұрын
waa soo baxayaa wacadala mr hunle
@SAHANTV
@SAHANTV 5 жыл бұрын
Ma nooli 😂😂😂
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 5 жыл бұрын
Xigmaawi waa sheeko qaaliya oo wada socota agshan macal hadal
@ahmeddjibril2933
@ahmeddjibril2933 5 жыл бұрын
War guri barwaaqo waa lagaa jeexay Hhhhh
@kingiska402
@kingiska402 5 жыл бұрын
Qosliyaaga saxda ah waa qofka markuu sheekaynayo aan isagu qoslin sida ninkan oo kale, soo dhawaw libaax😎😎👍👍
@ildheereproduction3753
@ildheereproduction3753 5 жыл бұрын
Haw waa isgii oo hlkn taagan
@maxmdbarsigo9218
@maxmdbarsigo9218 5 жыл бұрын
Inta hadhay ban gurguurad ku dhaafaya Waaaaaa iga qosliyay wlhy hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@mustafexeedhoburcaawi4338
@mustafexeedhoburcaawi4338 5 жыл бұрын
Hhhhh war sheeko wan jalka noo soo badi ismaaciilow
@daariqmohamoud2196
@daariqmohamoud2196 5 жыл бұрын
hhhh guray barwaqo o Nin odaya Noqday Zalanmantiin wllahy🤗🤗🤗🤗
@thexaynoosh
@thexaynoosh 5 жыл бұрын
Guri Barwaaqo inta aad ninka sheekooyinka soo qaybsiinayso aduu ka sheekee adaa kaga fiicnaaye. Sheekaduu actionadaada kama soo hadhaysee
@maxamedsalebansaleban9366
@maxamedsalebansaleban9366 5 жыл бұрын
hhhh ma ninkii waraabaha badhitaaraybaaa
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 5 жыл бұрын
Guri barwaqo labaatan sanno kadib
@crahmanmaan2283
@crahmanmaan2283 5 жыл бұрын
Ciuaartoygan Waad LA habsaantay Guroow sxb
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 5 жыл бұрын
waanu kaa qaadney masuul
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
ina cali hyste waaa ka jayga ridqa
@Majed-1001
@Majed-1001 5 жыл бұрын
Qosol iyo majaajillayste halkaas kasii was sxp
@mohametbazhe2800
@mohametbazhe2800 5 жыл бұрын
😂😂😂Waar guri barwaaqo ciyaartoygaan kubadhaagaabuu laadayaaye
@kingqays6116
@kingqays6116 5 жыл бұрын
W😁😁😁😁😁😁😁😁w wlhi ninkani waa fanny in bdn nosoo noqnoqo zxp👌🔝💯💯
@idirisxasan2730
@idirisxasan2730 5 жыл бұрын
Bravo
@xamseyaremaxad2912
@xamseyaremaxad2912 5 жыл бұрын
Hhhhh wlhi sxb dadkaan idiin aqoon wey yaabayaan sidaad iskugu eegtihiin
@kaamilahmed799
@kaamilahmed799 5 жыл бұрын
hhhhhh nin adag Boos riwaayadaha uga dhiga
@abdisalanhassanmohamed2474
@abdisalanhassanmohamed2474 5 жыл бұрын
house barawaqo aad banuu uu soo dhaweynana mr huunale see lkn sheekada iintadina adigu kuu so dar khaamta ahyde sii aad loo qosol mhdsnnid
@nurfartun5492
@nurfartun5492 5 жыл бұрын
Giri barwaqo abihi Miya
@abdiazizhussien3037
@abdiazizhussien3037 5 жыл бұрын
Shoodha guray haaa u hayaa wleeee laxanka iyo hadalka waa isku mid 😂😂😂😂😂😂
@warsamekaafimediaproductio8186
@warsamekaafimediaproductio8186 3 жыл бұрын
Hhhhhh waar ninkani ma walalaaa hhhh
@siikaaweburco5837
@siikaaweburco5837 5 жыл бұрын
waan daacad qosley
@daauudaxmed4622
@daauudaxmed4622 5 жыл бұрын
Waar ninkan soo badiya
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,9 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 15 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 70 МЛН
Guri barwaaqo sheeko dheer iyo short googoos beer casaada 2018 kkkk
10:49
Guri Barwaaqo sheekadi 2aad jaaska hotel tiitanig kkkkkk
16:36
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 256 М.
Hereri & Hargeysa: Nin Ku Nool Bali Gubadle Oo Waraabaha La Hadla
21:24
Ramaasnews Online Tv
Рет қаралды 429 М.
GURI BARWAAQO SHEEKO XARAABO BADAN ILA DAWO QAYBTA 2AAD 01
7:13
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 76 М.
SHEEKO HUNLE GURI BARWAAQO IYO SAYDHIYE QOSOL
6:48
Maadshe Films
Рет қаралды 43 М.
Guri Barwaaqo Sheekadii Hunle Iyo Wadacad Qosolkii Aduunka
13:03
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 28 М.
Guri Barwaaqo Sheeko Cusub Oo Jacayla
21:19
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 80 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 30 МЛН