Sheekh Jaylaani kumuu ahaa? Maxaase ka run ah sheekooyinka ay suufiyiintu ka sheegaan?

  Рет қаралды 102,234

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

Sheekh Jaylaani kumuu ahaa? Maxaase ka run ah sheekooyinka ay suufiyiintu ka sheegaan?
Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: bit.ly/2JycRdj
Instagram: bit.ly/2TPlYrR
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Пікірлер
@sanadkacusub5741
@sanadkacusub5741 5 ай бұрын
Qofkii dawanaayo 2024 ama 2025 like isaar😂
@MaxamadGacal-nq2fs
@MaxamadGacal-nq2fs 5 ай бұрын
Lbx😂❤
@EnaHachi-gr6sr
@EnaHachi-gr6sr 5 ай бұрын
😂
@ismaaciilibraahim3980
@ismaaciilibraahim3980 5 ай бұрын
😂
@Mrebicchanel
@Mrebicchanel 4 ай бұрын
Waikan😊
@areyouareyounot9880
@areyouareyounot9880 2 ай бұрын
Yoo
@mohamedwardi9269
@mohamedwardi9269 2 жыл бұрын
Aaway dadkii Nabiga jeclaa " Scw"
@susu-tl2fy
@susu-tl2fy 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@ruqiyaaxmad9288
@ruqiyaaxmad9288 2 жыл бұрын
Scw scw scw
@cabdiriraxmaanmustafe
@cabdiriraxmaanmustafe 2 жыл бұрын
wanaga zxp away intii kale
@mohamedwardi9269
@mohamedwardi9269 2 жыл бұрын
@@cabdiriraxmaanmustafe way Imanayaan I.a sxb
@cabdiriraxmaanmustafe
@cabdiriraxmaanmustafe 2 жыл бұрын
@@mohamedwardi9269 HAYE LIBAAX
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 2 жыл бұрын
Mahadsanid wallaal sifiican ayaad noogu soo bandhigtay taariikhda Jaylaani. Kuwa quraafaadka ku lumayna waad u bayaanisay.
@hamdimoha7399
@hamdimoha7399 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto shiiqa asaga duco u baahan🥰 ani waxan u maleen jiray shiiqa inuu somali yahay somaliyana uu ku aasanyahay😊
@qaasimmoha959
@qaasimmoha959 2 жыл бұрын
Aniga xitaa somali aan u maleyn jiray
@Akhyaar142
@Akhyaar142 2 жыл бұрын
Aniguna wxn modi jirey inu somali yhy
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 2 жыл бұрын
is kumid baa ahen
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 Жыл бұрын
May waa iraqi 😊
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 2 жыл бұрын
جزاك الله خيـر بارك الله في جهودك وأسال الله لك التوفيق دائما وأن يجمعنا على الود والإخاء والمحبة وأن يثبت الله أجرك ونفعا الله وإياك بما تقدمه أللهم تقبل أللهم أمين ياأرحم الراحمين
@jamaabdikhalifabdullemxud4345
@jamaabdikhalifabdullemxud4345 2 жыл бұрын
Waad maqlaysaa suufiyow Jaylaani kuma gaarin darajada niiko iyo quraafaad ee waxa uu ku gaaray waa sabar iyo alle ka cabsi . Mahadsanid cabdiraxman.
@Haykal5
@Haykal5 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@nasriali6733
@nasriali6733 2 жыл бұрын
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 2 жыл бұрын
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 2 жыл бұрын
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@mahadabdi7727
@mahadabdi7727 2 жыл бұрын
Xili loo baahnaa muuqaalkaan ayaa noosoo tabisay mahadsanid ustaad
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Sheekh Jiilaani Waa Suufi macarafada Rabigii Gaadhay Oo Karaamooyin Badan Lahaa Ilaahay Ha U Naxariisto Kuwii Ku daydana Allahaa Naga dhigo 🤲
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Maxad uxustan marka 😂
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Ahlu Kheerkoo Dhan Baa La xusaa❤️
@farhad5541
@farhad5541 2 жыл бұрын
ilaahay hdu karamo siyay ma caabud bu kudhahay teda kle qof hda kudaynayso nabiga kudayo qof kle iskadhaf
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
@@farhad5541 Ma anaa ku idhi waan caabudaa ?!
