Sheeko cajiiba 07476522147

  Рет қаралды 17,339

Luul youtube

Luul youtube

3 жыл бұрын

sheeko iyo diet cajiiba ka faa,iidaysi wacan

Пікірлер: 52
@luulyoutube7163
@luulyoutube7163 3 жыл бұрын
+44 7405 821749 Number kaa kala xidhiidha walaasha diet ka
@fisoabdullahi9140
@fisoabdullahi9140 3 жыл бұрын
haa
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll luul💋
@abdullahiadan620
@abdullahiadan620 Жыл бұрын
@@fisoabdullahi9140 Masha alah
@haldhaa804
@haldhaa804 3 жыл бұрын
Caasha Buura, xaawo dhuubo, xalwo dhexdhexaad. We are all beautiful in our own uniqueness. Viva Somali women👌👌👌
@caasharuun7707
@caasharuun7707 3 жыл бұрын
Wll anigu arintaas dhamaan waxaan ku sameeyey gurigayga odaygagu wuxuu ahaa 96 wuxuuna qabey màcaan anigu waxaan ahaa 81 miisaanka layga rabey wuxuu ahaa 76 markaan bedelay dhamaan wixii baasto bariis sokor iyo bur waxaan cunay kaluun digaag qudaar odaygay macaankii wuu ka baxay ana waxaan noqday 76 odagaygana wuxuu noqday 75 lkn waxaad ogaataa in aan hilibla lagu naaxin
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
Mansha allah "" Koos Mahadsanid good advice🌹🌹❤👍
@Beautiest-Love
@Beautiest-Love 3 жыл бұрын
Bismillah Ma Sha Allah tabaarka Allah 🥰😍❤️💋🌹 Jazaki Allah khair aljazaa habibah
@ruqiyomahamed9249
@ruqiyomahamed9249 3 жыл бұрын
ASC mama caasha qeyr alaha kusiiyo lkn jabba waaa kadabeeya wlhi ma ilaawin ee nosoo casuum oo waa lagu jecelyahay ku dheh.
@haldhaa804
@haldhaa804 3 жыл бұрын
I LOVE YOUR HUMOR Luul !!!❤❤❤👏👏
@user-jy2zi1sz4j
@user-jy2zi1sz4j 3 жыл бұрын
Wa Guay cabdi sacuudi arabiya aad iyo aad aYaad baan ku hambal yay naya barnamijkaga quruxda badan ilahay haku xafido adiga iyo ehel kaga
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
Warba wakan danbeya hayso xasusinina ilaa hada maan ilawin shekadi macaned😔😔😔😔😔
@aominesburgers1318
@aominesburgers1318 3 жыл бұрын
Mash allaah tabarkalaah hare usoco qali
@istareexomar4786
@istareexomar4786 3 жыл бұрын
Bisika war meesha waa lagu jabaye dad boqol iyo dheerada ayaan arkayaa anigu waxaan ahaa 63 sanadkii hore ayaan guriga fadhiyey oo aan macaan aad u badan cunay markii caronuhu bilowaday iminkana waxaan ahay 71 kiilo aad uga xumaada dharkaygii oo dhan ba iga yaraaday hada ayaan is dhuub ku jiraa 5nta galabtii wax ka danbeeya waxba ma cuno macaankiina waan joojiyey bal waan idiin soo sheegi doona inaan meeshaydii ku noqdo
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 3 жыл бұрын
CAASHAY ASC QAALI WAR KEEN ✋✋🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤👍
@seynabmohamed-issa2289
@seynabmohamed-issa2289 3 жыл бұрын
I miss you Asha luulo ilaahay ha ku barkayo 💕💕💕💕
@aminajafar1987
@aminajafar1987 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@sunrise4459
@sunrise4459 3 жыл бұрын
Warba waa kan dambeeya! NAGU SALAAMU. 😊
@ifrahomar9516
@ifrahomar9516 3 жыл бұрын
masha allaah
@hassanliilove537
@hassanliilove537 3 жыл бұрын
wllo isoo qawo qiso igu dhacday baaan rabaaa inaan kaga shekeyo
@abdikadiromar5284
@abdikadiromar5284 3 жыл бұрын
Anigu adiganba kujeclahay
@nimoabdille7765
@nimoabdille7765 3 жыл бұрын
Cashayaay jibakiidabeeyee wll cmnto noo soo macsun wiilkii markale
@fahmoabdullahi9959
@fahmoabdullahi9959 3 жыл бұрын
Maxaa laga hadlayaa cashaay
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 3 жыл бұрын
Please waxay cuntay hanoo soo sheegto
@AminaGAli
@AminaGAli 3 жыл бұрын
Sootii lalahaa dumarka Soomaaliga ee qurba joogta ah waxaay dhahaan hadanu caadowno wejigaa naga foolxumaanaya
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Habo I missed your beautiful face ❤️❤️💐💐💐
@faysa4704
@faysa4704 3 жыл бұрын
Asc oo cashay inta ay somalidu cuni jirtayba way joojisay maxay cintaa bal nala wadaag dheh
@fahmoabdullahi9959
@fahmoabdullahi9959 3 жыл бұрын
Haa
@theworld4293
@theworld4293 3 жыл бұрын
Masha allah anigu waxan ahay 85 aadban ubuurnahay caloshaiigudaran sekubabiinkara
@weareone603
@weareone603 3 жыл бұрын
Inabti ana ku haya easy way ad misankaga 70 kukeni karto
@qabooloowkamaal4992
@qabooloowkamaal4992 3 жыл бұрын
Gabaryahay somali.......you doing good . waan isku xishooday waan kuu saary. ..marka talo ayaan bixiyaa taasoo ah Somali Galbeed banaamijkaga wax kaga dar dadkaas sheeg in aanay aheeyn Ethiopian ee guriga ha qaateen
@amonfarah2147
@amonfarah2147 3 жыл бұрын
Mahadsanid qalli Eedo
@abdikariinaxmedmiskiin7854
@abdikariinaxmedmiskiin7854 3 жыл бұрын
asc.aadban.ku.salaamayaywll
@rodaabdi890
@rodaabdi890 3 жыл бұрын
Asc walaal cashay youtu kaga casharada ha inoga bixiso wayo dad badan baa la hadli doona oo qar bay wakhti uu wayidonta. Markay youtubeka ku duubto umad badan baa ka fa-idi doona.
@abdikarimhassan6270
@abdikarimhassan6270 3 жыл бұрын
Mansha allaah caashluuul guuliso walaale qaali
@ikranmaxamuud5437
@ikranmaxamuud5437 2 жыл бұрын
Asc
@bmismail1299
@bmismail1299 Жыл бұрын
haa
@abdullahiadan620
@abdullahiadan620 Жыл бұрын
Wanmaqanaa
@ifrahchannel8337
@ifrahchannel8337 3 жыл бұрын
Asc CASHA LUULEY
@sunrise4459
@sunrise4459 3 жыл бұрын
120 kg
@umusaabriin4352
@umusaabriin4352 3 жыл бұрын
Aniga wxan ahay 118 kilo manta ayan biloway is cates sokorta barorto aya lega soshegay marka Allah naga qabto
@muniiramohamoud8302
@muniiramohamoud8302 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh isku miisaan nahay dhiikar laygu sheegay ilaahay hanaga hayo
@zahrasaleh5427
@zahrasaleh5427 3 жыл бұрын
O
@jannagele6549
@jannagele6549 3 жыл бұрын
Anigu 120kg
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
imisa jir batahay
@deeqa1745
@deeqa1745 3 жыл бұрын
100 kiilo
@abdullahiadan620
@abdullahiadan620 Жыл бұрын
Kar uqat
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 3 жыл бұрын
Aniga da deeyda waa 28 jir waxaan dhalay 4 caruura alx hadana xaamilo baan ahay marki leey guursanaayay 50 kiilo ahaa 12 sano ayaan guri leeyahay hadane maanta 114 kiilo ayaan ahay
@weareone603
@weareone603 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 walhi wanqoslay wll 65 kilo kudhawad ba kufulay waa impossiple
@ayannaismail158
@ayannaismail158 3 жыл бұрын
Oh sorry
@shadiyamohamed5841
@shadiyamohamed5841 3 жыл бұрын
Oh sorry Anaa sidaasoo kala ah 28 jira ahay 6sano guri leyahay markii leyguursanaaye 60kg ahaa Sadax caruura dhalay hadana 95kg ahay 😭😭😭😭
@ismahanmohamud9797
@ismahanmohamud9797 3 жыл бұрын
@@shadiyamohamed5841 saas waaye abaayo hooyanimada waalagu cayilaa hada iska gaar anigane insha allah markaan dhalo waan isqabanaa
Gabadhii Qashinka Hooyadeed ku Tuurtay Oo Aabaheed la Soo helay
42:52
umu yaxye channel
Рет қаралды 1,3 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 33 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 169 МЛН
Qiso murugo badan gabadh wiil afar sono u balanbaysa jacylkiisa 😢
18:56
9. juli 2024
6:55
Fiorina Family
Рет қаралды 463
Netenyahu iyo Maraykanku maxay isla gaadheen, iyo Debedbaxa lagu sameeyey
17:47
Menopause kii maa i haayo? - Do I have the Menopause?
7:20
Barashada Xaawo
Рет қаралды 843
Qiso xijaabka iyo dhibka lagu hayo wadamada reer galbeedka
13:13
Утонуть НЕВОЗМОЖНО 😱 #Shorts
0:19
ФАКТОГРАФ
Рет қаралды 2,6 МЛН
Утонуть НЕВОЗМОЖНО 😱 #Shorts
0:19
ФАКТОГРАФ
Рет қаралды 2,6 МЛН
Что делать если закрыли на балконе
0:31