#Gabayadii

  Рет қаралды 202,512

Taar Tv

Taar Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 83
@mowliiddayib7106
@mowliiddayib7106 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Magacaygu waa: MOWLIID DAYIB HUSSEIN CODSI: Taar TV Soo badi Sarkadhaban Siiba Duur xulladii siyaad barre (iyo Qofaynta sida Waraabaa sidaas yidhi) WAAD MAHADSAN TAHAY
@ambiofirin2910
@ambiofirin2910 2 жыл бұрын
Ed is fine
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 2 жыл бұрын
D
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 2 жыл бұрын
The
@djimalehdjibril8085
@djimalehdjibril8085 2 жыл бұрын
Victoria and
@guraycabdikarin
@guraycabdikarin Жыл бұрын
1hadraawi
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 2 жыл бұрын
Abtinimo wanaageed anay igu aroortaa Ooftaan nuugay baa meel assala eebahay Dhigay absamaha gobta ah iyo waxay Dhalay ogaadeeen❤❤❤❤ Allah yarxamhu abtigay abwaan dhoodan
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 2 жыл бұрын
Dhodan waa owoga haddii aad tahay habar maggado. Sh. Isxaaq qaxaa uu qabay laba dumar ah oo kalo ah habar magaado iyo habar xabusha Abdullah macalin ahmed dhoodan waxaa uu ah nin dir ah ee ladoco
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
Qaryaan Dhoodaan 👑 wllhi OGADEN rabi xikmad iyo gobonimo wuu udhamaystiray
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
In Jig-jiga Adis laga xukumo maa Gobanimo ah?
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 Жыл бұрын
@@Abdalladhiif. ____ Adis soo caasimada 120million oo dad ah maaha
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
@@taariikhogaden1029 in ay halkaas Caasimad kuunoqoto lagaana maamulo Gobanimo miyaa? Haa ama maya!
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 Жыл бұрын
​@@Abdalladhiif. ogadenka qaar baanba addis iyo axmaar midkoodna arag
@abdinasirmohamed4072
@abdinasirmohamed4072 5 ай бұрын
Meel Soomaaliyeed oon axmaaro ama wax sii fog haysan miyaa jirta​@@Abdalladhiif.
@shadiyawabari33
@shadiyawabari33 2 жыл бұрын
Illahay ha unaxaristo qaryaan Cabdulaahi Macalin ✅😍💯
@abdirizakyusufmohamedrasaa2031
@abdirizakyusufmohamedrasaa2031 2 жыл бұрын
Salaan sare sxb mohamed Adam dirir Abwaan iyo wariye caan ah af-soomaaligana nooleeye
@FoosiyaCawil
@FoosiyaCawil 5 ай бұрын
Ilaahayaw unaxariiso abwaan dhoodaan iyo dhamaan muslimiinta
@qoranefarah4650
@qoranefarah4650 2 жыл бұрын
Alle ha U naxariisto abwaanka
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 2 жыл бұрын
Mohamed Dirir waxaad u baahan tahay inaad masxaf ( Arkiifiya) archives ku soo bandhigto all these Somali poems 😍, they are very important for our present and future children.
@apdyazizrageh9129
@apdyazizrageh9129 2 жыл бұрын
Sugule soo gali
@cllaahicalicilmi4170
@cllaahicalicilmi4170 2 жыл бұрын
Rabi naxaristii jandii hawgudeeqo cabdilaahi macalindhodan amiin
@engahmedhajifarascade5046
@engahmedhajifarascade5046 2 жыл бұрын
Allha u naxariisto awoow geeeey Mohamed diireye uurdoox
@maarigcabdi9228
@maarigcabdi9228 2 жыл бұрын
Wooow halkaa kawd sxp
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 3 ай бұрын
Alow unaxariiso isgaabaniitikele iyo waalidkay walakay iyo musliminta dhamaamba
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 2 жыл бұрын
Abdullahi macalin ahmed dhodaan illahay ha uu naxariisto ee waxaa uu ah nin 1.Layiile 2.Maxamed 3. Madawayne 4. Dir 5. Irir 6. Samaale Lakiin waxaa uu kamidah isaga iyo abwaan abdi gorad ba rerk aan kor ku xusay Waan rer ka dhalay habar magaado ee taarikhad barta. Abdi gorad gaadkii marku gabayga sarayey waxay isku ahayeen will iyo adeerkii ee lasocad
@shafeecaar2521
@shafeecaar2521 2 жыл бұрын
Dhoodaan iyo cabdi gorod labaduba waa ogaadeen
@padriugaas3313
@padriugaas3313 2 жыл бұрын
Waa laduba waa Ogaaden bay Ahaayeen allaha haw u naxaristo
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 Жыл бұрын
war waxan langabka ah muxu aha wa ogaden landuba cabdile iyo makahil
@abdinasirmohamed4072
@abdinasirmohamed4072 5 ай бұрын
Layiile xagee dagaan?