@farhad5541
@farhad5541 2 жыл бұрын
@@abdinasir____k9909 nabiga scw iyo shikhas kee nabi ku ah adiga ileen saxabada oo ka fadli bdn xta saas loma xuse ma nin dhintay bd wxd aminsnthy inu wax kutaraayo
@sadpoi7629
@sadpoi7629 2 жыл бұрын
Great lesson thanks teacher 👍
@waxkafaaidayso8007
@waxkafaaidayso8007 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
@fatoumaismail7092
@fatoumaismail7092 2 жыл бұрын
Wsc Merci beaucoup Abdouraman macha allah une histoire importante pour moi mon cheikh préféré jiylaani
@mohamadibraahim930
@mohamadibraahim930 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي الكريم اللهم أجعلنا مثله
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 4 ай бұрын
Masha allah xog aan aad ugu baahnaa baan kaa helay mahadsanid masuul❤
@Hubaal_media56
@Hubaal_media56 2 жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo walaal Aan ilaahay dartii u jeclahay ustaad c/raxmaan Cumar waaberi
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
Alle mahadii weye abdirax maan omar kheyr alle haku siiyo wll
@Mohamedsamakaab
@Mohamedsamakaab 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay brother sida wanaagsan ee xogta iyo taariikha wadaadkaan aad noogu soo gudbisay, Ilaa shalay waan raadinayay xogtaan
@abdisalanali2321
@abdisalanali2321 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto anigu waxan u malayn jiray inuu sheekhu soomali
@abdimalik4932
@abdimalik4932 2 жыл бұрын
Ilah hakuxafido walalkey Abdirahman Cumar.🤝
@nasirbaabuu4160
@nasirbaabuu4160 2 жыл бұрын
Ilaahay baa wayn oo awood leh Ilaahay ban barinaa oo caabudnaa Sheekh jiilaani waa wali Ilaahay Wax caabudayana ma,arag mana maqal
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
😅😁🤫
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
Shukran jazakallaah khayr Ammiin Ammiin yarabi
@ahmedmohamoud99
@ahmedmohamoud99 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sheekha
@farhiaabdiadam6774
@farhiaabdiadam6774 2 жыл бұрын
Mahadsanid sidaa wax inooga sheegtey waa iga tufan tahey wllo cafis masamax
@engmohan1423
@engmohan1423 4 ай бұрын
Alla ha unaxariisto caalimkeena
@mohamedeirow1638
@mohamedeirow1638 2 жыл бұрын
M.a wll sheekhaan Taariikhdiisa in badan waan baar baaray , taariikh dhamaystirana mar ma helin , hadaaan adiga kaa halay , waana kuu duceeyay , mida kale waa runtaa qaaxiriyo koox la yiraahdo oo wax qaldan aaminsan baa jirta , ( Run kama gabade)
@ogaalmaal9898
@ogaalmaal9898 2 жыл бұрын
Masha allaaah. Ustad Alle hagu barakeeyo.
@hassanabdullaahitahliil6432
@hassanabdullaahitahliil6432 2 жыл бұрын
افصح الله لسانك عبدالرحمن Masha Allah Abdirahman si wanaagsan Ayaad u kala dhigtay Arinka Cid Kastoo Caqli u saaxiib ahna ay Fahmi karto, Allaha Kasoo Hanuuniyo kuwa Baryaya Qabrigiisa.
@abdulghanifaisal1585
@abdulghanifaisal1585 2 жыл бұрын
Aamiin
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 2 жыл бұрын
Golden voice abdurahman omar
@weproduction1804
@weproduction1804 2 жыл бұрын
BarakaALLAH DHEH
@LONGMAN66
@LONGMAN66 2 жыл бұрын
Inbadaan ayaan channelkan kuhirna waxaa soo guudbin jirte mowdu muuhiim ah Lkn manta dad muslimiin ah ayaad ugeftey aniga suufi ayaan ahay Lkn Allah keli ayaan cabudaa sufina wax ayaan kabartey Lkn wali maarkiin ayaaga sheykan cabudaayo dad shaqsiyaal wax eey sameeyen umada sufida Dan haku edeynin oo Magaca hakagadeliin .
