Sheekh Mustafe X Ismaaciil┇TASBIIXDA ┇FARXAAD KUNOLOW Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun. Tasbiixda waa dawada kurbo oo dhan looga Baxo || Sh mustafa xaji ismail
Пікірлер: 257
@qummansabbag5 ай бұрын
Sheekha keliya ee haddaan xitaa anoo xanuunsan wacdigiisa ku caafumaado, ajr iyo xasanaad alle hakusiiyo
@FarhiyoAbdullahi-mo7rf9 ай бұрын
Qalbigaa iiqabooba markan qeyrka dhageysto😢😭😭🤲
@madxafkadiinta39603 ай бұрын
Mansha allah wll
@Mona_mohamoutt11 ай бұрын
Scw Allahu akbar ❤🎉 nafis aya ku darema dhagesigisa 😊shiikh mustafa 😊ilhy ha ku sharfo
@iqra1218 Жыл бұрын
Wll lahey muraad ayaan leyahay iisoo duceya
@user-tq5bs5iy4b8 ай бұрын
Love sheekh musdafe alhu alcasiis ale cimriga iyo caafimaadka hakuu dheereeyo الحمد الله❤❤❤
@abdishakuur14982 ай бұрын
Shiiqa aan ugu jeclahay shiiqyada alle kaarali noqoy
@user-vn2to5kf1gАй бұрын
Alle haku barakeeyo adun iyo Akhiraba sheekh
@abdikadirali33257 ай бұрын
《اللهم صلى وسلم على نبينا محمد》❤
@MaariyojeexgaleMaariyoje-um4to7 ай бұрын
Mash allh sheekh mustafe ❤❤❤
@halimasharie6423 Жыл бұрын
Mashaa allaah allaha kuu naxariisto sheekh mustafow sidaad noogu naxariisatay ee aad diinta allaah noosoogaarsiisay allaha kaa aqbalo anagana kuwa ka faaiido allaha naga dhigo
@daahiraxmed18 Жыл бұрын
Ff
@daahiraxmed18 Жыл бұрын
Ff
@Gashaamo Жыл бұрын
Jazakalah. Sheikh mastafe. Xaji ismacil haruun❤. Alle haku Barakeeyo ❤