Sheeko iyo shaah Ubaale. waxbaa ka dhacay. Baahidaada soo koob.

  Рет қаралды 24,155

Turbashaash Family

Turbashaash Family

Күн бұрын

Wadaage Baahidaada soo koob.
Ha soo guurin adigoo baahidaada soo koobin.
ka faaiidayso Mudane Bashir Mursal Ciise Bootaan.

Пікірлер: 79
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Жыл бұрын
Dhamaantiin waan idin salaamay, waxa jirtay gabadh 15jir ah oo ku dhalatay xaafada Scarborough ee magaalada Toronto, waxa ay 15kaas sanadoodba ay joogtay Toronto, waxa ay reerkooda ay geeyeen Hargeisa, laakiin waxa ay diiday in ay ku noqoto Torornto, si kasta waa loo sasabay waa ay diiday in ay ku noqoto Canada.12 sano dabadeed 2023 wali waxa ay joogtaa Hargeisa, Somaliland
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Wiil fuga halagu daro hee nooh marka 😂
@nassirbotan1275
@nassirbotan1275 7 ай бұрын
​@@samawadeahmed4380 Mahad ayaa fasaxay qoraalkan in uu 1 sano goobtan ka muuqdo.
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
I really like this Wada sheekeysi, thank you. Very creative topic. I feel like I’m sitting with you guys.
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
You welcome home sir
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
@@MahadAbduleTurbashaash I also like your video where you were sitting outside, drinking tea and of course talking👊🏿
@leclondonelectricalcontrac1364
@leclondonelectricalcontrac1364 Жыл бұрын
Good works brothers. This video must be watched by all diaspora. Jazak Allah khair.
@faysalsacijd5417
@faysalsacijd5417 Жыл бұрын
MashAllah Allahu ku bharakey Bashir is a true legend
@USSEIN_WAJEER
@USSEIN_WAJEER Жыл бұрын
These folks worked their whole lives,fully retired and benefiting from what they sow. So don’t get fooled and quit your jobs young men lol. Work hard and invest back home like they did
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 Жыл бұрын
100%
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
@@abdrizackadanali5047no bro start now you’re young and that is richness!. Thos guys are 80 they only are relaxing. Our people need young people who willing to do what our people don’t want do!. To work land and take care animals!.
@abdrizackadanali5047
@abdrizackadanali5047 Жыл бұрын
@@qalbihodon721 Well Noted Sister
@abdigarad3341
@abdigarad3341 Жыл бұрын
Nimankan waa reer magaal waqti isla soo maray masha'alaah
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Жыл бұрын
Aad baan idin salaamayaa dhamaantiin lkn Bashir taladaad bixinaysaa Caruurtu markay 12 ilaa 25 years specially Boys ka waxay u baahanyihiin waalidka Khaasatan wiilasha markaas ha ku dayicina Caruurta Hooyooyinka. my son is 20 years old and still he needs his parents advice and guidance
@samrahassan396
@samrahassan396 Жыл бұрын
Waa runtaa markey 20 gaaran ayaba u bahan in aad loo ogado ilmaha qurbaha ku dhashey maba weynadaan especially boys, Abbaha waa inuu guriga jooga,hooyo carurta intey yar yahiin ayey maqlaan
@Suusuumo
@Suusuumo Жыл бұрын
Umada Ilaahay oo dhan caruurtoodo markay 18- 20 waxa weeye dad waawayne. Maxay kaa ag' qabanayaan. Ilmuho marku 15 -16 noqdo hadii sii fiican loo koriyay waxay bilaabaa noloshood inay asaasaan, oo waxay go'aansadaan jamacaday gali lahaayeen, shaqaday qaban lahaayeen. Somali kaliya ayaa laga helaa qof 40 jir ah oo waliba ah nin oo hooyadii iyo aabihii noloshiisa maanulaan
@crisaaqyuusuf7256
@crisaaqyuusuf7256 Жыл бұрын
Neecawda miyigay cabayaan War xuska Alle yaan la ilaawin
@leylaa3666
@leylaa3666 Жыл бұрын
Maanashallahu ilahay nabada idin siiyey ayaa mahadi u sugaanatay
@sagalahmed6694
@sagalahmed6694 Жыл бұрын
Maasha Allah Alle ha Ina xafido meel kasta aan joogno
@abdulkadiranshur6822
@abdulkadiranshur6822 Жыл бұрын
Maasha Allah Cimriga iyo Caafimaadkaba Allah ha idiin barakeeyo, Baashaala waa muteysateene kkk
@mustapharooraaye3522
@mustapharooraaye3522 Жыл бұрын
Mahad aan ku saxee ambassador hotel masalaha maaha ee waa calaamada lkn masaluhu waa adna aden iyo hargaysa stadium waqooyigooda.
@bahjazheekh2530
@bahjazheekh2530 Жыл бұрын
Maansha allh ilaahyba mahadle
@jhgfunml
@jhgfunml Жыл бұрын