@farhad5541
@farhad5541 2 жыл бұрын
suufi wa juhalo ee isaga tag mesha qof bad caabudane orod ilahay caabuda
@LONGMAN66
@LONGMAN66 2 жыл бұрын
@@farhad5541 tarbiyaadada waay lidataa is aruri niyow
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
Runta miya diidesa
@dr.gutalealmuqdishawi9575
@dr.gutalealmuqdishawi9575 2 жыл бұрын
Waa dad lagu qafulay kalmadda ah "Waa la caabudaa sheekha" inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun bal adigu waakaase wax fahamsii qof lagu qafulay afkaar qalafsan.
@Inaabahmedia
@Inaabahmedia 2 жыл бұрын
Wll mcn suufi ma dhihin waala ogyahay suufida inbadan oo mamid ah iney sameeynin shirki lkn wuxuu ka hadlay qaadariyada bas
@sadiiqabdikadir7070
@sadiiqabdikadir7070 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Sheekh Jeylani
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 2 жыл бұрын
Sheekha alle hawnaxaristo ee aad ayaan unaqaana Somali hadanahay shalilaaya cabdi qaadir almadaadyaa qalbi xaadir iyo qasiidooyin aan xadhiga lagu qaadin wagartaa
@barresagal8891
@barresagal8891 2 жыл бұрын
Jazaaka Allah
@yusufcabdi4349
@yusufcabdi4349 2 жыл бұрын
Thank you for your information ℹ️
@faisaxmed8439
@faisaxmed8439 2 жыл бұрын
Thank you for your submission
@CabdisamedCabdilaahi-b4k
@CabdisamedCabdilaahi-b4k 6 ай бұрын
Sh. Abdi qaarid ❤
@diinishamzadiin8017
@diinishamzadiin8017 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@hanadozarichanalle8978
@hanadozarichanalle8978 2 жыл бұрын
300k come soon🥳
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y 2 жыл бұрын
Alle hakaa abaal maryo wll🥰
@Sumayaise
@Sumayaise 2 жыл бұрын
Wlala Abdirhmn omar 🥰 mahadsnid ❣❣❣❣❣❣❣❣
@footballskills4622
@footballskills4622 8 ай бұрын
Masha allah alle ha karaameeyo
@abbesomaliyed7894
@abbesomaliyed7894 2 жыл бұрын
jazakallahu kheral jazaa
@maxamedxusen356
@maxamedxusen356 2 жыл бұрын
Thanks teacher
@BourhanB-en7nc
@BourhanB-en7nc 5 ай бұрын
الله اكبر❤
@cabdallasamow6587
@cabdallasamow6587 2 жыл бұрын
Masha Allah xaqiiq qarsoon ayaad banaanka keentay walal Allah haku barakeeyo umad badan ayaad indhaha ufurtay
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
Walaal kayow Adoon baadhin culimada oo dhan ee ku kala nool daafaha caalamka in war yar iyo in yar waxaad ku aragtay aad ku xukuntaa umad dhan oo la yidhaa suufiya waa been abuurad Adaana rabigaa la hortagaya in aad tidhi suufiya sidaa samaysa Balse anigu halbaan ku leeyahay markaad wax soo gudbinayso ha ka eeg dhinac kaliya ee ka eeg oo ka baadh dhinacyo badan oo xog badan raadi baadhistu waa umuhiim aqoonta
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
Aamus nin walana tahay😁🤫
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 2 жыл бұрын
Suufiyo oo dhan baa samaysa lama oran, ee qaadiriyada baa arinkaa samaysa
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
@@khadarsaalim8903 doqontu waxay tahy dadka mooda Ee ma adigaa cilaaj hada lagaa keenay
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
@@ahmedqumbe3644 oo qaadiriyadu ma sheekha ayay baryaan !!!! Mise qaar juhala ah oo iska yimaada meelaha ayaa sameeya