@ahmedjama3992
@ahmedjama3992 2 жыл бұрын
Ilaahy ha u naxariisto
@omergul4363
@omergul4363 2 жыл бұрын
Taartv waa rageedii,waa afsomaliland maal,,afsaaxil meal,aftogdheer maal
@mustafeaadan5460
@mustafeaadan5460 2 жыл бұрын
Maxamed aadan dirir nin wariye caan ah wanku salmay sxbk
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 2 жыл бұрын
Aar maad codkii macaanaa ee dhoodaan soo daysad.
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Barakallah
@cabdisamad9444
@cabdisamad9444 Жыл бұрын
llaa ilaaha illallaah war gabayga ha kuciyaarin
@abdilahiis6192
@abdilahiis6192 2 жыл бұрын
ilah ha u naxaristo dhodan
@Frieghtfriend
@Frieghtfriend 2 жыл бұрын
Afsomaligan waa indhalinta labaro
@AXMED-kj4mf
@AXMED-kj4mf 3 ай бұрын
AXMED
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 4 ай бұрын
DULLI DULLI KALE AHAYN, KACAANKII AYAA FARAXMUMEEYAY AYAAN U MALEYNAYAA......
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo subscribe iisar❤️
@cumaryareyuusuf1245
@cumaryareyuusuf1245 2 жыл бұрын
WAXAD KU SOODARTA GABAYGII ABWAAN .TIMOCADE ALLAH UARXAAMODE
@xamsecali5211
@xamsecali5211 2 жыл бұрын
warkii mee caawa dhan sugaynee
@abdikadiree6074
@abdikadiree6074 2 жыл бұрын
waa Jamco
@tarankaiyotayadaafsoomaali3612
@tarankaiyotayadaafsoomaali3612 2 жыл бұрын
Waxan kusogudbinaya barmamij ku sabsan afsomaliga
@tarankaiyotayadaafsoomaali3612
@tarankaiyotayadaafsoomaali3612 2 жыл бұрын
Xamse
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Igadhkaan gandaalka u siday waakan gaagaxay!! Gandaal magarateen mise waa laydiin macneeyaa
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 2 жыл бұрын
Maya maanu fahmine noo macne sxb
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
@@mahamedjamaahmed6405 Gandaal : Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhalay.
@hashiabdulahi6666
@hashiabdulahi6666 Жыл бұрын
Igadh waa neef ilmuhu kadhintay oo irmaan Gandaalna waa maqaar neefka dhintay lagasoojaro oo neefka igadhka ah inta caanihiisa loogu dhiijiyo ama milix iyo wax lamid ah loogu shubo uu dabeed sidaas ku godlado
@SiciidMaxamedali-fp2dg
@SiciidMaxamedali-fp2dg 5 ай бұрын
Hagag🎉
@xamsemaxamudxaaji4622
@xamsemaxamudxaaji4622 2 жыл бұрын
Kaa soogali hadaad soo helayso
@ahmedmaxamud2373
@ahmedmaxamud2373 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Жыл бұрын
Guul iyo gobanimo Somalia hanolato
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 2 жыл бұрын
Wey is dhex fadhidaa
@dalxiischannelvlogs14
@dalxiischannelvlogs14 2 жыл бұрын
Sixid isna geenyadeydi dishay maaha waa ((isna geeleygi didshey))weeye
@sakhaawibulaale4793
@sakhaawibulaale4793 2 жыл бұрын
Gabayada AHUN Dhodan maad iska daysid laaxin baad halisee
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 4 ай бұрын
DHOODAAN WUXUU AHAA KHANIIN AY AMXAARO WASTO.....OO JIGJIGA ITOOBIYAAN GAAR AHAAN MINGISTO KU WASAYEEN..... WAXAY LAHAAYEEN CAAYA SOOMAALI IYO KACAANKII AFKA KA GARAACAY
@xamsemaxamudxaaji4622
@xamsemaxamudxaaji4622 2 жыл бұрын
Aar gabay xarafka w ee uu tiriyay todobaaatnadii
@aamusnaantuwaahiil8482
@aamusnaantuwaahiil8482 2 жыл бұрын
Aad bn ku salamayaa szp lkn wali kama hayno inad kuso qadato abwanadii galbedka waa naga codsi suldan
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 2 жыл бұрын
What halaysay gabayga
@bashiircabdiraxmaan2594
@bashiircabdiraxmaan2594 Жыл бұрын
Hooyada baa La wasaH
@washingtonwalli7512
@washingtonwalli7512 2 жыл бұрын
Fadlan heesta magaceeda
@roobleamed3421
@roobleamed3421 10 ай бұрын
Waxaad isku khaladaysa 1984 ayaa ONLF la aas aasay Jabhadii hore wwxay ahay WSLF
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 2 жыл бұрын
allaha yaa raxma Abdullah I macalim dhoodan lakiin siyad bare Ogaden asxaan badan ayuu sameeyey runti sababto ah qarankii somaliyeed ayaa u jabay Ogaden darted. lakiin abwaan dhoodan nin muwfiiq caad malaheen marna mingistu ayuu amaani jiray.
@degdegmedia12
@degdegmedia12 2 жыл бұрын
Waa beentaa...Ogadeenkii baa ku leh wuuna na jabiyey adna waxaad leedahay wax kale....Dagaalkii gobanimo doonka wuxuu u badalay xad labo dowlad isku heyataan..siyaasad ahaan waa jab weyn oo gaarey somali galbeed...dhodaan dhageyao gabayga isagaa kuu sharaxay wixii dhex maray ogadeen iyo siyaad barre. "Ogaden damiin kama dhigtee yaa udirsaday howsha"
@ayanelmi7218
@ayanelmi7218 Жыл бұрын
Siyaad ogaadeen baa dhalay makaahiil gumcadle
@MohamedSaid-uk6vj
@MohamedSaid-uk6vj Ай бұрын
😂
@deeqmacalinmatan8219
@deeqmacalinmatan8219 2 жыл бұрын
Aqma
@dirir761
@dirir761 2 жыл бұрын
Waaryaa gabayada waad fara xumaysaaye jooji oo wararkaaga ku ekow
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 2 жыл бұрын
Looli yaa garanaya?
@mahamedjamaahmed6405
@mahamedjamaahmed6405 2 жыл бұрын
Anigu garan maaye ii sheeg micnaheeda
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
​@@mahamedjamaahmed6405 looli (-iyay, -isay) : Mindi iyo waxyaabo kale afayn ........✂️ 🔪 🗡️ ⚔️ 🪓
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@digaalerooble4296 looli mar wa meel jar ah ama xaraar ama buur adag oon cidi mari karin marna wa marka midida ama gudinta la afaynaayo aya la dhaha midida ii looli ama ii lis si ay wixii lagu jarayey si fiican u kala goyso mahad sanidin
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
@@buuxciise2167 waxay kala yahiin loolli waa Jar; gebi. iyo looli waa Mindi afayn
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@digaalerooble4296 af somali ahan wa ereyada la yidhah isku dhihid kala dhihid looli looli
@khadrayusuf5507
@khadrayusuf5507 Жыл бұрын
No
@abdulahikoshin5820
@abdulahikoshin5820 2 жыл бұрын
.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 жыл бұрын
Ninyahow aduu wariye maadeaya ayaad ku fiicantahay ee gabagayada iyo macnahooda u daa Ahmed Farah idaajaa isagaa ku wanaagsan
Cabdullaahi Dhoodaan
19:57
Jabuuti TV
Рет қаралды 549 М.
SAMATAR BAXNAAN IYO DHOODAAN XIGMADOHOODI.
18:15
RAAD OGAAL
Рет қаралды 64 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 20 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 25 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 87 МЛН
DID A VAMPIRE BECOME A DOG FOR A HUMAN? 😳😳😳
00:56
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 254 М.
abwaan dhoodaan(Gabay aad u qiimo  badan)dad waa dadkii hore
38:37
MohamedAbdulahi
Рет қаралды 18 М.
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 20 МЛН