Beautiful conversation and a new way of life MaHAD is a ASSET for Somali community in/out too reach out. MaHAD thanks for sharing with us this amazing Trip,,
@amalseraj4253
@amalseraj4253 Жыл бұрын
Adero pls bring hoyoo cadar back to her beautiful land, let her enjoy the sun and beautiful weather.
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Mahad sxb laakiin maad faaffaahin uubaale Sida qiimaha dhulka nolosha inta ay u jirto hargaysa gaadiidka la raaco please we need more details mahad thanks
@abdigahayr
@abdigahayr 10 ай бұрын
Wll uubaale waxay u jirtaa magaalada hargeisa 7-10km dhinaca koonfureed, qiimaha dhulku saaid qaali uma aha 25k - 35k (12m×12m) . Gaadiidka la raaco waa bus but not available all the time so waxay ku fiicantey inaad private car leedahay
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah great people what a great time
@chelseakante5594
@chelseakante5594 Жыл бұрын
Manshalaah Teamka baahidada sookoob caadimaha warnimanyahow bashiir boos iiwaydiiya waan soosocdaaye
@fay5183
@fay5183 Жыл бұрын
Mashallah love that kind of life style
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Masha allah hada wxn isu diyaarinayaa sidii aan wadanka u maal gashan lahaa
@bayle2236
@bayle2236 Жыл бұрын
Mashalah Iove this. I've been watching you since 2012 walahi keep up brother
@aminamudhir4150
@aminamudhir4150 Жыл бұрын
Alle ayaa hayo caruurta, gabadha ayuu caruurta ku celinaa ma aheee,, Raga 60 markey gaaraan ayuu dhalmo bilaabaaa
@nurayassin4429
@nurayassin4429 Жыл бұрын
Mashaa Allah tabaraka Allah horta waa nice topic iyo wada sheekaysi xiiso badan laskiin masuuliyada reeraha iyo caruurahana in faraha laga baxo ma aha waan idinku raac sanahay in marka ay waynadan iyaku iska masuulyihiin hadana weli way u baahan yihiin waalidka talidiisa . In maka hore nolosha loo tababaraana waa muhiim 🌷
@guudonqali5088
@guudonqali5088 Жыл бұрын
Mansh allah dhaman ilahay ha idiin xafido ❤❤❤❤❤❤
@fadyab5475
@fadyab5475 Жыл бұрын
Asc Bashir ka waran ubaale?
@abdirahmanii
@abdirahmanii 4 ай бұрын
odayaasha somaliyeed oo magaalo dhistay la dhaho ubaale waxay ka soo kala jeedan all somali degaanadeeda hal magaalo ayeyna wada dhisanayaan
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 Жыл бұрын
hade wax lagu qeexo lamayaqaan ee ilaahay ha idin xifdiyo
@zakariyeabdinour7500
@zakariyeabdinour7500 Жыл бұрын
Soo badi vidowyada miiga ah
@ifrahismailhoggren5550
@ifrahismailhoggren5550 Жыл бұрын
Masha Allah
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 Жыл бұрын
Haahidadaa so koob wa hadal iga gadmay aadban idin salamay akhyaarta saxibkay prof cabdisamad nur baan ka so qadan doona adreaska ubaale insha Allah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 7 ай бұрын
DADKII HORE AYAA IS HELAY
@عبدالكريماسدى
@عبدالكريماسدى Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يوفقكم ويسعدكم
@nagwamohamed1288
@nagwamohamed1288 Жыл бұрын
Mamalayn kartaaan saan uga helo videos kan aad ayaad u mahadsantahay mahad🙋🏽‍♀️🙏🏾❤
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Mar walba adaa mudan. Soo dhowoow walaal.
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 Жыл бұрын
WALAAHI QOFWALBOO QURBAHA ILMO KU DHALO ..WAALIDKII ASAGOO GALIGIIS AH UN BUU KA SOO LABANAYAA..CARUURTIISA .
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
Maryan ciise bootaan islaantaas baan ku wadajirney holloand
@yonisman2089
@yonisman2089 Жыл бұрын
Denmark 🇩🇰 not holland.
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
@@yonisman2089 walalo 1998 marayn mursal eedadeed baanu kuwada jirney kaam holland
@akramqurayshi2715
@akramqurayshi2715 Жыл бұрын
Dhiiri galintiinu Farxad Ayey Noo Tahay Booska Aad Noogu Jirtaan Waan Idiin Ognahay Hore u Socda
@sahraisaaq5854
@sahraisaaq5854 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah 🥰
@cukeyr12345
@cukeyr12345 Жыл бұрын
Amazing fellas
@khadarkaamuun6012
@khadarkaamuun6012 Жыл бұрын
❤❤❤
@Hohumed
@Hohumed Жыл бұрын
Waar ilmaadeerayaal waan soo guuraynaa ee oobale dhulkeedeo waa imisa iisoo jawaaba
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Insha Alla.
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Rageedii ciyaalkii xaafada Mahad Walaalo qaali ah Beri samaadkii
@Kw58437
@Kw58437 Жыл бұрын
Kkkkkk dugsigi quranku wu jooga ku laha
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 Жыл бұрын
Waar dhalinyaradina haka tegina ee ilaashada caruurtiina
@altovladdimir9205
@altovladdimir9205 Жыл бұрын
Gulayso😂gulayso gurigani wuxu ku ficanyahay in lagu sameeyo
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 Жыл бұрын
Asc wll anigana ubaale maa boos iga siisan waa kaftan ee sharf ku wada shaaha
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 Жыл бұрын
Mnsha alah qurux
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Mahad turbashaash allah ya cizak Mahad Bashiir ma ma yahay nin la dhihi jiray bashiir aw cabdi Walaalkii ilka digir Please mahad iiga soo jawaab
@MahadAbduleTurbashaash
@MahadAbduleTurbashaash Жыл бұрын
Maya
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Thanks brother mahad you swif answered
@mbaqasvlogs7147
@mbaqasvlogs7147 Жыл бұрын
Berbera kaalaya
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allahh
@maxamudabdullah8819
@maxamudabdullah8819 Жыл бұрын
Laqanyo geraar ayaad hayasan iyo dibiro iyo waan dhergay
@mohamudhassan8825
@mohamudhassan8825 Жыл бұрын
Guriga ma hoteel miyaa
@abdis70
@abdis70 Жыл бұрын
7.4K ayaa daawaday, 270 ayaa like saaray !? Waa Su'aal Falanqeyn u baahan !. Maxaad u maleynaysaa !.
@salmanyusuf988
@salmanyusuf988 Жыл бұрын
Manshalah
@hamzaking2942
@hamzaking2942 Жыл бұрын
Amazing 👏
@khadarraamboo8208
@khadarraamboo8208 Жыл бұрын
Shantuba aragga ayey naafo la yihiin Lkn koonfur iyo uubaale maxaa isu keenay waa yaab toloow yaa la waali rabaa Shan somaliyeed ma jiraane hooy joojiya haddii kale xabsiga
@ibrahimjibril953
@ibrahimjibril953 Жыл бұрын
muraayadaha madow ee ay dhamaantood xidhan yihiin baad la yaabtay oo aad u aragtay in ay naafo yihiin hadii aanad adigu garanayn macnaha loo xidhay halkaaga iska fadhi umada ilaahay ha kaa nabadgasho gafkana jooji adiga oo miidhan baa sland daka nacsiinaya
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Жыл бұрын
Uubaale waa tuulo, tuuladuna uuma baahna dad badan oo reer magaala waayo waxay ka badalayan dhaqanka. Markaa dadka badan ha uugu yeedhina waxa ku filan dadka u dhashay in ay ku soo laabtan laakiin looma baahna dad aan deegaank ahayn
@Aflamta_filimada_afsomaliga
@Aflamta_filimada_afsomaliga Жыл бұрын
Dadkan wa dadki lo bahna qurbo jogta wax laga baran laha maal gashan laha dalka
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 Жыл бұрын
@@ubahomer2468 inabti shilinkooda ayaa u haya
@yonisman2089
@yonisman2089 Жыл бұрын
Heer baadinamadii oo nool waatanaa. Fiirii tuuladaan dadkaan lacag ayiiba keenayaan taas oo shaqo abuur unoqaneeso dadka localka ah. Wadamada aduunka dadkaan oo kale way soo jiitaaan. Tankale koonfurta waxaa kuyaal wabi iyo badii oo xitaa goobwayn ayiiba isku darsamaan. Meshaan saxaraha maxaayaalo oo aad kufaantaa bal iisheeg. Somali wayn waxey heysataa from caluula, eyl, jamaame oo beer ihii kuyaalaan ilaa goobwayn iyo meelo kale oo badan. Dadkaan waxey helikaraan meel ee ka arkaan libaaxii, yaxaaskii, shabeelkii, garigii iyo aduur joog kale oo badan. Adigu bal noosheeg waxaad heesatid oo aad kufaanto? Dabcan nimankaan odayaashaa ah waa Niman soo qaldamay ee fadlan eyl ama xaafuun ama goobwayn in ee dagaan ayaan kulatalin lahaa. Cuqdaada iska wado balse ogoow kuwaan waxaa kaban kuwa adi (isaaqland) kaa dhashay ee somalia magaalo walba nalajooga. Again fadlan nimankaan anaagaa dhul free ah siineeno ee noo sootarxiil. Magaranaayo waxa kukalifay in ee tagaan islaaqland.
@akramqurayshi2715
@akramqurayshi2715 Жыл бұрын
Fadlan Asxaabta TURBASHAASH FAMILY aan SUBCRIBED Aan ku Caawino Dad Aanan Waxba Ka Faaidin waan U Saarnaaye Fadlan Cidii Vidoega Daawataba Wllkeen Aan ku Caawino Waa Codsi
@haboonmahmoud1258
@haboonmahmoud1258 Жыл бұрын
Masha allah
Shaah iyo sheeko. Ubaale. part 1
18:28
Turbashaash Family
Рет қаралды 22 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 35 М.
Mucjiso UUBAALE. Dalxiis ka runta ah. Part 2
12:52
Turbashaash Family
Рет қаралды 18 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Mucjisadii Bullaxar. Ka baro habka kebaabka looga sameeyo Kaluun
17:10
Turbashaash Family
Рет қаралды 53 М.