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
@@xikamiyoxikmad6399 adiga cilaaj ubahan suufiyow
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 2 жыл бұрын
Ileen qoladii baad aheed Ridaha rabi iyo raxmadiisa ha u ziyaado sayidi sheikh Abdulqadir Jeylani q.s aqoon daro kaama ahan laakin fahankaa kaa khaldan
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
🥱😁
@calibulaxawo4896
@calibulaxawo4896 2 жыл бұрын
Waxuu doonayaan masakiinta habraha uu faraqa waxayar ugu jiro uu kafuran jirin in lagu fahmo ayuu kabaqaya..filinkooda ayaa laqarxiye maskiinta🤣🤣🤣🤣🤣
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 5 ай бұрын
KII ceebtiina sheegaba ma wahaabi baa Cajiib Suufiyo wixii ka rayi duwanba waa u Khawarij iyo wahaabiyo Ceebtiina waala sheegi soomalina waa ogaatay jaylaanina waa wadaad Miskiina Oo isagu duco ubaahan
@Garaad1000
@Garaad1000 2 жыл бұрын
Shiikh Jiilaani (imaamkii Awliyada) Cida uu ahaa adigu noo sheegi maysid Ciyaalow ee waxaa kuu roon Hawlahaagii kale inaad iska wadato Suufiyo iyo Hawlahaas aqoon uma lihide baryada iyo waxaas aad sheegeyso waxba kama jiraan
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Qofbaa la baryaa talow yaa ku yidhi Sheekha waa la siyaartaa kama dhigna waala baryaa
@ahmedyussuf1946
@ahmedyussuf1946 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad was wahabi aan wax kala aqoon suufida somaliya u badan hadey shirki Ku jiraan marhorey babi'i lahayeen sida wahabiyada manta lo ogaday waxooda inuu ahaa been abuur iyo dad gaalisiin ilaa at manta dadka gowracan ayago ahahadada aqrinayo kurayga asaga wax hasobarto intuu culumada wax kala sheegin
@calibulaxawo4896
@calibulaxawo4896 2 жыл бұрын
Waxuu doonayaan masakiinta habraha uu faraqa waxayar ugu jiro uu kafuran jirin in lagu fahmo ayuu kabaqaya..filinkooda ayaa laqarxiye maskiinta🤣🤣🤣🤣🤣
@diinipro
@diinipro 5 ай бұрын
imaamki awliyada adi maa ka dhigay
@cabdishakuurcade7562
@cabdishakuurcade7562 2 жыл бұрын
Codkaaga m.a sifiican wax lagaga fahmaa sxb
@gadhleibrahim5259
@gadhleibrahim5259 2 жыл бұрын
Alle haka abaal mariyo wll Taariikho badan ayan ka faaiday walahi 🙏❤
@Farhanhusseinhirey
@Farhanhusseinhirey 11 ай бұрын
Wll Taariikhda si fiican uso aqri kadibna qaadirayadu cida ay yihiin in sheeg.
@mosalah8668
@mosalah8668 2 жыл бұрын
Xaqii ayaad bayaanka keentay. Allaha Ku xifdiyo
@nimanali2107
@nimanali2107 2 жыл бұрын
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
@nabilalhabshi1407
@nabilalhabshi1407 2 жыл бұрын
Masha Allah My Dear Bro
@oulaelmi8907
@oulaelmi8907 2 жыл бұрын
Abdou-Rahman walaalow Iska Kaa jecliyaaa 🤍
@abdullahiyare9714
@abdullahiyare9714 2 жыл бұрын
Wad qaldan tahay bro anigu sofi wxa u aqana qof allah amisan o cibaado badan lkn illaah kasa goy qof inbnu adan wax wedsayo wxs sofi mha e wa jaahilin e ha u Gafin nagaca suufida mxa yeelay suufida saxda ah sas uma dhaqante💯
@ADNAN.39
@ADNAN.39 2 жыл бұрын
🥱
@saabriinsuusuu3923
@saabriinsuusuu3923 2 жыл бұрын
Beenta dhaaf ilaahey kacabsee maxa mawliid udhogtiin?
@sahalyuusuf211
@sahalyuusuf211 2 жыл бұрын
Masha allah is the best
@ahmedabad686
@ahmedabad686 2 жыл бұрын
Walaal waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo sameyso mawduucyada Astronomyga
@ayaankhaliif1781
@ayaankhaliif1781 2 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 5 ай бұрын
Good lesson
@Kuwiihorepodcast
@Kuwiihorepodcast 2 жыл бұрын
Masha allh wll allh haku xafido
@Keam__05
@Keam__05 2 жыл бұрын
Ustad love you
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 2 жыл бұрын
Xitaa sheekh ma dhihi karri waaysay, t kle waxaad sheegaysid waa quraafaad sal iyo raad tooba aan lahayn, mana jiraan cid caabuda oo wax weydiisata, waana yaqiinsnahay inuusan waxba nasiin karrin sh Jeylaani hadaan nahay Suufiyo, cida wax bixisane ay tahay un ALLAH S.W.T. ee waxa aad ku hadlaysid iska hubi waayo maanta waa aduun beritane waa aakhiro, hadaad cadaymo u haysidne in wax lawaydiisto Sh. Jaylaani R.C soo ban dhig maba arkaysidee.
@somalia568
@somalia568 7 ай бұрын
Aniga 2021 baan ogaday inuu aha nin iraq markii horee waxaan umaleen jiraay inuu ahaa ninka ku asaan masjidka biyamalow holwadag somali inuu yahaay baan umaleen jiraay alle hauraxariisto
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
mahadsanid walal
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 2 жыл бұрын
Wll Kaso shekeee Dagaalki taabuuk 🙏🥰
@Hubaal_media56
@Hubaal_media56 2 жыл бұрын
Walaal channelka dib u eeg
@abdirashidmohamud5327
@abdirashidmohamud5327 2 жыл бұрын
allow qalbiyadeena xiqdiga iyo xumanta ka dhowr qof aan adi ahayn oo xaq lagu caabuna ma jiro allah ku soo hadeeyo dadkaa dulminayso oo ka ifki abuuranaysana jooji
@axmed556
@axmed556 2 жыл бұрын
Waad saxan thy oo waan fahmay waxa aad ka wado lkn Wax yar bal dib ugu noqo hadalka oo iska sax wax aad qodhay
@farhad5541
@farhad5541 2 жыл бұрын
jaaska mesha kala tag run lagu shegaye 😀
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
Dhafarka shiikh hebel waye inte ka kenten sufiyow
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss Жыл бұрын
☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔🤲🤲🤲🤲
@apdirahmanalifarmaa5600
@apdirahmanalifarmaa5600 2 жыл бұрын
Jimco kreem zxpyaal team apdirahman waabari
@Bashka001
@Bashka001 2 жыл бұрын
Maanta waa jimce ee saliga nabiga aan badino
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد.
@cabdallamaxamad3904
@cabdallamaxamad3904 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@calicabdulle3145
@calicabdulle3145 2 жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalam
@FaysalCumar-d5z
@FaysalCumar-d5z 5 ай бұрын
Mansha allaah
@nadifahmed3518
@nadifahmed3518 2 жыл бұрын
Xiligeedi baad kuso beegtay ustaad
@abshirmohamed9634
@abshirmohamed9634 2 жыл бұрын
Suufiyiinta Lunsan yaa wax usheega Khayr beelayaasha
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
Alle cilmiga ha kuu siyaadiyo
@mohaibrahim3100
@mohaibrahim3100 2 жыл бұрын
Sheikh jeylani alle unaxaristo dadka magicisa dambiga kugalayaan alle asoo hanuuniyo
@FilsanHalaneh
@FilsanHalaneh 2 ай бұрын
Machala
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 2 жыл бұрын
Soo badi vedioyada noocam ah
@9SLD09
@9SLD09 2 жыл бұрын
Awooowgii jiilaniyooow
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 2 жыл бұрын
راحمه لله اللهم امين امين امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم
@umulkhayrmaxamuud6218
@umulkhayrmaxamuud6218 2 жыл бұрын
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
@abdirahmanilyas
@abdirahmanilyas 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mohamedwardi9269
@mohamedwardi9269 2 жыл бұрын
Scw
@mmc72023
@mmc72023 2 жыл бұрын
Jazakallah
@nadaomar3168
@nadaomar3168 2 жыл бұрын
Asc soomaaliyow Horta anuu sheekh jaylaani xerta somalida ayaan ka maqly iyo qaar dhalinyarada oo iska dhaha awoow jaylaaniyow ...waxaanba u haystay oday soomaliyeed inuu ahaa ...ma nin cirqaaqiya buuba ahaa alow kuu naxariiso Mida kale suufiyada waxa la dhaho ban fahmi waayay mala xerta timaha la baxdaa loo yaqaan ...anuu sheekh na ma taageero io koox toona lkn mid khalad ah baan ku arkay oo sinaba aanan u qaateen waligey .....kitaabkana meelna aan kaga qornayn Oo ragaa xerta ahi sameeyaan Waana qabriyada inay booqdaan ...yaabay ...kuwii macalimiinta u ahaa iyo sheekhyadii hore iyo ayay qabriyadooda dhisaan ..oo guryo usameeyaan oo dhahaan karaamu leeyahay ...taa waa ku diiday ragaas Tan kale kuwa aan isku deegaan nahy sanad walba bisha ramadaanta bisha ka horaysa Bay aadaan meel yagoori ladhaho ...oo waxay dhahaan waa qubataynkii ....hada waa waxaan anuu arkay....maxaa laga doonaa hadaan dhahayna waxa la yiri sheekhyaa ku aasan‼️ ..oo lacag iyo waxbay isku dardarsadaan iyagoo gawaari badan watoo guutooyin ah Bay qabuurhaas aadan ...taana wa ku tiiday ragaas Alow na ilaali
@ilovemymom1028
@ilovemymom1028 2 жыл бұрын
vedio yada qaar aad soo qaadatay waa vedios shiico leedahy ee dariiqada ha suurad xumeen niyahaw qaladka iyo saxdaba isku qasayo
@qaalidcade2043
@qaalidcade2043 2 жыл бұрын
Waxaa run ah in jeylaani adoon alle yahay wuu geeriyoday isagaa wax in lataro rabo dad wuxuu taro iskaba daay.
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Suufi iyo shiico maxay is dhaman 😂
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
@@Xuralcayn dameer iyo dhagtiisa waye😅
@calibulaxawo4896
@calibulaxawo4896 2 жыл бұрын
Waxuu doonayaan masakiinta habraha uu faraqa waxayar ugu jiro uu kafuran jirin in lagu fahmo ayuu kabaqaya..filinkooda ayaa laqarxiye maskiinta🤣🤣🤣🤣🤣
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
@@calibulaxawo4896 haa zxb 😁
@sahalyuusuf211
@sahalyuusuf211 2 жыл бұрын
Masha allah
@mustafeabdirizak1277
@mustafeabdirizak1277 Жыл бұрын
❤ تبارك الله احسن الخالقين 🕋 يارب يارب يارب ❤يا الله 🕋 صل الله على سيدنا محمد صل الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد كمال الله وكما يليق بكماله🕋 الله 🕋 الله يسعدك ووالديك واخوتك وكل اهلك واحبابك دنيا وآخره ولكل خير وسعادة دائما يوفقكم ويطول بالخير والسعادة عمركم 🤲🏻جميعا 🕋❤ 🤲🏻I
@borowbaydhabo6201
@borowbaydhabo6201 2 жыл бұрын
Ustaad mhd snd
@cabdixakim9077
@cabdixakim9077 2 жыл бұрын
Alle Baku Yiddish wll
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 2 жыл бұрын
Next part 2 👍
@lgnuuri5177
@lgnuuri5177 2 жыл бұрын
Wll ka hadlka kuliyqdaha Noola soo dhoqso
@Mr8dhawiil
@Mr8dhawiil 2 жыл бұрын
9 daqiiqo iyo. .......Allahu akbar
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 11 ай бұрын
Aamiin
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 2 жыл бұрын
Waa maqalay Raximahullah
@dudechanal7768
@dudechanal7768 2 жыл бұрын
Aadbad ugu khaldantay waxaad ka hadlayso inaad ucilmi leesahayba fiican
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
Cilmi aa😁
@calibulaxawo4896
@calibulaxawo4896 2 жыл бұрын
Waxuu doonayaan masakiinta habraha uu faraqa waxayar ugu jiro uu kafuran jirin in lagu fahmo ayuu kabaqaya..filinkooda ayaa laqarxiye maskiinta🤣🤣🤣🤣🤣
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@ShiiqNuurCabdullahiMaxmuud
@ShiiqNuurCabdullahiMaxmuud 5 ай бұрын
Ileen waxa ad noo soo gudbin jirtey waxa ad soo hubisey mey ahaan jirin tanaa kuu cadeyneyso oo anaga aan ognahay in suufiyada eysan caabudin qaf bini.aadam ah lkn subscriberska wan kaala noqdey maadaamaa aadan soo hubineynin waxa ad soo gudbiso been ma dhageysan karno tan kale dad badan oo adiga kugu xiran ayaad gaaleysiisey qiyaamani waa lagu weydiindoonaa hadaadan raali gelin ka bixin inshaa.allaah
@tiitecali9879
@tiitecali9879 2 жыл бұрын
Masha allah sxb A/raxman omar wax badan ayaan kaa faa'iday mahad sanid.
@abokorkeise1011
@abokorkeise1011 2 жыл бұрын
Su'aal WllGoorma ayay Dariiqadani Soo gaadhay dhulka Soomaalida. Hadii Aad muuqaal kasoo samayn karto waanu kaa Codsanaynaa.
@asaddacar9079
@asaddacar9079 2 жыл бұрын
Waxaa siday isticmaarka Isaga hortii ka ma jirin Somalia
@abokorkeise1011
@abokorkeise1011 2 жыл бұрын
@@asaddacar9079 maxaad caday u'haysaa
@elhamoudi7
@elhamoudi7 2 жыл бұрын
Wllkey aad ayan ugu faraxsanahay iney caqiidadaada saliim thy Ku dadaal dadka la baadiyeyay in uu afkaga Alle kuso hanuuniyo Adigana Allah ku barakeyo
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 11 ай бұрын
Raximahulaah
@farxanzakir1030
@farxanzakir1030 2 жыл бұрын
Qof bilaadan ah sidee roob loweydistaa SUBXANALAH
@xikamiyoxikmad6399
@xikamiyoxikmad6399 2 жыл бұрын
Waa been taasi lama waydiisto Ee alle ayaa sheekha loo baryaa Umad dhan in been laga sheega waa been abuurad ___ iyada oo lagu xukminayo in yar oo hal iyo laba ka ah umada islaamka in umada dhan la yidhaah waxaasay aamin sanyihiin runtii waa khalad
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
@@xikamiyoxikmad6399 wa run maxa udiide 🤫
@AQOONTAGUUD-de2hv
@AQOONTAGUUD-de2hv 8 ай бұрын
❤❤❤
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
War yaa waa beenta kadaab yahoow cid caabudo ma jirto ee ilaahey kabaq 😡😡😡😡py waa kaa lanoqday sabiskarabka
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 2 жыл бұрын
La noqo suufi saabgaadow
@CaafimaadkaRagga
@CaafimaadkaRagga 5 ай бұрын
Runta Haduu sheegay miyaad kula dagaalami
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 4 ай бұрын
Runta miya diide suufi oo dhan hadi runta loshego wey xanaqayaan 😮😅😂
WAREYSI #1/2 - TAARIIKHDA IYO DILKII SH AWEYS ALQAADIRI 1909
18:14
Kumuu ahaa Imaamu shaafici | Imaamka madhabka ay somalidu haystaan?
6:58
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Itoobiya oo war cusub ka soo saartay damaceeda badda
1:49
KOW TV
Рет қаралды 1,2 М.
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 239 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН