No video

Sheekh Caan ah oo lagu wanjalay Kiis kufsi ah oo Maxkamaddu waxba ku wayday

  Рет қаралды 50,748

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 265
@Mo-fd9ri
@Mo-fd9ri Жыл бұрын
Arrimahan oo kale waxa lagaga bixi kara: 1- In classes and office malcanada CCTV lagu xidho. 2- In hadii macalinka lagu waayo dambiga in la xidho walidka caruurta, macalinkana la siiyo magdhaw.
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Sax
@asmacali2420
@asmacali2420 Жыл бұрын
mnsha Allah 4 Sano ayan macalin c.raxaman wada shaqeyneyn waa qof dhowran oo alle ku xidhan alle xaqisa ha siiyo
@muunamaxamad8636
@muunamaxamad8636 Жыл бұрын
Subxanalah ilahay ka cabsada wll carurtiina macalimiintu wax barayaane ka xishooda dhaxalkii anbiyada sh cabdiraxmana waxanu lenay 😢wanu ka xunahay arintas lagugu eedeyy ilahay kaga jaro kawa waxa ku dhaqaaqay aamiin aamiin 😢😢
@muunamaxamad8636
@muunamaxamad8636 Жыл бұрын
😊
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Ilaahay ayaa kashifidoona kuwa dadka ceebaynaya subxaanalaah ilaahay haynaga qabto cadawga muslimiinta
@hodoadam7781
@hodoadam7781 Жыл бұрын
Wariyuhu sida qaabka daran ee Foosha xun uu wadaaadka ula hadlayo baaba iigu daran😢sheekha waa la imtixaamay allah samir iyo ajar haka siiyo🥲
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Wadaadko nabi maha wa qof caadi ah
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi Жыл бұрын
Weerarka culumada iyo wadaada ku socdaa caadi ma'aha ilaahay sumcada ha u ilaaliyo macalimiinta Macalinkana ilaahay hau gargaaro xaqiisa iyo sumcadiisana ha u soocaliyo
@kareen5993
@kareen5993 Жыл бұрын
Subhana Allah 😢 😢
@canabyusuf8320
@canabyusuf8320 Жыл бұрын
Asc aadbaan uga xunahay ehlu qur aanka halaga fiirsado culumadana ha laga xishoodo waayo waadhaxalkii anbiyada waad mahadsantihiin macalinkana waxaan leeyhy samir allaha kugu arsaaqo miisaanka xasanaadkana allaaha kuu saaro aamiin😊😊😊😊😊
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
نسأل الله السلامة والعافية والمعافاة الدائمة في الدنيا والآخرة
@fadumaguure5824
@fadumaguure5824 Жыл бұрын
😢
@Xasmas
@Xasmas Жыл бұрын
نسأل الله له الثبات لا حول ولاقوة الا بالله
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
In dad Culumo ah iyo Macalimiin Qur,aan Lagu eedeeyo Kufsi oo la xiro kadibna lagu waayo ayadoo sharaftoodi iyo xoriyadoodi meel looga dhacay oo sidaa ku dhamaato Dadkii Ku been abuurtayna aan lala xisaabtamin oo sharciga la hor keenin wax loo Dulqaadan Karo ma,aha. Xaqa Allaha I hiiliyo😥😥😥😢😢
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Culimado ma nabi ba? Wae khaladmi karan oo in badan aya kufsi samyo wadanka waa inay sharicgo shaqya culimo mahan muqdas
@Samosheegismail
@Samosheegismail Жыл бұрын
Wllo hay'ado iyo niman nidaamka diimaha la dagaalama faafiya ayaa ka danbeeya oo badanaa gadaal ka riixa oo lacago fara badan ku qarash gareeya
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
@@ailover5719 maxaa culimada loola soo doontaa beenta intaa la eg!!? Anbiyo weeye cidna ma oran!!!
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@abdulqadiradamali maxa lagu falaya yaga ba tuug eh Inshallah marka wadanka ku soo laabto ayan isku rashaxaya xil madaxweyn kuligod xabsiyada dhigaya
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali Жыл бұрын
@@ailover5719 ma culimada cabanaysa ayaa tuug ah!!? Orodoo dalkii qabo, madaxweyne doo-doon, deetana soo waa', qurbihii kusoo noqo, markalana sii noqo. Sidaana ku seeg-seeg oo dal shisheeye ku gabow!!!
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
*Waa in sharciga la mariyo dadkii wanjalay sheekha*
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 Жыл бұрын
Walahay culimada waa layska raaca soomaliyey waa wixi dawladi somalia burburiyay culimo ladhibaateya ee halayska illaaliyo culimada dhibaatadooda iyo wax kasheegidooda
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
SubxanALLAH in qof muslim ah oo macalin ah la ceebeeyo ma ficna INSHAALLAH dadkaasi way heli gafkaas galay ❤
@sahalyare1167
@sahalyare1167 Жыл бұрын
Qofkii wanjalay inkaari hakh dhacdo Ilaahay idamkii hadii laga gardarnaa
@maxamed4865
@maxamed4865 Жыл бұрын
هؤلاء الأفّاكون الذين يفترون على العلماء والمعلمين عليهم من الله ما يستحقون ولعنة الله على الكاذبين
@maxamedaxmed357
@maxamedaxmed357 Жыл бұрын
Subxaana laah macalin iskulka maxaa lo xiri wayey
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Rabiyoow noo xifti Culumada
@faayo19
@faayo19 Жыл бұрын
Fidnaa socoto waa aakhiru zaman
@cudoon5421
@cudoon5421 Жыл бұрын
🥹🥹😭😭subaxana allah waa jiyamihii oo saqiira culumadii oo lacebaynayo🥺
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Subhana Allah. Waa runtii Sheekhu
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😢😢😢 subxaanalah culimada halaga xishoda si aayar fududaado lacebesto lagu xadgudbo sharafta laga qaado dhibaateyo ceeb laheen danbi dusha laga saara aayar iska raali ahaaw laleyahay waalidka hala xiro sanado
@mmimmi9391
@mmimmi9391 Жыл бұрын
Subxanallah inaalillah tlow qof waalid ahi siduu macalinkii caruurtisa wliba qur'aan udhiga been abuur intasleeg u geysankara waalidka noocasa iyaga inla marsiiyo ciqaabtay mudanyihiinweyi
@cabdihurre8034
@cabdihurre8034 Жыл бұрын
Subxanallah waa arin cajiib ah qof aan waxba sameyn in la ceebeeyo oo laga been abuuro ilaahay calaamo ha ka muujiyo haday macalinkaa masabideen
@jabdhurwaayare-ln9vb
@jabdhurwaayare-ln9vb Жыл бұрын
in la xiro macalin dugsi quraan way iska fududahay. laakin in la xiro siyaasi khamriyo cab ah way adag tahay. لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
@khaalidfarhan6020
@khaalidfarhan6020 Жыл бұрын
الله أحكم الحاكمين Cadaaladi alle agtiisay taala Waxa iman maalinta Allah hortiisa lagu kala baxayo isaga ok aanay waxba ka qorsoonayn Allah xukunkiisa ayaa lawada hor tagayaa kii dulman iyo kii wax dulmayba halkasa lagu kala baxayaaye Kii wax dulmay Allah ha cadaabo Caadaab daran aduun iyo aakhiro labadab
@mumtaazmohamed8496
@mumtaazmohamed8496 Жыл бұрын
Horta uguma horayso inay aduunkan inagula noolyihiin dad xun xun wakhtigii nabigaba way noolaayen kuwi laha Hooyo Caaisha aya sinaysatayba way nolayen Allena haynaga qabto runtii waa wax aad looga naxo inay jiraan waalid saas udhaqma subxanallaah
@hukunmohamud2951
@hukunmohamud2951 Жыл бұрын
Asc inaalilahu waina ilehuraajucun macaliminta kamaarato haloxidho
@mohamoudabdiqadir5457
@mohamoudabdiqadir5457 Жыл бұрын
Waa in magdhaw la siiyaa sheekha
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Ilaahay bilaash cadaab adag uguma yaboohin dadka ku been abuurta Mu’miniinta ee ceeb iyo dambi aysan lahayn dusha ka saara. إِنَّ الَّذِينَ يُحِبُّونَ أَن تَشِيعَ الْفَاحِشَةُ فِي الَّذِينَ آمَنُوا لَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۚ وَاللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَ (19)
@luulhussein7775
@luulhussein7775 Жыл бұрын
Subxaanallaah ilmihiisa karaahida ku dhacda isagaa u keenay
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
Asc macalin waxaa ka dhacdey magaalada Muqdisho wiilkii yaraa ee yiri hooyo dugsiga aad baad leedahay ma waxaad dooneysaa inaan khowmoluud noqdo hadaba wey jirtaa qaar la ceebeeyo Shiikhow lkn kuwo xuna maxaad ka leedahay Shiikhow plzzzz
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Wuxuuba leeyahay waa malaaik wadaadada quranka dhiga. Ceeb ka saliim weeye ayeey ku khatimeen shirkan saxafadeed. Illahay ha soo qabto cid kastoo carur aaminiweyda bal dhageeso daalimkan dhawrka magaalo magacaabay oo yidhi carurrtaasoo dhan waa beenawaasiin. Illahay idin soo wada qabay ifka ku qudhma aakhirana jahannam iyo meel ka darran illaahay idinku tuur amiin
@hamzenuur5877
@hamzenuur5877 Жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 dhamaantood waa lagu waayay ayaaba lagu leeyahaye aduu seed wax uwadaa????
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@hamzenuur5877 waa wadan dambeeya oo DNA ilmaha lagama qaadin. Soo baadh kiisaska ilaa maaliintii ugu horaysay jeelashan baas la dhisay waxaad ogaanaysaa dhamaan kuffsaddayaashii "waa laga waayey" daas ayaa lagu sii daaya. Sababtuna ay tahay Somalidu waa dulmiilayaal qudhun huursato intaa wax la qariyo aaminsan laandheeruhu diin qaban karta ma jirto aaminsan naag hadaa la dilo nin looma dilo aaminsan laandheerihu waa maalaa'ik laga been abuurto aaminsan. Cariga Somalida waa cariga ugu dulmiga badan aduunka Islamna wey sheegtaan kuffsadaha iyo dilaaga intaa wey sii daayaan because qabiilda kibray ayeey ka dhasheen. Magg baas bey intaa kala qaadanayyaan. Waa sababta roob la'aanta iyo abaarta iyo macaluusha iyo 40 sano ood qolo qolo isu qowracaysaan aakhirkana rogiinuu ku dambeenayyaa illahay ummad kasta oo caruurta iyo masakiinta u hiilinweyday xumaan iyo dulmi isku wada raacday illahay wuu rogay. Illahayoow soo dedaji rogga daalimiintan ee diiday inay sharcigaaga fuliyaan carurtii wadanka oo dhanna beenawaasiin ku wada sheegay hanjabaadna ugu daray illahayoow soo qabo if iyo aakhiraba ku silci amiin.
@hudaabdirahman3144
@hudaabdirahman3144 Жыл бұрын
​@@sunshineseaandvitamind8620 Ha been farimiin waxay yidhahdeen culumadu Malaha cadi umad dhagysane Waxay ku idhahdeen hadii danbigu ku cadado wa in la mariya wajibadkiisa lkn hadi uu ku cadan wayo kuwi ka been aburtay wa inay xal ka bixiyan ama wajibka ilahay ugu talo galay in la mariyo Ma fahantah
@Warac_media12
@Warac_media12 Жыл бұрын
​@@sunshineseaandvitamind8620 adiga waxan ku waydiiyay wlal sababta macalin quraanka loogu soo eedaynayo danbigan ee macalin school loogu soo eedayn waayay iyadoo aya jiraan schoolo boodhina kuwa ilaalinayaana rag yiheen markaa hadaanu duulaan ahayn waxani maxay u dhici wayday macali dugsi in lagu eedeyo falkan
@munaibrahim8226
@munaibrahim8226 Жыл бұрын
Nin ayaa dhirbaaxay sodohdii....Arrinkii ayaa laga garnaqay, waxay ku dhamaatay Hal hayska caanka ah "Marka horaba Sodohda maxaa joojiyay Goobta ay gacanta Wiilku ka soo gaadhayso"
@cismaanxasancismaan8637
@cismaanxasancismaan8637 Жыл бұрын
سبحان الله
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
سبحان الله ❤
@karimahmed9843
@karimahmed9843 Жыл бұрын
waan lasoo xidhaa kuwe sheekh dilay iyo waladki waxaa ka dambeeyay
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Жыл бұрын
SubxanlaahAllah❤❤❤❤
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke Жыл бұрын
Allow xifdi culumada waa lagu been abuurtay سبحان الله هذا بهتان عظيم
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac Жыл бұрын
Subxanalah wlhie waa dhib wxaasi ceeeb weeye runtii
@maxamedabdirashiid8012
@maxamedabdirashiid8012 Жыл бұрын
Dadka alle kacabsada waa la itixaamaa sheekhan wajigiisa nuur ayaaa kamuuqda sheekh alle haku ciseeyo
@mohamedabdillahi8677
@mohamedabdillahi8677 Жыл бұрын
7 jir macquul maha ee sheekha waa lagu gafay
@abdisamedmousse4303
@abdisamedmousse4303 Жыл бұрын
Dad ayaa lacag ku so qaatay si diinta iyo dadka ka shaqeeyaba loo ceebeyo laakin Ilaahay ayaa Quraanka inoogu sheegay xaalkooda({ إِنَّ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ یُنفِقُونَ أَمۡوَ ٰ⁠لَهُمۡ لِیَصُدُّوا۟ عَن سَبِیلِ ٱللَّهِۚ فَسَیُنفِقُونَهَا ثُمَّ تَكُونُ عَلَیۡهِمۡ حَسۡرَةࣰ ثُمَّ یُغۡلَبُونَۗ وَٱلَّذِینَ كَفَرُوۤا۟ إِلَىٰ جَهَنَّمَ یُحۡشَرُونَ } [Surah Al-Anfāl: 36]
@cabdallaxassan3097
@cabdallaxassan3097 Жыл бұрын
Waxay ka dhacda hargaysa iyo xaafada October sheekh cabdi rashiid allah ha unaxariisto labo waalid oo wanjalay noloshau ku ureen
@habboosh423
@habboosh423 Жыл бұрын
Wallaahi ma adaa arkay wll subxaanallaah hilibka culimadu wuu sumaysan yahay dadkii waxaa sameeyana adduun iyo aakhiraba way halaagsamayaan rabbi hayna wada asturo adduun iyo aakhiroba
@maxamedcsalaan8928
@maxamedcsalaan8928 Жыл бұрын
Malin abdiraxmaan waxaanleeyahay cafalaahumaasalef aadbaan uguxumahay jaaifadalaguu genstat mashruucaanwuu iskadhamaandoonaa inshi alaah
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 Жыл бұрын
Idinku culimooy is ilaaliya oo ubadka hoosta haka gelina, qol gaarana hakula hadlina anagoo og cabsida ilaahay haddana macsuuum ma tihidin qofku naftiisa ayuu og yahay lkn qof kale wuxuu galay aduu ugu dhaaran maysid ee isaga iyo ilaahay ayaa og. Ubadka yaryari wax masoo caddayn karaan ee ilaahay ayaa wixii dhibta geysta ka jari doona .
@user-kd5ew7zl7w
@user-kd5ew7zl7w Жыл бұрын
Wlhey sharaf ta dadka waa arin inawada saaran macalinka qur aankana wuu ka xadjiraa😢😢😢😢 ilaahaybaa cadaalad kaasiyey darajo iyo dulqaad ilaahay haka siiyo😢
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Asc waxaan calmaaniyiin Ta ayaa kadambeya waxaana soo adeegsada hay,adaha cadaanka ah iyo waa shabakad isku xiran waxay rabaan in culumada sharaf ka laga qaado si calmaniyada iyo Qaniiznimada loogu faafiyo umada lkn guuleysan maayan idanka ilaahey wa khasaarayan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Subxanalaah waa la inagu dhex jiraa cadow meel fog ka dagaalamaya ayaa inagu dhex jira
@kafeeyeaadan9563
@kafeeyeaadan9563 Жыл бұрын
الحمد لله
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
subxanallah
@nuuribrahim3131
@nuuribrahim3131 Жыл бұрын
Alle calaamo haku rido dadka culimada sharafta ka qaadaya aan qabin cuqubana alle haku rido
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
SUBXAANALAAH MACALIMIINTA YAAN LAGU SOO DHUUMANE ISKA ILAALIYA XAALADAAN MAKRI BADNAYAASHA ALAHA UMADA QABTO .
@user-si6ii8yp6v
@user-si6ii8yp6v Жыл бұрын
Subxaana Allaah,, waa runtii Abu bushraa Raali Ahaw rag makalawado
@sucdidaahirkaarshe2323
@sucdidaahirkaarshe2323 Жыл бұрын
subxaanalah
@warsanomar
@warsanomar Жыл бұрын
Subxaanalaah Dadkaa sheekha miskiinka ka been abuurtay maalin aan maanta ahyn bay ka sheekeeyn
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Жыл бұрын
DILA DILA DILA . MA SH.
@axmedwarsame4009
@axmedwarsame4009 Жыл бұрын
Subxaanallah war culimada halaga xishoodo sharftay kaga ciyaareen subxaanallah
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 Жыл бұрын
In qof muslima la ribeeyo waa dambe weyn ee Allah ha laga cabsado. Wayse dhacday macalimiin quraan oo khalad ka dhacay iyo kuwo lagu been abuurtayba ee wax ha la hubsado intaan qofka sharaftiisa meel looga dhicin
@odaykee4342
@odaykee4342 Жыл бұрын
subxaanallah u ducee ina iaalahy soo hadeeyo cafina
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Very simple CC Camera halagu xidho school walba
@xarshinyoutube2751
@xarshinyoutube2751 Жыл бұрын
Subxaanalaah ilaahay qofkii eedeeyay musiibo hauugu badalo dagdaga waliba
@bilanaxmed3119
@bilanaxmed3119 Жыл бұрын
Subxanalaah culimada ceebta halaga daayo
@xirsiabdi-ey3df
@xirsiabdi-ey3df Жыл бұрын
Waxaa ka danbeya qurbojog ama qolqol joog hayado ama ashqas galo ah dadka umada masuliyada ugu dhartay ka u sareya illaa askariga wax soo xidha haday diinta hadal iyo ficil midna ku difaci wayan oo sida qabilka marka dan la leyahay kala masalan jimcayashana qamisyo cad cad soo xidhan waxanay ogayn waxa labahoda ku jira cid ogi inay dinta illalinayso oo ah ALLAAH
@iconhomeappliances9265
@iconhomeappliances9265 Жыл бұрын
Assabru jamiil wallaahu macassabiriin allow nacafi
@zihaamzaid6441
@zihaamzaid6441 Жыл бұрын
سبحان الله 😢
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 Жыл бұрын
Waa wax aad looga xumaado runtii. Cidda Sheikhaas wanjashay in la ciqaabo weeye, mavdhaw na la siiyo Sheikha.
@muxiyodiinmaxamed759
@muxiyodiinmaxamed759 Жыл бұрын
فبرأه الله مما قالوا سبحان الله
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
*Ilahay nacalad haa ku rido calmaaniyiinta iyo dadka eedaha beenta ah usoo jeedinaaya dadkeena diinta bara umadeena*
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Жыл бұрын
Subxanalah ilahey kabaqa somaliyey
@daarusalaamchannel1200
@daarusalaamchannel1200 Жыл бұрын
Waa arin khaldan oo lagu wax yeelaynayo Macalimiinta qur,aanka
@sophiaabdillahi240
@sophiaabdillahi240 Жыл бұрын
Macalinku waa uu sameynkaraa imisa macalin ayaa kufsadey ardaygiisii maaha qisadii ugu horeysey
@zakiamareh2674
@zakiamareh2674 Жыл бұрын
way jiraaaan macalimiin hablo faro xumeeeyay lkn macaliminta la wanjalay waxaan leeyahay u samra dadkina raaalina ahaaaada wllalyaal
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 Жыл бұрын
BAHDILKA CULIMADA SOOMALIYEED WAA WAX LAGASOO SHAQEEYAY
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 Жыл бұрын
Afkaga caano lagu gabey wa runtada inta ad ka hadashey illahey ha idin xafido Amiiiiin
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Жыл бұрын
Subxna Allah
@hanadali6155
@hanadali6155 Жыл бұрын
Somalidu wax ma fahanto. War dadkan lacag ayaa la soo siiyaa si ay sheekhda xumaan ugu sameeyaan walhi haayadaha ayaa ka mid ah kuwa lacagaha ku bixiya waxaana jira dad badan oo hoos gaalo ka ah dadkuna ayna ogayn.
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Subxanalaah ilaahayaw ceeb astur waxan wax loo adkaysan karo ma aha alaw xaqa soo iftiimi war dadka diinta uehla fadeexada ka daaya oo culimada fadeexada ka daaya
@zeinabmohamed1224
@zeinabmohamed1224 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل عليهم
@Kase-anti-jp2yt
@Kase-anti-jp2yt Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢إنا لله وأنا اليه راجعون اللهم أجرنا في مصيبتنا
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Subxana allah waa dhibaadad lagu wado diinta xaniif ka ah
@maxamedabdirashiid8012
@maxamedabdirashiid8012 Жыл бұрын
Walee war aakhiro ayuu jiraa waar culimada noodaaya
@Xamda0953
@Xamda0953 Жыл бұрын
Ax macalin raali naqo wllhi gafka umadu aadpuu upadanyey supxanalaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Жыл бұрын
Umad meel ku wada nool cadaaladu waa muhiim
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 Жыл бұрын
Subxaan allaah
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora Жыл бұрын
Sheikh xaar sheikh kufsi sheikh futo
@mustafefarah1450
@mustafefarah1450 Жыл бұрын
Subxaana laah
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Salaalahu caleyhi wasalam
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Allah ka baqa soomaaliyeey culumada qur.aanka alle dhigaysa daaya xasbiyulaahu wa.nicmal wakiil culumada hadan la daayn ceeb baa dhici doonta
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
Allaahu akbar
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868
@maxamedcabdimaxamedcabdi2868 Жыл бұрын
War waxaan hayado baa lacag ku bixiya wadaa raali ahow kuma fila .ee halasoo qabto dadki madaxgostay tala soo xira maxkamadaaa hala soo taago waa qadaf hala jeedalo
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 Жыл бұрын
Isaaqow Taasna ma Keenten 😂😂
@nimcoyusuf-zi7qe
@nimcoyusuf-zi7qe Жыл бұрын
Alle xaqa ha ina waafajiyo. S/land waxaan uga digayaa khilaaf culimo inuu ina sameyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Alllllaaahu akbarrrrrrrrrrrr alllllahhhh akbarrrrrrrrrrrr qofka sidaassss umada uwanjala hala dilo hala dilo inkaaaarbeyyyyyyyy shaqaysteeèeeeennnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 Жыл бұрын
Wanka xumahey arintas
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht Жыл бұрын
Allaw xaqa uhiili allaw hakaga takin cida wax dulmida
@user-jr2lf4nw7i
@user-jr2lf4nw7i Жыл бұрын
Gaal kacyay gadhacday taas reer gabeed 😊
@asmaibrahim1581
@asmaibrahim1581 Жыл бұрын
Sunxaanalalha wllee dadka qdafka ladaba socda culimda musiiba ku dhacday aakhira iyo addunyaba
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Жыл бұрын
Wallee diinta dagaal baa loogu jiraa aniga macalinkeyga wuxuu ahaa sida aahabay oo kale markaan casharka aan yeersan jirey anigoo aayadda quraanka aqrinaayo markuu imaqli waayo baa dhabtiisa intaan buuga saaro ayaan dhihi jirey macalin maantoo dhan ayaa aayada kuu soo yeerinaaye imaad maqleenin caruurta kale ayaa uyeerinee saa amrkaasuu aayada iisoo yeerin kadibna dhabtiisa ayaa ku qori anigoo isleh yaan lagaaga hormarin 😂😂😂 allow macalin keyga cimrigiisa udheerey wuxuu ahaa macalin asxaabta noogo sheekeeyo maalinka khamiista ah waliba subaxii inata leys fasaxin markasta oo arko waan salaamaa waana udoceeyaa inkastoo isku xaafad aan ahayn hadane suuqa iyo meelaha wadooyinka aan maro ayaan ku arkaa macalin aadan allow cimrigaaga dheerey aakhirane jano ❤❤😢😢
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 Жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@lebaan4795
@lebaan4795 Жыл бұрын
Inaalillahi wa inna illaahi rajuucuun war dadkan mayiin illah ka baqayniin😢😢 Macalin kadi oo quranki kubaraye waxabo kudhimin ayaad dhanbi wiin qorta u galisiin wali masiibo wiin ayaa kugu dhaceysa hadad falkass jujinewaysa maxa yelay macaliinku waa walidkadi labad ducadis wala aqbala quranka uu xanbaraysan yahAy hadu ku habaro way ku dhamatay cuqabo wiin ayaanna kugu dhacaysa iska jera arinkass nafsi lama galu sidaad uga so kabsatu way adagtahY jujiya ariinkass Asc..,😢😢
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 53 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
مسبح السرير #قصير
00:19
سكتشات وحركات
Рет қаралды 11 МЛН
Heesaha Waxay Diintu Ka Qabto, Sheekh Barbaraawi
26:40
SAAB TV
Рет қаралды 45 М.
Masuuliyadda Bulshada iyo Sheekh Mustafe.
24:54
MM Somali TV
Рет қаралды 743
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН